Wow maanshaa allaah guul wayn Soomaaliya waa soo noqotay cadowga Soomaaliyeed na waa uu ka naxaayaa horumarka dalkeena. Ilaahay hanoo xafido dadka Soomaaliyeed iyo dalkeena Soomaaliyeed aamiin.
@fadumonurhassan91Ай бұрын
Ilaah ha xafido Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeedba ❤
@Aaron28999Ай бұрын
Ireland dowladaha kale noolama sina soo dhaweyn gaar ah rerkaas haloo muujiyo Soomaaliyeey, waa gob jabtay sideena oo kale, waana dal siyaasadooda ku taageera dadyowga faraha badan ee lagu dulminayo siyaasada caalamka ama dalalka kibray ku xadgudbayaan
@mahad731Ай бұрын
Soomaaliya ha noolaayo aamiin
@KorKagosoАй бұрын
Saakabasho ❤wacan
@Bashi-h8wАй бұрын
Fila Uganda xay ahayd
@AlaaleAlaale-kq1qrАй бұрын
Hormar la gaaray
@dargo114Ай бұрын
Qofkasta Somaliya ee kaamirada hor-fariista Af-Somaali waa hilmaamaa? Maxaa
@abdiahmed9590Ай бұрын
Somaliya horey ha usocoto
@johnhennery5780Ай бұрын
😂😂😂😂at 3:36, that dude speaks more English than Somali. But his English is like 😂😂😂😂
@fadumaali4556Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@calasowcalas6583Ай бұрын
Room room dhalay( villa somaaliya)
@alkhayratmedia5956Ай бұрын
Anfac ma damiljadiid baa shaqaalaysiisay ayaan dhexdhexaad ma ahan wuxuu doonuu dadka u shegaa beentaana kubadan
@somaliasomalibaleh7822Ай бұрын
Yaa soo dhoweeynaya safiirada u fiirsada gabadhiisa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