DADKA DEGGAN TUULOOYINKA SHABEELLADA DHEXE OO BILLAABAY IN DAGAAL TOOS AY LA GALAAN AL SHABAAB

  Рет қаралды 302,955

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 137
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 2 жыл бұрын
Dhibaato Dhafoor ayay ku Taalaa QOf Walbo OO Naxariis leh ama Caqli ku jiro Waa u Jeedaa Umadaan Dhibaatada ku Habsatey Shaabaab Magaceeda hala waayo aamiin yaa allaah
@micnahasocialamedie306
@micnahasocialamedie306 2 жыл бұрын
Maanta hadalkaada ayaa rumooway Allaha kuu naxariisto 😢
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 4 ай бұрын
Hibad Ali Dasar Allah hakuu naxariisto.
@deqaroyal5883
@deqaroyal5883 6 жыл бұрын
raag dhiig leh guuleesta
@mustafaawilaxmed1366
@mustafaawilaxmed1366 6 жыл бұрын
Allah ayaa idinla jira jamhada xaq u dirirka macowslayda soomaliyed guul ayaan idinla rajaynyaa from buhodle togdheer somallia
@cabdilaahijaanale4468
@cabdilaahijaanale4468 2 жыл бұрын
Guul inshaa allah
@sharifaafrah5808
@sharifaafrah5808 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto waageesiyal garabwaayey😢😢😢Allha unaxatiisto
@elmih80
@elmih80 6 жыл бұрын
Guuleysta Iska celiya Waa yahuud
@abdirahmanmusse66
@abdirahmanmusse66 3 жыл бұрын
Ninka sadexad allahu ha u naxariisto
@abdirahmaanfarhanmohamett5566
@abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 жыл бұрын
M,a guul allah idin xafido wll hore usocda 🇸🇴🇸🇴❤❤
@nathifaabdullahi5040
@nathifaabdullahi5040 2 жыл бұрын
Lamjltk
@aweysesien6704
@aweysesien6704 4 жыл бұрын
Waxa layiray xaqa hadii afka laga daboolo feeraha ayaa yoo kadilacaya macawisley waa kuwii somaliya dib uxorenlaha guleysta💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
Sxb awees maanta hadalkaasa wuu romoobay
@A.A.E93
@A.A.E93 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Жыл бұрын
Subxaana laah ilaahay ha.idin guuleeyo
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
🆎🇭🇹Abgaal Geesinimo udaa
@drabdirahmanahmed7579
@drabdirahmanahmed7579 6 жыл бұрын
Mansha allah geesiyaal ka dhiidhiyey dhibka haysta balse waa bilow iyo tusale qabilada kale ee daganada somalida haku daydeen ragan garabkiina alle ha galo Walaalayaal aan uwada ducayno shacabka somaliyeed ee dhiban in ilahy markaliya ka dulqado cadawgan haysta amiin.
