Taliyaha Ciidamada ee Baraawe C/raxman Xarago oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Baraawe.

  Рет қаралды 67,663

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

#Baraawe

Пікірлер: 321
@herifmr5430
@herifmr5430 Жыл бұрын
Caalamka wsligeed ka madhicin Ciidan iyo taliyahooda oo dawlad hoostaga Oo 9 sano meel degan oo aan la badalin sharcigaas baraawe ku arkay taliyuhu wuxuu yiri 2014 baan nimid baraawe wslina waan joogaa waana ciidan dawladed Waa sheeko igu cusub
@MohamedSaid-ex6go
@MohamedSaid-ex6go Жыл бұрын
Ma ogtahay magaalada banaankeeda shabaab joogaan hadii ciidanka la bedelo soo ma dhici karto in shabbaab ka faaidaystaan. Sida ay ila tahay waa howl military 🪖
@halimaabdi9070
@halimaabdi9070 Жыл бұрын
Mooryaan mooryaan waa difaaca GH hooyadiin anaa waso waana ka baxeysan baraare
@wllmorata3596
@wllmorata3596 Жыл бұрын
Waa beentii oo qof ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@iland300
@iland300 Жыл бұрын
Wa Habar Gedir.
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Maya wa habarta buufkeed.
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Waa sheydaan weynaadey lkn sheydaan kasta nin baa ilaahey usameeyey.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Жыл бұрын
HABAR GIDIR, SH. HOOSE IN AY KU SOO DUULEEN, BAL DHAGEYSO CAJUUSKAN MOORYNTA U SHEEGAYO IN UU WIIL IYO WALAASHIIS MOORYANT ka mid ah.
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Doqonti ku dhahsey soo weeydii digil iyo mirifle maxaa ka yaala gobolka shabeellah hoose dad hawiye ayaa daga calanka inaga dhaxeeya ee dhulka waa la kala leeyahay kfg waa la isku darsadey ee raxweyn shaqo kuma lahan gobolka
@edebsanabdi7674
@edebsanabdi7674 Жыл бұрын
Baastarad baa tahay habar gidir ayaa meel walba kugu xukumee jaaaguliin yahaey anan waxba aqoon
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Naa siiilka yan lagaga dhex hariin ee mesha ka caraar
@ROMIYOW-CK
@ROMIYOW-CK Жыл бұрын
RRA🇦🇿🦁 cabsi cabsi waye wlhi
@salimmohamed3006
@salimmohamed3006 Жыл бұрын
Cunugaan wareysigiisa hal ninc buu u raran yahay wariye wax kama oga
@baarliinabdi-ee1dk
@baarliinabdi-ee1dk Жыл бұрын
Subxanalaah odeyga beentiisa layaabey asagaba isla yaabay oo qoslay
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 Жыл бұрын
Reer Amisom Somali wa la hareen
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Taliyaha wa nin aaqil ah oo wadani ah goood
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
?!?9(2❤ GAq MmmW Nmlzw😂 m😂😊 Mm M N !??9.
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😅 1:02 Z 1:04 1:04
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😮 1:12
@absherghasl6142
@absherghasl6142 Жыл бұрын
WaaYaliye xil kas ah oo wayo arag ah Laftagareen waa nin cuqdadeesan oo qortay ciidan Qabiileesan oo cuqdad laga sobuuxiyay
@MohamoudMoqtar
@MohamoudMoqtar Жыл бұрын
Wllhi wuu U jedaa Cidda Dulmiga wado, Taliye Matihid Moryaan Oo Tuug ah Ayaa Tahay Dunidaa Waa Laga tagayaa Ha U moodin in baaqi lagu noqon doono
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Habarta laankeed leh ku dhaha, wayo Alshabaab kalkaal ba tahay.
@MohamoudMoqtar
@MohamoudMoqtar Жыл бұрын
@@AAA-sx5ej Waalid Keyga In aad Cayso Miyay Carada Aad Ii qabto kaga baa bi,ineysaa. Alle kabaq Waalid aan waxba Aan kaa galabsan kadhamaaw, Haddaad Muslim sax ah Tahay Nin Dhuulkiisa Difaacanaya Ayaad Shabaab Kutil maayeysaa Shabaab Waad Ogtahay Meshuu Joogo Orod oo La dagaalan Ciidan ka Daraawish ta Koonfur galbeed waa Dad layaqaano. Ciidan ka moryaan ta Waa tuugo dhac usoo baxday
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Taliyaha tuugada mooryaanta baaba'a mooryaanta waaye illaahay ha qabto mooryaankaan
@mohamedmohamud577
@mohamedmohamud577 Жыл бұрын
Nin xabad iska bilaawayo ma jirtee maa runta ka hadashid,,, H G dhulkiina aada qowleysatahey haraanta ah
@mohamedyusufmohamud8193
@mohamedyusufmohamud8193 Жыл бұрын
ninkaan taliyaha ah , 10 sano ka hor ayuu magaaladaan ka xueerayay alshabaab , ayadoon koofur galbeed la aasaasin , waa kugu ceeb maanta in aad ku magacaawdo qabiil , cuqadada ku haysa 2023 cid cid kale qasbayso ma jirto .
