ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 9,473,496

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Anshax, Nimco Dagan, Sudan Seeraar, Hodan Abdirahman Xariir Axmed, Miss Xiis, Hees Shidan, heeso cusub
GeelJire
Abdirasaq Anshax & Nimco Dagan
Erayada: Abwaan Cali Mooge
Laxanka: Dauud Xanfar
Music: Furinle
camera & Editing: Waqal
Directed: Anshax
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 3 200
@azadzaed424
@azadzaed424 8 ай бұрын
2024 hadaa daawanayso like isaar walal ❤😂
@HaliimoBashiir-ey2ql
@HaliimoBashiir-ey2ql 22 күн бұрын
😂😂
@xaawocali663
@xaawocali663 7 күн бұрын
😂😂😂
@xiisomediaproduction5785
@xiisomediaproduction5785 4 жыл бұрын
Ma aqaan qof akhrin doona comments kaygan lkn waxan ilahay kaga baryaya inuu aaba janada firdawsa ugu deeqo haduu dhintay haduu nool yahayna caafimaad iyo cibaado iyo cimri dheer ku waariyo ameen
@sundusaliadem3363
@sundusaliadem3363 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@geenyadacadoffical8958
@geenyadacadoffical8958 4 жыл бұрын
Amiin yarabi
@botanlibanali2173
@botanlibanali2173 4 жыл бұрын
Aabahaaa meel munkar ka lagu hayo miyaa ugu duceeynaysaa ??? Nin wayn na waad u egtahayee maxaa ka qaldan ??
@xiisomediaproduction5785
@xiisomediaproduction5785 4 жыл бұрын
@@botanlibanali2173 waar bal wayay sheekh
@botanlibanali2173
@botanlibanali2173 4 жыл бұрын
Aniga sheekh ayan ahay kuma oran ee walal waalidiinteena dhan ayaa duco naga mudan ee marka meel wanagsan ugu ducee bro...qof hees dhagesanayo ee munkar ku dhaxjiro umamalenayo inee ducadiisa ka ceeyso
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 4 жыл бұрын
Qofkii qoralkyga Aqriya waxa aan u rajenayaa cafimad iyo cimri dheer❤️
@shackagamer7877
@shackagamer7877 4 жыл бұрын
iimaan Hassan sido kale wll kuurajeyhaaa
@cumaryare1235
@cumaryare1235 4 жыл бұрын
Aamin yarabi sidookale
@farhiyosayid3899
@farhiyosayid3899 4 жыл бұрын
iimaan Hassan Amiiin wll MCN sido kala cafimad ban ku rajenyaa💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naagimohamud6742
@naagimohamud6742 4 жыл бұрын
iimaan Hassan aamiin bro
@mubarikyusuf966
@mubarikyusuf966 4 жыл бұрын
Facscu
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 3 жыл бұрын
Waxaan joogaa adis Ababa Ethiopia Waxaan fadhiyaa meel cafeteria ah oo bunka laga cabo Waxa igu dhow Niman dhalinyaro ah Oo dhageysanaya Heestan Ma fahmi karayaan Ereyada heesta lkn waxay fahmeen qaabka wax loo jilayo Jilinku waxa uu ka mid yahay habka ugu fudud ee bulsahada wax loo fahansiin karo Anshaxna waa nin ku fiican jilinka Kugu faanaa blHi❣❣❣❤🙏
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
Beenta ma’ahan
@user-lf4vz1qe2j
@user-lf4vz1qe2j 8 ай бұрын
U
@hamsikahmet620
@hamsikahmet620 4 жыл бұрын
Heezuhu haday maCaan Yihiin waxa ka maCaan Hadalka Eebe swt
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 4 жыл бұрын
Xamse Ahmed Adeer waan ognahay oon kaa cilmin badannahay . Aduunka la soco saxiib ee sac ha noqon
@camaradan5270
@camaradan5270 4 жыл бұрын
Alle haku xafidp
@hampasaofficialchannel8355
@hampasaofficialchannel8355 4 жыл бұрын
@@ciyowcassio3764 subscribe ii saar zhp
@hampasaofficialchannel8355
@hampasaofficialchannel8355 4 жыл бұрын
@waayaha aduun subscribe ii saar zhp
@ilwaadaragwanaag8102
@ilwaadaragwanaag8102 4 жыл бұрын
Ilahay ka cabso o masax waxad so qortay like haku radin quranka
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
Wax walba waxa ka macaan dhagaysiga hadalka eebe' ee xaqiiqada ah.