@maxamadamiin3535
@maxamadamiin3535 2 жыл бұрын
Guuleysta Guuleysta Guuleysta Guul wngsn Guuleysta
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Ilove abgal and xawadle wagesiyaal
@maryanmuqtar5087
@maryanmuqtar5087 4 жыл бұрын
Waw gulane waa magaladeydii gulesta walalaheena
@h.i.w5669
@h.i.w5669 2 жыл бұрын
Asc somaaliyeey Allaha iskiin garab taago e iska dhiciya naclada yahuuda ah guulaysta oo iska dulqaada duliga nigu habsaday idinka o ka awood badan ayay idin guumaysanaayaan ax ax ax dila siday idiin dileen Somali 💞💞💞💞💞💯
@Saving_Money10k
@Saving_Money10k 5 жыл бұрын
Masha Allah mujahideen ba tihin
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 6 жыл бұрын
Iska dhacsha insh Allah wad guuuuuuuuuuuulsan don
@Potatoes-y2n
@Potatoes-y2n 2 жыл бұрын
Guulasta
@malikjonnes8099
@malikjonnes8099 6 жыл бұрын
mashaa alaah waa in tuugtan al-shaydaan al-rajiim layska qabtaa waa in shacabka soomaaliyeed hub qaataan oo iska dhiciyaan al-shaydaan
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 5 жыл бұрын
Waxaan ugu baaqaayaa dhamaan dadka soomaalidu inay sidaanoo kale u kacaan iygoo dowlada la jira guul baan gaari lahsyn maashaa alaah waad ka guulaysanaysaan cadowgaas
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
iskah celiyah kufartah
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
Fikradaada maanta waa la-qaatay waana lagu aflaxay
@maxamedxusen4039
@maxamedxusen4039 6 жыл бұрын
Saan mel walba hdi dadka degaaanka u kacaaan weyn wangsanaani lahet
@n.i.s.asomalia4525
@n.i.s.asomalia4525 6 жыл бұрын
df qasab waxee ku tahay inee 2 guuto geeso aagaas qaasatan taliska qeybta 27 aad waxaa la weesanaay shacab xanaaqsan kan ciilka heeyo waa inaa sharuud laan loo caawiyaa intee shacabka kale somaliyeed hurdada ka kacaayaan
@mariamufs2023
@mariamufs2023 4 жыл бұрын
Allaha idin guuleeyo shabaab allaha naga qabto
@ruqiyo5715
@ruqiyo5715 2 жыл бұрын
Ilahey garabkiina ha galo cadowga alshababna allaah naga qabto yaa rabi garabkooda kabax shabab al muqaribiin
@cusmaanaadam6771
@cusmaanaadam6771 6 жыл бұрын
#Eedaymaha, D.Goboleedada Waxbaa Kajira. Markan Arkay Maatadan Naftood Hurayaasha Ah, Oo Aan Ilaa Hada Dawlada Wax Taageeraa Habayaratee Kahelin. Timirta Lafbaa Kujira. D.Gobeledada Waxbaa Ka'qaylisiinaya. Dawlada Waxan Dhihilahaa Waxqabadka Dhabtaa Ah Iyo Baraha Bulshadoo Lahanto, Hormariya Waxqabadka Dhabtaa. Wabillaahi Tawfiiq.
@aweysesien6704
@aweysesien6704 4 жыл бұрын
Alxamdulilah calaa kulishey الحمد لله على كول شي
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 6 жыл бұрын
maashaa allaah tabArakallah illaahay haydin guuleyo ragasow macawis leeyey rabikashada dawlada soomaliya ayaa meesha katalisa maamul gobbled yadan masuul maleh illaahay baryadiisa kaashada marwalba illaahayna xiirirya oo kaashada somali yey ugurmada ragaas Sharwada yaashu dhiben Shababow beerka beela oo bidhantin lawaa barka laydin Kalabax oo bokhor baan barinaye balaayo idin haleeshay bulshadii wad dhibtene baabah iyo baran jirin ahaada macawisley idiin taliso taladeda khaata taarikhda bar madow baad gasheno bisinka eebaad beenisen illaah idin sokhabey oo haybtiin lawaa insha allaah yaarabbi
@zeinabjimaale9662
@zeinabjimaale9662 2 жыл бұрын
Z18w
@abdikafidanjir6739
@abdikafidanjir6739 6 жыл бұрын
Guulaysta Jaalayaal ✋
@fahmomaow2523
@fahmomaow2523 6 жыл бұрын
😭😭😭 ilaahayow kuwaan umada ka qabo
@barnimohammed1595
@barnimohammed1595 4 жыл бұрын
Masha Allah dad nool wallaahi alla idinalajiree wada
@nacnacbuulle9020
@nacnacbuulle9020 6 жыл бұрын
Fadlan halay sheego dadkan meel aan kala xiriiro, lacag ayan u diraa waa arin mudan in lagu daydo oo meel looga soo jeesto Habaar qabooyinka ,
@aminaosman4078
@aminaosman4078 6 жыл бұрын
Alaah waar ha la caawiyo dadkaan caruurta ayay doona yaan in ay shabaab ka dhigaan! xooga ayay kaga kaxaysanayaan subxaana Alaah!