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
Haddii lagu heysto isxoree ama edabyeelo oo amarka qaado.
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Adiga xaran ah nacalad yahee cuqdada qaba nin hawiya dishay markasa rabtaa inaad nabad ku noolaataan baydhaba leedihiin baydhabadina ku ekaada eelaayahee eelaayda dhashay
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI HARAAGII AFWEYNE INTA MID KA NOOL YAHAY BELO HABEEN KAMA TEGIN.
@sadecarured92
@sadecarured92 Жыл бұрын
Marna xafadaydaan hurday marna cidanka soobooday waan arkaynay 😂😂😂 Somali maryoleey
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Жыл бұрын
50 argagixisada ah u diyarada kunkeney laftagreen laaya baraawe hiraab aya leh laguna yimid asal ahan
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Baraawe waxaa leh Konfur Galbeed e maxaa ka haysaan
@toknownow
@toknownow Жыл бұрын
Oo Allah kugu ogyahay warkaas Akhiro ayaad ka jawaabi tuug
@hasssanomar5619
@hasssanomar5619 Жыл бұрын
Sxb goboladan waa mayland marka waxa ku jogoto oo ada ugu taliso waa qalad oroda galmudug adaa viva Mayland Viva Raxanweyn gul laftagareen cadoowaga allaha jibiyo inshallah 💯👍
@sahruja5777
@sahruja5777 Жыл бұрын
Laftagareen wuxuu kusooduulay Baraawe waanaqaain.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Жыл бұрын
Alle ha xifdiyo taliyaahan waa nin dacad ah soomaali alle. U maqan wixi 30sano ka hor ku bur burtay dowladeenu ayaa wali dhexda Uga jirnaa alle rageena burcad ah isku mariyo
@alisaid1871
@alisaid1871 Жыл бұрын
JIMCAALE XAA GEEYEY BARAAWE, DEEGAANKIISA MA'AHA
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Elaaysu shabelada hose ma laloho, dhukeda buur aa kasokeysa. Ee orood hawiye ku degdeg wixi ka raco waxbo haiga siin. Konfur galbeed waxa ku filan bay iyo bakool, wa labo gobol oo wax isku darsatey. Mida kale, Shabelada hoose iyo xamar wala isku dara inshaallahu, sidu uu gobolka banadir maqamkeda uu hesho siidi golobada kale ee somaliyeed.
@elmihassan7950
@elmihassan7950 Жыл бұрын
Asc cidanka milatariga Somaliyeed we jooga barawe guulesyta wax katana iska difaaca oo cagta mariya guul wacan
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Ninka dhibka ku hayo baraawe waa ninkaan . Degmo ma waxaa ilaaliya boolis mise mileteri. Maa la yiraahdo fooraha taga .
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Habarta buufkeed
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Жыл бұрын
BEENLOW WAAYE QFKAN CIIDAN ISKU SHEEGA AH, LAKIIN U YAHAY MOORYAAN HABAR GIDIR OO SH. HOOSE SOO WEERARAREEN, ISAGA IYO CIDDISA OO GURICEEL LAGA WADA KEENAY.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Жыл бұрын
Waa. Abgaal hore loo geeyey inuuw qabsado ee maaha korneel qaran waa tuug bilaa qaatuma ah oo salballaar ah gabadha waaba maleteri maxaa keenay inaay maan doori ka ganacsato tuugo inaad tihiin
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 Жыл бұрын
مشاءالله
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Жыл бұрын
Wa bilash kan
@blackpink2487
@blackpink2487 Жыл бұрын
Ilaahay baa xaqiiqda og
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Ma ciidanka qaranka somaliyeed ba shaki ka qabta? Adiga iyo wixi kugu caqli ah Lacnatullahi aleyg.
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Waa adiga leh ma’ciidanka qaranka ayaad kashakisan tahay Ciidanku bani’aadam ma’aha miyaa? Kuwii dadka kudilayey waxaan dollarka dhameyn miyeysan ahayn Meeshaas ciidanka joogaa inbadan oo kamida waa mooryaan laqarameeyey oo hab qabiilaysan meesha loogeeyey. Maxaad dadka nacladda ugulasoo boideysaa? Adeer nacladu adiga ayay kugusoo noqoneysaa. Erayga ugu fiican ayuu qofkani isticmaalay oo ah Ilaahay baa xaqiiqadda og. Yaa Eebe kamudan wax ogaanshaha? Yaase kale oo wax walba og oo aan Alle weyne ahayn?
