Daawo:Xildhibaano isu jawaabay,qaab qabiilna u difaacay ciidamada ku dagaamalay Baraawe.

  Рет қаралды 34,406

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Жыл бұрын
MORYAANTAN ILLAHEY DAD A KA QABTO IYO GARGURTE XANFAROW EY WADA QABAAN UUUUUUFFFFFF DHEEH
@himilo101
@himilo101 Жыл бұрын
"The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"
@Liban-farah2023
@Liban-farah2023 11 ай бұрын
Xildhiban cabdullahi jille guuleyso inader 🇦🇿
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Hawiye khaasatan Habargidir waa in laiskacishaa oo lugu noqaa Dhuusamareeb.
@HVEM324
@HVEM324 Жыл бұрын
WADI AYEY WAJIB TAHAY IN LAISKA KAA CESHO OO LAGUGU CELIYO DAROOD LAND YA KALP FOWQAL KALP
@ashasheikh2827
@ashasheikh2827 Жыл бұрын
Show aa wadaa shaley shariif waa u Sacab tumeysen manta laftagareen ayaa amaan kula dul dhacee asana horey u sheegey
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
Soomaaliya ilaaheey hakaqabto xamar ilaaheey hakaqabto xasan qabyo iyo xulafadiisa ilaaheey qabyadooda MA dha meestiro
@jirfe
@jirfe Жыл бұрын
Falastiin iyo somalida kenya iyo somalida Ethiopia kuwaas baa xoog lugu haaystaa Baraawe magaalada yes idinkaa degan laakiin beeraha shuqul kumaaydaan laheen iyo wixii baadiye ah
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Ciidamada Xooga in Ciidan isku dhaf ah laga dhigo waye. Hadii Hal beel guuto la isigu geeyo dhibaatooyinkaan ayaa imaanayso
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 Жыл бұрын
Ma wada dagaan ee dad baa iska leh ee orda guricel iyo meeshii aad ka timaadeen aada
@ceydiidabdulle5029
@ceydiidabdulle5029 Жыл бұрын
Adne xamar kabax hee Ogow na barawe xaniin ya kujooga adne xamar tuugsi kujoogtaa
@HVEM324
@HVEM324 Жыл бұрын
​​@@ceydiidabdulle5029 WA RUNTAA TUUGSI IYO SHAXAAD WEY DHAMADEN DAROOD BAHANE XOLIHI UU CUNI JIRAY WAQTIGI SIYAAD AYAA SIDI BUNKI U QABTAY CIRTADA DHAMAA CAYDADA YAQAN
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 Жыл бұрын
Naar naar naar naar
@mahdiyonis5386
@mahdiyonis5386 Жыл бұрын
habar,gidir,yaysan,dawlada,ku,gabbane,toos,ha,ugu,bareerto,shabeelada,hoose,bal,in,ay,qabsan,karto
@HVEM324
@HVEM324 Жыл бұрын
HABAR GIDIR WIXII EDAB DARAN WEY EDBINEYSAA YA KALP FOWQAL KALP
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
rer barawe kg somalia gala dagaaalka
@SafiaTifow
@SafiaTifow Жыл бұрын
Aryaa nin imaaday dhul ma laha ee quuqda dhaaf tariikhadaada ma dheero ee dhulka nabad ku joog haddii kale meeshaad ka timid ayaa laguu Celina wbt.
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
We don't need no more Dulmi No more xadgub No more Qabyaalad
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Жыл бұрын
Somaalidii ayaaba rabta in ay isgumaysato, subxaanallaah, war somaaliyey dadka dadka kale dulmiyaya ha laga qabto!!