@ninkaleh1569
@ninkaleh1569 2 жыл бұрын
reer Aadan yabaal Iska celsha qawaarijta garabkiina alah galo reer Aadan yabaal ya rabi ilahow Shabaab ka qabo muslimiinta
@sodabiryar7580
@sodabiryar7580 6 жыл бұрын
Ilahyow u heele umada somaliyeed o dhibka lagu hayo inshaaaaalh guul iyo gobanimo
@uzb341k7
@uzb341k7 6 жыл бұрын
the revolution has begun
@omarsscnl
@omarsscnl 4 жыл бұрын
Walaahi kuwaan baa xaq ku dagaalamaya ilaaheyna waa u hiilinayaa,
@samow244
@samow244 5 жыл бұрын
Guuleysta alle ha idin lajiro
@maxamedmiremaxamed3309
@maxamedmiremaxamed3309 6 жыл бұрын
Masha allah
@cosobtayeeg3696
@cosobtayeeg3696 6 жыл бұрын
ILLAAHOOW ukalneey yaa Allaah ragaan Somaliyey dhibatada iska kalmeysta
@ismacilhassan4663
@ismacilhassan4663 6 жыл бұрын
Dadkeyga aan jecelahay ilaah ha idin guuleeyo viva macawwiis leey
@mohamedsalat9410
@mohamedsalat9410 6 жыл бұрын
Mashallah
@mohamedabd4557
@mohamedabd4557 6 жыл бұрын
Horay usocda
@amagirl....4941
@amagirl....4941 4 жыл бұрын
Masha allaah macawislaay👍👍👍👍👍👍👍👍
@shaambulle5425
@shaambulle5425 6 жыл бұрын
Masha allah guul
@aliabdiyusuf5635
@aliabdiyusuf5635 Жыл бұрын
Abgaalkii nafta lahaaa waa geeriyooday
@naniayaleydhahal6284
@naniayaleydhahal6284 6 жыл бұрын
iska qabta alsheydhan kuwas waxey diin ka aqaana majirto ilahey ha idin cawiyo
@kafiyoomarsheikhadan1993
@kafiyoomarsheikhadan1993 6 жыл бұрын
Masha Allah dadka dhan iny sidaz dhiig ulnoqdan foicnayd
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Somliyeey kaca somliyeey kaca somliyeey kaca oooo wasaqdan ladirira nacaladhale fuck alshabaap
@ibnufanale3345
@ibnufanale3345 6 жыл бұрын
Waan sodhaowynayaa sida ay usku xilqqmeyna dadka shacabka ah
@mohosman4089
@mohosman4089 6 жыл бұрын
"Kusoo aroor Aadan Yabaal, abaalna kuuma ergana." Xamar, Ceelcirfiid, Cadale, Balcad, Jowhar, Jalalaqsi, Mahaday, Buulobarde, Abooray, Moqokori, Washaaq, Aadan Yabaal, Xarardheere, Ceeldheer, Masagawaa iyo Ceelbuur waa in loogurmado.
@Salmancade10
@Salmancade10 2 жыл бұрын
Waa runtaa Allah yaa jiro. Al shabaab hada waa lagu kacay markii hiiraan 49 qof ku dileen gawaari raashiin iyo gadeed wey gubeen kadib waxaa ka raacday kacdoon shacab iyo jab ayaa ka raacay. Sanadkaan bilaawgiisa waxey dileen 9 dameer waxeyna gubeen raashiibka eey wadeen. Al shabaab waxaa ka soo baxay uqubo dad iyo xoolo ba wey u dhamaatay.
