Rajada Muuse Biixi iyo isbadalka Somaliland" Sh Abdirahman Bashiir"

  Рет қаралды 80,771

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 393
@jamaalabdi
@jamaalabdi Күн бұрын
Caydu waa ceeb ee cayda iska daaya Asxaabeey Somaliland Somalilanders baa leh iyagaana dooranaya qof ka ay dan u arkaan insha allah ilaahay na wuxuu inoo doorayaa kii khayr inoogu jiro Doorashada waxaa ka weyn Somaliland oo sii jirta❤❤❤ We're Somalilanders 💪 💪 💪 💪
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Күн бұрын
Adeer slland waa sland
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Күн бұрын
Somaliland ee jir oo joog aamiin aamiin I ❤ Somaliland so much May Allah bless us all❤❤
@aminamahamoud4645
@aminamahamoud4645 Күн бұрын
Sheekh inaad somaliland kutilmaato dalka somaliland sheegato waa kugu khalad waayo waxaanu nahay dal jira oo layidhaahdo somaliland
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 Күн бұрын
Ma beenti aya weli wadaa Nayroobi anaga xukuna , Zoomalia is not Government its Failed state
@ajm13131
@ajm13131 Күн бұрын
Aduunku kuma yaqaano walal adiga uun baa isku caano shubay.
@abwaansugun
@abwaansugun Күн бұрын
Intaynu reer reer isu haysano calacalin waayo inagiibaan isu uur fayoobayn
@TherealNomad01
@TherealNomad01 Күн бұрын
Adiga uunbaa iska uunsaday ee meel fadhiiso qaranka habraha😂
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Күн бұрын
Anaa kuleh waa dal waana jaarka xalaasha ah horay usocda
@YusufAbdi-y4i
@YusufAbdi-y4i Күн бұрын
Shiikh aan ku saxo, Muse Bixi wuxuu yidhi u codeeya ururka Hillaac iyo Axmed I. Samatar, ma aha Barwaaqo. Arrinta iska sax Shiikhow, Allah haku xafido.
@nusumkate123
@nusumkate123 Күн бұрын
Waa beenale xaaran ah....Kani sheekh maaha!!
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 21 сағат бұрын
@@nusumkate123 waa oday faqasha oo beenaale ah waakii lahaa dumarku waa dameer kkkkkkkkkkkk
@abdihoori4524
@abdihoori4524 Күн бұрын
Shiikh kolay adigu dadka somaliland diidan batahay lkn muuse wa solabanaya ismail geele iyo Hassan shiikh isku halmar bay wada dhimanayan ku busharayso😮 somaliland guul
@NuurCeyte
@NuurCeyte Күн бұрын
😂
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Күн бұрын
Hambalyo madaxwayne Muuse Biixi wuu guulaystay guul inshaa allaah
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Күн бұрын
Muuse biixi ayaa soo Laabanaya shacabkaygow Muuse biixi doorta👏🏾
@nasirali1665
@nasirali1665 Күн бұрын
Sheekh Jazaka Allahu.khayr dadkani kuma fahmayan oo.CADIFAD aya lagu xidhay si aanay u fikirin ,caqliga iyo cilmigaba waxa kalawayn.CADIFADA waxanan odhan.karna.waa dad.xidhan una bahan in la.xoreeyo...
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Күн бұрын
Miskina yaad tahay adigu aad wax xorayside
@nasirali1665
@nasirali1665 Күн бұрын
@@UmuHudayfa-qf7iq dad Qabiil u xidhan ban nahay
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Күн бұрын
Hambalyo madaxwayne Muuse Biixi wuu soo baxay wuu guulaystay hambalyo inshaa allaah
@ugbaadmohammed9648
@ugbaadmohammed9648 Күн бұрын
Allow nabad noogu dhamee doorashada guushan na sii🧡🧡🧡🧡
@nuuramuhumed4358
@nuuramuhumed4358 Күн бұрын
Sheekh alle hakubarakeeye nosoducee in illaahay nabad noogudhameeyo
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 21 сағат бұрын
kani sheekh maaha waa munaafaq
@mahamad7113.....
