KIISKII WAREERIYEY DAMBI BAADHAYASHA TURKEY-GA!

  Рет қаралды 69,389

Sawda Bilan

Sawda Bilan

Күн бұрын

#qiso_cajiib_ah #sawdabillan #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Пікірлер: 413
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 5 ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@NuuraYusuf-ve7ns
@NuuraYusuf-ve7ns 5 ай бұрын
Jdjdj
@NuuraYusuf-ve7ns
@NuuraYusuf-ve7ns 5 ай бұрын
Dhhdjsjdiiekd🎉
@Layaaany
@Layaaany 5 ай бұрын
Scw❤sowdaay wa igasoo gaartay wa sugaayey qeybtaan shukran xbbty❤😘
@shaazuujamaal6673
@shaazuujamaal6673 5 ай бұрын
Sowda codsi wataa shekada kun haben iyo haben noga so shekeey sabbto ah cod kada ehynin Kuma dhageysan karo wey buxda lkn iguma baxeyso 😢❤😢❤
@SawdaBillan
@SawdaBillan 5 ай бұрын
Maxay tahay shekadas somali miyaa
@shaazuujamaal6673
@shaazuujamaal6673 5 ай бұрын
Maser iyo carabtan lee waye maqle Mar hore ehd luqado badan lagu turjume الف ليله وليله la dhahaa macntoy allhey qeyr haku siiyo shekoyibkda wey igu baxda wllhi hade mcqul thy tas noso turjun
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 5 ай бұрын
​@@SawdaBillanAlfa leyla u leil waaye
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 5 ай бұрын
@@SawdaBillan shekadha harun Rashid wagiisi waye ayan filaya wa sheka Itaq kadhacday.
@zamzamaxmed8066
@zamzamaxmed8066 3 ай бұрын
Aydoo dhameystiran meel iigu sheeg abaayo ​@@AminaCuisine692
@ShukriaxmedRaage-o7r
@ShukriaxmedRaage-o7r 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤
@HamdaAli-x4c
@HamdaAli-x4c 5 ай бұрын
Pppppppppp
@NafiZaHusseinyusuf
@NafiZaHusseinyusuf 5 ай бұрын
Ala sowdoy sidan kuu sugaye maanta odhan wallahi wan farxy alle haku xafido❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@Fadumina12
@Fadumina12 5 ай бұрын
Sowday Habo Mcney Saa ku jeclahy le wxa iska raba malintii 10videos ina so galiso saaba wax kle udawanin😩🫶🏻❤️mar uun waxa rajeyna inaa si caadiya kula kulmo habo😍🫶🏻
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@zaharahaad1314
@zaharahaad1314 5 ай бұрын
Saan usugayay hawshaanba kuqabsadaa qisooyinkaaga sawda qli ❤
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Sawda ALLAH.KUBARAKEEYO ALLAH KUJECLAADO KUMA WEYNO ❤😊
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 5 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤
@Ramlosh
@Ramlosh 5 ай бұрын
Duhur wanagsan sowda..❤❤
@hamdimahamed3309
@hamdimahamed3309 5 ай бұрын
Mansha alah wa dambi baadhistii ogu cajibsanayd
@Ayuub-u6r
@Ayuub-u6r 5 ай бұрын
Abaayo waa kutaageeraa❤❤❤❤
@RayaanAwil
@RayaanAwil 5 ай бұрын
Wan idin salamay waxan kamid ahay team sowda Qaalib Caaw ducaa idinkaga bahanahay plz igu soduceya hoyadey mcn ma Karo inaa dhoho ayeeyadey😭 Caaw gurigedi saxda ahaa ayaa lohoyay Alle haku naxariisto hooyo mcn🤲 janatul fardawsal aclaa allaha kugu bishareyo aamin yaa rabi🤲🤲
@NacimodahirCulusow
@NacimodahirCulusow 5 ай бұрын
allh haku cafiyo
@amran2010
@amran2010 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@ikraam28
@ikraam28 5 ай бұрын
Scw wll alle dartii ayan kujeclahay janada alaha nagukulmiyo i.a amiiin ❤
@zaynababdule
@zaynababdule 5 ай бұрын
Asc adayo mantadhan wan sugayay waxa yarba maraka jogaba wan firiya bal ino sodha cey banfiriya walalihi ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@nasraqaali75
@nasraqaali75 5 ай бұрын
Thank you. Waad la soo dhaqsatay.
