Wa runtiis madaxweynaha. Somaliweyn ha is raacdo oo axmarada ha laga fogaado
@sidiiqmaxamed-pg6nm4 ай бұрын
Muuse biixi cabdi buu sheegaya Muuse biixi askari ka tirsana ciidamada cirka ee soomaliya 🇸🇴 ayuu aha wuxuna la dagaalamayey Ethiopia 🇪🇹 Marka imikana Muuse biixi cabdi laandheere Manta ka ooyisiyey
@khadrayusuf51224 ай бұрын
Xasan sheekhow somali laan talo kaagama .baahna idiga iya dawladaada fa shil ah soomai laan watashata adigu is xoor
@firdowsmusay-ze9gs4 ай бұрын
maanta wuu hadlay xasan sheekh guul hada lagu taageerikara oo madaxweyne u eekaatay guul iyo gobonimo
@abuhanaan90094 ай бұрын
Xasan doorashadaa rajo wayn buu Ka qabaa waayo Muusaa cashar u dhigay oo uu mari waayey markaa Wuu Soo noqonayaa ku bushaarayso
@abdullahiomarali52414 ай бұрын
INTAAD LEEDHEY DADKA WOOYI DAGAN SOW DAFIRAD AAD DAFIRSO GOAANKII SHACABKA EE L SOO NOQDEN CALANKOODI 1991 UGU YEEDH SOMALILND MADAAMA TUULYINKA KALE UGA YEDHI JUBLAND PUNTLND
@Darwiish-Sool4 ай бұрын
Shacabkeenma beesha Iddooor 😂 war niyoow dadkiina dhinac karaaca hadii kale idinkoo sidan ka futo xun baad raaci doontaan
@cawlfaraarecawlfaraare41904 ай бұрын
Rayigayagu waa sooomaaliland miyaad ka xuntahay madigaa xasanow rayi haya kii siyad bare ayaad haysaa doorashada maxaa kaa galay tamale mouse biixi ayaa la dooranayaa ku bishaarayso midnimo ayuunbaad sheegtaa nooca midnimada aad maalinwalba sheegto waa mi noocee ah
@abdullahiomarali52414 ай бұрын
MIDNIMO AAN IDINLA MIDOWNAA CADAABTA NAGA XIDGTAA ETHOPIA WAA WALALHAYO
@gigachad98794 ай бұрын
Ittoobiya iyo ingiriisku ha ku wassaaan Munaafaq
@gigachad98794 ай бұрын
Sheydaan madoobe inaad dhimataa somaali u fiican
@SebastianWedam-c9d2 ай бұрын
I from in Somaliland Love Iran
@Baaruuda20244 ай бұрын
Argagixiso iyo faqash mooyee maxaad tihiinee kalle
@HassanAbdulkadir-wm2fw4 ай бұрын
❤Gut thinks Mister Präsident
@laylaahmed75594 ай бұрын
Huwan ilaa faqssh
@caydaruusshekhahmed6864 ай бұрын
Manaafaq munaafaq dhalay nacala waalidka kuyaal sool waa nika soo hubeeyay hadana Awdal buu Hubaynaya Afkana Sidan Ayuu inaga leeyahay Wallaahi oo bilaahi kitaab ayaan gacanta ku saaraya dagaalka sool in uu isagu ka danbeeyo hadna jabuuti uu ciidan ciise iyo samroon u badan ku ururinaayo
Xasan duufle somaland miyaad cawryi hoyadaa anakaa wasna is xoree hees runa oo ka hadlaysa waxa aad tihiin aya so socota daaha gaas Ma banaadir baan burindi xukumun Ma banaadirbaan alla daaha garacsanaa Waligaa masaajidada ka so ooy
@nuraali55144 ай бұрын
Oromow, Soomaaliweyn ka dhex bax. Arintani, Soomaaliweyn uun beey u taalaa.
@lyla61694 ай бұрын
Adigaa ka mid ah kuwa wali sistamka dawladeed ku dilaa ya awaliba qabsoo siyaad wuukaa ragadimo badnaa taladaad wadana waxa kaaga baahan kuwa aad hpgaan utahay eed arintooda hayso tani wey socotey kasamir kasamir
HASSAN XABALE QOTE SIYAD BARRE DALKA LAGA SAREY NACEYBKA ISAAQ WALAAHI MAGAC ILLHEY BAN KU DHAARTEE ADNA KA GUULAYSAN MAYSID KA KUGU XIGAN KU GUUSAYSAN MAAO
@abdullahiomarali52414 ай бұрын
HASSAN DAMEER SAWDIGAA DAGLAKII SOOL SOOL HUBIYEY SAWDIGII U YEEDHEY JABHDA AWDAL REER KUNFUR BEEN KAMA KORAN
@ahmednur93834 ай бұрын
Faysal Ali Waraabe kamid ahaa
@oamaer4 ай бұрын
Faysal Cali Waraabe wa alshabab weyn
@nuraali55144 ай бұрын
Madaxda Soomaaliyeed, faraha ka la bax. Faysal Cali Waraabe, sharaf ayuu leeyahay❤️.
@falisa5764 ай бұрын
Muuse biixi ku jiray
@fathaibrahim70794 ай бұрын
Waxaa nasiib daro ah hadii neefkii ciyaba loo sabciyo Maxaa dadkii soomaaliyeed damiirka ka qaaday
@osmanmohamed68934 ай бұрын
Wax buu ogyahay .yarkii habar awal yaa dilay tolow
@MahmudAhmed-y1b4 ай бұрын
Si fiican buu Reer Isaaq wax ugu sheegey, macalin askarta Hargeysa cashar siiyey weeye.