@mahamad7113..... Күн бұрын
Madaxwayne muuse bixi abdi waa halyay jecel dalka isagana gulaysanaya
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Күн бұрын
Beentaa.qabyalada jooji
@abdihoori4524
@abdihoori4524 Күн бұрын
Waxyar ba ka haray muuse pilot somali wayn baroor ba utala insha Allah guul somaliland
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Күн бұрын
😂😂😂😂 dalkuu jecelyahay sida kamuu yelen dalka hadu jecelyahay ilahay inoguma soceliyo Insha Allah
@Weliwaqal
@Weliwaqal Күн бұрын
Ilahayow jaceyl wuxu yahay na bar😮
@NuraQallib
@NuraQallib Күн бұрын
Muuse maguulaysa nayo insha allaahu
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 Күн бұрын
Maxaa kaa galay SOMALILAND, SOOW ADIGA LA COLKA AH EE bidduuni sabab NECEB ee Ku xaasidka ah?
@InaAhmedAwhasan-ut6vf
@InaAhmedAwhasan-ut6vf Күн бұрын
Sh Cabdirahmaan bashiir Somaliland haku qaldin jabuuti Somaliland is country
@abdillahiabdirahman3317
@abdillahiabdirahman3317 Күн бұрын
Caadifada iyo siyaasada kala saar wad ogtahay in ictiraaf an raadinayno cidna kama qarsoona
@InaAhmedAwhasan-ut6vf
@InaAhmedAwhasan-ut6vf Күн бұрын
Markaa dawlad nimadu ma ictiraafba anigu waxaan raadinayaa waa ictraafkii aan adiga kusiyeey markaa mar kaste Somaliland waa Dawlad
@abdillahiabdirahman3317
@abdillahiabdirahman3317 Күн бұрын
​@InaAhmedAwhasan-ut6vf djibouti iyo somaliland ayad is barbar dhigtay oo jabuuti iyadu kursi bay UN iyo ARAB LEAGUE ku leedahay inagana madaxweyneheenu ayaa marku marykan tagayay loo baryay in ay madaxdu la kulmaan markaa dowlad ayaanu nahay lkn ictiraaf la'aan sidu madaxweynuhu sheegay de horumar ma samyn karno weyn dowladaha (aduunka) lama shaqyn karno si madaxbanaan
@InaAhmedAwhasan-ut6vf
@InaAhmedAwhasan-ut6vf Күн бұрын
@abdillahiabdirahman3317 jabuuti waa tuulada geele kursigu mee 100 dawladood oo muslimiin ah waxa ka awood weyn waa Uk sababtu waa veto waxaasi ma cadaaladbaa
@Ahmedobsiye
@Ahmedobsiye Күн бұрын
Sheikhow faragalinta nagaha dahaa please somaliland waa dadka ugu xadiiraan somali oo dhan
@maxamuudcabdiqaadir6088
@maxamuudcabdiqaadir6088 Күн бұрын
waa sheekh cabdiraxmaan bashiir walaahi ma arag nin ka aragti iyo sharax wanaagsan sheekh alle haku barakeeyo
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Күн бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Sh Abdirahman Allah ha noo kaa xafido ❤❤❤❤❤❤
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t Күн бұрын
Muusebiixi cabdi xildiid rooble ilaahow cimrigiisa dheereee kulmye guul inshallah
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Күн бұрын
Aamin ilahayow karaamee, wa madaxweyneheenii lkn Isbadalku ha guulaysto insha Allah
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Күн бұрын
Ilahay inoguma soceliyo Insha Allah
@nimcoceelabe8873
@nimcoceelabe8873 Күн бұрын
Allahuma amiin
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 21 сағат бұрын
@@maxamedyuusuf6593 daani iyo baranbaro ayaa kusoo dareeray muuse ee Allow guulee Amiin
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 20 сағат бұрын
@@abdirashidhassan5027 Alle hanagu soo celiyo faqash wadnuu ku dhac
@saidmohamed8214
@saidmohamed8214 Күн бұрын
Asc Sheikh Bashiir wuxuu ahaa Ciidanka cirka baarakallaahufiik
@abdicasiiscabdilahi7693
@abdicasiiscabdilahi7693 Күн бұрын
Sheekhaw taasi waa Fikirkaaga ee muuse maaha sidaa aad sheegtye ee waa Nin ka balaadhan.
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 12 сағат бұрын
DEE SHEEKH C.RAXMAN SOOL KAMA BIxINE AWALBA SOOMAALILAND MAY WADA RABIN SIYAASIYIIN LACAG DOONA AYAA WATEY IYO XOOGA askara reer sool waligood soomaaliya ayey ahaayeen
@saidjama4108
@saidjama4108 Күн бұрын
Aw Cabdirahman, Somaliland waxba kaama galin; reer Djibouti ayaad ka tahay, danahaaga qabso, miskiin baa tahay.
