TOP SECRET - Keydmedia History Clips - Sulux, Manifesto iyo Dagaaladii Sokeeye ee Somalia

  Рет қаралды 205,777

KEYDMEDIA

KEYDMEDIA

Күн бұрын

Fiirso Video-gaan oo aadan wiligaa hora u arkin. Film by: Ali Said Hassan. Visit Keydmedia English: www.keydmedia/en and Keydmedia on facebook: Keydmedia

Пікірлер: 43
@osub
@osub 13 жыл бұрын
Aidid was a great man with good intentions to free his people but was destroyed by thos who conspired against him and those who would destroy there whole country and econa\emy just to get him for the americans and ethiopians. This guy is a GREAT SPEAKER xata !!! KEYMEDIA IS THE BEST !!!!!!
@Allahwayen
@Allahwayen 12 жыл бұрын
Mashaallah سبحان الله Taariikh Lama Ilaawaan Gen- Mohamed Farah Aidid Halyeey SOMALI Ilaahay Ha u Naxariisto He Is One Of The Few Great People Who Have Struggled For The Name And The Flag Of Our Nation As One, Man Of His Word a Real Hero الله يرحمه ويغفر له His Dreams And His Vision For Our Somalia It Was Huge Oh God-- Cadowga Ha Dhaco Cadowga Ha Jabo الله يجزاك الجنة Ameeeeen... God Bless Somalia & Somaliland. Allah Ha Xifdiyo Hanaa Badbaadiyo Somalia & Somaliland And My People
@sasadada2007
@sasadada2007 13 жыл бұрын
Masha allah Taariikhda runta ah waa tan. Thanks cali saciid and keydmedia
@Sool2006
@Sool2006 13 жыл бұрын
May Allah help us all and help Somalia and all Muslims insha allah. We must to return to Allah and the sunnah only than we will see peace and justice amongst us.
@QaloocanHj
@QaloocanHj 13 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariistu General Mohamed Farax Caydiid wuxuu ahaa Mujaahid waana halyay Soomaaliya ka badbaadinayay nin Gaaloobay oo raga iyo dumarka simay oo aayado quraana beeneeyay.
@maalin51
@maalin51 12 жыл бұрын
mahadsanid cali siciid waxaan jeclaan laha ain aan ogaado taariikhda cali siciid waa nin yaab leh xagee buu ka keenay taariikhdaan sidaysa uga suura gashay in uu duubo, allah yacaizak waxaad astaahishaa in lagaa waraysto taariikhda umadda
@GUJIIZ
@GUJIIZ 13 жыл бұрын
CAAYDIID inta la fekerka ee manta nool waanu hambalayanayna hadanu nahay wadanka somaliland
@calaamad
@calaamad 13 жыл бұрын
Waa taariikh muhiim ah oo loo baahan yahay in ummadda Soomaaliyeed ogaato ciddii mas'uul ka ahayd burburka dalka Soomaaliya ka dhacay, kala qaybintii Soomaaliya iyo hagardaamooyinkii kooxdii maanafeesto badankeed ku kaceen.
@eagel143
@eagel143 13 жыл бұрын
General cadiid wa geesi muwadin ah asaga oo kala aya somali xukumi Kara
@Mr244322
@Mr244322 12 жыл бұрын
Keydmedia keen wax badan kakeen video yaasha waa tusaale ahaanta hogaamiye kooxeedyadii wadanka qaribay
@Mr244322
@Mr244322 12 жыл бұрын
Keydmedia bring more hogaamiye kooxeedyadii wadanka qaribay
@luffygear23
@luffygear23 12 жыл бұрын
@dagaalyahaanzz Please tell me about Jen. Morgan "Waa Dagaal Daarood iyo Hawiye" and this because I am not speak Somali.. I really want to know about all top secret of Somalia. I hope u can explaining me everything as u can.
@qaaqaay
@qaaqaay 12 жыл бұрын
xusuus waaye 1991. Taariiqdaan meel Hala dhigo. waa Ragi hore ee somalia Dib u dhigay oo iLaahada dhibka Taagan ka danbeeye
@luffygear23
@luffygear23 12 жыл бұрын
Please speak English for me? I really want to know about top secret!
@dacarmd
@dacarmd 13 жыл бұрын
siyaad bare waa ka keenay burburka wadanka allah abaal ha ka mariyo wuxuu soomali u gaystay
@shuuke2
@shuuke2 12 жыл бұрын
asc bahda KEYDMEDIA waad kumahadsantihiin taariqkhda aad u soo badhigteen umada somaliyeed ee aan ogayn meeshay kaburburtay qarankii somaliya maanta inta nool waxaa marqaati ugu filan vidoegaan ilaahay hayga cafiyo intaan ugafay gen caydiid maan waxaan yaqiinsaday inuu ahaa geesi doonayay dadkiisa somaliyeed dalkiisa iyo diintiisaba inuu horo margaarsiiyo
@vaysal59
@vaysal59 13 жыл бұрын
Maxaaaa dhaxalaaaa siyad barre aabihii garashada kadib caayda ma wanaagsana dhan kasta ama siyad / ceydiid marxuumiinta aflagaadada kadaaya
@cabdiqanni
@cabdiqanni 12 жыл бұрын
Cumar carte qaallib Wax garad ''Elite'' Soomaaliyeeed tusbixiisuu iska rogayaaaa!
@fdama
@fdama 13 жыл бұрын
One thing I dont get is that I thought Aideed and Mahdi were enemies, and here they are in the same room!
@farxanali5900
@farxanali5900 12 жыл бұрын
Beenta iyo dulmiga nimankaan meesha lafafadhiyaan kulahaa xamar ayuudagaalku kabilowday soomaalibaana dagaalantay waxay rabeen on inay 2da oday kala dhexbaxaan waase kuqaloocatay.
@afgobeedle
@afgobeedle 12 жыл бұрын
walee cadiid godkuu qoday isagaa kudhacay soomaalina wuu galaaftay lkn sxb dii muxuu rayiga uga diidayaa xabad ku oradye xabadse wuu helay alaha uga danbi dhaafo falkuu gaystay lkn wuxuu ahaa genan aynu ku qasaarnay hadii uu siyaad yiri dowlad magacowda loona magacaabay cumar carte why ay udiideen kolay waxaa nooqornayd soomaali aianay saan noqoto waxaana ka taliyey odayaashaa aqliga gaabnaa oo uu caydiid hugaaminayey.
@aliabdalla4417
@aliabdalla4417 12 жыл бұрын
Dadkan waa dadki wax gal ahaa Allow berigaas talo nala gudbooneydaayey in wax layska maqlo cajiib .canaan ma leh inti isku dayday sidii coolaadas dhigya cabyadu ma ganaayeen loo joojin lahaa walle madax adeyga meeshan ka muuqda ayaa ka mas uul ah wixi dhacay somalina meshan dhigay doqon waa ki dantiisa iyo danta dadkisa garan
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
cumar carte hada xagee joogah
@MrShiimaa
@MrShiimaa 13 жыл бұрын
Aaad baan uugu faraxsanhay soo bandhigitta videogan oo ka hadlaayo ,xaqiiqda maanefeesto iyo ujeedka ka danbeeyay,oo ahaa burbruinta somalia, waxaan rajeeynayaa in aad sira baan oo kale soo gudbisaan , sida markii cumar carta qaalib yiri ciidanka xoogga dalka soomaliyeed hubkiise ha ku wareejiya mucaaradka meel walba oo eey joogana gaar ahaa waqooyi galbeeed.
@solutionmire
@solutionmire 13 жыл бұрын
Waa film Qabya ah oo... waxaa uun na tustay qeybta ceydiid... marka maxamed siyaad bare dad-weyne ayaa ka saaray... meel asaga uu xamar kaga dagaalay majirto... ethiopa ayaa soo adeejsay, si guulaha dad-weynah xamar uu buruburiyo.. hadii fair tahay dhageyso waxaa uu leeyahay gentalman
@ahmedcadde6412
@ahmedcadde6412 12 жыл бұрын
waa daariikh uhiim u ah uma soamaliyeed oo dhan
@libancumar8412
@libancumar8412 12 жыл бұрын
Gumeystuhu umada muslimka oo dhan buu saa u qeybiyey, midu masar,sacudi iyo somali ku shegaba!!! Alle sw umadani waa mid ani keliyina ha ley caabudo;siyaasiyan, cadkeriyan wal sharciyan buu kitabkisa ku sheegay.
@MrMaanka
@MrMaanka 13 жыл бұрын
markii ay wadanka La waregen Kadib Caydid Wuxu ahaa shaqsigi ugu Horeyey ee kahoryimid Walakis Mahdi Oo madaxweyne Loo dortey isla markaasnaa ahaa ganacsatii Sida waalana Maalkoda Ugu tagerey Halgankii USC.
@janua1998
@janua1998 12 жыл бұрын
All hawiye and some darood were fighting with just marhan goverment. That time it was only marehan no any other darood
@farxanali5900
@farxanali5900 12 жыл бұрын
KKK ALAH SULUX IYO MANAFESO CAQLI XUMAA NIN DHIMARABA AYRABAAN INAY NAFTA KUCELIYAAN KUYE M/SIYAAD OO XAMAR BAR LAGAHAYSTO DASTUURKAAN FIIRINAY EE DOWLAD HANOO DHISO KADIBNA HA,ISKATAGO, AWAL MADASTUUR BUUKUQABSADAY AMAKUHAYSTAY 21SANO. ANIGU KUWAAN HADAAN CAYDIID AHAY WAABA LAYLAHAA KULI FITNO AYAGAY AHAAYEEN INAY.
@EHVHOOLIGAN040
@EHVHOOLIGAN040 13 жыл бұрын
@eagel143 munafiiq buu ahaa.
@dhaladmire
@dhaladmire 12 жыл бұрын
way cadahay somali qofka dib u dhigay..... isweydiin malahan...idor wax ka galay malahan hadalka u shegayo caydiid, sifii u dhageyso.. idoor waxaa u rabaa in uu sii shido dabkaa..
@wakiil2010
@wakiil2010 13 жыл бұрын
KUWII WADANKEENA BURBURIYAY WAAYE KUWAAN DULIYAASHA AFKA XUN UFF DHEH ...
@Mahad921
@Mahad921 12 жыл бұрын
keymedia you dont like posting comments that oppose you point of view and that hawiya destroyed somalia, that just shows how much of a tribalist you are
@TheHiliso
@TheHiliso 13 жыл бұрын
cumar carte darood iyo hawiye buu isku dirayey nijaas dheh, walee aqoonsi ma heshid saa umad dhan baad baa bisey.
@justforhappiness4982
@justforhappiness4982 12 жыл бұрын
midas been kama sheegin amison wa cadow umada somaliyeed waxaa la wadaagayo waa shariiif beejo iyo gaas iyo sharif xasan
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 330 М.
Jinnah: His Successes, Failures and Role in History | Dr. Ishtiaq Ahmed
1:58:53