Daawo Waxa Maanta kala Qabsaday maxkamadda iyo gabdhihii Tiktolk Layda Maxaad Ucayday Ayaa Kadhacday

  Рет қаралды 36,203

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@abdilleabdinoor3338
@abdilleabdinoor3338 Ай бұрын
Asc, mashaa Allaah, sida sharafta iyo xurnimada badan oo gabdhaha u wareysanayo xaakimka waan ku bogaadinayaa.
@abdinasirbered1753
@abdinasirbered1753 Ай бұрын
Waxaad isu fiirisaan gabdhaha kiimakada jirkooda mariyey iyo kuwa aan isticmaalin sey u kala duwan yihiin
@yasminadan9519
@yasminadan9519 Ай бұрын
caay maxay dhibee gabdhaha is ka dhaafa
@NimoHashi-y4o
@NimoHashi-y4o Ай бұрын
Dowlada ayaaba 4.5 ku dhisan waxaan waa rueaayad war gabdhaha iska fasaxa !!!!!!
@IbrahimDahir-vs1ie
@IbrahimDahir-vs1ie 29 күн бұрын
Weyba iskakosleysaa sacadiyada 😂
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Ай бұрын
Subxaana laah bal gabdhahan wajiyadoodu sidey u egyihiin fiiriya kiimakada iska daaya gabdhow waadna ceebowdeene ka baxa sooshal miidiyaha aad ku fasahaadeen oo illaashada diintiina
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Ай бұрын
Farxiyo soona waa legend mad haddal cad 👌😂😂😂
@AhmeddaauudAhmeddaauud
@AhmeddaauudAhmeddaauud Ай бұрын
Gabdhaha haaririhiyaakusoobaxee iska daaya
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Stadium muqdisho iyo ciyaarihii waa la eeday
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m Ай бұрын
Waxa igu daran sidey gabdhahan iskaga dhigayan masakin marki lagu jiro TikTok gane wa labaqbaq leyna osidan hada maxkaamada horteda ne san iskaga dhigesan masakin o ilaahey masan iyo kabadan oga baqdin malin kasto koley kher mesha kuma henine
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
Dadkan marka ugu horeeyay waa in waalidiintoodu barto sax iyo khaladka they have to learn or teach them what's wrong and what's right
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Ma nagahaan waa weyn ba waqtigaan la barada qalad iyo sax
@SaidMohamud9
@SaidMohamud9 Ай бұрын
Dowladu maxaa ka galay wax tiktok lagu dhax yiri mesha xoriyad ma jirto miyaa
@akabdi9732
@akabdi9732 Ай бұрын
Xoriyada xad bay leedahay kaad adugu joogtid waad u hogaansantaa laakin kan waxaad leedahay xoriyad malaha bal kaad adiga joogtid haduu qurbahaha yahay bal suubi fal dadka lagu abaabulaya bal halagu daayee
@SaidMohamud9
@SaidMohamud9 Ай бұрын
@@akabdi9732 meesha joogo wax free speech la dhaho ka jiro dadka laguma qabasado wax ay sociel media ka dheheen
@SaidMohamud9
@SaidMohamud9 Ай бұрын
@@akabdi9732 dowlada somalia wax kaloo qabato may way day dadkan la layneyo may amankeeda Sugto
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Dadkan weyfiicneyd fidno ayey kicinayen qabiilada indooda seflaboodyasha
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me Ай бұрын
Wlhi shaqo fiicanbay hayaan dadkii bilaa edebta ahaa iyo qawmu luuudki oo dhanbay qabqabten alx ilaahay umada way fasahaa diyeene umada ha kaqabto tiktok na rabbi haynaga xidho
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
Foodleydan ha la dhankadeeyo.
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 Ай бұрын
Inkiraat badanaa oo caqli yaraa
@axmedhussein5721
@axmedhussein5721 Ай бұрын
Wadanki ayaaabo fasal kadhigteen..layaaab waye
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Qoftan wey wareertay waxba kamajawabi karto
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
War Naanaysta ragga ayaa lagu ogaaye goorma ayay dumarkiina Naasaysta yeesheen?😂😂 Waa dumar xishoodkii ka dhammaday!!!
