MD Cabdulaahi Yuusuf "Adeer Xamar Xoog baan ku Joogaa" Xusuus Hore.

  Рет қаралды 353,891

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 617
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
Colonel Cabdilahi yuusuf ahmed was such a great man Allah Grant you in highest position of heaven
@kadiyekalajaban6260
@kadiyekalajaban6260 6 ай бұрын
5 astaamood oo uu abdullaahi caan ku ahaa AUNH 1-GO'AAN GEESI NIMO LEH 2-AAMIN XALAAL JECEL 3 DEEQSI GACAN FURAN 4 CODKAR AFTAHANA 5-WAAYO ARAG WADANIYA awoowe ilahy hakuu raxmeeyo waan kuu soo duceeyaa alle hakuu aqbalo
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 19 күн бұрын
Murtad bakhtiyey oo amxaarada jecel bu ahaa
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
Wiiil iyo adeerkii is waryaanaya alle haw naxariisto aabo Abdulahi yusuf ahmed 😢😢
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 19 күн бұрын
Murtad bakhtiyey weeye
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Abdulaahi Yusuf halyey somaliyeed🦁❤❤
@qhaalidcasiis2162
@qhaalidcasiis2162 5 жыл бұрын
Dadka laweydiin maayo dadku anagu ayaa madax uah allaah hakuu naxariisto marxuum cabdulaahi Yusuf
@asadbin1
@asadbin1 Жыл бұрын
Wax aysan dadku raali ku aheyn in lasameeyo masaxba oo ay Ethiopianka kulayaan kumanaan shacab walle akhiiro waxba jira, qof soomaali ah oo raali ku ah majiro in Ethiopian muqdisho yimaado
@rushdaa1840
@rushdaa1840 Жыл бұрын
@@asadbin1wllo hadii dadkeni horor noqden o dawlad nimo diiden de khasab bag noqotay in la keeno shisheeye. Dadkeni haday dawlad nimada yeli lahayen shisheye ma imaden shacabna dhib ma gaadhen. Maanta heerkan maynan joognen hadi aan cidamada laso gelin dalka
@abdirahmanrahmo1299
@abdirahmanrahmo1299 Жыл бұрын
​@@asadbin1 hhhhh caydiid inuu dadka laayo oo qaxiyo caadi wye miyaa 😂
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 19 күн бұрын
​@@rushdaa1840gaal bakhtiyey weeye cabdulahi axmaar
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 19 күн бұрын
Gaal bakhtiyey weeye
@nimcaanyare9800
@nimcaanyare9800 2 жыл бұрын
Koley waad arki dontaa qoraalkyga like isaar 5/3/2022
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 жыл бұрын
Dhagax meeldhaw ayuu ku dhacaa, dhawaaqna meeldheer 2023 ayaa lagu siisocdaa. ALLAHA u naxariisto, qabrigiisana ALLAHA u waasiciyo.
