No video

Daawo; Wareysi kulul Bare Hiiraale, Ceydiid iyo General Morgan, dagaalkii hoyaamiye kooxedyada oo

  Рет қаралды 64,382

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 130
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 2 жыл бұрын
Barre Aadan Shire waa odey Soomaaliyeed oo daacad ah. Alle ha barakeeyo.
@muusecabdi89
@muusecabdi89 2 жыл бұрын
Morgan iyo nin kan wey isku jaween dad badana madaxoda god bey ugu jiran meedadka xita waraabe aa cuni jiray dagalka jab waraawe lkn ninkan kismaayo wey u xiistay😅😅😅
@JJ-bt8kv
@JJ-bt8kv 2 жыл бұрын
Dacad ban u qoslay wllhi sxb wala tabay ninkan😂😂😂😂
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Mashallah Su'aal aad Muhim ah baad weydiisay Dowlow walaalkiis, maxa Adi iyo Morkan iska kiin horkeenay wow? Allow mar walba Daacada u Hiili 🤲 Amiin Yaa Rabi.
@qansaxqansax6810
@qansaxqansax6810 2 жыл бұрын
😊
@user-fc9bu1bs2h
@user-fc9bu1bs2h 2 жыл бұрын
🦁🦁🦁 big hitter
@ismacilaliaxmed614
@ismacilaliaxmed614 2 жыл бұрын
Nin rag
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Somaali Weyn, Kulli wada Siyaasi Cajiiiiiiiiiiiib.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
miidgaan inuu yahey ilka yara oo aan xushmad mudney cayr magan u ah waa loo jeedaa Bare huuraale
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
ninkii iyo reerkii naga hari waaya gunimo baa u dan beysa sida Bare huuraale iyo ilka yartiisa xaqiiq
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 2 жыл бұрын
Bare hiiraale waa qoladii layskaga toli jiray kornaylnimada ee aan magacooda akhriyi karin
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Kkkkk Oo Harti Kaliya ah Allow Runta U Hiili Aamiin yaa Rabi, Allhu Akbar.
@kayhass2510
@kayhass2510 2 жыл бұрын
Waa oday been badan
@mahaawaryaa2871
@mahaawaryaa2871 Жыл бұрын
Ma mareexan ba la aamini karaa? Dadkee laayay bey la hesheeyeen.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Marreexaan waa reer koonfur majeerteenna waa reer waqooyi marka majeerteen inuu koonfurta Soomaaliya kadagaalamo maba ahayn ee wuu soo habaabay.
@ubahmahamud9046
@ubahmahamud9046 2 жыл бұрын
Xanuunka mj ladhimo nin dhusamareeb ku dhashay baa ka hadlaya kismaayo markaa baad mj oo kafac kafac waaamo leh afkaaga ku taagaysa kismaayo hanti iyo dadba mj baa leh daadkii socdaba qof kaan dagaanka lehayn buu qaadaa dhul dad kiisa baa uhara ogow kuye labo markab oo harti ah baa lakeenay qaxootiga xagay kasooqaxen hartigu Ma oromaa aqli xumaa kkkkkk
@mahaawaryaa2871
@mahaawaryaa2871 Жыл бұрын
Kismaayo yaa ku horeeyey? MJ mise MX? Tariiqda wey qorantahay. Galka boogahiisa iyo somalidaba
@user-pf4ds1ek7o
@user-pf4ds1ek7o 4 ай бұрын
Iyagoon u dhalan bay kugu dagaalamaayaan walina la isma gaarin
@XogsideMediagroups
@XogsideMediagroups 2 жыл бұрын
War oday kaan barada weyn ceediid lama dagalamin Ceydiid waa lagend
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Salaan sare bare hiiraale waan kuu daganahay kolay anigu
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 9 ай бұрын
Morgan wa father of dagaal caruurtan yar caydid miya la bar dhigeysa america iyo ethopia ba ka ashaaahay ,
@masuusow1093
@masuusow1093 2 жыл бұрын
Bare waa rutiisa maclinbu ahaa laakiin waxaa xusit mudun xabada u horeysey ninkii ridey oo galey kuna dhintey wuxuu ahaa AL MUJAAHID AXMED TEERSO. AL HA U NAXREESTEE.
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 2 жыл бұрын
deegaankaaga waa cabudwaaq ku noqo.mareexaan reer gedo ayagaa tashanaya.