@bederawil9774
@bederawil9774 22 сағат бұрын
Masha allaah jlahay haku barakeyo sheekh cilmigaas taxliiilka leh lex jexlo farabadana waaa kamuqataa waadna nala talisya
@Cirsankayeere
@Cirsankayeere Күн бұрын
Mashallah, Somaliland, xaqiiqdii waxaa ka muuqata dowladnimo. Dowladnimaduna waa samir iyo jilitaan la jilayo riwaayada, jaandheerta, ama aragtida siyaasadeed iyo dhaqan dhaqaale uu hogaamiyuhu ama bulshadu qabto, ama hiigsanayaan, ama in ay u arkaan dadka kuwa tiyaatarka ku jira oo toos u daawanaya, iyo kuwa raadiyaha ka dhegeysanaya, iyo kuwa fogaan arag ku daawanaya ama uga qaybgelaya, iyo kuwa maxaa la yiri ama maxaa dhacay, sidee wax la yiri uu ku gaarayo warku. Way jileen markii ay ugu wacnayd iyo markii ay ugu darayd labadaba. Laakiin waxaa la yiri ragganimadu xiniinyaha kugu jira ma aha ee waa kuwa ku hareer joogga. Waxaan dhihi karaa inay sabreen, garabna heleen. Taasi waa tay ka dhiman waayeen. Laakiin, waxaa laga rabaa maanta isbedel, waa sida Shiikhu yiriye. Meesha ay taagan tahay ama jihada ay Somaliland u jeedo hadda ma aha mid waaqici ah ama lagu gaari karo meel dhaanta intii hore ee ay gaareen ama soo mareen. Raad arooryo uun bay dib u raacin. Malaa rag la tartamaya oo garanaya inay goosh, guul, iyo garaba ka wataan ayaa kula xifaaltamay inuu ILDUUFKU AHAA NABAD QAADASHADA oo raggii dhaqdhaqaaqa siyaasadeed wadey oo lahaa maamuladii kala dan-danbeeyey ee kan Kulmiye iyo Muuse Biixi u danbeeyeen waxay ugu badin lahayd inay DAGAALKA KOONFUR ILAA GAALKACAYO soo wadaan oo markaas ay wax la qaybsadaan jamhadihii Koonfur qabsaday. Laakiin, ILDUUFKU kaa ma ahayne wuxuu ahaa inay "HARGEYSA KU DOORTAAN MADAXWEYNE SOOMAALIYEED, CAASIMADANA WAA HARGEYSA DHAHAAN, SOOMALINA HALKAAS ISUGU KEENAAN, UGANA TALIYAAN". Mooji ma han-yaraan baa dhacday, mise waa halkii CIGAAL SHIIDAADE, Geedkii ayaa bahal ula ekaaday cilcilowgii iyo guure bahalayntii" Si kastaba ha ahaatee, koley hadderna sidii horena ma aha oo tamartii, isku duubnidii, qaranimadii, lugihii iyo baalashiiba waa ka naafo. Marka ma haadi karto. Go'itaana ma soo muuqdo, dhalinyarada iyo shacabka dulqaadka badan ee daaleyna sabaalin laguma sii wadi karo. Go'doon dhaqaale, bulsho, siyaasadeed, iyo juquraafina xal ma aha. Surmoseegto danbena waa halis. Ha la isla baaba'ona xal ma aha. Marka horta waxaa Alle loogu mahadinayaa inay Somaliland iyadoo wuxuun u dhaqan yihiin halkan soo gaarto. Balse xaalka markan si fiican u dhugta oo yayan xaajadu mar kale idinka habaabin. Maanta doorashadani waa Somaliland-tii LABAAD. Tii hore doorashadan ama NOVEMBER 13, 2024 ayay ku egtahay. Maanta waxaa la joogaa 1991. Laba idinkaa u door leh: 1) RAAD AROORYO DIB U RAAC, 2) WAX KA BARO ILDUUFKII OO WAXBA KUMA DHAAFINE MAR LABAAD AMA MAR SADDEXAAD YEY TALO KU SEEGIN. Tan hore (1) Muuse Biixi iyo asxaabtiisa talada ay dhigeen iyo meesha ay idiin sii wadaan oo ka bilaamaysa 1991 iyo