Faysal Cali waraabe Wuxuu heestaa baasaboor dibada ah waa in maxkamad la soo saaro haday wax dhib ah soo gaaraan dhalinyarada puntland ama waa in faraha lagu dhigo. Cid walbaba intay is waalaan ayeye diigeena xalaashtaan waxaan xaq u leenahay in aan isdifaacno oo kii isu keen waalwaala aanu gacanta ku soo dhigaa inta ay doonto ha qaadato ma nihin jid la maro wa
@jamalsuldaanjamalsuldaan79526 жыл бұрын
waa wax dhintaya faysal tahariib ah
@himurakenshin60536 жыл бұрын
Suldanka waa ba mid marqaansan
@abdimohamoud98855 жыл бұрын
Nin waalan weyaan
@khadraibrahim34334 жыл бұрын
Faysal waxa ka daran cida daba qaadanaysa Bisinka
@hamsearnav12584 жыл бұрын
Saw anaga laba muqadas dhexdood ku dhiman ay sawmaha
Cali , dhuumasho dhabarku muuqdaa dhuumasho maaha , inaad inan gumeed tahay waxaa cadaynaysa miyaanaad dad ka dhalan aad ku mashquusho , laan gaab yahaw ,
@hodanwahbi33286 жыл бұрын
CALI, XARAARE, WALEE WAA WARIYE SARE, CALI XARAARE, WAXAAN KU MATALAY,, WARIYE TALYAANI, AHA, OO LA YIDHAAA BRUNO Vespo , porta-a porta.wariye waa kan warka, sidaan u kala dhigdhiga. cadeeyntoodana, dul, saara.waa wariyaasha, wadanka, u, sobaxay, ilaahoow, noodhaaf, Run badana, wax jiraad sheegtay, CALI XARAARE, OO RUNA, WAA MAHADSANTAHAY, ADIGA IYO HOWL WADEENADA KALE EE KAA, CAAWIYAY INAAD XAQIIQDA JIRTA SOO URURISO,OBS! WARKII , MALEESHIYANA, WAAN , U BOGAY, SIDAAD NOOGA DABA GEEYSAY , BEENAALAYAASHA!
@muusboy66156 жыл бұрын
Mr bean wax ba lama joogo hadalkisa yaaba qiimeeya ina dhurwaa ☠️
@burhaanfaarax36406 жыл бұрын
Ssc
@abdirahmanmohamoud52666 жыл бұрын
Nin hadu walan hahay away walalki u miirqabay idoor wax isku fala
@CawoiyoAyaan6 жыл бұрын
reer boorame wa gob ma dilayaan caruurta faysal faaruq isbitaalka waalida hala geeyo hada wu ka si darey
@somali.cartoon.channel6 жыл бұрын
Bar naamijkaaga kaftanka siyaasada waan daawadaa lkin kani uma eeka sidaad u hadli jirtay cadho iyo naxli badan baa maanta kaa muuqda calaw xataa hadaad xumaanta faysal ka waramaysid sida weriye somaliyeed oo dhex ah uga hadal laakiin maanta weriye harti ah baad u hadashay ninkan faysal isaaq daarood iyo hawiye toona makala eego markuu wax maagayo xataa reerka uu kasoo jeedo ee garxajisbuu maalin walba caayaa hadalkiisuna wax samayna kuma yeelano ardayda reer puntland iyaguba waa og yihiin inaan cidina wax yeelayn ninka u hadlay puntland hadal masuul kumuu hadal ee mid siyaasadeed oo weliba ku xumayn somaliland ah buu ahaa uun hadaad raalin sugaysaana anaaba u horeeya ee hadalkaa waanu idinka shaafinayay reer puntland gaar ahaan ardayda noo maganta ah ee nala joogta
@sakariaabdilahi54296 жыл бұрын
Idiris Warsama khaladkani waa mid aad u foolxun idirisoow...ardayda iyo dhalinyarady waa dadka quda ee qudhunka qabyaalada iyo cuqdada dagaaladii sokeeye ka bad qaba...in maanta iyaga xanuunka la qaadsiiyo waa mustaqbalki somalida oo lagu sii tumanayo wax la aqbali karona maaha...wlhi markan maqlay waan u qaadan wayey caruur magan ah oo aqoon iyo nabad inasoo bidday in sidaa looola hadlo looma fadhiyin loomana adkaysan karo
@cabdallaaxmad38166 жыл бұрын
Horta ilaah baa magan galyo leh ardaduna dhulkooday joogaan umana arko in ay dadkale gosha ugu jiraan balse axadka intaa oo warxumaa laga soo diyaaray in bulshada laga qabto warxumadiisa bay ahayd inta hebal xamar buu u dhoofee xira aan xal lahayn lagu xiiqay!!
Qsbyaalad ma ficno waa cudur alahah ka saaro intay calooshoodaku jirto
@abdirahmanburale72806 жыл бұрын
waa xaqiiq ninkan waalay reerkan iidoor haday iyagu miyir qabaan dadka muslimka kaqabteen kolay reer caadi mahan
@waanochanel71836 жыл бұрын
Cali xumaan iyo cadho ba ka muuqada waxaga heer kulka qayblaada hoos iskaga yara dhig wariye na sidiisi u hadal ha noqon nin reerkoda difaaca dhiigu ku kaco marka wax laga sheego 😂😂😂🤣
@hudasoyan12576 жыл бұрын
Madaxda haku mashuuln ee shaqo yeelo fasal cali waa geesi
@Somfox16 жыл бұрын
ICTIRAAF Raadin iyo Somalidiid nimo ma kula geli lahayd meel ILAAAHAY DIIDAY OO DADKANA UGA DIGAY .. BAL NALA DAWO Reerkan yar ee Somalidiidka ah ee burco iyo hargeysa meesha ictiraaf raadisku la gaadhay .. yaab .. nin walaalkii Somali ka ordaya oo soo dhawaynaya wixii ilaah nacay kzbin.info/www/bejne/eKaTeWWJnaaMj9k