@fikir-keyga6363
@fikir-keyga6363 Жыл бұрын
KGS SHACAB IYO DOWLAD DIYAAR AYAA LOOYAHAY INAAN XUREYNO DHAMAAN DEEGAANADA KGS HADANA WAXAA SOCDA DIYAAR GAROW AAD U WEYN WAANA LEYS BARAN DOONAA CIDA DALKAAN XUREYN KARTA IYO CIDA KALE
@MohamedAli-yz2iy
@MohamedAli-yz2iy Жыл бұрын
Haku dhiman meesha
@MohamedAli-yz2iy
@MohamedAli-yz2iy Жыл бұрын
Dadkuu wax ka sheeganayo oo la degan shebeelada hoose 100 sano ee lasoo dhaaafay buu wax ka sheegayaa Xamarna wuu lajoogaa cajiib
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 Жыл бұрын
iska celiya mooryaan weeye dhul balaaris bey rabaan mudug ha ku noqdeen
@CinjoXusen-ek4ts
@CinjoXusen-ek4ts Жыл бұрын
Hooyadaa baa mudug unoqoneyso doofaar doofaar dhalay waryaa aniga maryan gubaay baan ku dhashay adigana xudur sideebaad ku fikirtay mise xabaalaha ayaad badin doqon aan deegaan ku laheyn shabeelaha hoose baa tahay bay iyo bakool hakugu filnaato shabeelaha hoose 100 sano kahor ayaan daganeyn adigana farmaajo ayaa ku geeyay ee xaarka kala tag meesha
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 Жыл бұрын
Mudug puntland baa leh ee galguduud dheh
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@ahmedmahamed9676mudug Puntland ka tirsan tahy lkn dad hawiye ayaa leh dhulka xisaabta yeysan kaa khaldamin
@CinjoXusen-ek4ts
@CinjoXusen-ek4ts Жыл бұрын
@@ahmedmahamed9676 mudug 100% 80 hawiyaa leh ee xisaabta qaldan ee aad barteen kuwii aad soo tarxiili jirteen saxa hadiikale sool iyo sanaag dhul irir samaale ayuu noqonayaa dhibkaas oo dhan waxaa inoo keenay kadib markii aan muuse biixi colaadinay oo idinka aan idinla safanay idina xoolaa tihiin oo shabeelaha hoose oo goofaf iyo beero hawiye ah ayaad Bay iyo bakool ku qaladeen lakin xisaabtaas qaldan gooja Cade ayaa lugu saxayaa shabeelaha hoose waa koonfur galbeed gedo waa jubaland sool iyo sanaag iyo buuhootle waa somaliland markaas xisaabta qaldan ee mejeerteen wey saxmeysaa
@franklingohe6681
@franklingohe6681 Жыл бұрын
Say africa mid ah you clean as up
@HodanMusa1
@HodanMusa1 Жыл бұрын
Great news our digil iyo mirif ❌❌❌⁉️⁉️⁉️⁉️🚫🚫🚫🚫🇸🇴🇸🇴 iska celiyawdulmiila yaasha
@AdamXuseen
@AdamXuseen Жыл бұрын
😂😂😂😂 mirifle buur hakaba ayuu degaa digilna hawiye ayuu la degaa maxaa iska galay noo sheeg hal gobol eey xureeyeen qabiilka mirifle layiraahdo teeglow iyo xudur ayeey xureeysan la yihiine baraawe maxaa ka galay
@jijaluup7873
@jijaluup7873 Жыл бұрын
Tugta iska ☝️☝️☝️☝️☝️☝️qabta raxanweyn
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
Waxaad aa kaa xildhibaano ah. Soomaaliya nasiib daranaa hadii dadkaan sidaan u maanka gaaban ka sugayaan caqli iyo talo.
@subraarm4381
@subraarm4381 Жыл бұрын
Ragii Dirxiga Cunayay ee Calooshu foosto wadale egayd ee Siyaad Ka soo guray Abaarihii ayaa maanta dhul hayna lahayn Ku dagaalamaya Ilaahayoow Habargidir iyo Abgaal ta fiir haka reebin Ummadu ha nasatee.
@dalmarabdallah544
@dalmarabdallah544 Жыл бұрын
Sheekadaan daarood ka moqo. wee kaa weyntahaye
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Habardugaag waa in lala dagaalama sharif warkaadi waa sax geesi geesi dhalay hala xiro garoonka balad dowle waxaa lugu hubeeya tuugo habardugaag u badan halaga gudbiyo dacwad rasmi shayaadiinta danab loola baxay waa in lakala eryo
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Habar gidir maxaa baraawe keenay muufada rer xamarka miyey soo uriyeen mise mukulaal madow
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Qoryo yaan la isgu dhiibin, Kunuqo Galmudug
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Жыл бұрын
Farmajo kheyr malaheyn dadkaa doqomadaa oo dagaalka hurinaya asagaa soo aruursaday. Waa kuwo aqli iyo aqoon midna lahayn.
