DADBAA DADKA WAALA FILM SEASON ONE ALL 2021 SOORAAN IYO JAWAAN KKKK

  Рет қаралды 197,497

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

Күн бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawa...★★

Пікірлер: 210
@zackbrown7321
@zackbrown7321 3 жыл бұрын
Soraan iyo jawaan majajilaytayaal Qosolbadan Inta ilataaageerto like saara
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 3 жыл бұрын
Wxn sowdikii hore noogu soo dhigay Bal dadkan like wax ku fahansiya hadaad awoodaan
@xasanyareh3796
@xasanyareh3796 3 жыл бұрын
Walaal hal mid aan ku xasuuusiYo walaal Hal mar iGula sali saliga nabiGa صلي الله عليه وسلم walaaal hadii aadi jeceshahy saliGa nabiGa oo aad ku raxaaystaid QakbiGaaagu waaa nadiiif hadii Kalena wax kale jiRa wlll like zaaaR 👋💯❣
@cadnaanasad1392
@cadnaanasad1392 3 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@abdicasiis795
@abdicasiis795 3 жыл бұрын
Scw
@yuusufcabdilaahixirsi717
@yuusufcabdilaahixirsi717 3 жыл бұрын
Sooraan inta jecal is muujiy likta👍👍👍
@RedwanMohamud
@RedwanMohamud 5 ай бұрын
Pppppì⁸⁷⁶ùĵĵ9⁸⁷⁶ķñbvçcdr60pl Nnu❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😂😂😊😊😂😊😊😮is 8❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasanabdilaahi1267
@xasanabdilaahi1267 2 жыл бұрын
Alle haunaxaiisto isaka iyo dhaman muslimiintaba intiigeriyotay magana hanoga dabanaxariisto aaamiiin aaamiiin aaamiiin
@Maftuuxgool
@Maftuuxgool 3 жыл бұрын
Alle ha uu naxariisto sooraan
@hoododaahir9181
@hoododaahir9181 3 жыл бұрын
Ilahay hawo naxariso soraan
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 жыл бұрын
Sooraan is the best actor of somalian people 💪💪💪🖒
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Somalian ma ahane waa somali people
@huhuhaha6754
@huhuhaha6754 3 жыл бұрын
Somalian people hhh broken language
@salaadaadan8382
@salaadaadan8382 3 жыл бұрын
Somaliland people weeye soran
@mujaahidcabdilaahi7607
@mujaahidcabdilaahi7607 3 жыл бұрын
Walee waa lagasheekayn
@abwaanindho_kuul1569
@abwaanindho_kuul1569 3 жыл бұрын
Inta sooran uu ka qosliyo like dhac💫💫💫
@axmedxuseen8655
@axmedxuseen8655 2 жыл бұрын
Alle awnaxristo Aamiin
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 3 жыл бұрын
Dadka dhan waxba makala yaqanan in video gaan horey lo dawaday iyo in ow cusub yhy inta ruwayada macnaheda fahan tay love ii saara 😂😂😂 anigeyba iga hadle!!!
@jamesrodriguez4625
@jamesrodriguez4625 3 жыл бұрын
😀😃🤣🤣🤣😂🤣🤑🤗
@omarhagi5383
@omarhagi5383 3 жыл бұрын
Ma Muse biixi buu ahaa kii aan dooranay mase lax bay ahayd 🤣😂 laxdu ma rabto inay ku raacdo waa xukuumada Muse biixi🤣😂😂❤️
@Hal-abuur-murtiile.
@Hal-abuur-murtiile. 2 жыл бұрын
Qalbigaa laxi kaaga jirtaa sooraan Alle haw naxariistoo jannadii hakawaraabiyo
@plzsubscirep6426
@plzsubscirep6426 3 жыл бұрын
Intaaso hore iyo intaso danbe walee waa qoslay😂😂❤️
@abdirashiidibrahiim612
@abdirashiidibrahiim612 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxriisto janatul fardawsana ha ka warabiyo abwaan sooraan
@shaficialmis1046
@shaficialmis1046 3 жыл бұрын
Soraan waa jilaaga qudha ee aan ku qoslo muqaalka luqadeed ee jidhkiisu sameeyo.