dagaal sokeeye oo marakan ah kala adkaansho, dixda iyo kala reebta ama inta Somaliland isku hartay ama kuwa ka maqan oo yiri waan idinka baxnay, ama gobolo dhan oo qabiilooyin kale iyo degaano kale dagaal CIRIB-REEB ah ku qaada, muquuniya oo qabsada. Dhulkaas aad qabsateena sheegta oo "proclamation" sameeya sidii boqortooyadii. Dakana gumeysta oo canshuura oo itaalkaas iyo dhaxalka aad ka heshaan maalla muddo. Aanay ka ahayn, wixii aad ka ilduufteen 1991 iyo wixii ilduufku idin baray, iyo dowladnimadii, dimuqraadiyadii, doorashooyinkii, is-maamulkii, isku indha-buuxintii Reer Sh. Isxaaq, dulqaadkii, samirkii, iyo hankii aan weli idinka dhamaan inaad ismaamushaan waxna maamushaan intaad waxaasoo dhan isku jumleysataan oo doorataan MADAXWEYNE CUSUB oo ISBEDEL DOONA, markaas sanadkan iyo kan soo socda dhexdiina iyo dadkii aad dowladnimada iyo gooni-goosashada aad ku kala dhimateen raadisaan oo dhamaan qabiilada iyo deegaanada idiin dhow la heshiisaan oo weliba aad saxdaan wixii khaladaada ee dhacay, markaas isku diyaariya bal inaad WAQOOYI iyo KOONFUR hogaamin kartaan. Waxaan qabaa in kubadaasi dhowr jeer ama goor oo kala duwan la'idiin dhigay "RIGOORAHA" si aad "GOOLKA U DHALISAAN". Laakiin rag baa "SARAY" markaasay jiho kale aadey kubadii. Maanta xaqiiqdii oo haddana xaqiiqdii waa MAALIN WEYN oo kale. Waa maalin XAMAR Halyey la hubo ka soo bixi la'a yahay. Caasimadiina la qoyseeyey. Waa maalin Garoowe, Baydhabo, iyo Kismaayo ciyaarihii kubada ee ay caanka ku ahaayeen ciyaartooy badani ka fadhiyaan ama ka maqan yihiin, waa maalin DAAL BADANI xagiina iyo dhulkoo idil ka jiro. Wàa MAALIN MAANDEEQ wiilashii maali jirey ayan u muuqan oo ay ololayso. Waa maalin qowmiyadeed, haddii aanay run ahayn haddaladii deelqaafka ahaa ee dhulka lala wareegayey ee ahaa OROMO iyo XABASHIDII dhulka dib looga waabiyey ayaanu ka harnayoo waxaanu nahay intii socon-weydey. Waa maalin ABAALOO wixii aad ka ilduufteen ama aad khaladeen aad sixi kartaan Soomaalina XALAYDHALEY ka noqon karto. Waa maalin haddaad garataan kubadu gacantiina soona geli karto kuna daahi karto. Waa maalin aad ka xoroobi kartaan fikrada khaldan ee quudhsiga ah ee la idinka dhaadhacsiiyey ee ah inaad HALGAN WEYN iyo JIHAAD lagu maranayo u soo gashaan MASABKA LABAAD ee SOOMAALIDA. Markaasna kuwaad dhasheen iyo kuwii xidid iyo xigaalo ahaydeen isku baaba'daan oo markaas aad noqotaan MADDEXWEYNE KU-XIGEEN iyo XISBIGA LABAAD ee XAMAR soo raaca ama ku xiga. Waa KHATIFOOW RAAS OO RUGTAADII KU NOQO! Waxay duriyadu mudan yihiin oo heli karaan, 1) CAFIS, 2) TAAGEERO, 3) MADAXWEYNE, 4) CAASIMAD, 5) ABAAL-DHIGASHO aan la abid la ilaawin, 6) DARAJAYN Somali dhexdeeda ah iyo caalamkoo dhan. Ninka taladaan idin siinaya waa nin idina idin jecel, Somaalina jecel, aragtina leh, adduunka sida uu u socda iyo gododadka laydiga la dhigay fahamsan ee ABTIYAALOOW MAANTA TALO YAYAN IDIN SEEGIN MAR KALE!