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
@blackpink 24 Alshabaab kalkaal ba tahay. Wileshena duurka jooga ee Cidaanka qaranka ah sharaftooda meel lowgama dhici karo. Hawsha ee hayan ee kawarajita naga dhiciyeen illahey la jiira. Adigu na baraf ba qurubaha ku caabe, raagna ilmohodi iyo xaasaskodi intey ka dageen, yey qaranimadeni so celinayaan ayago gajeeysan.
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Taliye mahadsanid. Allaha u naxariisto ciidanka xaqdarada lagu dilay. Kuwa dilay waa in maxkamada ciidamada la horkeeno.
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 Жыл бұрын
Mooryaan dad islaameed dulminaya!
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😮 7:03 7:03 7:08 😮 7:13
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😅 8:40
@Abdallepoi____1___7
@Abdallepoi____1___7 Жыл бұрын
Yaaba wali is gaaray kan hadda hadlaya ladilaya walipo nacala wada dhale h.g io ab tugada tugada dhashay
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Dhibka ugu weyn oo jiraa ah, hawiye iyo habargidir wixi ay horey u faleen ayaa ilaa maanta lo heystaa. Xitaa hadey xaq ka hadlaan ma la aaminaayo😂😂
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 Жыл бұрын
Wlhi waa xaqiiq Qof igu fakara adaa kaa arakay
@AGTRAUK
@AGTRAUK Жыл бұрын
Military ku sheeg qabiil iyo dowladnimo waa kala dheeryihiin boobkii 1991 bilowdey ayaa weli socda ayagaa is dhameynaaya " there is price to pay hawiiyow.
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Жыл бұрын
Hawiye Caqli badan ma jiro. Hunguri ay sixun ku raadiyaan. Wax Kama bartaan taariikhda.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
​@@AGTRAUK OGI OGI XERO BAHAL KU JIRO XOOLO KUMA DHAQMAAN. HARAAGI AFWEYNE INTUU MID KA NOOL YAHAY BELO HABEEN KAMA TEGIN.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
​@@fadumomusse2132 OGI OGI HARAAGII AFWEYNE INTA MID KA NOOL YAHAY BELO HABEEN KAMA TEGIN.
@sahraabdi143
@sahraabdi143 Жыл бұрын
Taliye waad mahadsantahay laakiin waa wakhtigii lagu badali lahaa waxaad sheegtay inaad 10 sano aad joogtay Baraawe, Xasan Shiikhna daroogada uu wadanka keenayo Allah waa ka abaal marin
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🤮
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Jaadku somali weligeed wey cuni jirtey, horta maxa isu ciyal ciyal iska dhigtan? Xarmajo marku joogey, soow tuu jadka kenya mamnucey lakin tii ethiopia wadanka walalki la dhashey so gelin jirey?
@MsIbrahimdhere
@MsIbrahimdhere Жыл бұрын
80 askari ayaa sidaan idin gashey kkkkkk Wale RRA is not easy
@cqaadirmaxamed6442
@cqaadirmaxamed6442 Жыл бұрын
Kan taliye uma qalmo hadalba ma yaqaano
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 Жыл бұрын
TALIYE CIIDAN KAMA HADLO SIRAHA CIIDANKA, CIIDANKU WAA INUU LEEYAHAY HOGAANKA SIYAASADAHA OO LOO SOO TABABARAY QAABKA LOOLA HADLO DADWEYNAHA,NOT EVERYBODY
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Waa tuug mooryaan ah waa sheydaan
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Baraaawe tuni baaa leh hawiye ma laho Naga baxa
@karlesk6498
@karlesk6498 Жыл бұрын
Ciidankaa waa shabaab magac koofur galbeed wata halaga saaro magaalka nimankaa
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Qori bekem ah ayaa lala soo galay sargaalkana asagoo meeltaagan ayaana loo imaaday !!!!!!!!!!
@Materno1
@Materno1 Жыл бұрын
Waar hala heshiiyo soomaalaaay, sidan waa ku dhamaanaynaaa.