@fareymaxamed2483
@fareymaxamed2483 Жыл бұрын
Xasan weydiya runta abaara waxa baraawo ka codo
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Xildhibanada hawiye walal walalka ha joojiyan nacasiinta war u hadla sida raxweyn xildhibanadoodu dagalka uhurayan hadii kale is casila qashin ayaad tihiin shabeellah hoose hawiye ayaa ka ah99% in Raxanweyn wax Laga weeydiiyo ma ahan shacabka hawiye hadan nahay waxan naqana sida cadowga loo xanuujiyo wana xanuujin doono qashinka Raxanweynta ah waa la isbaran adoomo aan anigu shalay xoreeyey miya afka igu taagi Kara balanteenu waa dagaal
@Dhuuso500
@Dhuuso500 Жыл бұрын
Ilmihii barqash waa bateen 😂😂😂
@halimohussien9856
@halimohussien9856 Жыл бұрын
Comments kayga waa war xildhibaan ma fiyow dahay mise wax baa kuu dhiman. Xildhibaan for example: Aniga ayaa ah Habargidir ayaa kula leh kurisga koonfur galbeed kuna dhashay gobolka bakool ee degmada waajid miyaad ii diidi kartaa oo ma tihid raxanwayn ee u noqo galmudug miyaad i dhihi kartaa aniga oo degan gobolka ka mid ah koonfur galbeed ku dhashay kuna wax bartay kuna guursaday ilmo raxanwayn ku dhalay miyaan kursigaas xaq u laheyn oo aan ahayn qof u dhashay koonfur galbeed. Mise waad iga soo bara kicinay saan kala cadey xildhibaan. Soomaali waa ay wada deegan deegan kasto ee kiciska qabiilka jooji. Baraawe Hawiye iyo raxanweyn iyo qabiilkasto ayaa dego ee dadka wada dego ha kala saarina. Manta ma waxaad ku talineysaan in ilmaha ku dhashay wax ku bartay ka awoowe degnaa in aad dhah daan manala degey saan ee ka baxa waad qaldan tihiin ee dib isku saxa adinka oo kale waaye kuwa dumiyey qarani madii dalka Soomaaliyeed ee adiga oo ku fadhiyo kursi qaran kuna matelaayo Soomaaliwayn oo dhan ayaad magac qabiil u bedeshay oo weli aad isku dir iyo kicin beelo Soomaaliyeed ayaad wadaan adinka oo kale ayaa la rabaa in maxkamada la idin hor keeno xasaanada la idinka qaado. Sababta oo ah waxaad ka shaqay naysaan waa duminta dalka iyo dadka. Xildhibaanka ka shaqeey naayo qabool kicis oo shaarkii dowlad nimada wato oo weli xildhibaan qara ah kaas ayaa loo baahan yahay in laga qabto dalka. Inta uu soo istaago miyuu dhihi karaa waa in ay hub aruur sadaan oo ay iska celiyaan. Ma wax uu af kiisa soo mari karaa xildhibaan qaranka ku metelaayo Soomaali oo dhan. Marna kama yeelayno in uu xildhibaan kaas oo kale nagu metelo kursi qaran. Waxaan u aragnaa in uu yahay is baariiste ku soo dhex dhuuntay xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed ee si hoos ahna kala shaqeey naayo cadowga alshabaab. Maanta hal cadow ayaanu lee nahay waana alshabaab. Xildhibaan ma tihid xildhibaan ee cadeyso war kaaga ha is qarinin ee sheekada awalba hoos iyo xanta shicibka oo aan wada maqlay nay in ay ka buuxaan xildhibaana alshabaab maanta ayey cadaatay oo aad banaanka is keenyeen.
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Shariif jeeg waa rufiyaan farmaajo ee isaga hala edbiyo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Жыл бұрын
SOMALIYEEEEY....HABAR GIDIR, SH. HOOSE 1991 i, CEYDIID KA KEENAY GURICEEL DHULKOODA HA LOO CESHO.