@mubarigyusufawed70754 ай бұрын
Xasan duufle
@abdullahiomarali52414 ай бұрын
WAA RUN KOONFUR MAXAA NAG SOO XIGA DAWLADNIMO XUMO CIIDAN IYO SARAAKIIL BILAA NIDAAM AH OO DHALIYRO DARJO KA WEYN LO WADDA XIDHIEY
@abdillahimohamoud77504 ай бұрын
Mar labradorite baanu dooranaynaa Muuse Biixi Cabdi maxaa kaa galay Somaliland wasr taada u tasho hhhhhhhh
@nuraali55144 ай бұрын
❤️aabbo Hassan Sheekh iyo Soomaalida kaleba guul.
@falisa5764 ай бұрын
Somaliland waxay ka mid tahay Maamul gobaleedyada dalka ka jira Xasan sheikh baana madaxweyne u ah
@abdillahimohamoud77504 ай бұрын
@@falisa576 adigana guskaygaa madaxweyne kuu ah
@yasinyusuf56294 ай бұрын
Oo yaaba kuu soo socda sheekhow Kulahaa rayi aakhir la imaada Adaa ku khafiifay somaliland oo shaqadii shacabka soomaaliya kuu doorteen dayacay oo hadba meel u safrayo sidii habar waalan xaga u orod hadana xaga see camal.niyohow shaqadaada garo reer somaliland shaqo ka dhigan
@kinggoldsolomoncslm89544 ай бұрын
Doofar abgal
@mubarigyusufawed70754 ай бұрын
Oohin badanaa laxdani
@abdullahiomarali52414 ай бұрын
HORTA DADKA CIIDNAKI DHIBEY ISAAQ BAAY AHAAYEN WNU SAAMXNEY DHAMAAN SARKIISHII REER SOMALILND EE SIYD BARRE LA SHAQEYSTEY MADMAN ISKU MEEL DAGANAHEY LAKIIN MA SAMAXEYNO KUWAN U DHALAN SOMALILND
@KhadarIsmaciil-ed8fr4 ай бұрын
Kani waa 0 wlhi
@abdillahimohamoud77504 ай бұрын
Tuug tuug dhalay Muuse wuu kaa badiyay
@makebravo71333 ай бұрын
XASAN DHUUSO
@Hodan-pd8ix4 ай бұрын
Xasan saasaa lagan rabaa ha Bodhan Haan idinkusooduulayaa ku ducee maamulkoo LA bedelo
@fosiali2634 ай бұрын
Tuug beenaale ah
@OmarXassan-rr4eh4 ай бұрын
Aadan madowe waa gudoomiyaha baarlamaanka fadaralka soomaaliya,runti waxa ayaan daro ah in dad tuugo ah l
@aragsan56904 ай бұрын
Muuse askari soomaaliya ayuu ahaay.
@AbdiWarsame-gw7oq4 ай бұрын
Munaafiq gurguurte dhiigi aad dheegaysey Aad lahayd waan daadinayaa mee adeer tan siyaad baa suuli kaga dhintay Adiga oo birindi futadaada ilaaliso ba waa waxaad macnaysaa Dalka waan aqaana o bahal iga da wayn oo aan ka didaa ma jooge Iga daa hargoolow durbaanka iyo daasadaha madhan
@ayandahirmohamed11884 ай бұрын
Labawajile
@foos814 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@osmangiire13494 ай бұрын
You cannot argue with logic! kzbin.infovOfXPzPv-AU?si=3sI7onUXZp7UqSBh Kaalay adiga kii Juudaan soo kaarikeeyey matihidoo?😂 SSC-Khaatumo: Guul!
@DH-yi5dx4 ай бұрын
ALA ALA SIDA LAYSKALA LEEYAY DAY, ADEER RAGII NAXOREEYAY EE NAFTA EE KURKA USOO DHIGTAY SOMALILAND AYAA NAHAYSTA IYAGA CID AAN AHAYN ISUMA AAMINAYNO
@nuraali55144 ай бұрын
Oromow, Soomaaliweyn ka dhex bax.
@Hootho4 ай бұрын
Beenaale cadow aan adiga lehay ma lehin waan run somali oo dhan ayaa isku kaaya isku tegay maxaa indhaha layskaga ridey hadii aad doonaysa walaalnimo maaha sida noola dhaqmaysan sida aan ku gaadhi ka walaalnimo
@osmangiire13494 ай бұрын
Culusoow 😂 Aa qabuuro qodatid😂 laakiin calanka Soomaaliyeed aa harsaneysaa😂 🇸🇴 Guul!
@SiciidHosen4 ай бұрын
Xasan dhirbaxane Isaaq buu ku calaacalyaa in danihiisq uu ku gaaro balamanka kujira in u fududeeyaan codadka xaaraanta Aadan madoobey xaraan cune
@ifoonghauri40464 ай бұрын
Ninkii tiisa daryeela ayaa tukake ku daro. Agigu aduunka aad baryaysaan waa la joojiyay nagu waalo dadkaad reer soomaliland baad doonaysaa in aad isku dirto. Nagu waalo bye
@fathaibrahim70794 ай бұрын
Xasan,xoolo Xasan Neef, ma beentiisii uu lahaa soomaali heshiisa,ayuu dalkii nabada ahaa uu doonayaa inuu dab ka shiso Yaa xoolo madax ka dhigtay,kkkkk
@OmarXassan-rr4eh4 ай бұрын
Aadan madowe waa tuug,waa qaa'inul wadan,waa nin caade qaate.