allaha u naxariisto sh osman ali xasen waxuu nooh ifimiyay tariikh weyn oo run ah aniga ah abdifatah ali mumin sh osman ali si live ah aya u wada hadalnay intu nolaaaa shekadan aniga marqaati ayaanka ahay waa qof ruun badan waa qof salad badan waa qof dad jaceyl waa qof wadan jaceyl oo soamlinimo ku dhertahay uuna soo halgamay S Y L una huray dhiigiiza iyo nolool shiisa allaha u naxaristo janadii fardoozo allaha galiyo nabigeyna mahamed csw macigiisa allaha kayeelo amin amin amina amin
@ahmedkaahiye78008 жыл бұрын
Allow ku naxariiso shiikh osmaan cali farey
@bulabazi12 жыл бұрын
maya sxb waa marxuum ma noola ilaahey ha u naxriisto asiga iyo inta islaam ah
@warsamefaarax75663 жыл бұрын
War ciwankan wixii mamulayey manol yihin war isojabab plz and plz
@mohamedmoalimabdullahi84554 жыл бұрын
Xaqiiq waxaa ah habar gidir in ay dabadhilif noqoneynin
@qureysh9912 жыл бұрын
masha alah, waa sheko mudan in la shagwysto ilaahna ha u naxaristo dhaman ka qeyb qadayashi & aburayshii syl oo xoriyada noo horsedey an hanna weyney ilah ha ino fududeyo madama an 1943 halkaii bilowdey an ku helney daqili -1950-1960 and then july 1,1960 helney xoriyad tam ah waxan ad u jeclana lahaa in marka qof laga hadlayo wax qabadkisi laga waramo wixii uu saxey & wixii uu qaldeyba walow an intena badani an sida wax u fahmeyn oo mar walba hal dhnac,daqiligi in wax laga weydiyo som gov(GS)
@hobyoone26859 жыл бұрын
ilahow unaxariiso shiikha iyo intii somali uso halgantay waa tariikh muhiim ah oo mudan in wax lagabarto
@zakaria3200911 жыл бұрын
wadaniyiintii allow u naxasiiste
@baashiomar41623 жыл бұрын
War YouTubkaan ninki lahaay madhintay Aan KZbin kiisa jabsadee 😂😂🤔