@khaaliddiinaari7893
@khaaliddiinaari7893 Күн бұрын
ALLE swt haku barakeeyo sh dr abdirahmaan si cilmiyaysan oo haboon ayaad uga hadashay arrimaha ka taagan jamhuuriyada Soomaaliland
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 Күн бұрын
Guul guul guul President muse Bihi Abdi
@naruuronaruuro8757
@naruuronaruuro8757 Күн бұрын
Xishodo oo iska daa way la magac baxaday soomalilan maha ee way tahay
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Күн бұрын
Munaafiq! Ka dheex Bax Somaliland oo ka hadal wadanka shitholle ka ee dictator is ka xaaro 100 sano!! Ya Munaafiq!! Muse est juste le président actuel , j’ai toujours aimé et soutenue la souveraineté de ce pays depuis toujours,
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 Күн бұрын
Sh. Iska sax barwaaqo maha waa hillaac
@omarjama7834
@omarjama7834 Күн бұрын
Sheekhu waan soo dhawaynaynaa Sida uu wax inoogu sheegay waana waxa jira lkn ogsoonada sheekhu somaliland wax ayuu ku leeyahay waa Somalilander ha ku degdegine
@xamarimohamed1900
@xamarimohamed1900 5 сағат бұрын
Sheekh C/raxmaan Bashiir si fiican baad wax noogu sheegtay laakiin waxaa la yidhi dad meeli u cadahay meeli ka madaw,Dunidaan waxaa wax la baray xayawaankii oo dadka u adeega ummad dhan oo noloshoodii ku soo ururtay qabyaalad sidee waxaa loo fahan’siin karaa sheekh C/raxmaan waanan ku salamayaa oo waxaan ka mid ahay dadka somaliyeed ee ku xidhan barnamajiyadaada.
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Күн бұрын
Hambalyo madaxwayne Muuse Biixi wuu guulaystay inshaa allaah
@bellarota8044
@bellarota8044 Күн бұрын
Long Live Somaliland ❤
@YudufAl
@YudufAl Күн бұрын
Sheekh qadafka iska daa! Qofka inaad faalo fikirkaaga ah ka bixiso oo uuna raali kaahayn waa qadaf iyo xan! Dadka cilmi iyo arimo diini ah kala hadal, balse ha ku xad gudbin
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed Күн бұрын
SOMALILAN. JAHAAD. HALALGALO. SHEEKH. SOWDIGII. LAHAA. SHALEY
@lander2023
@lander2023 Күн бұрын
Shaaydan sheikh, his hypocritical and hateful towards Somaliland. I thank Allah for exposing theses hateful enemies of my people. Never look at this dude same again after the last 2 years.
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 Күн бұрын
Allah haku barakeeyo sheikh Abdirahman bachir
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 6 сағат бұрын
Waa lagu shubtaa doorashada inta badan maaha daacad hada waxa ay dad waynuhu sheegayaan in ganacsadayashu iibsanayaan kaararkii cod bixinta
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Күн бұрын
HHHHHHH YAA ANAGU JABUUTI IYO SOMALIABA MIDNA KAMA RUMEYSANO AMA MA QAADANO XADIIS HADEY AKHRIYAYAN INEYNA DAACAD KA AHEYN WAAN OGNAHAY
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 Күн бұрын
Qaado ama haqaadan aday kuu taalaa qudhmis
@mohamedosman5288
@mohamedosman5288 Күн бұрын
Sheekhow alle hakuxifto khayr iyo bash bash hel
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi Күн бұрын
Aqoon uma lihid 3 ninba
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
Sheekh illaahay ka baq muuse inuu m.weyne xamar ka noqdo marna ma yeeleen wakhtiga jabuutina xasan sheekh ayaa xamar u ah m.weyne
@saidbodle
@saidbodle Күн бұрын
Mansha allah sheekh wakaa hadalku iyo sidaad runta usheegtay ❤
@suldanabdulahi4132
@suldanabdulahi4132 Күн бұрын
Sheekh barakow, halagan xishoodo wadaadka Somalilandersow
@Kadija-gu1jk
@Kadija-gu1jk Күн бұрын
Sheekh beenaale maxa kaa galay adiga xasan qarguurte maa ku soo diray
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Күн бұрын
Adiga waxaa kuu wanaagsanaan lahaa inaad dhigtaytarka jabuuti haysta ka hadasho wax somaaliland kaagalay majirto?
