ALI HARARE AND YASIN JIRA JOGA WE LIKE UR SPEACH SO MACH
@ahmeddeeq73776 жыл бұрын
Taariikhda ama date ka barnaamijka lasoogaliyay iska saxa asxaabta pageka iskaleh. Intii igu raacsan arintaan like ha iisaarto. 😄
@somaliyeyxaqiiqdumaxaytaha74736 жыл бұрын
Cali xarare program kaga adban ula socda mansha Allah halka kasi wad waxan jeclahay hawlo Inan kuso gudbiyo waxan jeclan laha Inad ilaso xidhiidho
@abdirizakahmed19776 жыл бұрын
War heestii macaneyd baad ka ilowdeen kaftan aan xajiin iyo laheen werd ku xaganeeyso ar haka ilowina next week hadu ala yirado
@amalrush17796 жыл бұрын
Abdirizak Ahmed heesta aniga xitaa waaku heestaa 😀
@abdirizakahmed19776 жыл бұрын
Amal Rush aado weyn
@bintaliahmedlogitech12356 жыл бұрын
Abdirizak Ahmed dd
@rigaaxahmed50856 жыл бұрын
cali harere laascaanood ani ayaa jooga ila soo xidhiidh warbixin wanaagsan ayaan ku siin lahaaye
@kaysesulub28124 жыл бұрын
Asc
@rumaanmohamed7916 жыл бұрын
I love this people walhi Ali iyo yassin nolada ilahay ha idin amansado
@طوبىللغرباء-ذ8و6 жыл бұрын
Wallaaahi sh/ ali warsame waa shakhsi ixtiraam mudan hala tixgaleliyo hadalkiisa sheekha wax xuduudladhahaa inuusanjirin waa wada ognahaye
@shaakiraali19846 жыл бұрын
Caliyaw wax. Xun baad baad ku soo xirtay program kii. Naagta ma xishootada ah
@awaalehinaqobcade476 жыл бұрын
Anaa kamida kuwaa boholyoobay kafftanka siyaasada
@samsungdous786 жыл бұрын
Cali xarare iyo yasiin ducale inta tagerta like isaar
@unknown-uy4no6 жыл бұрын
Samsung Dous quality and qurak
@madadaaloqosol84576 жыл бұрын
Asc cali xaraare inta maqneyd waa lagu xiisey wll Waxaan ka codsan laha arintaan soo korortey ee itobiya inaa barnamij gaar ah kaso sarto ka hor usbuuca dame barnamij khaasa Aad baan kuu tageera ✋✋✋👏👏👏👏
waa sheekha kaliya ee run sheegay in dhiig hal qof oo somaliya oo la dadiya ay khalad tahay , waliba wuu cadeeyuey in dhiga somali ka xaq badan yahay xad yar oo gaal ingiriis dhigay .. adiguna runtaad aragtay hooyo somaliyeed noolow
@faahiyefaatax67616 жыл бұрын
war shiikha saw la xidhee caliyow ... Shiikhu wuxuu ku hadalay hadal aan is idhi war ma Niyaddaadu ku jiray ...Haddaan Qurbaha joogo hadaladdaas iyo kuwo kaleba waa odhan lahaa... Soomaalida is dilaysa waa ka xumahay...!!!
@khayrdooncali31516 жыл бұрын
Jun 16 2018 mise 2018-05-17 teen raacnaa hadalka mise qoraalka. .kolley waa barnamijka aan Jeclahay
@begal82236 жыл бұрын
Warqada jecel ka kkk
@abdisamadahmed26166 жыл бұрын
Numberkina what up iso dira wan idin salamaya cali xaraare & yasin ducale
@mcmmalin18226 жыл бұрын
Abdisamad Ahmed ssomaalļ weynta
@kaafiyoabdi24816 жыл бұрын
baraha diyaasada ustaad all harare iyo yassin
@luqmaanhussein74446 жыл бұрын
2_3saacadood idinka sugaynay idinkuna 28 daqiiqadoood ayaad nala sooo hor fadhiisateeeeen insha Allah is danbe soo kordhiya waa iska ciiide
@ahmedshimales76446 жыл бұрын
BARNAMIJ KAA KAFTANKA SIYASADA TV MAXA NODIIDAN REER JABUTIHAN HADAN NAHAY MISEE REER JABUTIBAD SOMALIY MAHA
cabdi ileey caqli xumaa gaalada qaar somali ah baa ku jira ee lama habaari karo kulahaa hhh somali gaalo noqotay muxuu ku falayaa ama ugu danqanayaa murtidiinta
@hamzeabdullahi41786 жыл бұрын
Sh mustfaa ka hadlay isagoo weliba ka qiiroday waxa socda
@beforetheyear03236 жыл бұрын
Waxaan shaqo fiican ka helay Sacuudi Carabiya , Laakiin wuxuu diiday in an guursado sababtoo ah sixirka iyo sixirnimada xukuumadda
Waxan raba Inan kuso gudbiyo arimo xaqiiqa oo jira killilka Annan aniguna ka hadli Karin si.ad ubahiso waa arimaha dhinaca ciidamada deeganka iyo dulmiga ayaga haysta ooy ku shaqeyan ama ku qasabtay inay ku shaqeyan
@ashaabdullahi87316 жыл бұрын
cali xaraare kuwaa xabsigaa lagu gurayaa haku dirin yaanjeelasha lagayne
@idilahmed35706 жыл бұрын
calixaree Xuduudka duwajiraan takiinyasameeyay tajabuuti yaa sameeyaa ta Ethiopia sameeyaa Run hadad sheegay Ale Kabaq dhinac Cid hasa arin Citaafkii Ale ayaan has anaa somaliland cidna waxba kama rabto Nabar iyo naxdin iyoAdiguba xaasid nimada joojiya.
Calioow anigoo jeclaa barnaamijkaaga waxaan ahay nin reer somaliland ah markaa waxaan ka war war qabaa inaad soo fadhiisto barnaamijka dambe adigoo qori buuxa sita oo meel aan kaga gabado waayo anigoon dagaal hawada ah diyaar u ahayn.
@dosaadosee86276 жыл бұрын
😁😁😁😁👍
@liibaancabdulaahi87006 жыл бұрын
ilahayow galada jawi oo jawi
@hassanchufef33366 жыл бұрын
jacayl kas anigu i hayaa
@rumaanmohamed7916 жыл бұрын
Barnamijkoda hadu i dhaafo bas habenkaas madax xanun.com
@hawaabdi28586 жыл бұрын
Ragan ma soonki baasidan ugalay sookuwan baaba noqday
@ugaasaxmedugaas93406 жыл бұрын
nimanyahow xaqiiqa badan ayaad haysaane bal siiwada
@coolkahil6 жыл бұрын
ducada hadiiba terrorisimy naga noqoto kawarama? qosol wan rafanayaa wlh , cabdi iley umadeena Mahan, war muxuu yiri, labada duco mida fican qaado, maxaa tan virus ka ah un kugu duway.
@noorjimale51016 жыл бұрын
Heestuu ku soo gaba gabeyey waa heestii qooto qooto ee caanka ahayd ma ahan siduu u sheegay iyo fareejaan la baxaa toona hhh
Kkk l use love ❤ this show but Mr cali his show he not like Somaliland the way he talk on show when come puntland. He one side of story.. Long live Somaliland people ❤❤☪
@a.hakimsufi49106 жыл бұрын
Barnamijka wa in dhexdhexaadnimadiisii ku so celisaan
@abdishakuuraxmed52556 жыл бұрын
hhh hhhhh warqadasaba lagusoo koobay waxa somali tahay ba
@musaabdi6946 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@Somfox16 жыл бұрын
Adaan kaa war sugayaa , sida wadahadalada KHaatumo iyo somaliland walaahi waan qoslay kkk tahriib iyo warwar kkk ... fahanka kheyre iyo farmaajo ,,,,, kkkkkkkkkkk sida yasin u qosol . . kaftan run ku salayn walee kkkk
@dawsarfarshaxan12376 жыл бұрын
Markale wanagsan oo wacan isusoo noqod wanagsan
@somalilanddefendermuwaadin47586 жыл бұрын
barnaamjika dhinac buu kaa raraan yahay
@farxaanmusemuxumed99556 жыл бұрын
Waa labadii beenaale
@sakariyeaburahman6 жыл бұрын
asc cali xaraare iyo yaasiin ducaalow horta idinku dhinacbaa ka rarantihiinoo waxaa la yidhi farmaajo xagiisa uma salaama naqsataane ninki yidhi afar dakadood baan wareejinayaa taas ka soo jwaaba? farax murtiile horta waa xadhig markuu yimaado somaliland waayo wuxu usoo heesay xamar waliba kaaga sii daranta wuxu agtaagna dumar somali iyo binti land isaga oohinayaa dumarka ha ooyaan ama ha dayaan ee bal waakaase faarax murtiile ha yimaado sanad burco iyo hargeisa reerkoodiina ha soo eego anaba markii diyaaraha hargeisa ka kacdaa na duqaynaysay cidi kamay hadlayn ee marka jamhuuriyada somaliland xadkeeda suganayso maxaa ka cadheysay somali bal waakaase hadey cdaalad iyo wanaag ka shaqaynayaa ha nooga tagaan ilaa gaalkayo ama dalka hanoo kala qaybiyaan hada waa kaftan somaliyeey lama kala xanaaqaan
Asc sakariye Abdurahman ukaadi wll anagu dadka muslimiintee is laynayee dhiiga daadinaya dawan mayno oo ku farxi mayno wayo ka wax dilaya iyo ta tageersan ilhy agtiisa waa isku danbi meesha aad xuduuda ku sheegaysaan ma ilhybaa inoo qoray somaliland ahaan waa maya meesha qabiil somaliyeed baa dagan dadkuna waa wada somali oo ina carab mahaa ina xabashi maaha ee ku qanac sanaw somalinimada wll. ta labaaad diyaarada ku rushayseed sheegaso waa wax tagy ee ka imo maanta maxaa lajooga is waydiii lkn intaad waxtagay ku program sathy waxba hagaagi mayaaan Wll anu waxanahy nin Somaliland kunoool rumaysan somali nimada muse bixigaa inoo madax waynhaa uu ogol yhy somalinimada oo farmajo ayuu la shekaystaa tell phone ka oo dadkada barbara somalia ayay kalasoo hesheeyeen barigiiba imaaradka Arabta ayay u sexeen somalia ayaa ka socoty oo sexeex day ee yaaan lagu waalin oo waxkale lagu amin siin. oon lagaga shekyn diyaradbaa la inagu rusheyay iyo wxaa anagba dadba nagadhinty awayshay iyo abo yshay lkn waxasi jahilnimo dawladii wakhtigaa jirty ayay hayd eee ilaw anoo ah nin isaaqa oo abhy ku waxyeelobay oo aderaday ku nafwayeen ayaan hadana maanta rabaa inaan hore usocono oon wax qabsano somali dawlad noqono maanta imaaradkii ayaa ceebteena yidhi somaliland ma naqaan ee somalia ayaa noo saxeeday bada waar anuu waanka quusty somaliland wayo waxayku cunayaan mushaaarka yar uune yagba dankamale shacabkay program ku wadaan oo walayaaan wlhi asc
@sakariyeaburahman6 жыл бұрын
Labadiina midna qoraalkeyga xaga dambe ma akhriyin horta wllo lkn cali xaraare waa inuu u cadaalad sameeyaa somalida oo runta ka sheegaa waxaa jira
@abdim.m.q31276 жыл бұрын
Sakariye Aburahman yaasin ducale iyo cali xarare miyaysan reer somaliland ahayn mise waad ka saartay reer somaliland waxaad u taqaanaa beesha dhexe oo kaliya
@sakariyeaburahman6 жыл бұрын
Abdiqani mohamud maanaa aqaanba meelay ka soojeeda kuwaasi inay afsomali ku hadlayaanbaan arkaa malaha nimankani maaha somaliland ee waa jubaland wllo
@farxaanmusemuxumed99556 жыл бұрын
Horta nimakani ma naar afuuufa yaalbaa walee laydin baray waxaad tihiin qudhaan jecel kama duwana hoyadiin beenta ka wasa qudhun qudhun dhalay
@MohamedHassan-nw4yo6 жыл бұрын
Farxaan Muse Muxumed , Caqliga Hala kuu kordhiyo, Ku caayi Maayo, kuna Habaari maayo
@abdirizakahmed19776 жыл бұрын
Farxaan Muse Muxumed War af ku qurmonida ma xaar baad kuso quracatay saakey misa hooyada dhilo marqaansan aheyd wey kaa ilowday habarta marqaansan oo ku dhashey ineey akhlaaq wacan kugu barbariso
@OldSomLyrics6 жыл бұрын
Farxaan Muse Muxumed Nio kaagaan cay mahane wax kale ma taqaanid miya nin weyna wa tahey bila xikmo ah "Wasmo" oonba haysa
@farxaanmusemuxumed99556 жыл бұрын
maxamed wali haduu dur dur iyo dabaal galo doofar abidkii ma daahiro walee nin xumaanta shaqo mooday ayatiin male
@farxaanmusemuxumed99556 жыл бұрын
Abdirizak Ahmed mabda ka hadal lax laxi dhashay baa tahy kaga soo kale waa laguu yaqaan bilaa aragti