@asmaahmed9523
@asmaahmed9523 4 жыл бұрын
Mrka maxd u dhagysni mad Quran dhagystid SUBXNALLAH
@abdirahmaanbouh8737
@abdirahmaanbouh8737 4 жыл бұрын
Lkn ma tabliiq ahaan baad u soo booqatey meeshan heesta laga daawanayo 😁😁😁😁
@nafisaomar2818
@nafisaomar2818 4 жыл бұрын
Hamze Zonkor Waa Ruun wll Alle ha noo fuduudeyo barashada qur’aanka
@suhaybgadhle8251
@suhaybgadhle8251 4 жыл бұрын
Wallo waa runtaa illaahay hakaa jasaa i siiyo
@nacimaneyruuz663
@nacimaneyruuz663 4 жыл бұрын
Hamze Zonkor صح
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 4 жыл бұрын
Intii xabibkenaa Mohamed scw jaceel like
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Scw
@faysalarab
@faysalarab 4 жыл бұрын
Ahmey Abdikolon scw
@sacdiocabdi3695
@sacdiocabdi3695 4 жыл бұрын
Scw
@marwaaniyominhaaj9458
@marwaaniyominhaaj9458 4 жыл бұрын
Isaar sxb wakusaray
@siikeyofficial
@siikeyofficial 4 жыл бұрын
Ok
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
Inta quraanka jecl ❤️like👌
@marwaaniyominhaaj9458
@marwaaniyominhaaj9458 4 жыл бұрын
Isaar sxb subscribe
@daacimukhtaar968
@daacimukhtaar968 3 жыл бұрын
hh6yy
@abdikhadar1300
@abdikhadar1300 4 жыл бұрын
2033 Hadii ay Caruurtaydu damacdo in ay dhagaystaan Heestan Ogaada 2020 ayaan Qoray Comontigan anigoo dhalinyaro aH 😂😅
@huppihaniifa8324
@huppihaniifa8324 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 4 жыл бұрын
😂wax kale ciyalkaga hees maa usii balaminosa
@perhofali7556
@perhofali7556 4 жыл бұрын
Insha allah ku dar in aad gaadhi mo ogide wll
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Hhhhh lkn adigu waaad gabobeysaa🤣🤣
@salmangallow9911
@salmangallow9911 4 жыл бұрын
Hhhhh wlhi waa iga qoslisey waa hduusan hawada kabixin
@kingmattan4477
@kingmattan4477 4 жыл бұрын
HOOYADA MCN ILAAHAY JANADA HAKU CASUUMO ❤LIKE HAYGA ILAAWINA👇
@iqraibrahim204
@iqraibrahim204 4 жыл бұрын
Wwwwww ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sax waye
@summertime2535
@summertime2535 4 жыл бұрын
Amin
@chriskahin545
@chriskahin545 4 жыл бұрын
Amine
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Ameen yarabi
@nicimoahmedali3267
@nicimoahmedali3267 4 жыл бұрын
Aamiin
@suldaandureed4621
@suldaandureed4621 4 жыл бұрын
Intii fanka heesaha dhagaysigooda inay iska daayan raba quraan dhagysiga u jeedsan raba hit like
@abdirahman7178
@abdirahman7178 4 жыл бұрын
waxaan ahay wiil walaalkiin ah oon waligiin 10 likes helin maxaan galabsaday 😡😡😡
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😇
@nimoabdulaziz3366
@nimoabdulaziz3366 4 жыл бұрын
😅 😅 Bal is waydi 🤔
@ohbohooo4650
@ohbohooo4650 4 жыл бұрын
Abdi rahman Xaan ka ogahay hee Lkn Waan Kuu saaray😡
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 4 жыл бұрын
Abdi rahman 😹😹😹😹 wan ku saray abdi waxba madan galabsan
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
318 baad hesheee anigana Subscribe Iyo like isaaar abdi
@nouraden4755
@nouraden4755 4 жыл бұрын
ان كانت الاغني جميله فالقرآن أجمل Hadii hadalka dadku qurux bdn yhy hdlka eebe ayaa kasi qurux bdn ❤
@kramovic6771
@kramovic6771 4 жыл бұрын
Ila eega top 10somali songs kzbin.info/www/bejne/rIHGiox9itaJd7M
@ishomohamed318
@ishomohamed318 4 жыл бұрын
Cooy
@aminadam98
@aminadam98 4 жыл бұрын
adii gii ba nala dawanaya markasad caqli xumadada meel uu music ka baxayo quran kenaysa Wa tii la yidhi intay tumatay tukata 😁😁
@iskufilan5405
@iskufilan5405 4 жыл бұрын
Masajidka al taqwa ma uqabte mahan walalke mase muxadaradi sheekh umul u qabte?
@iskufilan5405
@iskufilan5405 4 жыл бұрын
@@aminadam98 🤣🤣🤣intey Tumate Dukata inalilaah 😜 Waligey mamaql mahmahdas wilka midha muxadaro Moode iska dhaf ino hes dawana isma modin😂
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 4 жыл бұрын
Inta Quraan ka Jecel Like Isaara Plzz🌺💋
@Muqdishosom
@Muqdishosom 3 ай бұрын
Intii jiifka kudawaneyso like isaara ❤
@anisamohamed3717
@anisamohamed3717 4 жыл бұрын
Anshax sanadkan 2020 wukuhesta 3dax hees min 3miliyan gartey keep going fanankena like isaar walalyal
@xasankorontoofficial6279
@xasankorontoofficial6279 4 жыл бұрын
Geeel jiro wan ahaaan jiray wana jeclhy walhi sharaf buu lee yhy geel jire like isaara inta jecel geel jire
@nuursheick1182
@nuursheick1182 2 жыл бұрын
aniga ayaa ahan jiray abo mcne
@halimaahmedadam8193
@halimaahmedadam8193 2 жыл бұрын
Q
@abshirzazka1754
@abshirzazka1754 Жыл бұрын
Jameel
@masumchannel7624
@masumchannel7624 4 жыл бұрын
Adoo dawanaya hadaad comment akhrineyso like🤸😂adigan iso eegaya kula hadlaya 🥰😂
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Anigana like isi nooh
@Mahadinho
@Mahadinho 4 жыл бұрын
Nagu Soo biir
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#Queen umal lyric wlshy subscribe isaar plz
@walaalahadahabkaofficial4347
@walaalahadahabkaofficial4347 4 жыл бұрын
You kind of fany wlhi kkkk
@walaalahadahabkaofficial4347
@walaalahadahabkaofficial4347 4 жыл бұрын
Walal subscribe ii Sara .. Waad mahadsantihiiN
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
Heeeeeeeeeey wlhi wan ka helay heesta caaajib aftahan xigmad iyo afsoomali sax ah waqooyi ugu imaaaw. Greeting you from khaatumo state😂😂💕💕
@dondahir7850
@dondahir7850 4 жыл бұрын
Waxagee halkaasi?!
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
@@dondahir7850 You don't need to know.
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Waxay khaatumo sheekadi sado cali wadatay e ka qarraxday manay ahayn 🤣🤣🤣🤣
@dondahir7850
@dondahir7850 4 жыл бұрын
@@nimcomohammedjimale8531 maba garanayoba
@dondahir7850
@dondahir7850 4 жыл бұрын
@@nimcomohammedjimale8531 hadeerto awal waxaad I lahayd
@MohamedSalah-nc7ge
@MohamedSalah-nc7ge 3 жыл бұрын
Waa dhaqanku weeyo Aan gaar uleenahoo🤩🤗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Inta sugaysay heestan like ta Viva dhaqanka somaliyeeD😘🐫❤😍 🌏zomalilnd ❤ 🌏Djibouti ❤ 🌏somalia❤
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#Badra mustafe channel wlshy subscrbe igu caawi
@hampasaofficialchannel8355
@hampasaofficialchannel8355 4 жыл бұрын
@@hassanaarka6173 aan kuu saaree ii saar zhp
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
@@hampasaofficialchannel8355 waad iga hysaa boQor adina isoo booqo
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Guuuul 5 ta somali meelkastooy jogan From hoygii fanka hargeyse hadh wang💚💭❤
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
hargaysa sawtan Hollywood noqotayhhhhhhhhhhhh .maalinba sheeko cusub.adigoo go yar sita miyaad iga gadeysa Samadaan u guuraa kulahaa😂😂😂
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
64 yrs ago Awalba Way Ahayd Zxp 🤣🤣
@haseem7506
@haseem7506 4 жыл бұрын
I was thinking how this comment was write 64 yrs ago until i noticed it's your name 😂😂😂🤣
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 Subscribe isaar wll fadlan
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@haseem7506 Subscribe isaar wll fadlan
@munatakar7121
@munatakar7121 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣wxkle waaye
@addeecabdihassan6626
@addeecabdihassan6626 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah waa hees Fannanku ku muujinayo dhaqankiisa Luna faanaya xoolahiisa,Aad iyo aad bay ii soo jiidatay anigu.
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 2 жыл бұрын
Waa hees aan inaba caadi ahayn wlhi markii igu horaysay waan kusocelceshan jiray ,erayada aad baa looga taxadaray waxaana qoray nin sijirayn ah , dhaqanka heesta dida laisula Kayne iyo qaabkaa looduubay ,legend anshaxa ❤️
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Wow!! Waa Heesaha Sabankan loo baahanyahay.. Geenyooy Dhaqankaa loo Noqonayaa.. Waqaloow - Great Productions..
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
salaam mr Abdi Askari
@WaqalStudio
@WaqalStudio 4 жыл бұрын
allaah ya sharfak sxbkay Abdi Askari, mahadsanid brotherkayga.
@Abdikarimm
@Abdikarimm 4 жыл бұрын
😂😂😂
@Abdikarimm
@Abdikarimm 4 жыл бұрын
@@WaqalStudio waan idin salamay bahda waqal iyo Abdi askari 🙏🏽full respect
@dhalfanaanchannel9207
@dhalfanaanchannel9207 4 жыл бұрын
sxb cabdi neefow somaliwayn waxba kuma qaban karte sida waqal heeso shidan ha laga helo haddii kale localnimadad ku jir waqal sxb hore u soco maskax iyo reer magalnimaba cid kugu gadhaysa ma leh wlhi iyo tayada aad wax ku dubaysaba VIVA WAQAL
@cabdirisakanshax
@cabdirisakanshax 4 жыл бұрын
Wixii fikrad ah halkan ayaad igala wadaagi kartaan dhamaàn dadkayga
@leylanuur3816
@leylanuur3816 4 жыл бұрын
Caadi maahanheestu
@iambilaadi947
@iambilaadi947 4 жыл бұрын
Axsan hees
@iqroqaali8793
@iqroqaali8793 4 жыл бұрын
Walal anshax taagero buuxan ahey heystaan waa ka baxsadey
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 4 жыл бұрын
Balan waxa ah inan hees kalandhaqaaqa ku dhiibo soon inshalaah
@funnyvideos-bc4fv
@funnyvideos-bc4fv 4 жыл бұрын
respect from this song
@NimcoGlam
@NimcoGlam 4 жыл бұрын
Heestan qiiro yay igalisay walee alla dhaqan kayagu qiimo iyo qaayo waynaa 🥰 barigaan geel jiraha ahaa soo xasuustay 😭😅💖💖💖🤪🤩 esh calaa qiyaasak labo fanaan aan kala dhacin kooxda duubistana qatar 👍💖💖💖
@mnn5983
@mnn5983 2 жыл бұрын
Gabdhaha geela ma raacaan ariga ayaay raacaan
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 4 жыл бұрын
*....... "Galad Eeebe weeeye gudinteydu ceeeb maleh"* Waleee waaaaa sax. Anshax.
@libaaxaduurkajiifa9722
@libaaxaduurkajiifa9722 4 жыл бұрын
War ninkaan walhi waa actor caadi ah waqalka warkiisa la is kuma haysto waa legend nin tagay ninka kaliya gaalada kaa raayay 👍
@raxiilali6665
@raxiilali6665 4 жыл бұрын
Libaaxa duurka jiifa waa fanaanka ugu qurxoon fanaaniinta Somalida. Quruxdii duriyadda sheekhaash oo uu ka dhashey ayuu wataa m allaah
@libaaxaduurkajiifa9722
@libaaxaduurkajiifa9722 4 жыл бұрын
@@raxiilali6665 wll dayax maxad ledahay
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@raxiilali6665 Subscribe isaar wll fadlan
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@libaaxaduurkajiifa9722 Subscribe isaar wll fadlan
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@raxiilali6665 WALAL SUBSCRIBE ISAAR plees
@iskutashichannel3086
@iskutashichannel3086 4 жыл бұрын
Hadaad Adoo dawanaya comment Akhrinayso like hayla dhaafin😂😂
@iskutashichannel3086
@iskutashichannel3086 4 жыл бұрын
@waayaha aduun hhhhh waa sidaas wallaal👌😂😂
@ubahnuur3290
@ubahnuur3290 4 жыл бұрын
🌷🌷🌷👍👍
@farhiaabdikhayr2072
@farhiaabdikhayr2072 4 жыл бұрын
q
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@farhiaabdikhayr2072 Subscribe isaar wll fadlan
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@ubahnuur3290 Subscribe isaar wll fadlan
@mohazpesofficial7227
@mohazpesofficial7227 4 жыл бұрын
Erayada iyo laxankuba waa top hadaad igu raaczan tahay like saar
@Hibocudoon
@Hibocudoon 4 жыл бұрын
Abwaan Cali Mooge Geedi wa abwaan ka soo jeeda Jabuuti oo aan u salaamayo. Aad ban u xiseeya heesihiisa wana musician wayn oo kooxda 4 Mars ku jiray dhalinyarta marku aha. Noolow my abwaan. Heestaani wa top si wacan bad u xulatey fanaaninta qaadaya oo aan aad u jecley sii baa fanka Nimco Dagan iyo Cabdirasaq Anshax. Halka ka sii wad, Big Abwaan dheh.
@abwaankurlibax5055
@abwaankurlibax5055 4 жыл бұрын
Hargaysa hoygii fanka nimco dagan iyo abdirisaq anshax waqal WStudio 👌👌👌👌❤
@mohameddiraac43
@mohameddiraac43 4 жыл бұрын
Inta aminsan inay heestan 1million gareyso like dhac igu sii💪😍
@weheldacada8153
@weheldacada8153 4 жыл бұрын
Abdirasaq anshax heesahan oo kale noso badi leyahay fanka kaalin muhim kaga jiraa keep going fanaankena somaliyed💙
@xayaatkaha7552
@xayaatkaha7552 4 жыл бұрын
Waa shaan guweeno aan gear u leeyahay esha cala words I love hinda iyo dhaqan ka somalida waa waxaan la ina la wadagin geel iyo xoolo MashaAllah Allah mahadaa leh ina siiyey
@thestrongperson519
@thestrongperson519 4 жыл бұрын
C risaaq wuxuu ku fcn yhy dhnka jiliinka heesaha yaa ugu raacsan taaa like iisar hday jwbtadu thy haaa❤
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
Wa run beryahan wa shidanyahay sheekhu
@boqoradakulmisboqoradakulm2781
@boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 жыл бұрын
saxix
@zahraibrahim8526
@zahraibrahim8526 4 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 0a
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
@@zahraibrahim8526 hee bebe
@cismaanaxmed6169
@cismaanaxmed6169 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@janaat3903
@janaat3903 4 жыл бұрын
heestan waxaan daawanayaa habeen 27 soo galaayo bishii 1/2020 qoraalkan waxaa tusi tadii alle igu simo caruurtayda jano baa inoo balana🙏🏽
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 4 жыл бұрын
Axlaa hees , miro xikmad leh Abdirizaq Anshax iyo Nimco Dagan well done.
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 4 жыл бұрын
Waqal studio love you guys walaalahey wish you cimri dheer
@jccmahdaristudio4797
@jccmahdaristudio4797 4 жыл бұрын
Hadii Hadalka Dadku sidan umacaanyay Ogsoonow ka Eebe ayaakamacane hygala bakhylin like
@asmacbdi3081
@asmacbdi3081 4 жыл бұрын
D
@abdirahmanelmiahmedsabriye3747
@abdirahmanelmiahmedsabriye3747 4 жыл бұрын
From Muqadisho Waqal wstudío Like dhac iigu sii waaku tageeraa
@Waaheen24
@Waaheen24 4 жыл бұрын
Legend inuu yahay Anshax ma laygu Raacey Oo fananiin badan uu luuqa gashadey 👏👏👏👏
@nuredinahmed7801
@nuredinahmed7801 4 жыл бұрын
Heestani magicii Aabahey Geeljire ayay xanbaarsatahay Allah ha u naxariistee ana waxa la iigu yeedhaa ina Geeljire masha allah dhaqan wanaagsana way ku dheehantahay like sara wixii ina Geeljire la yidhaa oo dhan
@nuuradiincadami9794
@nuuradiincadami9794 4 жыл бұрын
Fankuba maaanta geeljiraha ayuu ku hadhay haddaad Geeljire soo martay be #like 👍
@yahyedahir830
@yahyedahir830 4 жыл бұрын
Nuuradiin Cadami yuh
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Warunta galiga wa dhaqankena
@marwaaniyominhaaj9458
@marwaaniyominhaaj9458 4 жыл бұрын
Sxb isaar subscribe plzzz
@mo-gg9zx
@mo-gg9zx 4 жыл бұрын
Inta GEEL JIRE SOO AHEYD☝️☝️❤
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
mo 7 Maqashaan raacijiray
@abdimajidabdimalik8715
@abdimajidabdimalik8715 4 жыл бұрын
Adu waxoogaha
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@reo9475 WALAL SUBSCRIBE ISAAR plees
@lildrako5524
@lildrako5524 4 жыл бұрын
bro walee Geel, Adhi, lo, Maqal Nirgo, intaba waan soo eegay noloshu wataa nio zhp Dadkeenuna ree mii wayba ka xanaqaan😂😂😂
@mo-gg9zx
@mo-gg9zx 4 жыл бұрын
@@lildrako5524 xaqiiq bro🤙🤙☝️
@juqjam6629
@juqjam6629 4 жыл бұрын
Wan ka heelay sida loo duubay iyo siday u mataaleen heer sare 😍👏🏻👏🏻
@MohamedIbrahim-rg2lk
@MohamedIbrahim-rg2lk 3 жыл бұрын
Mashalah cabdi risaaq anshax walahi cadi mahan adigiyo dumashiday waan idiin tageeraaa guuliista waligiin inshalah Good
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Ma jeceshay iyadoo lamarayo 2020 inad iska #JOOJISO DHEGAYSIGA👂👂HEESAHA🎸🎷🎹🎼📯🥁🎤🎸🎺 Hadaba hadii aad igu raacsanty inad joojiso INTA #JOOJINAYSA☝️☝️☝️☝️FARTA TAAG☝️☝️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️
@nasiyoquruxgawarsomalia1531
@nasiyoquruxgawarsomalia1531 4 жыл бұрын
haaa
@hibohali4736
@hibohali4736 4 жыл бұрын
Adigu mad iska jojisid like bad ku walateeb
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 жыл бұрын
@@hibohali4736 saas weeye
@apdilkaremck7825
@apdilkaremck7825 4 жыл бұрын
WitH me 🙋🙈
@mostfmostf8594
@mostfmostf8594 4 жыл бұрын
👆👆👆
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Anshax Nimco Degan laba qof aan taago gaar ah u hayo 🙏🙏🙏🙏🙏heesta Abwaan dhaqan yaqaan ah baaa ku nuuxnuuxsaday✅✅
@derysu8053
@derysu8053 4 жыл бұрын
Wiilka quuuurrrruuuuxxx badan! ❤❤❤ Love from 🇹🇷
@jaamaccadaani2457
@jaamaccadaani2457 4 жыл бұрын
walaalo ilaahay hadaad kabaqanaysid ilaahay heesaha iska daa
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
Adiga heesaha maxad uu dhageysanaysa
@ahmedmohmmed441
@ahmedmohmmed441 4 жыл бұрын
Adi maxaku keenay halkan
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 4 жыл бұрын
Oo maad iska daysid
@simanqurux5852
@simanqurux5852 4 жыл бұрын
Anoon comment giina akhriyin ayan iska gartay inaad wiilka saaas u Soo qoraysaan ileeen maryooleey ayaa tihiiine😂😂 war wiilka afka hagoosanina Wuu idiin nasteexaynayaaaye qasab maaha haduu halkan Soo galay inuu isaga heeshaha dhagaysanayo
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
@@simanqurux5852 marka adinku waxad uso gasheen inad sijaayado iyo tuusbaxyo qeybisan?waa arin wanaagsan 👍