@ياربيارب-ه4س
@ياربيارب-ه4س 4 жыл бұрын
Reer adhoogeey igaarsiiya wlhi wasoo socdhaa
@fadumoibrahim1679
@fadumoibrahim1679 6 жыл бұрын
Masha allaah ilaahey garabgina hagalo iska celiye
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 6 жыл бұрын
iska dhacsha hubka suukha arjatiin.hubka lahu iibiyo degmada kaaraan ayaa ka heleysiin
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 6 жыл бұрын
Wayoo way😭😭😭
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
ragan wa rag caqli badan ha la tageero ha iska celiyaan cadowgee somalida ha tageeran ragan hdii shacabka sidas u kacan walahay beri hore ka orayn lahayen
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Hibad Cali dasar wa hogamiye fican wu rumobay riyadisa hirgasha wu shahiday allaha u naxaristo marxumka
@mohamedhadi6291
@mohamedhadi6291 2 жыл бұрын
They should be helped to defend themselves. They need true help
@farxaan1960
@farxaan1960 6 жыл бұрын
dalkaani dowlad kama jirto dadka shacabka ah ha isku taahtaaan waayo dhulka iyagaa leh
@abdirahinabdulle9172
@abdirahinabdulle9172 Жыл бұрын
Dadkan waxa dhabar jabshey qaacinkii waynaa farmajo iyo fahad manta waxa hiil hoob lagarab jooga xafidulahi xasan sheekh ilahey cimrigiisa hadheereyo
@adoontiialle7922
@adoontiialle7922 6 жыл бұрын
Marhore ayay ahayd. Waa arin fiican shuftada2laaya
@cabdiisaaqmaxamedcabdiisaa5521
@cabdiisaaqmaxamedcabdiisaa5521 6 жыл бұрын
mashalh
@ismailgoogaa7676
@ismailgoogaa7676 6 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@cabdikaafieekeyeekey7223
@cabdikaafieekeyeekey7223 4 жыл бұрын
m.a waawax lagaxumaado halaciribtiro
@mranitoinafarax8610
@mranitoinafarax8610 6 жыл бұрын
Guul guul garabkinaa Allah hagalo
@mahamedali6038
@mahamedali6038 2 жыл бұрын
Dowlad ii farmaajo cadow ayay ahayd shabaab uhiilis ah waayo sida maanta madaxweyne xasa. Sheekh ufarab ustaagay haduu farmaajo sameyn lahaa waa ay guuleysan lahaayeen alow ragaan badan kood wey dileen
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 6 жыл бұрын
Mashallah guulesta
@guledgayan7804
@guledgayan7804 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 6 жыл бұрын
Iskadhiciya cadowga Al sheeydaan runtii
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 жыл бұрын
Cunug 8 jir aa waxaan arki jiray neef 2 jira keena
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
Indhaa iga soo haray xaalki intuu ku dambeeyaa
@maryantinle3350
@maryantinle3350 6 жыл бұрын
Iska celiya ayagaba ayadoon ciditaageerinbay idindhibeene horay usocda waad guulayasanaysaane hirshabeelana waa inay gaadiid iyo shidaal bixiso
@shabeelkasoojeeda1553
@shabeelkasoojeeda1553 6 жыл бұрын
war kaca war kaca ooo kaca oo iska dhiciya dhimateen soomaliyeey oo ma dawacadaa duluftaa oo doqon rafataa ma gumeesi ka aqbaleesan kaca kaca oo kaca
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 6 жыл бұрын
Guuul iyo Gobanimo
@sharifjama20
@sharifjama20 6 жыл бұрын
Wallahi kuwan aya tagero ubahan Somalia hanolato. Mamul qabilada Haku jihadan iyo shayadinta
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 6 жыл бұрын
maasha allaah ilaahay ha idin garab galo cadowgiinna ilaahay ha jabiyo iska dhiciya shay daamada al shaydaan
@hassandj133
@hassandj133 2 жыл бұрын
May noll yahiin wali
@barnimohammed1595
@barnimohammed1595 4 жыл бұрын
Walaahi wey i callool xumeeyeen
@faarahhajiciise3428
@faarahhajiciise3428 6 жыл бұрын
waaw hambalyo somaliwayn meelkasta o ay jogto waxan dulmi donayasha ka ahayn.ragan haday dacad yihin hala tageero .