@muhammedyoussouf8898
@muhammedyoussouf8898 2 жыл бұрын
Wakhtigaaga ayaad ku lumisay waraysiga aad la yeelatay DHAGARQABAYASHA.
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 2 жыл бұрын
Mareexaanku Ha Share gareeyeen 😀🙏
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 2 жыл бұрын
kaba qaad ceyr ma noqon.
@abaasdualle5704
@abaasdualle5704 6 ай бұрын
Wuxuu ka soo baxay kuliyada baarashuudka ee dalaayadaha lagu boodo kulahaa haduu ahaan lahaa academic caydiid ayuu iska dhicin lahaa
@Abdikariim-vv1fn
@Abdikariim-vv1fn 6 ай бұрын
Caydiid kaliya maalin gelinked kuma qaadan lahayn wlhi ee Somali oo dhan iyo Marexan baaa dagalamayay oo waxa ka mid ahaa waxa la dagalamayay saraakiil uu ka mid yahay Ina Cumar jees oo Ogaden ahaa Caydiid kula lipasxsana mida kale mukalal walba minankeda miciyo libax ku leedahay gedo hawiye asagoo laafyonaya miyuu ka baxay mise ilaa xamar ayagoo kaba la'an ah lagu shubay heer janaraal shabeel oo ahaa abandulihi USC lagu dilay gudaha Baled Xaawo weliba waxa jirta meel la yiraahdo lafa Hawiye😅😅
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 жыл бұрын
Isagu waa qabiilkeee Hhhhhhhhhh Soo sheeg siloo fahmo; ilayn isagaa Ka waramaya dagaal qabiileeee.!!!!!
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad 2 жыл бұрын
Waa mareexaan isagu
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 жыл бұрын
waa mareexan madaxweyne m ziyaad ayeey isxigaan
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 2 жыл бұрын
Waa hawiye
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
iney midga yihiin waa nimankii siyaad barre ceyrada ku geeyey wajeer bay shaqaale u noqdeen yey ka suurow daa mareexaan
@cabdisalaantigow2400
@cabdisalaantigow2400 2 жыл бұрын
Biljimka waxuu soo celshay moorgan gedo juboyinka waxaa hayey U.S.c beri hiiraale waxaa maqalnay walaalahii galgaduud habar gedir ceyr garab siisay Taariikhda ha qaldin
@yassinabshir3624
@yassinabshir3624 2 жыл бұрын
Korneelka Laandheere waaye
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
dal rag leeyahey buy rabey in cayr ku hayo makgu heyn karaan maya
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 4 ай бұрын
Dhilaa ku dhashay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
qofku haduu mareexaan yahay dal malaha uu ku faano aqoon malaha culimo malaha waa dhaqan ka gabooyaha
@johnelway9879
@johnelway9879 2 жыл бұрын
Iqamada aya gadaal ka yareyso سبحان الله
@faadumacabdiomar620
@faadumacabdiomar620 2 жыл бұрын
Barre waan taageeraa korneelka
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 2 жыл бұрын
Reerkii shar ka taliya ma shar jecl shar baa ilaahay ku ridda
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 жыл бұрын
BARRE (HIIRAALE) HALYEY HALYEY DHALAY. MAGACAA HA JIRO
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 9 ай бұрын
General morgan wuxuu ahaa ninkii dowlada Somalia hogaamin jiray dowlada somalia general morgan dowlada ethopia bu la dagaali jiray free ogadenia , caydiidna markuu morgan markuu isku faro gashtay wa tu somaliland u cararay caydiid intuu america muqdishu u soo diray watuu cararay fuleyga
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
balanbale baa reer koodu dagaayo cayr baa qabsadey qoraxey bey qaxooti ku yihiin geesina waa sheegtaa huuraale
@siyadwarsame431
@siyadwarsame431 Жыл бұрын
Geesi Cornel Bare
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 2 жыл бұрын