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😮 3:34 😊 3:34 😅 3:44 😅 3:59 4:00
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😅 4:22 😂😊 5:01
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
5:29 5:29
@suldanyare3848
@suldanyare3848 Жыл бұрын
😅❤ U😊😅😊
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Goorgor iyo harama caad baydhabo lagaso jedina. Laftagareen na halaso qabto, awaalba daad badan ku baydhabo kalayey xiligi xarmajo
@mrcobra645
@mrcobra645 Жыл бұрын
Universal TV ma sidii SN TV ayay isku bedashay ma Al qabyala Ayay gacanta u gashey waten dhinac u raran
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Hooyada was ciiilkaga I hayo tuni leh wadanka
@kooshin6180
@kooshin6180 Жыл бұрын
marki 2014kii magaalada shabaab laga xoreynaayey xagee jirtey?! Tuni kulaha😂 mayaa malaay toono😂
@Elyasishack
@Elyasishack Жыл бұрын
Baraawe koonfur galbeed ayaa leh qabiilka iyo xadgudubka mafiicno ee Jooga walaalayaal 😢
@fridayversion4581
@fridayversion4581 Жыл бұрын
Koofur galbeed ma 1 qabiil somali ah dago dad badan kula joogo meesha qabiil na malahan koofur galbeed
@Elyasishack
@Elyasishack Жыл бұрын
@@fridayversion4581 Dhulku waa dhul Rahangweyn Hadgudubka mafiicn Halla iska Daayo.
@fridayversion4581
@fridayversion4581 Жыл бұрын
@@Elyasishack raxan 4/% xitaa ma dhamo dadka barawo ku nool baydhabo iyo buurhakabo Haa xamar raxan weenta dagan ka badan kuwa Barawe ku nool
@Elyasishack
@Elyasishack Жыл бұрын
@@fridayversion4581 calaa kulli xaal Rahangweyn waa laga gardaranyahay Habar gidir makale ayay Dagaal iyo Dhac ugu imaaday Rahangweyn Sida Loogalayna waxaa laga xusay Somalia oo dhan Waayo cidii xadgudubta Guul Raaci mayso , kollay diinta waxbaad kataqanaa umaleeya waad aragtay Ayad Dhaxaysa Alle majecla kuwa Hadgudba wax Alle jeclayn maxaa ugeeyey Habar gidir hadgudubka ahi Dhulka Horta Qabiil Laguma qaato waxaa Fiicnayd in Dowladnimo Wax walba Loo hago Dagaal Bay bilaabeen waana Tan manta ay kudhamaatay Habar gidir. Mohamed caydiid ayaa Mar Rahangweyn dhulkooda soo weeraray Asaga oo leh Dowlad baan wadnaa Lagama yeelin xitaa Naagtiisa waa laga kahaystay Rahangweyn waxaa Usoo halgamay Urur lamagac baxay RRA. oo Laga soo gaabiyey Rahangweyn Resistance Army Mantana qaarkood dhinteen ayaga Dadka kuma hadgudbaan intabadan Rahangweyn waa Dad Diin leh ogsoonna in Xadgudubka dembi uu yahay. Marka xadda Dhulkaa baraawe ayagaa Caasimad kadhigtay oona Leh.
@abassadana3542
@abassadana3542 Жыл бұрын
Taliyaha warkiisa ma fadhiyo ee intey wax ka qaldanyihiin
@abdirahmanabdulahi640
@abdirahmanabdulahi640 Жыл бұрын
Taliyuhu sidee ugu ogalaaday haweenay ciidanka ka Tirsan inay qaadka gado Waa yaab
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Naagaha ay la qaiyilaan oo ka iibisa baa ciidan qaran lagu sheegaa
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Wajigiis fiiri rabuuska daaran dad badan ayuu maalaa yacni ulaayey
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 Жыл бұрын
Maasha Allah
@myisseartan3618
@myisseartan3618 Жыл бұрын
Waa nin Cabsiiye Xassanley ah o Abtigey ah Abti hore usoco o dadkaag daafac adiga iska leh 4 Dowladood Galmudug, Hirshabele, Banaadir State {Banadir+Sh/Hose} iyo Federalka abti gaashankaag la’imakeeno, Abti Caruurtada iyo ehelkaag ALLAH Barakeeyo, wxan kaaga timid wiilkiina from Re Nimcaale
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Oo cabsiiye ma oroma bah, Mise wa tigre?
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 Жыл бұрын
Hhhhhhhh Markasta oo Hassan dhiiqo xilka qabto waxaad arkaysaa dagaal qabiil oon dhamaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Armaax Darajo lagu xaaray sida uu u hadlaayo iyo darajada uu xiranyahay isma laha
@yarka4574
@yarka4574 Жыл бұрын
Mooryaan Habar-Gidir. Habar-Gidir dhulkiina kunoqda iimansada, Baraawe waxaa ilaah kubeeray waa Tuni, Reer-Baraawe, Digil-Mirifle, Jareer-Weeyne. 😎
@ahmedsomali3746
@ahmedsomali3746 Жыл бұрын
Kaley naga saar adigu
@sudeis2021
@sudeis2021 Жыл бұрын
Tuni waa digil miriflena maxaa meesha ka yaal hawiye waliba habar gidir waa cisa caanaha ay bortaqiiska guryaha ku dhisteen keeno ee adiga kaalay ka saar
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Dooni meyno dagaal iyo qabiil wa duli dowlad nimada naga badan iyo somali nimada
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI HAWIYE KU BADBAADI MAAYO QABYAALAD LA'AANTEED IYO WAX KASTOO AANEY DANTOODA GAARI KU JIRIN.