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Geesi , wakasa hogaamiye isku kalsoon allaha ku naxaristo amin
@abdurahmanahmed9816
@abdurahmanahmed9816 4 жыл бұрын
Nio Somalidu reernimo ayay wax ku tagertaa balse cabdulahi yusuf reernimo kuma ay tageri jirin e sonalinimo ayay ku tageri jiren, walahi qoodh buu ahaa ilaahaw kuu naxariiso
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 3 жыл бұрын
Adigaba qabiilka hada ku haaya ma ninkii 60kun amxaaro iigu keenay dhulkeyga ma nin amxaradii 77ki ciilka iheysay nin i keenay meydka dadkeyga dhulka ku jiiden ninkaas dad i keenay ayaa leedahay wadani bu aha iyo saan bu ahaa idhaaf qabiil u dhimee dhiig muslim mataqanide.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 жыл бұрын
@@intisaardahir4345 istaqfurulaah adigana qabiil ahaan ayaad ku naceysa maxaa yeelay Cabdulaahi yuusuf Alaha u Naxariisto Aamiin halgamaa ayuu ahaa oo la dagaalamay xabashi kana diiday in ay Soomaaliya qabsadaan sidaas ayaa xabashi xabsi u geysay orod taariikhda dib u raac markaas ka dib wax ka sheeg qabiil ahasn ayasd ku nacaysa adaana is cadeeyey balse wax ma taraysid intaad eedeynayso ruux Ale oofsaday Alaha u naxariisto dhamaan muslimiintii dhimatay Amiin
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 3 жыл бұрын
@@sadiyaali9508 nayaa bax qabiil ayaa lafaha idinka galay aniga ayaa muqdisho ku dhashay ogna xalada itobiyanka cabdullahi yusuf wuxu ahaa madaxweynihi ugu xumaa umad muslim somaliyed u keenay amxaaro waliba dalkeyga ninkas miyaad i amane aniga qabiil waxba kama shegin nayaa ee intiina xanuunsan oo dhiiga somaliyed kala weyn yahay qabiilka aan sheega cabdulahi yusufna wa nin dhintay wuxu shaqeystayna manta ilaheey dhankisa ayu jiraaa ogoow taarikhna ima bareysid qabiil haku dile qabiil aya idin waalayufff calek
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 3 жыл бұрын
@@sadiyaali9508 nayaa bax qabiil ayaa lafaha idinka galay aniga ayaa muqdisho ku dhashay ogna xalada itobiyanka cabdullahi yusuf wuxu ahaa madaxweynihi ugu xumaa umad muslim somaliyed u keenay amxaaro waliba dalkeyga ninkas miyaad i amane aniga qabiil waxba kama shegin nayaa ee intiina xanuunsan oo dhiiga somaliyed kala weyn yahay qabiilka aan sheega cabdulahi yusufna wa nin dhintay wuxu shaqeystayna manta ilaheey dhankisa ayu jiraaa ogoow taarikhna ima bareysid qabiil haku dile qabiil aya idin waalayufff calek
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 жыл бұрын
@@intisaardahir4345 NAAYAA KALABYAHAY MADAXWEYNIHII UGU XUMAA WUXUU AHAA XASAN BARAF OO U SUJUUDAY GAALO KENYATI AH AMISON NA U SAXIIXAY GABDHO SOOMAALIYEED NA SUCUUDI KA IIBSHAY NAAYAA MADAXWEYNIHII KALE EE UGU XUMAA WUXUU AHAA SHIIKH SGARIIF ITOOPIYAAN AYUU U SAXIIXAY IYO ERETAREE NAAYAA TAARIIKHDA WEY QORAN TAHAY MD CABDULAAHI YUUSUF IDINKOO KU XAARA VILA MARQAAN AYUU HAGAAJIYEY CABDULAAHI YUUSUF WAA NIN TAARIIKH LEH.OO HALGAMAA NAAGYAHAY QURMUUN YAHAY NAAG QURUNTAY IGA DHEH😀😃😃😃😃
@MohamedAli-dx2fp
@MohamedAli-dx2fp 6 жыл бұрын
Waa uu iga sareeyay ba jirtay,lkn aniga iminka kasaredyo waana qaabka dunidu ushaqayso Uduceeya inu Allah unaxariisto. Adiguba mar bad ubahantoodaye
@airizackmohameaiinanle3556
@airizackmohameaiinanle3556 4 жыл бұрын
2020 ban jgta Yaaa nala Daawan
@mohamedsayid7757
@mohamedsayid7757 3 жыл бұрын
Me 😃
@wiilkasomalinimadajecel5146
@wiilkasomalinimadajecel5146 3 жыл бұрын
Ana kula dawanaYa
@Aragsanmedia
@Aragsanmedia 4 жыл бұрын
Allah U Naxariisto Halyey Qaran 🇸🇱🇸🇴 2020
@libinahmed3956
@libinahmed3956 3 жыл бұрын
@Electrolous we despise hawiye
@Aragsanmedia
@Aragsanmedia 3 жыл бұрын
@Electrolous Soomaliga Markaa Soo baratid Sida Loo qoro Markaa Na isku kaaya keen 😂🤦‍♂️
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 19 күн бұрын
​@@Aragsanmediagaal bakhtiyey weeye cabdulahi axmaar
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
Wiil labajibbaaran,libAx Col C/llahi yuusuf Axmed..(BIG LION)..Allah Yaa-Raxma...