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 Ай бұрын
Camri la egyhiin fiiri
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Watu ya kiimiko!!!!!!!
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Nin furun laheen wuu kufurtaa seku aragtay hadan wax firsanin markey dowlad dhacday sigis furmay saf logalay boski nagaha kadibna iney lakaxeyo tababar dhiig qalid qof markas dib unoqon qofki lala faqa hebel oo galay sidas kudhacday ugubiray ana maracin
@ubahali783
@ubahali783 Ай бұрын
Wayba iska qosqoslayaan dad cabsanayaba maaha. Waa shayaadiin u baahan dadka in laga qabto.
@MohMoh-te4ee
@MohMoh-te4ee Ай бұрын
Kuwani aadab ma laha ee dhaqan celin haloo sameeyo
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Aadaabt hala baro.
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
Scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw ❤️ scwscw 100 💯 scwsscwscw 🎉
@Fotballlover-px3uw
@Fotballlover-px3uw 2 күн бұрын
Ar naaguhu fulaysanaa siday indhaha utaagayaan baa layaabay
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Ай бұрын
War gabadah iska siidaya
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
FARXIYO SONA WAATII XABAADA RIIDEESEY MAALIINTII HASSAN SHIIKH WAA QABIILESAATO WEEN
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Ай бұрын
Hhhhhgghh wwr meeshan dad nool ma idin soo xidhanine dad dhawac u ah diyano xanunsan baad soo xaraysen baga manta aad dariq rajo samaysen boliska
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
Beentooda halagu siiyo xabsi dheer. Ilmo yar oo shan jira ah oo khaladkiisa inkiraayo camal ay u hadlaayaan. Libaaxyo bay ahaayeen camerada gadaasheeda. Waligood Shaw Yac lama dhihin.
@OmarBare-m2l
@OmarBare-m2l Ай бұрын
War gabdhaha daawadoodii usoo gada
@IkhlaasCabdi-mv5uu
@IkhlaasCabdi-mv5uu Ай бұрын
😂😂
@kaireoma6206
@kaireoma6206 Ай бұрын
Asc su'aal eedaytu ma dumarka umbay qabataa waa yaabey bal daawo waxan dhacaaya ? Maxoog sheegashaa aaway ragii dadka dhameeyay ? Maxaa loosoo eeday waayay ? Waa meel xaqdaradii ay madax katahay oo maxas lagu tumanaayo warkale maleh
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Markii hore libaax hadana hadal kooda cabsi alxamdulilaah cadalada lagama sareeyo qabylad iyo qabiil laysku dagalayo may san arag qaad kood
@MawliidDayib755
@MawliidDayib755 Ай бұрын
Waa beentood
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯💯🎉🎉
@anwarismailgedu5409
@anwarismailgedu5409 Ай бұрын
Halaxidho kuwan beentood weeye
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 Ай бұрын
Inkir unbay aqaanaan
@IbrahimDahir-vs1ie
@IbrahimDahir-vs1ie 29 күн бұрын
Kkkk tuug laqabtey talo maleh aa maqlijirey video ga kaftankaftanle waye kulaha
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
😅😅😅😅😅Waar cWaanakan hablaha iskaga taga waxani xaakin maaha
@akabdi9732
@akabdi9732 Ай бұрын
Ma waxaad rabtay inuu wadanka fowdo noqdo maxaa ku dhibaya in waxii akhlaaq xumo wado wax laga qabto
@akabdi9732
@akabdi9732 Ай бұрын
Ma waxaad diidantahay in waxii xumaan wado la soo qabto mise waxaad leedahay iyaga waa xor
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
9 Qiso Oo Qosal Badan Oo Kusabsan Marqanka
19:40
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 34 М.
70 jir Kooxda AS lacago siin Jiray oo Maanta xukun adag lagu riday
14:14
ARRINKA BAYDHABO WUU ADQGYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 12 September 2024
30:10
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44