Labadan shaydaan dadka soomaalidu waxba kalama socdaan labadan shaydaan waa labada nin ee ugu waaweyn jawaasiista soomaalida waana laba jaajuus oo khatar ah waxaana mudo dheer la shaqeynayeen ciada iyo fbida mareykanka labadan shaydaan mudo ayaan la arag waxaa suaal mudan maxaa labadan shaydaan maanta shaashada uga soo muuqdeen? Waxay uga soo muuqdeen waxaa u muuqatay ama ay war ku heleen in shaqadoodii ay soo noqotay sidaa darteed ay is doyaariyaan:daawade ma ogtahay dawlada xasan shiikh inay sabab u noqotay in nadaamkii tigreegu hungureeyo inuu mar kale soo noqon karo maadaama saaxiibadoodii ama shaqaalohoodii muhiimka ahaa mid ka midihii uu soomaaliya madax ka noqday waa xasan shiikhe dhegeyste ma ogtahay dagaalkii xuduuda itobiya iyo soomaaliya ka dhacay inuu ahaa silsilad dheer oo isku xidhan ilaa masar emaaraadka iyo intii ku hoos jirtey xukunkii togreega ee la shQeysantirtey ma ogtahay dhegeyste in la hawgeliyey dhamaan jawaasiistii oo sababta labadan sheydaan shaashada uga soo muuqdeen ay arinkaa qayb ka tahay ma ogtahay dhegeyste jaajuuska somaliland ugu weyni inuu ninka sheegta boqor buur madow walaahay waa jaajuus wuxuuna jaajuus u yahay tigreega iyo emaaraadka waxaan idiin sheegayaa dhowr bilood suga hadaan ilaahay ferej furin walee waxaa dhici doona qax ka weyn kii 91kii oo soomaaliya oo dhan saameeya (waxaan shaarubka u miiqayaa shay cajaayiba shan casho oon dhamaan baa waxaa sheego la arkaa )insha alah
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
Orod indhacade haku wasee aad markana laga saaryey
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
ilka yar wax daarood ah oo ciil qaba ama dalkoodii ka cararey mareexaan baa jira
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 2 жыл бұрын
wuxuu yiri kismaanyo sadex naag oo qaad gada iiga maqan.
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 2 жыл бұрын
Waa nasiib daro in aad ku Tilmanto nin dhig yacab ah oo dad xasuuqay aad ku tilmanto geesi wadani ah. Taas waxaa keenay in aan la xisaabtami dadkii xasuuqa ka geeysta dalka dalkii sokeeye ee dalka ka dhacay.
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Lietnante Colonel Comandos Special force Barshutiste,Khatar Training wacan buu Sooqaatey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Waligiis School maba dhigan waa askartii aun siyaad barre ilaalinjirtey ayuu ahaa koofiyad guduud asaga iyo cabdiwayeel HG intey kadileen oo ay xasuuqeen ayaa ka badan
@calicilmi5273
@calicilmi5273 2 жыл бұрын
Bare hadal bixintan oo kale waa laga dhuuntaa saaxiibow
@abdifataxxassan1702
@abdifataxxassan1702 Жыл бұрын
Bensalem
@anwarmohamed1422
@anwarmohamed1422 Жыл бұрын
Khaainul waddan daba dhilif
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
War ninkan waa runtii isagaa usc kasoo saaray ilaa.beled xaawo laakiin caydiid moorgan baa kismaanyo ka qabsaday
@Nasrudiin893
@Nasrudiin893 2 жыл бұрын
Waa benaale
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Badhaadhe wardeey ayaa leh
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 9 ай бұрын
Odayga been badana morgan wax kama qaban katide beenta xoga iska aayar xaaji , mida kale ciidankii morgan wexee ahaayen merexaan iyo majerteen isla socdo marke odaygan mateexan ma aha wa hawiye been badan morgan waligii dagaal kuma jabin beenta lacag ku qaado
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Beenaal kuliyada jaale siyaad ayaa garab lagu geyey 1977 halkaas uu darajada ku boobey uu gaarey colnel jaahilnimo ay dilootey
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 2 жыл бұрын
wuxuu yiri skool hoose iyo dhexe midna ma dhigan.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Bare Huuraale iyo Cabdiwayeel waa kuwii HG xasuuqey maantana leef leefaya oo galmudug madax ka ah HG kuwani iney tiirka geeyaan bay ahyeen
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
wàar ninku faan badanaa
@user-ed9qb9mb1g
@user-ed9qb9mb1g 9 ай бұрын
Bare hiiraale geegi geesi dhalay
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 11 ай бұрын