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Күн бұрын
Wu ka hadla in badan Sh Abdirahman Bashir wa mufakar & Sh Somaliyed Halkan Somaliland na xaqbu u leeyahay Inu ka hadlo
@midigle
@midigle Күн бұрын
You’re not acquainted of Somaliland politics
@AiSomaliland
@AiSomaliland Күн бұрын
Somaliland waa qaran markii horeba intaanay somalia la midoobin dal ayay ahaayeen jira taa ma ogtihiin taariikhda baadha sheeko niicda joojiya.
@KiinIbraahim-j5q
@KiinIbraahim-j5q Күн бұрын
Muusebiixi guul💪💚💛
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Күн бұрын
HHHHHHH YAA SODIGII LAHAA SHAKHSIYADOODA WAXBA KAMA SHEEGAYO IMIKANA WAAD KU FOGATEY U JEEDADADU WEY FOG TAHAY MARKA AFARTA EREY EE CARABIGA AH ANAGU XADIISNA UMA HAYSANO QURANA MAAHA NINKA MUNAFAQ NIMO MIDHA DHAL KA SUGAYA AAN EEGNO WUXUU KA HELO EESH QIYASAK ILEN ADUUNYADA ILAHAY AYAA ISKA LEHE WAXAAD NIYADADA KU JIRA ALUUNBA OG ANA WAAN MALEEN KARA
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
Sheekhan hadaladiisa ma hagaagsana faysal somalilandnimada diin ayey u tahay kulaha subxanallaah sheekh dhurmaayow
@khadirahmed7621
@khadirahmed7621 Күн бұрын
Jazakzllah khayr
@omarosman4440
@omarosman4440 Күн бұрын
Sheikh huwantii oon biyo ismarin baa tahaye Jamhuriyadda barakaysan ee SL ha ku daba lumin. Md Muse iyo Faysalna ishii huwantaad ku eegtay waanad ku gaftay.
@abdinasiraxmed2471
@abdinasiraxmed2471 Күн бұрын
Sherkh thanks aad baan ugu mahadsantahay xaqiiqdan waad sheegtay inshallah alle is badel kheyr qaba ayaan ka rajaynaynaa❤❤❤
@mahadali1698
@mahadali1698 Күн бұрын
Sheekho sifiican ayuu ufalaqeeyay masha allah
@suleimanabdi4437
@suleimanabdi4437 Күн бұрын
Alhamdulila Somaliland moving forward 🎉🎉🎉ya Allah make us save
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
Oday reer jabuti muuse run inuu ka sheego laga sugi maayo waayo cadawgii somaliland muusey sudheen waayo waa geesi ciilay cadowga
@saedabdilahi2124
@saedabdilahi2124 12 сағат бұрын
Run buu ka sheegay ee qabiilkaa ku madax maray
@Jannah-m4o
@Jannah-m4o Күн бұрын
Cadowga dibada iyo cawga gudaha ilaahay ha jabiyo inshaallah muuse geesi iyo shacab kiisa xalaasha ahba ilaahay ayaa garab kooda ah oo Jin iyo insi hady is ku soo raa caan waxaba kama qaa dayaan inshaAllah ha u baqina qanka bara kaysan guuuuuul Somaliland inshaallah 1love❤
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 Күн бұрын
Shiekh cabdiraxmam bashiir somaliland wuu jecelyhy waana nin somali ah jabuuti iyo simaliland waa wllo siayasad waqti kaban waa lagu kala fikir duwanan karaa hadii ismacaal naga horyimi maahan in aan wallalaha jabuti ishayno Berigii dhawayd ee bada way ku siticmaalen shiekh qolyihii darood iska ilaali wax aanad ogayn meel ay ku danbaynayaan in laguu isticmaalo dadna somalida ku jira magaca somaliga isticmaala markay danleeyihiin u khaasa
@apdirahmanapdiqadir238
@apdirahmanapdiqadir238 Күн бұрын
Sidii caruurtu ayuu u waramaya ina Abdirahman Bashiir kkk. Siduu doono ayuu u hadlayaa hadana wuxu ku kdhanya wax baan taxliilinayaa
@ifrahigue7515
@ifrahigue7515 Күн бұрын
Sheekh warka maa laguu soo dhiibay waxani ha falanqayn
@Somaliland4162
@Somaliland4162 Күн бұрын
Mufakir Sh abdiraxman bashir waa nin isaga oo kale somali ku yar. Khair Allah haku siiyo sheikh
@abdiali8810
@abdiali8810 Күн бұрын
The idea of great Somalia died in 1960 the very beginning of the union. The tribalism destroyed the Idea of the finding the five different regions of the Somalis. Somaliland is trying to be a good example for the Somali people. Sheikh open your heart and support Somaliland
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h Күн бұрын
Wadaad ku sheegu markuu galo siyaasad aanuu waxba ka aqoon wuxuu ku danbeeyaa argagixiso iyo Al sheydaan.