@umuwaliidwamarwan8676
@umuwaliidwamarwan8676 5 ай бұрын
masha alhh sowda cawa dhan basugaye 2 mahd sanid wall❤
@Aamina-aadam
@Aamina-aadam 5 ай бұрын
Scw scw scw Mnsha allah wll sawda alle hakuxafido
@daganhaaji
@daganhaaji 5 ай бұрын
Sawday wlshy jazakallah khayr wad iga farxisay sidan u sugayay hadad ogan lahayd Wlo ino so badi qisoyinka danbi badhista😊❤❤
@NimcoAbdi-q4k
@NimcoAbdi-q4k 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ياسودى الله يحفظك ❤❤❤❤❤❤❤صلوا على الحبيب محمد صلى الله عليه وسلم
@muniraalii7294
@muniraalii7294 5 ай бұрын
Walal sowdaay qayr allah ku siiiyo ee qisooyinka turkey ah noo soo badi adigoo mahadsan insha allah
@Ayuub-u6r
@Ayuub-u6r 5 ай бұрын
صلى الله عليه ؤسلم❤❤❤❤❤
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
INSHAA ALLAH
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 5 ай бұрын
SCW SCW SCW ❤️❤❤❤ Drs Sawda Billan Guuleeyso Insha'allah ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤️❤❤❤
@FjamacFjamac-l1u
@FjamacFjamac-l1u 5 ай бұрын
Mashalaah❤
@المبدع-ش6ز
@المبدع-ش6ز 5 ай бұрын
امين ❤❤❤ يا رب🤲🤲🤲🤲🤲
@fahmoaxmedcali623
@fahmoaxmedcali623 5 ай бұрын
Maantoo Dhani waan dharaaraya sheekada qeybta2.aad mahadsanid xabiibti sawda ❤❤❤❤
@FarxiyoXaashimaxamed-r8e
@FarxiyoXaashimaxamed-r8e 2 ай бұрын
Qeybta 1 iisheg abaa waka waaye
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 5 ай бұрын
صلوا على الحبيب محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@ZaynabLiki
@ZaynabLiki 5 ай бұрын
Wlhi markiiba waanka shakiyey hooyada
@LeilaAbdi-xb1kq
@LeilaAbdi-xb1kq 5 ай бұрын
Dambi barayal baa noqonay😂
@aminamahamed2707
@aminamahamed2707 5 ай бұрын
Hooyada manoqotay horta mar hore ayaan kashakiyay
@LeilaAbdi-xb1kq
@LeilaAbdi-xb1kq 5 ай бұрын
@@aminamahamed2707 Haa hooyada wax Bay ka ogeed
@hodancadaan8493
@hodancadaan8493 5 ай бұрын
Haa hoyada waye ​@@aminamahamed2707
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 5 ай бұрын
Part2 saa u sugayay lee❤ faraxd Mahadsanid habo sowda kheir illhy haku siiyo❤❤
@ABDIRASHIIDGEESAY
@ABDIRASHIIDGEESAY 5 ай бұрын
Habo shaqada markaa qabanayo qisoyinka and soo dhigto qofka ugu hor dawada ahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FjamacFjamac-l1u
@FjamacFjamac-l1u 5 ай бұрын
Aniga xitaa wallh macanto
@fatimaali4343
@fatimaali4343 5 ай бұрын
Subhanallah very Sad story
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 5 ай бұрын
Ilahay Owlaada Ha No Xifdiyo
@أميرةالحجاب-ص
@أميرةالحجاب-ص 5 ай бұрын
Caawa qiso turkishyaan dhageystey wn ku faraxsanahay waa wadadnka aan addunka ugu jeclhy inaa aado ❤❤ Hbo inoo soo badi 🎉
@Sahraawali-y7s
@Sahraawali-y7s 5 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉😮
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 5 ай бұрын
Turkikidu waa dad somaalid aad ayay u neceyihina
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 5 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Qisooyingaaga caad baan u jeclhy Ilaahay ku barakee cadhiga iyo daman rer kaaga caruurdaada iyo Xaajigaaga mahadsanid sawda Billan
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 5 ай бұрын
Waa waalan rabaa qisadaan wareer waaye❤
@IfrahMahammed-l6d
@IfrahMahammed-l6d 5 ай бұрын
Ana ugu hareya manta😊😊 صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 5 ай бұрын
Subxana laah ilahey ha unaxariisto
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
SCW❤ mahadsanid walashay sawda
@FaatimaSaalax
@FaatimaSaalax 18 күн бұрын
ماشاءالله اختي ❤
@MuhiimMohamed-s7g
@MuhiimMohamed-s7g 5 ай бұрын
Kobkaagi shaaha waan kuu reebay ❤❤❤😊
@Sowdaahmed-t5g
@Sowdaahmed-t5g 5 ай бұрын
Hada waxyar kahor niyada kuhaye wlh thanks saamiyey sowda
@iqraMohamed-zh5se
@iqraMohamed-zh5se 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 5 ай бұрын
Marshall ah first one 😂😂 Ilaà manta ilaa xaly sugeynyyy Mahadsanid sowdaa ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hipoKeise
@hipoKeise 5 ай бұрын
Ilaahay raali ha kaa ahaado qaali❤
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf 5 ай бұрын
Wcs wallshay sawda waad Mahad san tahay ❤❤❤❤
@FadumoAhmed-h1v
@FadumoAhmed-h1v 5 ай бұрын
Thanks you sawada billn❤❤❤
@Sucaddeeqa
@Sucaddeeqa 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@sahroshikhnuur1143
@sahroshikhnuur1143 5 ай бұрын
Sowdaay mahadsanid..❤❤❤
@FatimaHussein-p2m
@FatimaHussein-p2m 5 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamirSaid11
@SamirSaid11 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@ruweydmoha772
@ruweydmoha772 5 ай бұрын
القضية جنات
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 5 ай бұрын
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
@IdmnCabdi
@IdmnCabdi 5 ай бұрын
Yes wan sugayay thanks abyo
@edilupdy6438
@edilupdy6438 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍🤍
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 5 ай бұрын
Isoo duceeya natiijo sugooya😢
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 5 ай бұрын
Wax aad ku faraxdo Alle ha ku siiyo❤
@nimcoliina5425
@nimcoliina5425 5 ай бұрын
Sowda dagan qurux badan wlhi wan sugu la aa❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 5 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤❤❤
@AmiiraMohamed-s3c
@AmiiraMohamed-s3c 5 ай бұрын
Sowda bilaneyy ilahay haku janeeyo❤
@NuuraCali-y8b
@NuuraCali-y8b 2 ай бұрын
SOmAliyA miyA jOgtA wllshAy mAcAnEYy ❤❤
@IfraaxAli-if5kt
@IfraaxAli-if5kt 5 ай бұрын
Waan kahelay xukun kaa turkiga Mashallah ❤
@farxiyojurdhug5445
@farxiyojurdhug5445 5 ай бұрын
Salalaahucalayhiwasalam ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@KhalidMaxamed-nm6po
@KhalidMaxamed-nm6po 5 ай бұрын
Janooyinkiisa allah ha kugu casuumo markaad naga baxdo wllshayo
@moustaphaobsieh697
@moustaphaobsieh697 5 ай бұрын
Toujours des belles histoires félicitations sawda❤❤❤🎉🎉
@MuunaIbraahim-d7l
@MuunaIbraahim-d7l 5 ай бұрын
Wlhi waa qiso cajiiba 😢😢
@SahuurDhubad8899
@SahuurDhubad8899 5 ай бұрын
Momy waan ku taageer ee meel aan kaga xiriiro ii sheeg momy
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 5 ай бұрын
Subxanalah wa qiso yab leh waye 😢😢🤲
@NasroCudoon
@NasroCudoon 5 ай бұрын
2k 95 baaa aragtay videoga 741 lovebay saareen waa idin sideee sali calaaa nabi inanta dhaxalkeeda ureeeba😅❤❤❤
@munifaibro223
@munifaibro223 5 ай бұрын
Waa danbibaadhisti ugu cajibsanayd😮 mahdsanid sawdaay qali manta dhan waan sugayay❤
@LaylaQurux77
@LaylaQurux77 5 ай бұрын
Sowdo malintaa kubartay ilaa manta video da xitaa gadaal uga labtaa marka video cusub intaa sowgaleysid sakujeclahy allh ku jeclaado abaayo❤❤
@RidwaanTakhaldiiriye
@RidwaanTakhaldiiriye 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤😊😊
@SalmaAbdirahman-ow2le
@SalmaAbdirahman-ow2le 5 ай бұрын
Anaa ugu horeyo😂❤
@JamkaHasan
@JamkaHasan 5 ай бұрын
Sawdoo sanoo sharafte alla haku sharfo
@CaishoKiin
@CaishoKiin 5 ай бұрын
Team sawda❤😊 👇
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 4 ай бұрын
Shakigeyga wuu saxnaa wleee maamada ayaaba ka shakiyy sbbtoo ah markii uurka la soo hadal qaadaba wee diideesay inee uurkaas laga hadlo😮😮😢😢
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@nazrazead
@nazrazead 5 ай бұрын
Keep going wlloh mcn love you ❤
@ashaibra2686
@ashaibra2686 5 ай бұрын
Wacaleykum salam waraxmatullahi wabarakatuhu macanto allah kubarakeya qisada xalay qaglad banagaga goday
@AzmaMahat
@AzmaMahat 5 ай бұрын
مطرنا بفضل الله ورحمته ❤❤صل الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين mnta ilaa xalay roopba da.ayaa from hrgysa mnzhalh
@Bisharosalatyaqub
@Bisharosalatyaqub 5 ай бұрын
Thanks 😊 sowda Allah haku xafido ❤
@ayaancabdikariin5153
@ayaancabdikariin5153 5 ай бұрын
Sawdaay sidaan qisooyinkaaga danbi baadhista u dhagaysanayay waxaaban ka baqayaa in aan danbi baadhe noqdo anigu walahi markiiba waxaan ka shakiyay inanta hooyadeed si uun baan hadaladeeda uga dareemayay in ay ku lug leedahay dilka ka waran 😁☺️
@HamdiMohamed-n7s
@HamdiMohamed-n7s 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@HiboAbdulkadir
@HiboAbdulkadir 5 ай бұрын
Wadamadaas qofkii qof dila baaritaan dheer oo idho xanuun ah aaaloo maraa lkn soomaliya hadaan nahay qoftii ooloojeedo qofka.dilay aalaiska indha tiraa yaaa rabi nooo maciiin😢😢😢
@fadssaden
@fadssaden 5 ай бұрын
Thanks hpptii ❤❤❤
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@samiira1752
@samiira1752 5 ай бұрын
Sawda please qasol❤
@KafiyaMohamett
@KafiyaMohamett 5 ай бұрын
Ala maanta waa soo dhaqsaday😂❤
@xafsocqaadir3866
@xafsocqaadir3866 5 ай бұрын
Sowdo waan kujecelhy alle haku jeclado❤♥️
@InnocentCanoe-dy5fd
@InnocentCanoe-dy5fd 5 ай бұрын
Qiso xadaarad iyo xiiso badan leh waaye
@umeymazaki3927
@umeymazaki3927 5 ай бұрын
Saan u sugaayay shukran❤
@XaaCasha-yb9bb
@XaaCasha-yb9bb 5 ай бұрын
Sallaahucaleyhi wasalam❤❤❤❤
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 5 ай бұрын
ASCW SCW SCW SCW SCW SAWDA JAZAKALAAHU KHAYR WABARAKALAHU FIKI ILAAHAY HA KU BARAKEEYO ADUUN IYO AKHIRO GUULAYSO
@UbahCabdi-xj3ld
@UbahCabdi-xj3ld 5 ай бұрын
Inta xun anakaa kaa raaligalineyno abyo oo aad kuu jecel wlhi shekooyinkada walalaheey oo dhan baa baray taleefanadooda kadhageystaan❤❤
@amishagambol4877
@amishagambol4877 5 ай бұрын
Waasugi la.aa wlhi❤
@HaawaHasan
@HaawaHasan Ай бұрын
Salalhu caleyhi wasalm❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@CaaishoNuur-z9u
@CaaishoNuur-z9u 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Juweriya-s1z
@Juweriya-s1z 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@SacdiyoCabdiwaaxid
@SacdiyoCabdiwaaxid 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
DAMBI BADHE JABAAR IYO KIIS LAYABLEH!@sawdamqaalib
37:45
Sawda Qaalib
Рет қаралды 91 М.
KIISKA DHIBANAYASHI JACALKA!!@sawdamqaalib
52:21
Sawda Qaalib
Рет қаралды 57 М.
ALBAABKII DHIMASHADA/WAA QISO CABSI BADAN!@sawdamqaalib
54:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 117 М.
JEELKII BADALAY NOLOSHAYDA!!@sawdamqaalib
1:14:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 70 М.
YAAB! KULAHA WA KUFURAY AYADANA WAXAY LEDAHAY IMA FURIN
39:03
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
Zelensky reveals Putin’s plan / Russia loses territory
12:10
NEXTA Live
Рет қаралды 518 М.
KIISKA BARNAA IYO DAMBI BADHE UFUQ!!@sawdamqaalib
56:40
Sawda Qaalib
Рет қаралды 74 М.
KIISKA HIBO OO LAYABLEH!@sawdamqaalib
27:39
Sawda Qaalib
Рет қаралды 93 М.
QISADA RAQAD!!@sawdamqaalib
1:05:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 80 М.