@khadarmohamed4087
@khadarmohamed4087 3 жыл бұрын
Adiga ma qalbigay lax kaaga jirtaa kulahaa Sooraan xaraamo weeye😂😂
@qaysproduction2693
@qaysproduction2693 3 жыл бұрын
Ku Sali nebi maxamed scw
@abdiaziizali1450
@abdiaziizali1450 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk de anigoo laxaahn kaga ibiya moyane
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 3 жыл бұрын
Filmkoo dhan waan fahmay " oradoo Laxda Adhigeedii ku celi lagaa iibsan maaye" waa Somaliland la aqoonsan maaye Somalinimadeda hakasii Ahaato. Hadii lagu aqoonsado bal iso doono 😁. Sidoo kale jawaan marka uu leeyhay cidaan u codeeyey ban garan la.ahay kulmiye ayaa loogala jeeda 😁😁 Thanks fariin ayuu gudbinayaa muuqaalkani!
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
Inta June 2021 dhimashadi soran Like ta soran inshallah alle haunaxaristo janatul fardowsa alle hakawarapiyo inshallah
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 жыл бұрын
Allah ya rahma sooraan😥
@abwaanmaxamedcabdilaahimax9115
@abwaanmaxamedcabdilaahimax9115 2 жыл бұрын
Mqrkaad qaad dayn waydo dadna ogaado waa iska noocan. Hhhhhhhhh hhhhhhh hhhhhh hhhhhh hhhhhhh
@nasrudiinmedia425
@nasrudiinmedia425 Жыл бұрын
Sooran is the best intertarnment somali people my allah grant to paradise
@mr.socdaal1433
@mr.socdaal1433 3 жыл бұрын
Tani waa waali cas
@aminaxusen6460
@aminaxusen6460 3 жыл бұрын
Sooraan & jawaan cilmi badana walahi dadku somalidu sidaasay manta yihiin ❤🙏
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Waanka Xumahay In Labada Jilaa Iyagoo Qaybtii 4aad Ee Riwaayada Soo Wada Taageerayshuna Sugayaan In Caaqil Muuse Car Juuq Dhaha ku Yidhi.
@jgashleyofficiell7412
@jgashleyofficiell7412 2 жыл бұрын
Sooran allaha unaxaristo riwayadan waxaan kafahmay in sooran matalayo madxda wadanka oo hawshii loo igmaday fahmi lah jawaana wuxuu matalaya qof wax dooranaya misana aan kafiirsanayn qofka uu dooranayo!
@ckaafixasanismaaciil6326
@ckaafixasanismaaciil6326 2 жыл бұрын
ilaahayow u naxariiso
@ckaafixasanismaaciil6326
@ckaafixasanismaaciil6326 2 жыл бұрын
Aaaaa
@IxsaanSiyaad
@IxsaanSiyaad 5 ай бұрын
Aloow kuu naxariiso abwaan sooraan
@mustaphelegendary548
@mustaphelegendary548 3 жыл бұрын
Imikaad wax nool soo duubteen m.a sidaa u soo badiya mar kastr
@mohamedmuse8183
@mohamedmuse8183 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Sooraan
@daadilofficial5064
@daadilofficial5064 3 жыл бұрын
Adeer sooraan way kawaaleen kkkk😂 sidhu ilaahay ku yidhi dee sidaasuu nayidhi
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 3 жыл бұрын
Sooraan 😂😂😂😂😂🤣🤣💯💯
@abdisamedismailahmed7109
@abdisamedismailahmed7109 3 жыл бұрын
magaaladu Ma Ri’day Lax u taqaanaa😁😁
@user-mahamett
@user-mahamett 3 жыл бұрын
is muuujiya inta ka heshay like👈
@suhaybjiiro4307
@suhaybjiiro4307 3 жыл бұрын
Sooran and jawaan two legend's 🤩😍👉🏅
@nimcanaxmed9359
@nimcanaxmed9359 3 жыл бұрын
Halkaa kaga haya saxiibataal
@ahmedihoofficial1488
@ahmedihoofficial1488 3 жыл бұрын
SOORAAN AND JAWAAN KEEP GOING
@bashir871
@bashir871 3 жыл бұрын
Rug cadada yashii Soo rogaal celi💚💖
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan tagero buuxa idin ahay guleysta😊🤗
@saabirmahad4202
@saabirmahad4202 3 жыл бұрын