@SharmaarkeOfficial
@SharmaarkeOfficial 4 жыл бұрын
Wan qiiroooday 😢
@ibrosibros8717
@ibrosibros8717 6 жыл бұрын
Abgaal Cisamaan manuu joog ku dhaho ee amba amaan nasii , minaad diido mahii loo baadnaa aaad soo soo salaamee, nin yaqaan aa yaqaan Abgaal Cismaan geesiyaal dulqaad leh laakiin mugaan waa u jeedaa hadey Abgaal bilaabaan aaheey mugaaneey furfurmee ilaaheey guulee Urarka Macawisleey , dawladu hataageerto ragaan waa jiridii dafaaca dalka Soomaaliyeed.
@abdidigaale2767
@abdidigaale2767 4 жыл бұрын
Caruuraay qarxiyaan baaydoonayaan
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 4 жыл бұрын
Guuleysta.iska.celiya.qashinka.oo.shisheye.hoosta.kawatan
@diinsoorsafarnoolaay1987
@diinsoorsafarnoolaay1987 4 жыл бұрын
umada soomaaliyeed kaca oo iska Qabta cadowgiina oo ah Al shabaab gobol iyo degmo waliba hadii ay kacaan ma aamin sani iney jiri karto Al shabaab in sha alaah ilaahay ha baabi iyo
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
ال ربنا يحفظكم يارب.
@taatareyabdullaahi1647
@taatareyabdullaahi1647 3 жыл бұрын
Macawisley 🇸🇴🦍
@maxamedxusen2731
@maxamedxusen2731 3 жыл бұрын
Wret
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 6 жыл бұрын
Taliyaha,ciidaanka,xooga,somaliya,jen,indho,qarsha,dadkaasi,wa,inu,ku,cawiya,ciidan,xoog,leh,madam,dadkani iyaba,inay,dagaalaman,wa,ka,goaan,tahay
@njiibmohamad34
@njiibmohamad34 5 жыл бұрын
30 o burundi iyo 30 kun o ugandheesa iyo 50 kun o gala ah aya kajiifan weysay macwuuus la idindhahaba wara idinyaal
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын
Alshaaba islaan Bay sheegnyan sako xooga xagee laga helaa
@mohmudhassan9015
@mohmudhassan9015 6 жыл бұрын
Dowlada somalia Dadkan inay sanad cidan siso ayey ubahan yihin iyo in cidan la dajiyo tuladas
@maxamedibrahim9469
@maxamedibrahim9469 6 жыл бұрын
Saax sidaa cidaanka bakool aay shabaab yeleen ayaa la raba inaad yeshaan
@محمدعمر-ر1ق6ض
@محمدعمر-ر1ق6ض 2 жыл бұрын
Max intan u amusnet iskama dhicisino gabartina gur malahay gofkaga halagugu canshuro xaq ma ahan
@abdiali4281
@abdiali4281 4 жыл бұрын
iska dhacsha nacalaa dhalee
@naimayasin5539
@naimayasin5539 6 жыл бұрын
ad ayanvugumurogudey marka hure alle dhibka hakasara dadkaan masakiibta ah oo rermiiga ah dagal magaligaran oo tababarmaqadan rabow usogurmo insha allah qeyr
@waayahaqasaaray5784
@waayahaqasaaray5784 6 жыл бұрын
War number kiina isoo dira
@saidamohamed5405
@saidamohamed5405 4 жыл бұрын
Wan kuracsanahay walih Way dhulkoda bay difacdeen Halatageero Aniga 1 kow ban ahay Iroqora labarkodah Waa geesiyal Kuma qisarin guulyigobanimo
@HassanHassan-sf5xd
@HassanHassan-sf5xd 4 жыл бұрын
Qori qori lay kaa celin kara ilaahey kasakoow
@adhanmacalin9796
@adhanmacalin9796 2 жыл бұрын
Aac
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 24 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 254 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:53
Riwaayad Cusub Maseer | Part 12
20:55
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 1,6 М.
Baraaruga Odayaasha Dhaqanka ee Halganka ka dhanka ah cadowga Argigixasada Al-shabaab.
10:51
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya
Рет қаралды 534
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН