DEG DEG QM oo cuna-qabaten hubka ah kusoo rogeeysa, & warshadahii hubka oo la xiraayo, PSF oo

  Рет қаралды 25,219

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Albaabada ilaahoow loo laabo warshadaha Ethiopia ee hubka soo saaro yaa rabi
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Ilaahoow Saciid Dani Madaxweyne Soomaaliya ha uga dhigin Ethiopian ayuuba Soomaaliya keeni lahaa oo uu ku xasuuqi lahaa dadka Hawiye, sidii uu C/laahi Yuusu sameeyay oo kale ee haleeyska qabto Aamiin malahan.
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
ABEY WAA SHIIDAY HUBKA WUXUU U GADAAYO WAA BUSAARAD.
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Haddii argagixiso jirto waa xasan shiikh iyo dabadhilifyadiisa iyo beeshiida hawiye.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Hawiye yu ku wasiin
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
​@@AbuukarMohamed-v4t oromo waaye qofkaan sidaan u hadlaayo. Iska jira. Waxeey doonayaan ineey isku diraan qabiilada soomaalida ah iska jira. Oromo af soomaaliga taqaano baa lagu soo fasaxay baraha dadweynaha. War hooy ka digtoonaada.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Bro wa fahamay aniga
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Ilaahoow Saciid Dani Madaxweyne Soomaaliya ha uga dhigin Ethiopian ayuuba Soomaaliya keeni lahaa oo uu ku xasuuqi lahaa dadka Hawiye, sidii uu C/laahi Yuusu sameeyay oo kale ee haleeyska qabto Aamiin malahan.Saciid Dani waa nabad diid ee raga aqliga u saaxiibka leh ha iska qabtaan inteey goori goor tahay Inshaa Allaah
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Saciid Dani waa qaa’inul wadan ee halasoo qabto ee ilaah umada haka qabto yaa rabi
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 Ай бұрын
Adunka wuxu xaqijie Abi gerul masulnimadisa
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Xasan sheekh wuxu donaya inu puntland kala jaro oo idku diro
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Oromo baa tahay. Isku dirka. Soomaaliya baad dooneeysaa waa lagu fahmay.
@ironboy436
@ironboy436 Ай бұрын
Bismilah. S.n.m. cabsulaahi dani tororiste mooriyan ah aan war maqlin soomaaliya amaanka qâra imada soomaaliya meel ween uga dhacay siyaasi lâma yiraa waa nin maafiya ah dani saciid dani xumun danbe soomaaliya yuuka qaban dani xoog ayuu rabaa saciid dani dad sheeye ayuu usha qeeyaa imaaraadka iyo itoobiya ayuu lasocdaa beenlama rabo sciid dani abiya dabin ayuu udhigtay dani waa ku dhacay maafiya soomaaliy a hubka soogaliyo ayuu noqday caalamka shalay waala waa wada arkay saciidani waa isku dheelay.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa Ай бұрын
Dani asagaa itoobiyo madax u hoorsaday itoobiyo maciin biday waana ninka itoobiyo kalkaal
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Ай бұрын
Beenaale beenaale dhalay yaa saari kara ma xamar baaad moodaa meesha 😂😂😂
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
DENI IYO XASAN SHEEKH WAA ISKU MID, WAA LABA DANAYSTE OO LABADUBA QARANIMO KA FOGTAHAY, WAXAY ISKU DAGAALSANYIHIIN WAA DANAHOODA QAASKA AH, OO AH MAAL IYO HUNGURI IYO JAGOOYIN. LABADUBA WAA MAXAAN CUNAA, WAXA IGA SOO HARANA CARUURTAYDA IYO NAAGAHAYGA AYAAN SIINA. WAA ISKU DABEECAD LABADOODU.
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 Ай бұрын
Harts maxaa loga daba ordayaa Ragan Amxaarks lef lefaya Halla kalla yaaco ninkui dhof ku yimid bey geeridu dhibey saa Hanoogu Caga jugleynina Meeshad ka gashaan ban ka geleynaa
@KatunAdan
@KatunAdan Ай бұрын
Guul cidamada Qalabka soda ee Juboln
@hussainabdi5858
@hussainabdi5858 Ай бұрын
Waxaa loo bahanyahay saciid dani waxa uu sheegayo in uu naftisa ka bilaabo waxaa somaliya duminaya ee cadwga u soo kaashaday waa dani waxaa la yiri carabi inta ku nabiibto ayey nabiga kaaga hormarta hada dani dawladnimada somaliya asgaa duminaya hadana qaylinaya ee somaliyey gartaas gala
@KassimAre
@KassimAre Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Maxaan kula yabaay
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o Ай бұрын
Cuna qabataytu waa somaaliya qadaad weyn wxaba fahmimeysaane ma dawlad baa ka jirta somaliya
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Oromo aya tahay somaliya xaa ka galay adiga amxarow
@calixuseen4324
@calixuseen4324 Ай бұрын
Asc haa waa udiyaar hadduu ebebdarada daynayo dhaqanxumad mweynuhu
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Beenta nagaa daa tuug
@hawamohamed4169
@hawamohamed4169 Ай бұрын
Mòryaan beenloow. Itoobiya markay idin soo isticmaalaysay dumista Quranka Soomaaliyeed 1991 waxay ahaayeen geesiyaal😅😅 hadana😢😢
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Ай бұрын
Beenloow beenloow
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
Ethiopia 's start to trading wepones to their neigbers and terorest in somalia ,why?
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Ай бұрын
Deni waa qaainu wadan maxkamad in lasoo taago u baahan; Muuse Biixi waaba dil.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 630
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 36 МЛН
My MEAN sister annoys me! 😡 Use this gadget #hack
00:24
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 29 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18