@hibaali4311
@hibaali4311 Жыл бұрын
Waad Riyota
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk Жыл бұрын
Reer xamar reer baraawe waa dad caloosha kaxanuunsan uqdad kabuuxda dadkaas dalka madifaan waxna dadka umataraan waa dad aad uxuun
@abdirashid3431
@abdirashid3431 Жыл бұрын
Hada War xumeey la joogaan hadhowna waxay dhihi doonaan " naaraa kooyti" naaraa dhiidi"
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Жыл бұрын
Umada dhulkoda ugakaca jojiya kuqabso qadimeyside illah kabaqa
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
DULKASTA HAWIYA WAA UNUGAA LEH
@HVEM324
@HVEM324 Жыл бұрын
MASHA ALLAAH KA NAXOW NAFTA WAA HAWIYE WA KAA DHUL BADAN YAHAY YA JAHIL DAROOD DHULKINA JOOGA MAXAD NOGUSO TAHRIBEYSAN WAXAD BARATEEN XOLO INAN LAHAYN INAAD CUNTAN TASI WEY DHAMATAY YA DAROOD QOXOTI
@halgankatv
@halgankatv Жыл бұрын
Nabad iyo nolol wanagsan hadii larabo waa in ladhiso mamulka Banadir state si casimada umada somaliyeed ubalarato sababtoo ah koonfur galbeed waxaa kufilan bay iyo bakool.
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Жыл бұрын
Adigu kumaad tahay?
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Lafta green iyo farmaajo iyo fahad ayaa ka kadambeeyo laakin wixii laga helo ayeey leedahsy
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 Жыл бұрын
Odigaan cumar Sharif la dhahayo xildhibaan ma siii aahaan karo anshaxa hala marsiiyo xildhibaan qaraan masiii ahaa karo Tankale xaalka basiiid asgarigii dagaalka bilaaabaay oo daadka dilaay tiiirka tooogashada hala geeyo hada kadib qofkii qof dilo hala dilo si asgarta iyo shacabkaba hanad galaanee
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Жыл бұрын
majirto khawaarij waa ciidamo beeled guruubo kuqaraabta oo ay ushaqeeyaan oo ay u ilaaliyan hantidooda ,intay dad dilaan kunasabita waa maalgashiga amisoom ee ay kuqaatan lacagta khawaa rijtu waa tiirka ay kutaagan tahay dawlada soomaali waa na melyaneerada soomali ya leh shirkadaha waawayn waadalbalaarsiga ayay uqaabilsanyahiin dadka ah ayaa leh hadii mesha lagasaaro dadbadan ayaa usoonoqonaysa hantidoodii beerahoydi tuuloyinkoda ,degmoyinkoda,badiyahoda caasimada waxaa usonoqona jardiinoyinkii dhismayalki wasaradaha,goofafkii xalasha ahaa jidadkii 4mitirka isujiray baleenkii xamar samaafarahi, goobaha dadwaynaha wadoyin kafurmay a kooxda gudoomiyaha gobolka banaadir waxaa hoos imanaya waaxda dhulbixinta,,garsoorka, hantida gobolka banaadir shatiyada ganacsiga iskaashatooyinka ,suuqyada dhisidooda basaska dadwayna maaraynta suuqyada ,waxaas oodhan waxay kashaqayn waayen koooxx qaasah allaha ukeeno nasri khayrqaba xamar iyosomaaliya odhan
@kamela775
@kamela775 Жыл бұрын
War rer koonfur galbeedow ogaada shurun shuurka idin soo doontay nababada diidaan hadii dagaal la iskula baxo waa maato caamo leh
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
La tag. La tag , waxaa xigidoonto lagu kor dil .
@isiri.2835
@isiri.2835 Жыл бұрын
SOOMAALI CAQLI XUMO DAD OG IN AY GUUMAYSI KA HAREEN IYO MID MUDUG KA TIMIT OO SOOMAALIYA XAKHNA DHULKA KU LEH BAA SHEEGAN
@ibrahimfiqi8850
@ibrahimfiqi8850 Жыл бұрын
Laftagreen 30% buu kayahay nawaaxigaas waa dhul ajuuraan,biyo maal dir iyo ….