@abdiwahidabdullahi3644
@abdiwahidabdullahi3644 Жыл бұрын
.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Baraaawe waa koonfut galbeed militarka la sheeegayo waxay u badan yihin hal reer runta in la loo daayaa dawladad koonfur galbeed
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Oo shabeellah hoose yaa dega kfg dhulka waaa la isku darsadey ee digil iyo mirifle kaliya ma dagano militeriga gobolka ay joogan waa gobol hawiye majority ka yahay digil iyo mirifle shaqo kuma lahan iney ciidanka ku xad gudban waa ku khaldanyihiin shalay dhulkan ciidanka qaranka ayaa alshabab ka sifeeyey Hal reer haba ahaaadane
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 Жыл бұрын
​@@macrobianson2g ma Shiinees ayaad u marameeysaa?! Meel Matabaan ka sokeeysa loogama hadlo lahjedaa! Mooryaan kurigiinii ku laabta. From Gedo
@karlesk6498
@karlesk6498 Жыл бұрын
​@@macrobianson2g markii shabaab lagaa xurey ayaa naf ku soo gashay sow mahan
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@abduladansharif9548 kkkk dhulkan aniga hawiye iska leh oo qarniyo ka talin jirey tariikh ma taqanid dadkan aad u hadleyso aniga ayaa xoreeyey oo dhulka ay dagan digil iyo mirifle ku sadaqeystey boqortoyadii ajuran ee hawiye ayaa qarniyo ka talin jirey miskiin xun ayaad tahay hawiye qof aan alle ahyn qof wax ka qaadi Karo ma jiro adoonyahow
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@karlesk6498 digil iyo mirifle aan anigu aan xoreeyey maba Ila tirsan Karo dhulkan boqortoyadii hawiye ajuuran ayaa qarniyo ka talin hawiye alle ayaa geesinimo iyo hantiba ku deeqey cadowga sida loo karbaasho waa naqana somalida intaas dheernahay
@ahmedtayyib1404
@ahmedtayyib1404 Жыл бұрын
Lahjaddu waa mudug
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Shabeellah hoose af maymay laguma hadlo hadaad uhayato kfg iney bay iyo bakool kaliya ay dagan shabeellah hoose raga deegan ku ah waa hawiye isku lahjad lama nihiin digil iyo mirifle
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 Жыл бұрын
Waa Idaacadii Cbdiqaasim oo Mooryaantii Biyaha Webiga dadka ka iibin jirtay oo derejo soo xirtay wareeysaneeysa! Kkk
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Hawiye 10 yrs le joogaan ma leh dhulka
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@ahmedkulowabdi821 hawiye Somalia odhan ayaga leh dhulkan boqortoyadii hawiye ee ajuran ayaa ka talin jirey qarniyo hawiye ayaa dhulka aad manta ku nooshiihin idin siiyey waxmagarato ayad tahay shabeellah hoose ka hadleysa kfg dhulka hawiye ayaa idin siiyey duliyahow abaalka aan lahyn
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@abduladansharif9548 buuraha aad ka timadeen ku laabta qashin yahow adoonkii aan anigu xoreeyey miya ila aftirsan doqon aan dantiisa aqoon ayad tahy
@CabdiraxmaanKaweey
@CabdiraxmaanKaweey Жыл бұрын
Cabdikaweey 1:18
@gacankahadaltv7687
@gacankahadaltv7687 Жыл бұрын
Raxanweyn dagalka aad gaadmada kubilowden waad ku jabteen Baraawe degan kuma tihin ee beydhabo qabta
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 Жыл бұрын
Kan in ladilay aheyd intaan oo been ah muusheegi laheyn
@dauudhasan7628
@dauudhasan7628 Жыл бұрын
Ciidanka hiraab ha isaga baxeen gobalka shabeelada hoose gobalkan maahan gobal Hawiye.
@ahmedasad2428
@ahmedasad2428 Жыл бұрын
asc taliya wax macquul inoo sheeg waxan wax gadmaayo ma ahan adigoo kafog meesha xabada kadhacayso maqlayay nin udhowne ma maqlayo intas markii ladilayo militariga maxay intas samanayeen badar miyay cunayeen waxbaa qarinaysaa taliya
@Savetheworldnow1
@Savetheworldnow1 Жыл бұрын
Dhinaca kalena aan maqalno. Meesha waa caasimada KG talladana waxaa leh KG, Baraawe 2 Maamul ma yeelan karto 1 Maamul waa in tallada loo daayaa nabadna lagu aada noolaadaa
@myisseartan3618
@myisseartan3618 Жыл бұрын
Waa hal maalmul waana Banaadir State
@Savetheworldnow1
@Savetheworldnow1 Жыл бұрын
@@myisseartan3618 kkkk.. Habar fadhida lagdan wax kala fudud. Baraawe haddii ay noqon weyso caasimada KG 10K Dollar iigu imow oo abaal marin ah
@toknownow
@toknownow Жыл бұрын
Gabar qaadka ka ganacsata oo military ah hehe reerkii waa wada ciidan qaran tuugo soo duushay ilaahay iimaanka idinka qaad Muqdisho ma ku fillaanwaysay reer mooryaan.
@myisseartan3618
@myisseartan3618 Жыл бұрын
Yaa. Lagu wasin dhilaa ku dhashee Nacaladi kugu dhacdayee
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Jadku wadanka mamnuc kama ahan, somali na weligeed ama wey cuni jireen ama wey ka ganacsaan jireen magaratey? Ee alshabaab kalkaal ba tihiiney, isiso cadeya
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
Hawiye waagob Somali oo dhanbaa isleysay. Laakiin waxey Somali oga duwan yihiin markii ay xabaddu istaagto ayaa caro iyo cuqdad ugu danbeysa. Laakiin qabiiladii kale oodhan weybukaan. Caafimaad dagdag ah allah nasiiyo.. ALLAHU ACLAM WABILLAAHI TOWFIIQ.
@yarka4574
@yarka4574 Жыл бұрын
Hawiye waa mooryaanta Somalia 🇸🇴. 😆
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
​@@yarka4574 OGI OGI HARAAGII AFWEYNE INTA MID KA NOOL YAHAY BELO HABEEN KAMA TEGIN.
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Maxa hawiye mesha keney. Ciidanku waa ciidanki qaranka oo barawe alshabaab ka xoreyey. Cidaanka qaranka jaifada ka daya fadlan, hadi kale nin kasto guri habarti haku labto hadanu qaranimo Rabin
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
​@@yarka4574 habarta lanked.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 Жыл бұрын
Wlh anigaa hawiye ah lkn hadii Ilaahey laga baqo oo si dhab ah runta loosheego waxaan umada kuheynaa dhibaato aad u weyn ninkaan sidaa u hadlaayo waxaan uu kasheekeynaayo waa been waxba kama jiraan meelkastana ilaa hada isbaaraa noo taala
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Waa runtiis waa edeb daro ciidan jaad suuqa ku gadeyso. Edebteeduu barey
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Waxan aad shegayso inaaf joogtay oo kale u sharxaysa qofkii bilabay ma ogid askarta ku sheegtay illahay ka vaq waa la ii shegay dheh
@mustaphaahmed5451
@mustaphaahmed5451 Жыл бұрын
DAAROODKIINA SABUURADA KU WAASHAY,,OO GARACYADAA,,KULIGIIN HAWIYAA IDIN WASA!! CIIL UDHINTA! TUUGO IDINKA XUN ILAAHAY MA ABUURIN! BAL DHULKA AAD XAARAAN RAXANWEEYN UUGA HEEYSATAAN UUN SOO EEGA, DOFAAR YAHAY DOOFAARTU DHASHAY!!
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Korneelka waa la soconaa dhibaatada uu ku hayo degmada baraawe 30 sano ayaa iigu danbeysey lkn waxa u ku sameeyo Reer baraawe taakataakaan ula soconaa . In uu baraawe ka atooreynaayo gebil cadkana ay udaba dhaqayaan iyo 2 xabo tunni ah lkn waa laysaga daba iman doonaa. Dhibaatooyinka baraawe ka geystey waa la soconaa. Waa anigo ah janaral Munye.
@jamalnoah5564
@jamalnoah5564 Жыл бұрын
Meeshaan dhul Rahanweyn waa. Soomali wali qabiil.dowlad gobaleeka haloo daayo. Ciidanka so call SNA has no roll in Southwest
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 Жыл бұрын
📺 Tv Iyo taliyaha waa mooriyaan tii 1991 ku hab sataye shabeelaha hoose , 30 sano isbaaro 2023. Ayagoo badan af tv 📺 wata dad kaan akhiro mooge waaye xaaraanta waa u xalaal
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz Жыл бұрын
Masjidka tag gacmaha allah utaag qalbigu in aw kuu qabobo.
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 Жыл бұрын
@@KuromiStarz-kx8rz Masjidka waan ku jiraa Isbaarada laguugu biilo Allah wax ka kheere badan oo xalaal ah hadin sahalo
@فاعلخير-خ4س
@فاعلخير-خ4س Жыл бұрын
Taliyaha maba yaqaan wuxuu ku hadlayo hadalladiisa isdhaafdhaafsan ka dhagaysta.
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Жыл бұрын
Codsi : general odawaa waa in uu geeyaa barawa 90 askari oo SNA ah thanks. 👍
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Markii horeba in Lafta Gareen in loo ogolaado in uu dhagax dhigo dekad may ahayn. Shabeelada hoose waa caasimad gobolka Banadir.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Benta jooji
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 Жыл бұрын
Waa been militiri ma ahan waa ciidan beelad oo laga keenay mudug.oo shaati ciidan wato waa mooryaan g
@mohamedhassanelmi9720
@mohamedhassanelmi9720 Жыл бұрын
Maleeshiyada Guriceel ka timid maxaa Baraawe keenay?way khaldanyihiin waa inay deegaankooda ku laabtaan oo maamulka koonfur Galbeed ciidankooda talada ay la wareegtaa
@Moh-gd1xe
@Moh-gd1xe Жыл бұрын
Taliya daacad ah weeye masha alah lkn markale yaan loo turin eelaay iyo faqashta caaytamaysa abaal malaha marka afka la garaaco ayey muslimaan
@tahliilgooni7248
@tahliilgooni7248 Жыл бұрын
South c
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo Жыл бұрын
war kan waa kii mooryaanka ahaa ee taliyaha al shabaab somaliyey bal eega tuuladoo ka yimid ee galmudug abaar baa ka jida habar gidir hadii ey naf leedahey iney gobol kale tagto ey tiraahdo waan xukumayaa waa wax ii cuntumi waayey waxaan se leeyahey hadii uu ninka nin kale uu xaniinyaha kataabto uu ismoodo in laga cabsanaayo horeyne taariikh ayaa loogu soo dhigey habargidirey runta isu sheega munaafaqada aad wadanka kawadaan joojiya alshabaab waa idinka meelahaad ka timaadeen ku noqda xoreysta beeraha fasha boobka tuuganimada iska daaya ilaaheybaa dhul irsaaqad maal bixiyo iyo darajo diintii iyo islaam nimadii waad ka tagteen islaanimada u soo noqda dulmi ilaahey raali kama aha naar haku gelinina irjac islam yaa habar gidir
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 Жыл бұрын
Gooja cade meeye war gooja cade meeye 😂
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Жыл бұрын
ciidanka Darawiishta Konfur Galbeed iyaganna soo wareyso. wareysigaan waa hal dhinac saas cadaalad ma ah.
@ROMIYOW-CK
@ROMIYOW-CK Жыл бұрын
hawiye tuugo
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Ciidamada qaranka waa iney sifican ula xisaabtaman mooriyanta jahilinta ah midget Haka reebina dadkaas shacabka laguma aamini karo waxan sugnaaba iney ciidanka u aar gudan ciidanka Laga diley
@absherghasl6142
@absherghasl6142 Жыл бұрын
Ciidan cuqdadeesan oo nin cuqdadeesan sodiray ayey ahayeyn wlh Lafta gareen in Il gaar ah loo yeesho waaye waa Nin Qabyaladesan Koofurgalbeed shacabka ku nool Nin isku heen karo mahan
@AngeredAngered-o1n
@AngeredAngered-o1n Жыл бұрын
Tukasho iyo kitaab alah ugu dhaartay dawlad iyo madax Ciidanka aya qabil ahan hubki iyo sanati lamatabtan kii loqaybiyay Sidee na bad lagu heela Somaliya moryan wa Dhulbob Xata kan iska dhigayo qof wanag san wa xaaran nimanka qabilaysan Beenlo afku kuqalocay
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada Жыл бұрын
Kubeentaas shabeelada hoose in lagu dhul badaado maalarabaa qof haweiye kutagay meeshaas deegan maba jiro dhac ayee kutageen
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
war hawiye yar iyo wemba beenta kama xishoodaan bal eeeg odaygaaaaa
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Muuriyaan Beeleed baa tihiin ee Gobolka kabaxa oo Gal Mudug aada. Waxaa tihiin waa la ogyahay. Dhulbalaarsi waa riyo aanan riyoobaynin.
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Gardaro garab og . Lkn waa lays baran doonaa hadii ilaahey cimri noogu simo . Hadaan dhinto cafi iyo musaamax. Joogitaanka aad joogtaan baraawaa khalad ah. Anigoo ah janaral MUNYE
@duniadunia7492
@duniadunia7492 Жыл бұрын
Waa mooryaan la qarameeyey hala geeyo galmudug hala loo daayo lafta gareen caasimadiisa
@mrali3601
@mrali3601 Жыл бұрын
Ninkan ma ninki la yiri taliye Barawe Isbaaro dhigtay oo dadka canshuur baad ka qaada, ciidanka Amisom na ka so furtay askari dhaawac ah, dilayna wa in sharciga la so taago hadi kale meesha dawlad kama jirto
@kaditravels2483
@kaditravels2483 Жыл бұрын
Hassan sheikh aya aakhiro lawedin doona because asaga ayaa ogalaade khat wadanka in lakeeno, bal ciidan mukhaadarad cunaaya faaidadee leeyihin waa maxa maxay
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 Жыл бұрын
Adeerkaa farmaajo asagane aakhiro waa la weydiinayaa danbiyadii uu geystay
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Somali weligeed ee jadka cuni jiirtey, ee wax kale ma heysa?
@kaditravels2483
@kaditravels2483 Жыл бұрын
@@AAA-sx5ej So caqligaaga wuxu kaageye hadi qaad hore loocunay in maantana hore loosiicuno asoo umadiini dhib kuhaye caqli marqaaan baatahay
@kaditravels2483
@kaditravels2483 Жыл бұрын
@@abdikhadar7534 Sxb farmaajo madax weyne ma ahan maanta ee hakufambaabin qof walba afkaaga lama gaarsiye odoga dambiile jano kugeyn maaye
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Жыл бұрын
Waxay aheed, Ciidamadanka Daraawiishta ee laga keenay Meel kale. In laga qoro gobolkan si ay dhib u dhicin
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Жыл бұрын
Askari dowlada hidii saan. Looo. Dhilayoo vodka masakiinka maxaa u haray
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
Waxaa ileedahay dagaalkan intaas oo qasaara keenay, wuxuu ka bilaawday naag khaad gado . Oo maxeey ninka taliyihiisa oogu dacwonwryday inteey askari qaraabadeed u soo yeeraneyso?
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Жыл бұрын
Eelaay waa in Baydhabo lagu celiyo.
@ciisewarsame2448
@ciisewarsame2448 Жыл бұрын
Guul ciidan keena x d s
@halimaabdi9070
@halimaabdi9070 Жыл бұрын
Kas iyo maag maxaa qaadi kartiin
@axmed_jeylaani
@axmed_jeylaani Жыл бұрын
Baraawe waxa kajira ilaahay baa og lon sida lasheegayo haday wax ujiraan kusocda dheh hbrgdr
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Жыл бұрын
Ninkan sarkaalka ah ee hadlaya lahjad adakaa meeshu waa baraawe lahjaduna waa tii Galgaduud. Maxaa baas oo khaldan ?
@kooshin6180
@kooshin6180 Жыл бұрын
Waa raggii 2014 shabaab ka xoreeyey magaaladda.. Galgaduud iyo Baraawana waa Soomaaliya. Nimankii lahjadda jilicsanaa ee wiiqwiiqda lahaa marki 2014 xaggey jireen?!!
@toknownow
@toknownow Жыл бұрын
Nin taliye ah oo dabagaab wata iyo garan iyo BKM wataa technico xabbad ku billaabay sidee u dhacday ma nin waalan baa
@AbdinurHanaf-gj3ff
@AbdinurHanaf-gj3ff Жыл бұрын
Ninkii daresska ciidanka qaranka dadka ku laayey oo wali dareeskii qaba oo wax maxkamad ah la soo taagin yaab dawlada hawiye
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Bal meenta uu sheegayo wuxuu Koobi arintii Ka dhacday Bakool Hadalkiisi ayaa isburinaayo. Waa Mooryaantii isbaaraleyda ee Ka timid galgaduud ayaa wali raadineysa Biyihii Wabiga in ay gadaaan
@Savetheworldnow1
@Savetheworldnow1 Жыл бұрын
Wariye hal dhinac baad dacaayad u fudineysaa SNA. Maxaad u weydiin weysey askarigii dhaawaca ahaa ee KG ee Ugandeeska lagala soo degay ee hortooda lagu dilay. ? Taliyahan wuxuu sheegtay wax qalad ah in eysan sameyn balse dhanka kale ay qaldanaayeen. Wareysigaan Dacaayad PR ayaan u arkaa.
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada Жыл бұрын
Baraawe ow digil ayaa leh aa loola socdo ee hadaanan ka,aalin adaa arki doono wixii kadhaca
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 16 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
WAAR DEG DEG SOMALIA OO
18:05
Somalia New unit
Рет қаралды 201
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 118 М.
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
19:47
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 144 М.