@cabdirashiidcumar4767
@cabdirashiidcumar4767 4 ай бұрын
Libaax
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 6 жыл бұрын
Halyay Soomiyeed!! May Allah bless his soul. He was responsible to re-Constitute the Somali nation.
@yasinali8950
@yasinali8950 Жыл бұрын
Dawladnimada Somalia waxbuu isoo qabtay Allah haku naxaristo 🦁
@safwaanphotography9912
@safwaanphotography9912 5 жыл бұрын
hog bn ku sogalnay hadna ku joognaah yaa ilaa daa wanaaayah 2019
@TheReal_Man
@TheReal_Man Жыл бұрын
Hog ma ahan soomaaliga iska sax Xoog dheh
@seydcali5169
@seydcali5169 6 ай бұрын
​@@TheReal_Man 😂 hada xaguu xoog ku haystaa
@suldaansuldaan1798
@suldaansuldaan1798 6 жыл бұрын
Abdullahi yusuf ahmed alle ha kunaxariisto Nin hanleh ayuu ahaa Nin mabda adag ayuu ahaa Nin dowladii somalia ka soobaxshay ceel salkiis ayuu ahaa Nin argagaxisada meel saaray ayuu ahaa Nin gabolada waqooyibari ayuu nabad iyo hormar ayuu uhor seeday dhanka kale hada somalia bilow fiican ayuu keenay la aantiis meesheedey joogi laheed allow janadii ku gee Abdullahi hal yeey ayuu ahaa 1964 somalia ayuu kadifaacay Ethiopia 1977 meeshuu geeyey wala oga askartii lalaayey dhankiisa waa uu diiday allow kuu naxariisao
@abdikadirmohamed4053
@abdikadirmohamed4053 6 жыл бұрын
uduceya alaha unaxaristo
@cabdirashiidmarchisio7002
@cabdirashiidmarchisio7002 5 жыл бұрын
Aamiin
@huznidhoore228
@huznidhoore228 5 жыл бұрын
Amen
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto GEESI cabdulaahi Yusuf janada Fardowso aclaa ilaahoow geey Aamiin
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 4 жыл бұрын
Wuxuu ahaa intii wax garada waa og tahay kii isku qabiil yihiina waxa waalaya waa la fahmi karaa
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
U turid aan Shacabka u Tureyno bey kusii ciririqayaan Runti Wa hadal Miiizaan leh Alla ya Raxma🤲 madaxweyne Abdullah Yuusuf axmed Geysi bu ahaa wlhi💯
@dadirbasto3496
@dadirbasto3496 3 жыл бұрын
Yaa iLa daawanaya 2021 Alle ha unaxariisto halyay soomaliyed buu ahaa
@shugrixasanismaan7599
@shugrixasanismaan7599 4 ай бұрын
Masha allah ilahey ha naxariisto c lahi yusuf 😢
@wadanigasomaliyed7630
@wadanigasomaliyed7630 6 жыл бұрын
Allah s.w hau naxaristo abdulahi yusuf, wa masuulka noo fududeyey in muqdisho dowlada ku shaqeyso
@kafiosaid746
@kafiosaid746 5 жыл бұрын
Walle kaas malinti hoyadiis folatay labaax ayeey dhashay mansha,Allah Alle janatul fardowsa ha geeyo Amiin. Alloow ilmaha somaali oo dhan geesiyo dhulkooda difaaca ka dhig onan Alle mahane qof kale ka biqin
@farhankoshin3695
@farhankoshin3695 2 жыл бұрын
Abdilaahi yusuf was one of the greatest alaha u naxariisto
@jamalabdilahi438
@jamalabdilahi438 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abdilahi yusuf ahmed . Run sheegnimo.geesimo.iyo deeqsinimo buu isku darsaday.