Asc
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 жыл бұрын
@@saabirmahad4202 wcs
@updiladiifapdirashiid8914
@updiladiifapdirashiid8914 3 жыл бұрын
Dadkaa ila dawada soran iyo jawaan like ila taabtaH
@waayoaragmohamed9341
@waayoaragmohamed9341 3 жыл бұрын
Best actor sooraan inta afsomali ga ku hadasha
@ineedallaahinmylife273
@ineedallaahinmylife273 3 жыл бұрын
laxyahay laxda wadataa
@mohamedmohamud2230
@mohamedmohamud2230 3 жыл бұрын
Kkkk beerka
@maxamedcali36
@maxamedcali36 3 жыл бұрын
Warka aanu haynaa wuxuu yidhi waaa laga joojiyay inay sii wadaaan
@abdiramanmohomed3611
@abdiramanmohomed3611 3 жыл бұрын
Sooran iyo jawan iska cibaadaysta masajidada ku xidhnaada ilaahayna wuxuu idin siiyo oo xalaala iska bismi laysta waad noolaydeen maalintaad dhalateen ilaa iyo hadda cimriga inta idiinka hadhayna waad iska sii nolanaysan dadkii idiin wanaagsanaa meesha ma joogane waan arkaaye iska sabra waxana iska daaya
@nimomahmed4632
@nimomahmed4632 3 жыл бұрын
Muuse Ayay ku socotaa "Adigoon tacliin dhigan Caashaqa ku dhago tiray waxa uu ka dhuganyahay Dhabarwayne jiilal Dadko oon la dholan dholay Ninka reer u dhaanshe dadku dhowrayeene dhexda Awrki kaga lumay Way la heleen
@updymajid778
@updymajid778 3 жыл бұрын
Sarbeeb ayay ahayd ayaan maqlee kadhaca dee sooraan iyo jawaanow
@Pharo111
@Pharo111 3 жыл бұрын
Madaxda cayda ka daaya
@dauudcabdixayle8252
@dauudcabdixayle8252 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto soran😱😱😱
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
2:51 ma lax geeso leh bad aragtay😂😂😂 3:13 Magaaladani ma Ri'day Lax u taqaana😂 9:18 wuxu malaha marka laga fogyhy bay lax noqonaysaa bal halkas an ka so Qiyaas Qaato😂😂😂😭
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 3 жыл бұрын
Somaliland funny actors keep going, sooraan legend of the legend and funny actor Wallaahi CaaDi MaaHa oDaYgu waa Qosol socda, Waa la yaabay.
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Hada film ki zida miyuu ku dhamaaday
@akchannel3137
@akchannel3137 3 жыл бұрын
Na laax bada tahay 😂😂
@dadaheeyamahamud9990
@dadaheeyamahamud9990 3 жыл бұрын
Nagala taag laxnimada😅😆
@akramvlogsfilms4904
@akramvlogsfilms4904 3 жыл бұрын
Wll qali iga nax soomaali ayaan ahay SUBSCRIBE SAAR WLL QALI and like
@Xassanxuseen1
@Xassanxuseen1 2 жыл бұрын
Allah unaxriisto
@oromiyaanbiyyakoo4474
@oromiyaanbiyyakoo4474 3 жыл бұрын
Dadkabaase ilaahay laxda kusaliday
@jammane3880
@jammane3880 3 жыл бұрын
Haddee 8 videos oo 1 sheeko baa nagu soo celceliseen sidee wax u jiraan Masuuliyiin sare, xikmaddii waa dhammaatey baan filayaa.👍
@hamzaaden2463
@hamzaaden2463 3 жыл бұрын
Inta qososhay like dac 😂
@cooflenews4812
@cooflenews4812 3 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan ma waxbaa loo dhiibey waan yaaabe Ruwaayadii taxanaha ahayd sowkuwa sooo xidhey hahahaha
@ilyaascabdi1963
@ilyaascabdi1963 3 жыл бұрын
De riwaayada soodhamaystira
@lengendqurbaawi885
@lengendqurbaawi885 3 жыл бұрын
wa siyasad ku socota mamul go puntland iyo jubaland iyo somaliland hhh
@somalitiktokfunny9673
@somalitiktokfunny9673 3 жыл бұрын
War waxan daawaney un baad naguso celineysaan inta isku so dartaan sooraan iyo jawaan talo mahayaan
@100YearsAgo.