@foadismail8079
@foadismail8079 Күн бұрын
Insha allah mujaahidku wuu soo noqonayaa
@alikofi2469
@alikofi2469 Күн бұрын
Sey tahay bad udhigtay. Shekh kheyr Alaha kusiyo. Sh c.raxman waa hanti somaliyed
@Nafaqo_Channel
@Nafaqo_Channel 22 сағат бұрын
Cida caytamaysaa waa cida ka baqanysa inay fashilanto
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Күн бұрын
War reer somalilanlow waxan lama daawado waa cadawga somaliland wllhi maha sheekh
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Күн бұрын
Sheikh please stop lying. SSC had been part of Somalia. The people of SSC never gave ok the gangs of Secessionist
@CumarIbrahimCawale-st8ni
@CumarIbrahimCawale-st8ni Күн бұрын
Waaryaa Ninkan Muuse ka hadlayoow ,waxaa la sifeeyaa qofka aad taqaan o an lagaaga sheekayn,ma sidaasi ayaad sheekh ku sheegataa , ma tihid e Beenaale ayaad tahay,waayo intaanad hadal e wd fikiri lahayd, Ilaahay wd ilowday,
@nimoyusuf3627
@nimoyusuf3627 Күн бұрын
Adiga yaa kuu diray siyaadada somaliland Adeer sheikh nimadaada ku ekoow
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Күн бұрын
Mashruuca. SOMALILAND nacaybkeda imisa ayay kuso siyeen sheik yada Darood ? Somaliland waxay raban in lagu ixtiraamo donistoda,
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 Күн бұрын
Nin kani maaha daarood waa nin reer somaliland ah oo ciise ah
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Күн бұрын
@ yaku yudhi wa Geele inaabtigi ee ?? Jabuuti ayey sholadu ka bakhtiyaysa ayu uu haraday???? Kuli Issa are not reer Somaliland sida külli Issak are not reer jabuuti
@saedabdilahi2124
@saedabdilahi2124 12 сағат бұрын
Reer muuse ciil qab
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
Sheekhoow ku fahanay qacdii muuse biixi CABDI xildiid idiin geeystay ayaa kaasoo ureysee misaajidka ku ekow
@abdirahmanhussain9831
@abdirahmanhussain9831 11 сағат бұрын
Joooji joooji waad ka baxday xadiidkii siyaasadee sheekhow
@ahmedmoose5159
@ahmedmoose5159 19 сағат бұрын
Waa beede sheekh maahe waa xaasid jamhuuriyada soomaliland inuu yidhaahdo diidaaya
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t Күн бұрын
Somaliland ninka jecel bay ucodaynaysaa
@fadumocali1407
@fadumocali1407 Күн бұрын
Sh xasida jamhuuriyada somaliland
@AbdiasisOsman-f3p
@AbdiasisOsman-f3p Күн бұрын
Manshalaah aqoon leeday sh cabdiraxmaan
@yasminmoha736
@yasminmoha736 Күн бұрын
insha allh waa ka gudbaynaaa reeraha inkastooo dalkayguuu uu ku taaganyahay odayaall dhaqameeed
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr Күн бұрын
Adiga mxa k gly muuse biixi sodigi shekha isku shegayay
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 Күн бұрын
Sheekhaan maxuu mar waliba u yuraahdaa wadan soomaliland, hadana uga hadlaa Diin iyo islaanka waan yaabey wallaahi gaza ka sheekeeyaa oo hadana intaas ingiriis fikirkiisa dad xanbaarsan buu bu8n buuniyaa aqas calek
@Shukri20267
@Shukri20267 Күн бұрын
Sh Cabdiraxman waad mahadsan tahay.