Wareyysigan sixirfad leh looma qaadin marka caydiid kismayo lagasaaray waa 1992 marka dambe ee qolada cayr iyo bare hiiraale qabsanayaan iyagoo wata magaca dooxada juba waa 1999 hadaba 1992 iyo 1999 waxaa udhaxaysa 7 sano mxaad uga boodeen midakale xaaji qoraxay wuxuu ahaa ganacsade shacab ah ma ahayn qabqable dagaal baabuurka uu sheegayana lacagtiisa. Ayuu kugatay xaaji qoraxay dagaal horena magalin waxna ma bililiqaysan balse markii baabuurka qoladii cayr kuqabsatay inuu diiday islamarkaaana dagaalamay oo saas uu kudhintay waa sax sheeko kismayo caan ka ah ayaa kasamaysantay dagaalkaas xaaji qoraxay kudhintay " habargidir ayaa dagaalanta been dheh Ogaadeen madagaalamo been dheh Mareexaan waa daarood been dheh Ina cumar jees waa ogaadeen been dheh Sheekadaas ayaa kasamaysantay dhacdadaa xaaji qoraxy kudhintay
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 2 жыл бұрын
Barre Hiiraalow, Xaaji Cabdullahi Qoraxey rabbi ha naxariisto dilkiisa (1998) waxaa kasoo wareegtay 25 sano ku dhawaad, sababta aad u xasuusato dilkiisa oo aad u iloobi la’dahayna, anigaa wlhi og oo waxaa weeye inaad ogtahay in maalintaas aad dishay nin miskiin ah oo wadaad ah oo aan wax dembi ah oo uu kaa galey adiga ama qof Somai eysan jirin,
@jamalmohamedsharif2943
@jamalmohamedsharif2943 2 жыл бұрын
Waligeed. Aduunyada Wakhtigaaa. Khof Saacida Midna Wayahaa Xira Ader Kanaso Ciyaaraha
@fatimamohamed6964
@fatimamohamed6964 2 жыл бұрын
😂😂
@salahamina6031
@salahamina6031 Жыл бұрын
Hadu icayo iyo hadu I amano waa darood hirale siyasadu malinba waa nooc sacadna nagama dhira
@ismacilaliaxmed614
@ismacilaliaxmed614 2 жыл бұрын
Cajaaib halgme qabiil
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Axmed madoobe kan ayaa af yaqaano
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 жыл бұрын
@@cabdallayare4554 Haidanbaajinin waxan dhihilahaaba waxaan kabaqayaa Inuu Alle iiqoro danbi waxaan ahay qof dumaroo dhiig leh lkn laxisaabinayo
@Jubba-Times
@Jubba-Times 2 жыл бұрын
War Odaygu miyuu Asaasaqay Waxyaabo badan oo been ah baa isaga dhex yaacsan. Kkkkkk Faroolihii 2008-ka xilika fuulay Xageebay isku arkeen tolow?
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Жыл бұрын
Morgan fuley weyan diraac isago gashaan buu Hargeisa kagabaxaay fulley xaar weyn weyan
@adandhux2260
@adandhux2260 2 жыл бұрын
Wariyuhu nin wacyiga ninkaan lasocda maha siwanagsan uguma jiibinayo warka
@muhammedyoussouf8898
@muhammedyoussouf8898 2 жыл бұрын
Xittaa uma baahnin inaan ogaanno biography ay leeyihiin
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Sheeko ayaad haysaa
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Guuleyso korneele
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 2 жыл бұрын
Wariyaha maxaa ka qaldan ninkani xogbuu hayaaye kasug hadalka.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 ай бұрын
nimaan cududiisa iyo cool kiisa ku ciil bixi karin baa rag wax ku qabsanaya
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs 😱0
@cabdisalaantigow2400
@cabdisalaantigow2400 2 жыл бұрын
Raga waa I daba mareen uu dhahayo waa ragii u gurmada G8 qanyare muse sudi iyo shati gaduud iyo hogaamiye kooxeed dhan garabsiiyey.G8 waxa lagu baydhabo.
@omaribrahin5210
@omaribrahin5210 2 жыл бұрын
Waxba kama fahmin waxaad moodaa weli colonel ku inuu jamhad yahay sida uu waraysiga u bixinayo
@mohamudmaxamuud9210
@mohamudmaxamuud9210 Жыл бұрын
Ala odayga been ku xoog waynaa Firxadkii marexaan waxay jogeen kamsuma😂
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 2 жыл бұрын
BEENTA JOOJI CAYDIID MA GAADHI KARTIDE
@yurubdhoore6047
@yurubdhoore6047 5 ай бұрын
F
@yurubdhoore6047
@yurubdhoore6047 5 ай бұрын
Nin kaan aqoon uma lihid. Caydiidka sheegi sid adeerki siyad bare istaaf u ahaa
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Wariye unexperience making a lot mistake
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 2 жыл бұрын
Hiiraale aad ka gaadhid kornayl ee qolomaad tahay?