@100YearsAgo. 3 жыл бұрын
00:37 ri' aanu magaalo keenu daba ordayaa kkkkk
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 3 жыл бұрын
Sxpayaal Caafimaad ku Qaata Waqtigiina
@ineedallaahinmylife273
@ineedallaahinmylife273 3 жыл бұрын
laxyahay laxda wadataa kkkkkl
@crmaankaj2208
@crmaankaj2208 3 жыл бұрын
Aaway team sooran iyo jawaan
@momolulHasanAliabdi
@momolulHasanAliabdi Жыл бұрын
Alaw kuu naxariso
@hehehehe7104
@hehehehe7104 3 жыл бұрын
Riwaayado cusub nookeena nagadaa wixii hore hanoo soo qurxinina eh
@guliedhussein4603
@guliedhussein4603 3 жыл бұрын
Wow that Very nice
@shikhawiali99channel88
@shikhawiali99channel88 3 жыл бұрын
Jilaayada somalida ugu fanisan
@saalaxcarab982
@saalaxcarab982 3 жыл бұрын
Qofkii kowaad love wllyaal
@aarhallac790
@aarhallac790 3 жыл бұрын
Sowtii lalahaa waa la diiday iny hdlaan🤣🤣
@gaabushmohammet4725
@gaabushmohammet4725 3 жыл бұрын
Soraan nin aan jilistisa aad u jecelahay😂
@abdiqaadirodowaa7328
@abdiqaadirodowaa7328 3 жыл бұрын
Fast view
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 3 жыл бұрын
Odayal waal waalan baa tihiine ilaahay kabaqa
@ahmedmahad5053
@ahmedmahad5053 3 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan maxay qaybtii shanaad u soo saari waayeen ma muuse biixi ayay dhacayaan😁😁
@hanadxasan36
@hanadxasan36 3 жыл бұрын
nagala tag laxnimada 😂😂😂😂
@maxille42
@maxille42 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk kulahaa 《Naa LaXBaaD TaHaY》 kkkkkkkkk
@dayibidd194
@dayibidd194 3 жыл бұрын
War sooraan miyuu waashay kkkkkkkk
@abdalleali5822
@abdalleali5822 3 жыл бұрын
Miyad Baqdeen oo so Gabo gabeyseen Ceeb ba dhacdey😂😂😂🖐
@caydaruusshyusuf872
@caydaruusshyusuf872 3 жыл бұрын
ZoRan😂
@nadalentertainment1375
@nadalentertainment1375 3 жыл бұрын
Waaaawo
@muhanadmj8925
@muhanadmj8925 3 жыл бұрын
SooRanow wxagu Atag ka badaN🤣
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 жыл бұрын
Intaa allha iyo RASULKISA MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iyo view iku CAWIYAA WLL VIEWS MAHEYSTO ALLHA DARDIIS II CAWII
@alihusena8979
@alihusena8979 3 жыл бұрын
Riwaayadan macne weyn bay ku fadhidaa tafsiirkase jilayaasha looga fadhiyaa
@maxmudjacayl3702
@maxmudjacayl3702 3 жыл бұрын
First anaa uhoreeye
@wllbulshawi4654
@wllbulshawi4654 3 жыл бұрын
Soornow muse jojiye riwydii taxanah ahyd run miya bal IGA so jawoba fadaln reply so gala midkinow soran am Jawan mahtsinidiin♥️👍😸
@waaraxtv7514
@waaraxtv7514 3 жыл бұрын
Flim iga qosliyey inta uu socday
@farhanyareofficiall
@farhanyareofficiall 3 жыл бұрын
Wxn wad soo galiseene
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 3 жыл бұрын
Inta taxanahaan ku xidhan is muujiya DADBAA DADKA WAALA😂
@mujaahidcabdilaahi7607
@mujaahidcabdilaahi7607 3 жыл бұрын
Wll nabiga kusaliya
@mujaahidcabdilaahi7607
@mujaahidcabdilaahi7607 3 жыл бұрын
Woow
@faaraxgeele5362
@faaraxgeele5362 3 жыл бұрын
Film aad u sugayey mht san tihiin asxaabey
@Dek-Ducaysane
@Dek-Ducaysane 3 жыл бұрын
Waa caaaaadi 🤣🤣🤣🤣
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 3 жыл бұрын
inta horey udaawatay like isar😅😂
@israismaaciil2739
@israismaaciil2739 3 жыл бұрын
Sooran iyo jawaan taageero gaara
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 58 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN | NEW FILM | YAA U DIIDAN XAQOODA?? !!!
14:10
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 390 М.
magaalo #cigaal iyo casuumaadii maanta
10:01
Mamouse Media
Рет қаралды 1,5 М.
NEW SHORT FILM 'SODOHDA' DIRECTED BY MOHAMED PRACITAMOOL
27:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 466 М.
FACEBOOKA NINKII SAMEEYAY SOMALIDA IN UU CADAABTA KU GURO AYUU UGU TALO GALAY
16:11
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1,5 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN OO LAYIMID FILM WAALI CAS AH 2018
17:12
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 230 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RUWAYAADA KUFSIGA QAYBTI 3AAD DAWO ADIGA QOSLIYE KKK
14:25
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 107 М.
Qofkii Hoo da Bartaa... Part 2
23:15
BUuTI Television
Рет қаралды 754 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 58 МЛН