@RodaNur-m2e
@RodaNur-m2e Күн бұрын
Sataq firula sheekh qofka wejigis aan qoslin kuma xukumi kartid inaa aad sheegtay mid na maha
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Iticsamati fadhiga hayn Wayday markii doorashada gaadhay Somaliland ayey wareereen dadka Somaliland kasohorjedaa doorashada slnd qabsanayso aad iyi aad ugu xumaadeen enemy of slnd waa guul daraysan donaa wlee
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi Күн бұрын
Sheekh ismoodka sujuudu madaxa kaga taalow salaada iska sax intaanad cid wax usheegin geed ismaris yahow taga xunlihi
@hamdahassan4902
@hamdahassan4902 Күн бұрын
Somaliland allow guuleee❤❤❤❤❤❤❤
@abdisalambade6613
@abdisalambade6613 Күн бұрын
Jazaakalah sheekh waxaad wax noogu tilmaantay si caqli ku dhisan oo wax lagu fahmi karo. Waxa badan oo aad noo faah faahisid ayaa jiraaa Arimaha siyaasada dunida odhan
@abdiali8810
@abdiali8810 Күн бұрын
Sheekh two errors in your information 1) Muse has not graduated from the marine academy, but he graduated from Airforce 2) when Muse was in Borame he again again said they should tick for Hilaac Not Barwaaqo. I believe you support Somaliwayn or the great Somalia You have every right for your opinion but you have fallen down from my eyes. May Allah show you mercy
@waraabecadde7726
@waraabecadde7726 Күн бұрын
Dadku goor dambay wax fahmaan sheekh ku sheegani waa jamaahiir la ciyaar horaan usheegay dar ilahay kama aha
@LibanAli-bj5en
@LibanAli-bj5en Күн бұрын
Sheekhu waa yara xooolo
@Nafaqo_Channel
@Nafaqo_Channel 22 сағат бұрын
Cabdiraxmaan Cirro waa rajada shacabka
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m Күн бұрын
MAANSHA SHEEKH, KHABIIR, MUXALIL, TUTACILIM CABDIRAXMAAN BASHIIR. 1 ISBADAL DOON. 2 ISKA FADHIDOON
@Cumar1144
@Cumar1144 Күн бұрын
Maansha allah sh abdirahman waa talo wax tarle
@Shukri20267
@Shukri20267 Күн бұрын
Waxaad tidhaha Ciro waa nin jecel Somaliweyn.
@hoodo9260
@hoodo9260 Күн бұрын
Mahadsanid Sheekhanaa Ilaahay muuse hana dhaafiyo isbeddel kheyr leh insha Allah 🧡✌
@madarkhashi4085
@madarkhashi4085 Күн бұрын
Doqoney muse wa so noqonaya
@saedabdilahi2124
@saedabdilahi2124 12 сағат бұрын
Doqonow muuse wuu dhacayaa ee adigu bal shacabka khasab
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t Күн бұрын
CAAWO...waan ..kaadagay.....Sheekh....waayo....cilmyan....umaadfasarin...... Somaliland....ninka jecel suey ucodaynayaan
@IdrisXusen
@IdrisXusen Күн бұрын
Gaal madawbaan kuunaqaan taana garaadkaaga kugaadhsiiyay
@InaAhmedAwhasan-ut6vf
@InaAhmedAwhasan-ut6vf Күн бұрын
Waar culimadii waxa waaley reer galbeedka UN yaa maamula de waa reer galbeed❤
@midigle
@midigle Күн бұрын
Sheekh iska hadle
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Күн бұрын
Sh ma ururka ictisaam baad ka mid tahey.
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Күн бұрын
Anuu hadaan sheekh ahaanlahaa sidaa uma hadleen
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 Күн бұрын
Shekh cabdiraman 🎉Lsbsda Xisbi waxay kala yihiin Boorama waa urur Siyaasadeedka Hilaac in ay ka dhigaan Xisbi, halka uu Hargaysana beesha Arab soo saara ku yiri urur Siyaasadeedka Horseed oo uu leeyahay Cabdilaahi Dirawal
Xogta iyo Wararka Somaliland BBC oo si toos ah usoo tabinaysa
1:00:19
Xogmaal Media
Рет қаралды 21 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA BARIGA DHEXE
20:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,7 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 50 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 32 МЛН
Deg-Deg: Gudoomiyaha Komishanka oo Hada ka hadlaya
14:02
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
Kaftanka Siyaasada 540 oo aad u xiisa badan
47:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
Oromada Hargaysa oo cibaadaysatay & wasiir M. Kaahin oo kahadlay
11:36
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН