Ani waxa aan layaabay Somali Somali caynaayo bal adi yaatahay!!! Runta vkahadashay sis Jazaakallaah. Allah hanaga dhigo kuwo iskuxiran oo is jecel hadaa Somali weyn nahay.
@ilhamosmansiyad3528 жыл бұрын
Masha Allaah Hoodo waxaa tahay Gabar Fiican oo ku dayasho mudan, waalidka ku nool wadanka dibadiisana fariin aad u muhiim ah ayaad u dirtay, waxan rajaynaya in ay kaa qaatan oo dhaqan galiyan. Mahadsanid Abaayo
mashaallaah xaqiiqo ayaad kahadashay waxaa kaloon kufaraxsanahay ma arkin adoo luuqad kale ku badhxaya afsomaliga.
@lulmohamed1817 жыл бұрын
qaali xagee ka dhacay baryahaan Ku ma Arkin
@mohazinchi40358 жыл бұрын
Kor ukac waan sameyn doonaa
@ahmahhasn73388 жыл бұрын
mansha alla
@umuabdelaziizchannel95068 жыл бұрын
maasha allaah wll baarakallaahu fiik waan daawadaa sifiicn baan ugu xuranahy walal waxaad u sameeysaa barnaamijyadaada nambaro sida 1 2 3sidaas oo kale sidaan u lasocono oo ukala garano
@ayanomoha8 жыл бұрын
qaali saxiix wax jiro baad ka hadashay waxaana sabab u ah burburkii wadanka ka dhacay waayo burburkii waxaa ku dhumay wax walbo oo somalinimeeda kor u qaadi lahaa
@idildaahir33007 жыл бұрын
Afsoomaaligu waa muhiim
@ahmahhasn73388 жыл бұрын
ansha alla
@mozatabdi90088 жыл бұрын
Dadkii hore ayaa isku badalay yaa lagu daydaa marka hore dadka cusub waa dad firfircoon oo aad u wacan aniga markin qof iga caawiyo dhaqanka jarmal dadkii hore waa dadka wakhtiga dhimiyay
@anababdi58667 жыл бұрын
asc walaasheey aad ayaa kuu salaamaa waxaadna umada af soomaaliga ku hadasho u heeysaa shaqa aad u wanaagsan ILAAH kalimadaa ku hadashid ajir ha kaa siiyo ilmaha anoo garaacin u hanjabin sidee ku bari karaa in aa dadka kale la raacin maxaa yeelay waxaa leeyahay 2.5 gabar jirto dadka cadaanka ee raacdaa see ugu celin karaa
@ubahinamusa62088 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@Bilan-cd2ow8 жыл бұрын
huuno mcn buugi aad malin natusaysay ee Sweden laga helayayy maad ii shegi karta