@ibraahimnasiipibra426
@ibraahimnasiipibra426 2 жыл бұрын
Ma moorganu ku aada siyaadna xamar yaka saray
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 Жыл бұрын
Wali ma hayno qaybtii labaad.
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 2 жыл бұрын
Waxaasi mashaqaynayaan imika
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 2 жыл бұрын
Salaada u kaca.
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Shantii sano ee Farmaajo joogay lama arag hada he is back
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
He was under house 🏡 arrest lol 😂
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
@@abdinurmahamed3147 but now he is back in action glad to see him again
@osmanibrahim6770
@osmanibrahim6770 2 жыл бұрын
Hogaamiya.isbahaysiga.dooxada.jubba
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Been badanaa ciro baaqatay somaliyey 👂 wax la dhagaeysto ma aha waa hudhud dhiig isllaam waxaad ku faanaysid👂❓👂❓❓❓😭😭
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
Dhilo
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 2 жыл бұрын
Benaletug
@Jamahirt
@Jamahirt 2 жыл бұрын
Ader waxdhaama kashekee dagaal faidomalr
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 Жыл бұрын
beenaale alif aan ka bilaabay korneel aan gaaray aabahay oo kaa hreeyay 100sana ku dhintay isbatoore yey ugu dhamaatay waa wixii wadanka rogay iyo musuqmaasuq ilaa iyo hadana reerkii darajada ku siiyay ayaad udagaalameysaa aaqirana alaa yaqaan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Barre nin fiican baad tahay, laakiin waxaad noo sheegtay in Kuliyadii J.Siyaad Reernimo lagugu geliyey adigoon Dugsi soo marin.
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Goon xunjoog
@ibraahimnasiipibra426
@ibraahimnasiipibra426 2 жыл бұрын
Ala bare been badanaa ala cadaabka
@yusufsalah9891
@yusufsalah9891 2 жыл бұрын
70 jir beenlow ah
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Naag ayaa tahay kkkkkkkkkk
@Nasrudiin893
@Nasrudiin893 2 жыл бұрын
Dhuusamareeb hadad kudhalatey mxaa kaagalay kismayo iyo jubada
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 2 жыл бұрын
Reerkiisa reer Gado ayuu difaacayaa kkkkkk
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Axmed oo Qabridahare ku dhashay maxaa ka galay???
@dhiraann6089
@dhiraann6089 2 жыл бұрын
@@cabdallayare4554 Maxamed siyadba waxu ku dhashay shilaapo Qoraxay
@bahsaanmahamed6699
@bahsaanmahamed6699 2 жыл бұрын
Lol what a stupid question!!
@maryami2299
@maryami2299 2 жыл бұрын
Ma nin jigjiga ka yimid buu uga tagaa asagoo gado ka yimid madoobe xagee ku dhashay
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 2 жыл бұрын
Foolxumaa. Kan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Barre hiiraale waa xaarre waxmatare ah waayo kismaayo wuu kuraagay waxna kamaqaban. Waxaan jaad iyo dhillo ahayna mayaqaan
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Col Barre maba qayilo lakiin ninka marna diinta ku qaraabta marne Uhuru la qaraabto waa Axmed Kenyatta kkkkkkkkkk
@anwarmohamed1422
@anwarmohamed1422 Жыл бұрын
Habar gidir ayaad kabaha usoo qaadday markii Gedo laguu xoreeyay
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 2 жыл бұрын
Waa beenaale ehelu naar ah
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 2 жыл бұрын
Hooyadaa ayaa ehlu naarad ah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Cirada kugu taala yaanay kuugu furin saacada qiyaamah subxaanallaah subxaanallaah ❓❓‼️
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 2 жыл бұрын
Waar waa beenaale wayn beenta jooji adiga iyo morgan cajaladii baan hayaa la eryanayo ayaan hayaaaaaa
@deeqaosmam2902
@deeqaosmam2902 2 жыл бұрын
Been saan ayaa loo sheegaa
MD Cabdulaahi Yuusuf "Adeer Xamar Xoog baan ku Joogaa" Xusuus Hore.
9:14
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2 МЛН
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 155 М.
Xasan Sh Maxamuud - Walaaca doorasho dambe oo dalka ka dhacda
1:28:12
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 981 М.
Barnaamijka Xasuus Reeb Waraysi Edna Adan VOL 3 By Ducaale HCTV
33:03
Horn Cable Tv
Рет қаралды 411 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН