Subxanallah wa waxlagaxumado masuuliyadarada raagan iyo dumarka meesha noo dhooban
@NurRobleАй бұрын
Wakan waa imtixaan ilaah wadankaan u soo diray ilaa maxaakiintii nin mar baarlamaanka badii uu kenya u saxiixay baabi iyeen ayaa rajo kale in uu wadankaan xukumo maalinkasta darsi cusub ayuu noo dhigayaa kaama mersan kkkkkkk
@AliAli-yl5rhАй бұрын
Cc shakuurow laba joogo xili laga hadlo waxbarasho dalka waa lagu soo duulay waa inaad ka hadashaan sidii dalkaan cadawga looga difaacilaa mase itoobiya ayaad lajirtaan siday ucadaysteen qaar idinka mida
@cabdiwaduud8467Ай бұрын
Kuwaan Naftooda Maaraayn Waayey hataa duulimaad loo ogalaayn Miyaa Waxbarasho Maaraayn kara
@DeeqMohamed-sz2ufАй бұрын
Kwaan wax ay cunaan xaaraan ubadkooda xaaraan ayey ku koriyaan.masuul ma ahan dadkaan meesha fadhiyo. Qof ayaa hadlayo lama dhageen sanaayo mid bo mid ayuu lahadlaa. Sumcada wadanka ayey ku cayarayaan.aduunka ayaa idin daawanooyo sharafta wadanka noo ilaaliya dhiladi idin dhashay wase