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 4 жыл бұрын
Anigoon heesta maqlin ayn commentiga qoray ,wan ogahay anshax iyo nimco degen .heestay wada qaden ina nay ,xumayn❤️❤️👏🏽👏🏽
@sadiknasir7765
@sadiknasir7765 4 жыл бұрын
Sado Rru ❤️👏🏽👏🏽run
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 4 жыл бұрын
Sadik Nasir 👌
@mustafaabdirahman1798
@mustafaabdirahman1798 4 жыл бұрын
heestan tacab badan GalinYa aniga iyo kooxdaya new circurs somalinad jilayaasha geeljiryasha
@ayanfarax3298
@ayanfarax3298 4 жыл бұрын
Bal Balaarka Waqooyi Ahaa hees shidan Hore usoco Anshax fanaanka
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
The song of the year walahi..I Love You NIMCO DAGAN!!'😘😘
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Inta hoyga fanka ee hargeyse baryahan la yaban qruxda hrgeyse iyo shax shax da like dhac igu siii 👍👍👍👍👍👍👍👋💚💭❤
@asiamohammed7095
@asiamohammed7095 4 жыл бұрын
My homeland wan kufaana♥️🙏
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 4 жыл бұрын
Ader hoyga fanka hayday tahy ee sheeg laba fanan oo rer hargysa ah oo heeestodu f Gaaho 10million ama 11miiloin sida kiin jamac iyo iyi dirgax laangab waxas ayad niyada ku dhisataane
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
@@NourAhmed-ku7wo ma ogtahay fanankan HARGEYSE soo marin ama aan ka heesin inanu fanan ahyn ama anu arayo iyo wax macquula aanu ku heesin shp qli cuqdada iska dhaf hargeyse waxy tahay wa la aqaan waa hoyada murtida iyo abwanka sidas u ogaw wllkayaw 💚💭❤💪💪💪💪
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 4 жыл бұрын
Kiin jaamac waxa laga yaqana caalamka oo dhan maxay uga baahntahy hargysa khanisyadu ku nolyihiin ma magac bay uga baahntahy laangab
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
@@NourAhmed-ku7wo 😂kiin jmac ma bribed wstay waxn aad ka hadlayso garanmaye nagtana waxn aad ku argtay grnmayoh midkle hoyga fanka ayeynu ka hadlaynay maxaa tad wastay mesha keeenay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amiinahmed3364
@amiinahmed3364 4 жыл бұрын
Wlhi waligay 10 like ma gaadhin ee iisaara like wlalayaal
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
Maku naaxday 173 likes😂😂
@abdirahmandheere9367
@abdirahmandheere9367 4 жыл бұрын
Heesta dhulkeena nimcaa fadhida abwaankii sameeyay Nimco dagan buu arkay ...masha allaaah😛
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 4 жыл бұрын
Wooow welcome back legend my brother my fanaan my Somali brother nooloow. I.a
@abdifatahabdalla7488
@abdifatahabdalla7488 4 жыл бұрын
Labo hees oo wax kale ah ayaan kaa heena Heetan iyo Heesta Nasri 💯👍 inta Igu raacsan 👍 like ha ila dhafin nacalaa shaydaanku yaal 🤣💯💯👌
@cabaasosman2937
@cabaasosman2937 4 жыл бұрын
kulama dhaafine subscribe ha la dhaafin
@zakihilaac3569
@zakihilaac3569 4 жыл бұрын
Bishana miletry jaceyl galay ugu dar
@buqari_vlogs5265
@buqari_vlogs5265 4 жыл бұрын
Inta aqrinaaysay commentiga oo daawanessaa waan ogahay like ku qabo dee sxp 😂😂😂 👇👇
@Liibaan4499
@Liibaan4499 4 жыл бұрын
Waa hees wadina Oo dareen leh inta dareenka leh👍 ❤️
@nuurtoyuusuf1436
@nuurtoyuusuf1436 4 жыл бұрын
Heestan Haa baan u hayaa waa hit💯 soomaalay jaahilnimada iska daaya like uun ha raaadinine
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Waligey like ma helin plz caawa like igu sharfaa
@munaqali2806
@munaqali2806 4 жыл бұрын
Maxay ku tari
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
@@munaqali2806 wlshy subscribe igu caawi
@abdiguudoow21
@abdiguudoow21 4 жыл бұрын
@@hassanaarka6173 lllllllll
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
@@abdiguudoow21 susbcribe igu caawi boQor
@sahromuuse136
@sahromuuse136 4 жыл бұрын
Asc
@mubaarakyuusuf1619
@mubaarakyuusuf1619 4 жыл бұрын
Heeskan inta aaminsan inu heeskan qarxayo like kuyaaca 🙏💯
@mahamedhabane6609
@mahamedhabane6609 4 жыл бұрын
Nimco degan alla maxuu back danbe waxku raray
@nasblogspot3672
@nasblogspot3672 4 жыл бұрын
Beautiful song, first song I understood and respected from start to finish! Masha allah
@Xasuusmedia
@Xasuusmedia 4 жыл бұрын
Aamiin ii dhaha Fadlan in ` Hooyaday iyo Aabahay iyo muslimiinta intii dhimatay illaahay janada albaabadeeda ufuro 😭🤲🏻🤲🏻
@umumahir7975
@umumahir7975 4 жыл бұрын
Amiiin yarabi 😢
@cabdulqadiraxmed2155
@cabdulqadiraxmed2155 3 жыл бұрын
@@umumahir7975 aamin😢😢😢
@asmachanel5744
@asmachanel5744 3 жыл бұрын
Amen Yaa alah
@Abdulqadir-mz5nu
@Abdulqadir-mz5nu 2 жыл бұрын
Ma arkayan jano
@hamzzyxubbo8365
@hamzzyxubbo8365 4 жыл бұрын
Apdirisaaq Anshax N Nimco Degan Dadki Fanka LaHaaa WxaaD rapTaan so QaaDa Way Nagu SocoTaa HaDana Nagu SocoTaa..😎♥️👑
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Nagu wad way nagu socataaye.....🤣🤣
@hamzzyxubbo8365
@hamzzyxubbo8365 4 жыл бұрын
@@khaliifmahamoutt7037 HaaYo HaaYe🤣
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
Ciidagale weyne ♥️♥️♥️🙏🏽
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
𝗦𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗻𝗲𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄
@cdd7872
@cdd7872 4 жыл бұрын
ωααгγαα καδαα ΝαΒιga δαωαгsiga
@heerqaran580
@heerqaran580 4 жыл бұрын
War tuugsiga qaabka daran iska daaya rasuulkana s.c.w.maxaa keenay meesha
@muxubolul3316
@muxubolul3316 4 жыл бұрын
Cгв Анмeт CαDe walal maxaad Nabigaa scw halkaan ukentaay???
@sabarin1999
@sabarin1999 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@fadumohassan15
@fadumohassan15 3 жыл бұрын
Vonivdpp,dpp
@saidofarah9195
@saidofarah9195 4 жыл бұрын
Aniga waligey tagin hadane heestaan waa ku heystaaaa i love anshax😍😍😍😍
@deeqasiciid8722
@deeqasiciid8722 4 жыл бұрын
Maash Allah wooòoow Somaliland Somaliland l Love Somaliland guuule Somaliland 💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤🌷🌷💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏
@axmedshakiib8567
@axmedshakiib8567 4 жыл бұрын
inta tagerya anshax hayla dhafin like ta zxp
@abdirahmanmahad3699
@abdirahmanmahad3699 4 жыл бұрын
Mar hadaba comentigaan aqrisay oo aad waqti ku bixisay like mxaa igaaaga hakreen wll😥
@saladeyofficial8814
@saladeyofficial8814 2 жыл бұрын
Legend waye xanfar oo laxanka sameeyay iyo qaabkeey ujileen fanaaninta sidoo kale music aad umacaan ayuu u tumay furinle
@sugaanicabdiwaliciisesugaa2780
@sugaanicabdiwaliciisesugaa2780 4 жыл бұрын
C/risaaq inaba caadi ma ahan Dhaqanka soomalida aad ayuu ugu fiicanyahay👐👐👐
@aziizmodellofficiall8163
@aziizmodellofficiall8163 4 жыл бұрын
Wll Quraanka hadaa jeceshahay like isaar
@faaraxfabkeey4611
@faaraxfabkeey4611 4 жыл бұрын
Hestan walahi micnaa kujirtaa hafahatay 👌👌👌like
@boodhisleged5329
@boodhisleged5329 4 жыл бұрын
mansha allah dhulkeeena nimcaa fadhida 😍😍😍long nimco degan wadaniyada dhabta ah allow dhawr❤️❤️❤️
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
Aniguu geenyo ah maad iladaha6 gacaloy jah hees iyo bar 🥰💯✌
@fatimafariido6527
@fatimafariido6527 4 жыл бұрын
Dhaqanka quruxda badan Suugaanta Asalka wataa Nimco dagan team love isara Axyaa hees aan ku raaxaysto 👌
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Axyaa heedhe fadima dhel
@kmaallovelypom7917
@kmaallovelypom7917 4 жыл бұрын
like iisar intii ninkaan salaan sare u taagtey wlhi the frest fanan cidkuma haysato brother keep goin Adiga iyo nimco
@jamaaldeeqdeeq8038
@jamaaldeeqdeeq8038 4 жыл бұрын
wadankayga smlnd qurux badanaa allow no barakee oo xumaanta naga fogee iyo cadowga shisheeyaba amiin heestana macana laxanka ku duugan waa joojiren wax laga bartay😜❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@dunya4754
@dunya4754 Жыл бұрын
Amiin
@idilmoha474
@idilmoha474 4 жыл бұрын
Mnsha allah abdirisaq anshax best fanaan weeye wan ku codeeyey wllo
@zakariabulleofficiall6014
@zakariabulleofficiall6014 4 жыл бұрын
Hormuudka umada somaliyed waql studio from Lesotho SalaamulaaH somaliland
@mustafabdinur4725
@mustafabdinur4725 4 жыл бұрын
Zakaria Boss Lesotho nih Somali ma jogta
@zakariabulleofficiall6014
@zakariabulleofficiall6014 4 жыл бұрын
Bujaal-media Groub Haa zhp waxbarasho u jooga / year baan jooga
@foxnewsfox7940
@foxnewsfox7940 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/nHzPc6ipfMupb9U
@abdirahmanismail3674
@abdirahmanismail3674 4 жыл бұрын
Isku darka meesha kala bax dhiifaw
@zakariabulleofficiall6014
@zakariabulleofficiall6014 4 жыл бұрын
Abdirahman Ismail Kkkkkkkk war waa kuma ninka ameesha ugu jafay
@fmmediaproduction638
@fmmediaproduction638 4 жыл бұрын
Libaaxii Soo RogaaL Celi || A.Anshax Legend 🥰 TeaM WaqaL || 2020 💞
@ubahabdi453
@ubahabdi453 4 жыл бұрын
Hahahah best song ever well done anshax iyo Nimco degan ❤️❤️❤️❤️
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 жыл бұрын
Mashallah Inshallah G G N C A Waad mahadsantahyy wll qaaliyaaaaaaaaaaaaaa
@mruun3542
@mruun3542 4 жыл бұрын
BK iyo Anshax waa Mucjisada maslaxa Qeybta Jiliinka Maba Ka Dhargeysid Heesahooda Maansha Allaah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@lostgang1701
@lostgang1701 4 жыл бұрын
Waqal studio best producer hargeYsa Somaliland🤘🤞
@Gio19910
@Gio19910 4 жыл бұрын
Laga reeysey laxankii #Oohinta ahaa , war laxanadaan & kuwa lamid ah , raadiya , Nice song 👏👏👏
@Xirsi695
@Xirsi695 4 жыл бұрын
Abdirsaaq Anshax fanaan heeso dhaxal gal ah umada u reebay horay u soco
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev 4 жыл бұрын
i am from koonfur galbeed i like it somaliland music😀😀
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 11 ай бұрын
khalid aniga yurub aan jogaa galada ama cadanka yurub badankoon maya qanan somalia adina somali kala qeybineysaa
@mohamedahmedibrahim9933
@mohamedahmedibrahim9933 4 жыл бұрын
Nimco degan legend weye. Anshax sido kale 🐍
@abdirizakmussehussein8793
@abdirizakmussehussein8793 4 жыл бұрын
The only fanaan aan taageero aane dhagaysto Abdirisaq Anshax 👌✌
@idrisdaada5178
@idrisdaada5178 4 жыл бұрын
3M Congrats My brothers❤
@abdihaybad7897
@abdihaybad7897 4 жыл бұрын
Dadoo farax san hadaa daawanayso ilke isaar gacanta allah kuu bara keeyo
@mariekarter2041
@mariekarter2041 3 жыл бұрын
Dadoo faraxsan😂😂😂😂
@ibrahimmoussa9065
@ibrahimmoussa9065 4 жыл бұрын
Magnifique chanson. Jadore! Merci bien les artistes.✌😍👌
@princesssuma4466
@princesssuma4466 4 жыл бұрын
Best song 💯💯💯anshax iyo dagan hestan jilinkeda waad laheshen
@Dhaga-baceyr
@Dhaga-baceyr 4 жыл бұрын
Waa dhaqan gu' waynoo Aan gaar u leenahay❤👌
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 7 М.
Mursal Muuse vs Hodan Abdirahman -Soo dadaal -(Official Video) 2020
4:21
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Suldan seeraar  feat Kiin Jamac -My love
3:30
Kiin Jamac
Рет қаралды 20 МЛН
Cabdi Curiye & Arawelo - MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU
5:27
Haataf Abdi
Рет қаралды 9 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX DHAGAYSTE AHOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:12
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 3,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,9 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 152 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,4 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 111 М.