Video keynta xppti maxaad udileeday waan ka helay Abaa soo celi waa codsi
@fatimAFatah-d2y2 ай бұрын
Waan kuu saaray huuno qaali❤
@nimconajax-lq4ru2 ай бұрын
Sowdaaay wllo Wan ku jecelahy rabii haku dhowro adiiyo caruurtada wllhi waxd ii tahy wllasshy iga wayn camal markaan ku dhagysanaayo waxn daremaa varxad xitaa hadan murugsanahy adii ku dhagystaa rabii rali Hak ahaaado sowda quruxeeey ❤❤❤❤❤
@NimcoDagan-fq5jf2 ай бұрын
Qisooyinkaaga dhan wa cajiib wax badan aya ka bartay wlhi allow Sawdo nodaa 100m aya u qalanta wlhi ❤
@HawaAbdikafi2 ай бұрын
Masha Allah
@Amattallaah2 ай бұрын
Aniga waxay ila tahay madama uu qamri iyo qamaar yaqaanay saas danbi ka si Daran u galay umul khabaaith qof bartay wayso uma dhowrna Xasbunallaah wanicmal wakiil Shukran sowday qisaaskaa no so gudbiso waa kuwo cibro leh jazakillaahukhayran ukhti
@FarahShire-h6n2 ай бұрын
Asc dhamantin Drs sawda bisinka waa dila ku canbaxay dilka qarabadisa inkar Allah kugu rid xishod darana waa qof istaxyadi ka luntay iman la antu waa xuntahay ilahay inanka hano xafido Amiin Amiin ❤❤❤❤❤
@umuaalaan2 ай бұрын
Qof hadii uu ku yidhaahdo waxaa saas lasa mayn la adahay dad baad ka cabsanaysaa ama uu kugu dhaho waad jilicsantahay miskiin baatahay lugu qoslo waxaasina uu yahay dambi ku dheh waxaan kabaqayàa kaliya Allah ❤masa maynayo ee adigu rabigaa ka baq oo iska daa dambigaad samaynaysid ku dheh aniygu waligay samayn maayo rabigay ayaan ka baqayaa 60sano 70sano kumabadala nayo nolol aan dhamaanayn yacni aakhiro
@zaharahaad13142 ай бұрын
M.a ❤sidaas waaye
@sagalelmi76442 ай бұрын
Mnsha Allah sawda abayo qisoyinka aad so gudbiso waa wada cajiib
@anabellarobleh10772 ай бұрын
Ha sawday djabuti dil kama jiro wa xabsi daayin balse Haday labada qoys isku wafaqaan inay mag kala qataan dhowr sano ayumbu la xidha From djabuti
@ZahraJamacCarte2 ай бұрын
Asc walah waa run wiil aan dhay oo wadadah ay asxab xun bartay kadib is sood oo kale ayuu noqada isoo duceey tiim sowad❤
Haa Djibouti wa sida oo kale wayo anaga qofka lama dilo ee xabsi daaa iim uun
@mahadasaidyusuf41692 ай бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ShamsomaxamedShamsomaxam-lw8rf2 ай бұрын
Mashalah sawda❤❤❤❤❤
@AzmaAwale-fw6ed2 ай бұрын
20:00 Aniga waxaan ka shakiyey markuu yirahday safar dheer Bay gashay
@Fatima-e6o3t2 ай бұрын
Same walahi 😂
@Nasrasiciid30902 ай бұрын
Ha idhihib hee ninka leyla dilay bc of wxn ka shakiyey markuu yiri ma ogid miyaa zxpta ku dayan jirty safar dheer bey gashay ooysan kasoo labanayn wuuuuuw qisasa anoo dhageesanaya commentska dhex wareegaya😂