@abdurahmanahmed9816
@abdurahmanahmed9816 4 жыл бұрын
Mida kaliy aan kula yaabo AHUN cabdullahi yusuf waxu ahaa nin aad u xusus badan, oo dhacdo kasta ma ilaawo tarikhdi malintii iyo sacaday dhacday wuu xasusan jiray, mar la waydiiyey waxu yiri waligay xaran ma cunin.
@jamaabdikhalifabdullemxud4345
@jamaabdikhalifabdullemxud4345 3 жыл бұрын
Wiilkaas wiil loo waa Allah ha ku naxariisto (Haddi ay u jeedaan wax ma xado wa mahadsanyihiin , waana runtoode aniga tuug ma ihi.
@asadbin1
@asadbin1 Жыл бұрын
Balse Ethiopian buu daba ku watey oo gaal ah taas masaxba dadku waxay ku diidayeen waa Gaal jecelka ayadaba ka daran in tuuginimo lasameeyo
@ahmeddacad1213
@ahmeddacad1213 5 жыл бұрын
Hadan qusto anaan jogeyn Hadal culus
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 3 жыл бұрын
Aftahan iyo kartiba waalahaa hadaan allah ha unaxariisto 2021👍
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo Abdullahi Yusuf iyo dhaman madaxdii Somaliyeed ee dhimatay. Allah xaqa ha tuso inta joogta iyo kuwa soo socdaba
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 жыл бұрын
Allah ku naxariisto aabo abdullahi yusssuf 🥰🥰🥰🥰
@mamebirre928
@mamebirre928 Жыл бұрын
Naxariis waarta alaha siiyo madaxwaybe Cabdulahi yuusuf ahmed
@eidfantasticibrahim1126
@eidfantasticibrahim1126 4 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto Halyeey Abdullahi Yusuf runtii wuxuu ahaa nin waayo-arag ah
@caydarusmahamud7285
@caydarusmahamud7285 6 жыл бұрын
Ilaaahy Haw Naxariizto Cabdilaahi Yuusuf Ninja Soomaliya Dib Usoo Nooleyey Rajadii Soomaaliya
@wacyi2985
@wacyi2985 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abdalle yusuf nin adag ayaa ahaaa dambigiisa alle ha dhaafo qabriga alle ha uwaasiyico
@shamisaadan703
@shamisaadan703 2 жыл бұрын
Raxmaanku janadiiisii hkaa waraabiyo aabo abdulahi yuusuf ♥️♥️
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 4 жыл бұрын
GEESI GEESI DHALAY HADAL CAD KARTI GEESINIMO BU ISKU DARSADAY ILLAHAW UNAXARISO
@hassanmuuseelsharaawy7860
@hassanmuuseelsharaawy7860 5 жыл бұрын
Cabdilaahi Yusuf geesiga qaranka ilahay hakuu naxariisto
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Ilahay ha naxariisto cabdilaahi Yusuf
@marshalllow9900
@marshalllow9900 6 жыл бұрын
C/laahi Yusuf allaha Ku naxaristo dadnimada ilaahba u dhaliyey
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 6 жыл бұрын
Marshall LOW Jeel ogadeen iyo cabdi iLeey miyaa tahy adiga?? Copy amxaaaro ayaa tahy iyo kaba-qaadkii Milez-zenawi . Xabashi
@marshalllow9900
@marshalllow9900 6 жыл бұрын
abdifitah abdullahi waxaan tarurixineyso inta iska deyso caqli yeelo waxna ma noqon kartid waxna ma qabsan kartid dadka nuucan aya ugu liita xaarkoda cuna xoolaha baa sharaf Ale siiyay
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 6 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay Halaha Maanta la xer xeerinaayo ayuu ka dambeeyey alloow kuu naxariixto Madaxwyne C/llahi Yuusuf...Wiil Mudug...Mudugboy..