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Waa fududahy gobolada ay ka soo jeedaa hala geeyo maadama faderaal ay tahy
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk Жыл бұрын
Dad aan aqoon siyaasadda barlamaan aqoon reer xamar lasoo adeegsada kunsano Ka badan massage joogay doqonka
@laylabirjeeb9559
@laylabirjeeb9559 Жыл бұрын
galnu ada deegaankiina xamar iyo marka iyo baraawe waa ree banaadiri shaanshi
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Iska celiya tuugta
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Жыл бұрын
Xasan sheekh mar walbo uu masaxweyno noqdo soomaaliya dagaal qabiil ayaa ka dhacayo ninkaan sida wax loo maamulo ma yaqaano puntland wey is dagaalsan yihiin gedo Sidoo kale koonfurgalbeed waa ay is hayaan
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
1991 baaa lo noqonayaaa wasiir fiqi dib u xusuuso madaxwayne farmajo time kkkkkkkkkkkl
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Жыл бұрын
.nin.walbaa.gurigiisa.argagixisada..haka.difaaco.raxanweyna.dhulkeeda.hajoogto.haweyna.dhulkiisa.hajoogo.waa.aqliga.soomaalida.oosida.xayawaanka.ufakara
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
barawe kg shemeee ay noqotay galmudug kkkkkkkk soryy all somalia
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Жыл бұрын
SNA aa sacada uga dentay
@siradadan9128
@siradadan9128 Жыл бұрын
HG. BAAFIDNAA. IYAGAANA. KICINAYA. FIDNADA INTA XASAN. DAGAALOOGE. YAHAY. HG NA. FIDNOOLAYAAL YIHIIN. DAGAAL DHAMAANMAAYO
@abdirashid3431
@abdirashid3431 Жыл бұрын
Raxan weyn waa ku soo qaxday sh/hoose iydoo abaar ka soo oroday ayay timid meesha,War taariikhda galay ayay dhaheen dadkii ku soo hormaray sh/hoose ee raxan weynta ahaa oo muxu ahaa warkasi?kkkkkkkkkkkk "Buuyow warkaa buuraa ki dheegi ki beera di fadi biyoo kii waayi "
@AhmetAlinour-gt1qd
@AhmetAlinour-gt1qd Жыл бұрын
raxa
@kifax1433
@kifax1433 Жыл бұрын
War adiga ma inkari karota dadka baraawe waa la ogyahay Wana loo aqonsan yahay Hawiye mudo Sagaal qarni in ka badan Beelaha dago waa la yaqaana lakin Raxanweyn Kuma jirto Beelaha dago gobolka sh/ house waxa ay ku timid waa Gardaro Cadaan ah
@halimohussien9856
@halimohussien9856 Жыл бұрын
Xildhibaaada kicis qabiil wado asaga ayaaba ah alshabaab oo dalka ku bilaabay in uu daban daabyo uu ku bilaabay dowlad nimada. War xildhibaan sidee ayaad nagu mataleysan oo aad qaranka ku mateleysaa.
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Жыл бұрын
Balaayo wa jiiftaa maka joogo dalkani hal dagaal ka jira khawarijta halaga xereeyo dalka 😱😱😱
@fatima19823
@fatima19823 Жыл бұрын
Tribes problem
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Cbb iyo baroor maxaa kala haaysto kkkkkkkkk 😂😂😂😂😂
@HVEM324
@HVEM324 Жыл бұрын
CCB IYO BAROORI WAA WALAALO
@abdirashid3431
@abdirashid3431 Жыл бұрын
Dagaal raxan weyn horboodeyso oo lagu guuleystay lama arkin,
@negmadaadirali1657
@negmadaadirali1657 Жыл бұрын
Raxaweyntii taqaney maha guushoodane wad arki doontaa wlka haaaaaay ciyar ciyar mood mayland
@abdirashid3431
@abdirashid3431 Жыл бұрын
@@negmadaadirali1657 guri lagu ooday shalay,dadaa ilah u bixiyay mooyee waa lagubi lahaa,dadna iskama celin kartid,naaraa kooyti Lee dhihi taqaanaa
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Shushumoow iyo nanac lubaani dhashiike saarta 😂😂😂😂😂
Tababarahii caalamiga ahaa ee Jaamac Karaaciin oo geeljire noqday.
40:26
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 38 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 136 МЛН
Siyaasi Mustafe-Shiine oo iska Fogeeyay Eedihii Loo Jeediyay
37:05
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 43 М.
Xildhibaan Khadar Guun oo ka sheekeeyey dhacdooyin xasaasi ah.
1:19:04