Wawaqti dhumid hadi la ado ma istahilo inwaqti danba lagu dhumiyo itobiyanka
@fatihhassan5020Ай бұрын
💪🇸🇴
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Lafta galen wa Khainu wadan Axmar ah Munafaq xun weye o amar ka qadan haya Abiy iyo itoobiya sida darted wa in talabo laga qada
@abbdllАй бұрын
Hadii ay itoobiya dhisho xasan sheekh. Ama ay xerto maxaa dhacayo
@AliALI-fi4rhАй бұрын
Washukran
@CabdiraxmankaАй бұрын
Laftagareen waa mucjiso ee xabsiga hala dhigo xasan m weyne wadani ah ilaahow noo xafido madax wey na heena xasan shiiq maxamud waa ninka Dacwadì- bada ee kenya nagu qabsatay Dacwadì aya bada nalokugu so celiyay hada marlabad waa m weynaha itoobiya siyasada ugu wanagsana ku difaacay dalkeena daaroodku waa dad qabiili ah dacaayadisa un bey wadan markas beey madaxda daarood ka noo amaanan hawiye waa dad dacad ah m weyne wardi wey amaanan laakiin weli arki meysid- daarood amaanaya- madaxda hawiye taas waa arin aan mudo- badan aan cilmi baaris kujiray
@AleemZani-nw4xhАй бұрын
Lafta gareen waa in Laso xiraa
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya illahay ha guleyo insha Allah
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487Ай бұрын
Wari somaliyedow mw konr gbt wax makosaa ah malahan wayoyo koxdan damul,jadiid aya ayax ah oo bilabaye xiligi eye xokonka imadenba bilawaye damaca qabsasha magalada baraawe dagalna halkas karidaye wadna ogtahaye markasu laftagaren bilawaye inu itobiyanka isku ilaliyo danbana ku qasabtaye wana nin dowladeesi werar ku tahaye asna waa isdifacayaa Hassan sheik bana qaldaan
@OmarMohamed-db3iyАй бұрын
Dowlaad kama jirto mugdishu mooryan iyo dameeraley ayaa dalka qabsatay Hassan dhiiqo ayaa masuulka ah problem somaliya heesta.tuug weeyo Hassan.
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Lafta galen itoobiya iyo Abiy aya ku shaqaysan haya o u amar ka qadan haya e wa in talabo cad laga qada Munafaqa lafta galen
@hawayassin7172Ай бұрын
Been low
@shan-maalsomali8533Ай бұрын
Turkigaa soo gurmaday ayuu dhahay waa beentii xasan sheekh Adeeraw turki maaha soomaali lakin dantiisa ayuu ka shaqaysanayaan bada soomaaliya ma difaaci karo mana jirto tukriga in uu dhahay bada Anigaa difaacaya Turkigu dan badan ayuu Ethiopia KALEEYahay