@mudugboy6558
@mudugboy6558 6 жыл бұрын
Haaa wlhi wiil mudug buuu ahaaa C/laahi yuusuf allow kuuu raxariiso
@ridkaraaxo7697
@ridkaraaxo7697 5 жыл бұрын
MD c/laahi yusuf axmed geesi bu aha allh unaxariiso
@neehaalabdihashi7357
@neehaalabdihashi7357 5 жыл бұрын
Ilahahay jano fardowso haka warabiyo abo Abdullhi yusuf Ahmed
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@abdinasirahmed3486
@abdinasirahmed3486 4 жыл бұрын
Waa dambiile dagaal criminal
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 4 жыл бұрын
@@abdinasirahmed3486 ADEERKAA IYO ADIGAA DAMBIILE AH AABO CABDULAAHI YUSUF ILAAHEY JANATUL FARDOWSO ACLAA ALAHA GEEYO AAMIIN
@CyberLx
@CyberLx 5 жыл бұрын
Maalintii uu dawlada caasumada geeyey baan dawlad noqonay. Maalintuu xilka ka degeyna dadkii somali ugu xumaa baa xukunkii midba Mar kufsaday.
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 жыл бұрын
@LeylanD indho ku garaad la tahya Ogaaw abdullahi yuusuf wuu necba Ethiopian iyo kenyanba Balse Ethiopian amarkiisa ayee kuso galeyn Kuwii ka dambeeyey waxe gateyn badda iyo dhulkii somaliyed
@greatsomalia4598
@greatsomalia4598 4 жыл бұрын
@LeylanD xayawaan dharagy saw dundumo kuma xawaareeyo War caqliga odofa laga saarye maadan ogayn in c/aaahi yuusuf halyey somaliyed ahaa
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 4 жыл бұрын
Ab Xarbi puntland asiga kama dambeen
@cabdallecwm
@cabdallecwm 4 жыл бұрын
LOVE HERSI OFFICIAL itoobiyaan haduusan necbeen uma nacamleeyeen sxb, marxuumka Alle ha u raxmado
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 жыл бұрын
Alla wiilku laandhereysana❤️😻
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Muxuu laandheere ku noqday Ciidamada Afrika? Laandheere waxaa loo yaqaan nin tolki wax ku maquuniyey, doqon.
@jaamackhaliif4470
@jaamackhaliif4470 6 жыл бұрын
ilaahay ha unaxaristo general cabdulahi yuusuf
@onlyQuran23
@onlyQuran23 4 жыл бұрын
Adeer allaha kuu naxariisto
@mudugboy6558
@mudugboy6558 6 жыл бұрын
Illahow unaxariiiso abdulahi yuusuf halyeey buuu ahaaa qran
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 4 жыл бұрын
Dowllada somalia waa in ay dastuurka kudartaa halyeey qaran ee somalia udhashay in uuyahay xidig somalia weyn mel weyn kaga yaal somalia Ahna cornelka kaliaya tarikhda kuleh somalia 1964 1977 wacadaraha kadhigay fagarayaasha dagalka aan waligiis lajabin Allah ha unaxaristo md abdullahi yusuf ahmed
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Alla ha u Naxariisto madaxweyne c/llahi yuusuf axmed
@zggfdgghhxcbmxnkh1154
@zggfdgghhxcbmxnkh1154 5 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto cabdilaahi yuusuf wallee geesi buu ahaa
@yasincnasir2448
@yasincnasir2448 6 жыл бұрын
naxariistii jano allaha kaa waraabiyo abbo cabdullaahi yuusuf waagas xamar hadaan xoog lagu qaban xeelad laguma qabin karin
@cabdisalamciro3536
@cabdisalamciro3536 5 жыл бұрын
Geesi taariikh leh aftahanimana eebe ugu deeqay
@xarago1960
@xarago1960 5 жыл бұрын
labo xiniinyood...maanta mirihii uu dhigay baa lahaystaa...dawladii shariif, culusow iyi farmaajo....aabe abdulahi ayaa jaalayaal u soo dhisay....
@nazdalaan
@nazdalaan 4 ай бұрын
HALYEY CANDULLAHI YUSSUF AXMED….
@muniirshaqaaqo90
@muniirshaqaaqo90 3 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo halyey qaran buu ahaa Abdullahi yuusuf Ahmed
@dalwanaajiyedalkiisa5730
@dalwanaajiyedalkiisa5730 5 жыл бұрын
M.allah cabdulahi yusuf runtii wxaad thy halgamaa soomaliyed
@Bisharabdinor725
@Bisharabdinor725 6 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto geesi qaranbuu ahaa haduusan maalintaas xoog Ku qaban muqdisho maantay say tahay ma noqoteen .geesi aragti dheer buh ahaa Cabdulllahi yuusuf .
@maxamuudcali4032
@maxamuudcali4032 6 жыл бұрын
c/lahi yusuf allow kuu naxariso janadiina kugee runtii wuxuu ahaa halyay soomaliyed oo taarikh uga tagay dad ka somaliyed qabyalad qaran ma noqoto
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 6 жыл бұрын
maxamuud cali halyeeynimadu ma ummada Xabashida uuku laayey ayuu kunoqday. Milez waa bakhtiyey asagiina waa raacay Ciyaal Amxaaaro
@anigawaaye7052
@anigawaaye7052 5 жыл бұрын
Ma.cabdulahiayaa ahaa halyey uxudkiyo qabriga lagu cadaab been maxad lalisay
@shukranxasan171
@shukranxasan171 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay alle hakuu naxariiisto
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Awood baan muqdisho kutagnay kuna joognaa taasna waa waxqabad ninka qoora waynaa allaha unaxariisto
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Hadal cadaaye alle haku naxariisto
@abdiqaadirabdullaahialiabd7179
@abdiqaadirabdullaahialiabd7179 3 жыл бұрын
ALLAAH U NAXRIIS MADAXWEYNE HORE
@abdiqanidhagacade5996
@abdiqanidhagacade5996 4 жыл бұрын
Allha unaxariisto Cornel Abdulahi Yusuf halyey somaliyed buu ahaa
@abdnaasirkhaliifmohamed9697
@abdnaasirkhaliifmohamed9697 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto abdullahi yuusuf Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 6 жыл бұрын
Allow kuu Naxariiso intan yar ee la heysto adigaa aas aaskeeda lahaa iyo dadkii kula shaqeeyay
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Walee geesi buu ahaa anigoo reer somaliland ah baa taa qiraya.
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 4 жыл бұрын
Nin aad iyo aad u adag ayuu ahaa. Majeerteenka laguu sheegayaaba walaahay c/yusuf ayuu ahaa, maalintuu dhintay ayay reer aanan talinjirin u taliyeen oo maanta waa bakhti.
@moenlighted7681
@moenlighted7681 3 жыл бұрын
Yaa taliska qabtay dabadii
@libinahmed3956
@libinahmed3956 3 жыл бұрын
Baqti ada ah
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 Ай бұрын
Abdullahi yuusuf halyay u yahey Muusa biixina dabliile u yahey Somali ma dhawa walee.
@abdikhayryasin4054
@abdikhayryasin4054 3 жыл бұрын
Allow qabriga unuur Allow unaxariiso
@ayuubtimacade4789
@ayuubtimacade4789 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto cabdulaahi yuusuf
@m.abdigaani4668
@m.abdigaani4668 6 жыл бұрын
Qabriga rowdatan min-riyadil Jannah Allaha kaaga dhigo.abaal weyn bad gashay ummadan,waxaad ciqaabtay mooryaantii Dalkan iyo dadkan duleysay. Adeer naxariistii Janno Allaha ku siiyo.
@daahirahmed2124
@daahirahmed2124 6 жыл бұрын
M. Abdigaani malk kumowt baa layiri maxad tartaaaa markas ayuu yiri nin boos la aa ayan boos uyrlaa 1996 wixii kadanbeyay ayuu rajo kayeshay in mel somali joogto uyiaado waa markuu dhntay ninkii uu aadka uga biqi jiray allaha uwada naxariisto cawa wey naga hooseyaaaan cwydiid garaad
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 жыл бұрын
amin
@abdinasirahmed3486
@abdinasirahmed3486 4 жыл бұрын
Hadaad adigu haysid naxariista gali janada
@ahmeddaahirsanbuul7592
@ahmeddaahirsanbuul7592 2 жыл бұрын
Wallee Inuu Libaax Lahubo ahaa allow Ku naxariiso
@ibrahimcaddow4451
@ibrahimcaddow4451 5 жыл бұрын
Cabdullahi nin raggeed dheh,
@HamdiMohamedAli-y2o
@HamdiMohamedAli-y2o 3 күн бұрын
Allaha U Naxriisto❤
@akramaydarushirsi2174
@akramaydarushirsi2174 6 жыл бұрын
Janatul Firdowso ALLAHA Kawaraabiyo
@hawoali9593
@hawoali9593 4 жыл бұрын
ALLAH HA'U NAXARIISTO ODAYGA. LKN MAALINKAA OO NUGU DHIIRANAAYE FICII MA JOOGIN SE WAXAAN LEEYAHAY WAA LAKA WEENYAHAY SOOMALIYEEY MAALINKA CABDULAHI YUSUF ASAA U WEEYNA INTII JOOGTAY WAASE LAKA WEEYNA KOLKII KACAANKA LA RIDAAYE LAMANA MAQLI JIRIN ALLAH HA'UWADA RAXMADEE.
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 3 жыл бұрын
Goormaad dhalatay adeer? Kolba dumarka da'dooda lama weydiiyeee
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 6 жыл бұрын
Wlhi cabdullahi baarqab buu ahaa Dadka la weydiinmayo Dadka madax bn unahay hhhh Hhhhhhhhh
@sakariyeabdi9971
@sakariyeabdi9971 5 жыл бұрын
Illahow kuu naxariiso geesi abdullahi yusuf Ahmed janada ku waar insha Allah
@habonxassan1115
@habonxassan1115 5 жыл бұрын
@@sakariyeabdi9971 kkkkk daas adiga kuma dalo lasoco waa howl udalo ale inu jano gali iyo inkale cabdulahi Yusuf Ahmed Ku fikir daas afare qabilaste
@abdiomar2616
@abdiomar2616 4 жыл бұрын
CABDULAAHi YUUSUF AXMAD JANADA A LAHA KUGEEYO AAMiN
@adenhoryaal2944
@adenhoryaal2944 3 жыл бұрын
Caawa ayaan dib udaawaday waa 28:04:2021 ayadoo lasugaayo khudbada m.farmaajo Runtii waa xasuus!
@saadiqaxmad7989
@saadiqaxmad7989 3 жыл бұрын
Cabdulahi yusuf alla hawnaxariisto halyey somaliyeed
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 28 күн бұрын
Wixii aad U geysatay shacabka somaliyeed ayaa Ku hor yaal Allah hortiisa.
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Cabdulahi Yusuf walhi wahadal kar igamana ahan inan iskuqabiilnahy gelayagu mawada daqo
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 6 жыл бұрын
Allah unaxariisto mujaahidka Nin libintiisa Waa loo qiraaye Reer xamarow Nabada maanta aad ku naalooneysan Ninkii idiin keenay weeye Allah kacabsada Oo Marxumka uduceeya
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 6 жыл бұрын
safiirka reer miyiga Nabad kudishay . Amxaaro keene , Xabashi ayuu ummada kuxasuuqay balse maanta ayey heysataa, Allaha kajazeeyo.
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 жыл бұрын
@@abdifitahabdullahi4675 allah ku cafio waad xanuunsanthy amxaar la.antiisa so adiga diidey in aad caasimada dowlada ku wareejiso
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 жыл бұрын
Amxaaro kalkaal ayuu ahaa Danbiguu geestay ciqaabtiisa ayuu helaayaa insha Allah
@jamalabdi1174
@jamalabdi1174 5 жыл бұрын
Alle ya raxma General cabdullahi yusuf axmed
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 ай бұрын
Wa cadowga burburiyay somali. Dhulka somaliyana sirapay xabashida
@hirsigoolmohammed5475
@hirsigoolmohammed5475 Жыл бұрын
ilahay ha u naxaristo halyay qaran moryantii galada ahayd dowladnimo rabin xasuuqay
@user-oo9py6uv9j
@user-oo9py6uv9j 4 ай бұрын
Alle ha unxriist abdulhi yusuf
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
WLHI FARMAAJO IYO KHEEYRE EAA MASAAKIIN NINKAAN OO KA AWOOD YARAA DOWLADAN HADA JIRTA AYAA XOOG KU MAQUUNIN JIREY WIXI KA HOR YIMAADA.
@abdihassan1258
@abdihassan1258 6 жыл бұрын
allaha u naxariisto madaxweyne cabdulahi yusuf axmed marxuun mootan in wax laga sheego ma fiicna somaliyey
@dr.abdullahimhmedyusuf4262
@dr.abdullahimhmedyusuf4262 5 жыл бұрын
Alle Haku naxaristo
@fadum0hussien282
@fadum0hussien282 7 ай бұрын
Allow unaxarso aamiin yaarbi adeer❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@kuwaytadanmagtayn4592
@kuwaytadanmagtayn4592 2 жыл бұрын
Madaxweyne adigu gormee xulka iska dhiibeysaa Abdullahi Yussuf adeer wali isma dhiibin oo ma quusan hadan quusto anan joogeyn hadal nin weyn walhi alleh ha kuu naxariisto adeer
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Meesha xiniinyo ayaa loo baahan yahay adeer LIBAAX
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
nuur cade teebay ahayd bro
@honestliar7065
@honestliar7065 6 жыл бұрын
Adeer I'm darood mareexan and I would never use foreigners to kill my fellow somalis. Me and brother can fight each other but wallahi I dont have the heart to use others ti fight my brother. Fuck off nigga
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 4 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso.
@saidamohamed183
@saidamohamed183 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Ilaaaheey qabrigisa ha uwaasiciyo dambigisana allaha dhaafo
@nuurxasan6165
@nuurxasan6165 3 жыл бұрын
Wlhi waa qoslay🤣🤣ninkan libax buu aha alaha unaxariisto
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 6 жыл бұрын
Ugu danbayn wuu iscasilay Yemen ayuuna magangalyo weydiistay, Somali maryooley ninkasta qabiil bay ku taageeraan. Ethiopia iyk wixii u shaqeeyaba alle haka qabto somalida, nabadna hana siiyo rabbi illeen waanu lunnee.. ilaahow qabyaaladda naga masax
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Wllhi runta kama gabn jirin wali ma quusan kulahaa wlli xilka wan sii hynyaa kkkkkk
@maxamudculus9043
@maxamudculus9043 2 жыл бұрын
Halyey qaran ale ha kuu naxariisto
@yywvy7025
@yywvy7025 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariisto
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 42 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,3 МЛН
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2 МЛН
WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!
26:44
WAREYSI XIISO LEH: C/LAAHI YUUSUF IYO YUUSUF GARAAD SANADKII 2004-TII
18:02
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 64 М.
2005-tii, Qanyare iyo Cabdisalaam Hereri oo aan waxba iskula harin
7:21
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 354 М.
Beer Cajiib ah Gaalkacyo: waraysi qaybta 1aad | Cali Daacad
21:43
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 8 М.
Let's do it! 🎂
0:41
A4
Рет қаралды 7 МЛН
سمكة القرش وحورية البحر 😭😭🦈 #shorts
0:34
7amoda Gaming
Рет қаралды 21 МЛН