Dadka Madow iyo Aflaamta Carabta | Soomaalida tusaale ahaan | qaab noocee ah ayay u muujiyaan |

  Рет қаралды 86,406

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

dadka madow iyo aflaamta musalsalaadka barnaamijyada talk showga carabta , wajiga dhabta ah ee majaajilada carbeed , qaab noocee ah ayay umuujiyeen dadka madow ayadoo la ogyahay jiritaanka carab badan oo madow tusaale magaalada aswaan ee masar .ku dhawaad 2M. somalida makasoo baxaan musalsalada iyo aflaamta carbeed qaab noocee ah ayay umuujiyaan .
qofkii ka war hayo lana socdo aflaamta kala duwan ee carabta gaar ahaan kuwa khaliijka masar iyo suuriya wuxuu arki karaa tobaneeyo muuqaal oo qaab aanan wanaagsanayn loo muujinaayo dadka madow heer xilliyada qaar adoon lagu tilmaamo sidaan ku arki doono muuqaaladaan soo socdo.
, Muuqaalkaan muujinta in ay adoonyihiin gaar ahaan suudaaniyiinta sudaana waa dadka ugu badan ee ka cabanaayo aflaamta carbeed ku jees jeesida lahjadooda muuqaalkooda sidaan oo kale.
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 915
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 4 жыл бұрын
Yaa u sheega carabta in somalidu tahay ummad aan la cunsuriyayn karin waayo wa dad qab weyn oo aaminsan inay dadka ugu sareeyaan
@saeedgarad
@saeedgarad 4 жыл бұрын
Somaliduba carabta dad jira uma yaqaanan sababtoo ah markay is caayayan wxy dhahaan hebeĺ waa carab aan karti iyo caqli lahyn hhhhhh
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Auagne mxay dhahaan adoomo madow ooo aanan af lahyn baay na dhahan
@zaynablibaan2380
@zaynablibaan2380 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh sax
@amirofficial5493
@amirofficial5493 4 жыл бұрын
Wle madan ben kushegin dhalinta wxey adegsadan eray ah hebal waa carab cana kosta cab ah. Waxena uadegsadan dhalinta ey jilec kadareman waliba sayidka gabyadisa ayaba laga dhax hela eraya tilmamaya carab waxa ey tahay marka carabta inaguba ma amana
@abdulrahmanothman5675
@abdulrahmanothman5675 4 жыл бұрын
Faiido maleh carabtu.
@Hazz457
@Hazz457 4 жыл бұрын
Kkkk waa sax sxb
@xasancumarmaxamuud833
@xasancumarmaxamuud833 4 жыл бұрын
Allaha madow iga dhige welina somali ayaa mahada iska leh
@huckaherci
@huckaherci 4 жыл бұрын
Jaahil nimada Carabta wax nagama galin. Somali ba nahay Sanku nefle naga sarreeyo ma jiro ✌️🇸🇴
@cabdijawase5889
@cabdijawase5889 4 жыл бұрын
waaw wallaahi waa sax
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
Dhinyarda Somali walhi wa dhib sidaa, sida carab u cabsan yihin lkn carab waxa ay u yaqanaan adoon Afrikan ah ma oga, diinta iyo carab wa kala laba, dad inu ku barto waliga garo inad adigu inad wax noqoto, somali isku duubni wax aaan ahyn wax kuma gadhyno waligeen, from hargeisa ♥️🇸🇴♥️
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 жыл бұрын
goptii caasimada wllky subscribe igu sharav
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
@@jacksonpro484 waan ku saray wllky
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Wcz Omar inshar Mahadsanid Teacher 🥰 Marka laga Yimado Dadka Cadanka ee kale Number one Carabtu Wa Adowga Dadka Madow Tasi Wa Fakarkeyga Iyo waxan Arkey Haddi ad ila mid thy like.ta jac
@saacidherrera2166
@saacidherrera2166 4 жыл бұрын
Illaah baa mahad iska leh hadeesan wax naga aqoon ustad Omar ❤
@odaywayel7465
@odaywayel7465 4 жыл бұрын
Carabtu waa dadka ugu jaahilsan adunka runtii waana la yaabaa markan arko qof somali ah o dhahayo carab baan ahay
@samaalechannel8670
@samaalechannel8670 4 жыл бұрын
Qaasatan daaroodka iyo isaaqa
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 4 жыл бұрын
@@samaalechannel8670 😂😂😂😂😂 in abtirsigooda galo maaha inay carab yihiin
@odaywayel7465
@odaywayel7465 4 жыл бұрын
@@samaalechannel8670 2daas baa u badan mana oga in ay cabiid ka yihin agtooda
@odaywayel7465
@odaywayel7465 4 жыл бұрын
@@ayaansiciid765 walahi waa qoslay abtirsiginu hadu galo so ma tihiin ķkkkk
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 4 жыл бұрын
@@odaywayel7465 Mayee mayihi ma ogtay in abtiriska dadkuba aadan galo markaa dadka aduunkuba wuu isasoo galayaa sidoo kale waxa jira qabiilo caraba oo abiriskoodu cajabta galo hada carabnimada kama baxayaan lkn qofku waa inuu ogyay halkuu aadan ugu imaado Lkn soomaalida abtirsiga iyo qoomiyada ayaa iskaga khaldan qabiilka "quraysh" ee nabigu yahay inuu ismaacil binu ibraahim galo ma ogtay Sidoo kale yuhuuda inay galaan isxaaq binu ibraahim yacni labbo walaalaa hadana isma sheegtaan waana cadawba lkn qofka abtirsigiisa ma dafiro
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 4 жыл бұрын
Allah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@issajibriil1603
@issajibriil1603 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@MASHCITY
@MASHCITY 4 жыл бұрын
SCW
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 4 жыл бұрын
Ogaansho Maanta Ogaalka dunida Annaga production Idaacada BUULOXUUBAY Dadweynaha Xuseen kurdi Sahanka xogaha Iyo kale hadaad ku xidhantahay 👇
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 жыл бұрын
abdi asiis shp anah sida 8 youtober o kle nolosha higsi ka leyy ee igu dhirigali subscribe hayglna bakhlin
@Abdirahimahmed50001
@Abdirahimahmed50001 4 жыл бұрын
Horufadhi media
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 жыл бұрын
Horufadhi media
@MrKalou
@MrKalou 4 жыл бұрын
Horufadhi media
@zakariahussein962
@zakariahussein962 4 жыл бұрын
Anagoo isku egba waan is liidnaa, teenna aan saxno horta.
@baazkabaazka2583
@baazkabaazka2583 4 жыл бұрын
Good amswer
@abramjeylani2462
@abramjeylani2462 4 жыл бұрын
Somalida carabta ismoodaysa oo daawnaysa hadda😂😂😂
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
War hada dhalin yaradi way ilbaxeen waxas hada waxaa aminsan waa odayasha rer badiyaha io marya waynta somaliyed
@ifrahahmedhassan2088
@ifrahahmedhassan2088 4 жыл бұрын
Wax ha arkaa😂😂😂👌
@ssn2553
@ssn2553 4 жыл бұрын
Wllhi is moodapa
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 4 жыл бұрын
Qaar carab baan nahay kugula dagaalamaya somalida baad arkaysa, haduu dhulka carabta tago oo yidhaahdo carab baan ahay intey ku jeesjeesaan oo ku qosqoslaan bey ku dhahaan ma adaa carab ah cabdi baad tahay ama adoon baad tahaye, suudaantii carabiga ku hadlaysay ee xitaa dhaqanka carabta lahayd keliya diirkoodu uun madoobaa baa ka baxsan waayey xitaa oo ku yidhaahdaan yaa cabdi iyo yaa adoon. Bal somaligan la dhaqan iyo afhayn ee nimankaa khasbanaya ka waran ee cay iyo bahdilka ugu jawaabaan oo aan kala jecleyn kawaran. Bal twiterka ku qora ereyga الصومال bal waxa nimankaas qorayaan eega wax walboo liita somaliya ayey u soo qaataan
@husseinjama3253
@husseinjama3253 2 жыл бұрын
African
@mariamaanka1791
@mariamaanka1791 4 жыл бұрын
Cod qurux badan ayad ledahay wll ma.allah waxadna thy qof nagu weyn o an jclhy allaha Ku cizeeyo wll wan jclalahy inan Kula hadlo
@libananjalo6186
@libananjalo6186 4 жыл бұрын
Oo see eh
@abdullahiabukarfiqi3299
@abdullahiabukarfiqi3299 4 жыл бұрын
Carabtaan Nacallad waaye AGUUGA 😂😂 qosol ayba igu dileen
@DARWIISH143
@DARWIISH143 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@khalilalhuzari5729
@khalilalhuzari5729 4 жыл бұрын
Asc walàalaha somaliyed dhammaantin wan idin jeclahay♥️
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@arday2695
@arday2695 4 жыл бұрын
Wll kanaal carabiya Oo aad somalida ku barayso maad sameysid
@rooblemax1118
@rooblemax1118 4 жыл бұрын
Dhibaato ayaa ku soo socota wabiga niil ayay ku tiirsanaayeen laakiin waa laga xidhay Itoobiya ayaa samaynaysa biyo xidheen .
@MOHAMEDHAHMED-bz8xe
@MOHAMEDHAHMED-bz8xe 4 жыл бұрын
Cajiiib
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 4 жыл бұрын
Aguuga aguuga 😂😂😂😂😂😂😂😂 nin aan wax ogeen ilaahooow ha cadaaabin
@Oroddheer
@Oroddheer 4 жыл бұрын
Sxb laftaadu Congo Kinshasa tusaalooyin xunxun haku xusin ee qadari waa walaaleen
@abdiazizmose5925
@abdiazizmose5925 4 жыл бұрын
Anigoo awalba carab necbaa, ayuu xariifkaana isii nacsiiyay. Guul Somalia
@mahercade2618
@mahercade2618 4 жыл бұрын
Carab Dhamantoda Waa Gabdho Bikro Ah American Ayaa Rawo Inuu Waso Awalka Hore Somalia Ayaa Hore U Sheygen Carab Waa Nag
@boqortooyoofficial4877
@boqortooyoofficial4877 4 жыл бұрын
@@mahercade2618 walhi waa runtaa aduunka carabaan ugu necebahy
@mahercade2618
@mahercade2618 4 жыл бұрын
Pro Waliga Ha Jclanin
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 2 ай бұрын
​@@mahercade2618adigu hada maxaad naagaha u yasin haday igu dad xunyihiin 😂 war nio markaa hadlaysida sida inan gumeedka looma hadlo ee carab waa dad jaa hiliina dheh😅
@xassansalah1264
@xassansalah1264 4 жыл бұрын
asc macalin cumar inshar
@BrithishBoy
@BrithishBoy 4 жыл бұрын
kuwo badan oo carab ah ayaa i dhaheen anigaa Africa ma hal wadan baaa war wuxuu jaahilsanaa 😂🙆🏽‍♂️
@queenmariao7744
@queenmariao7744 4 жыл бұрын
Carabta wax ka cunsirnimo badan man arkin waligay ufffff
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 4 жыл бұрын
Waan qoslay wlhi aguuga unshaada hhh waa dad juhala ah taariqda iyo juqraafiga aan aqoon😂😂
@ceydiidmohamuud6178
@ceydiidmohamuud6178 4 жыл бұрын
Hhhhh
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 4 жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faiday mucalim alle haku sharafo bulshada somalida wax badan ayaad u haysaa cilmi badna waa laga faiday
@aashamahamuud9148
@aashamahamuud9148 4 жыл бұрын
Keep goin my brother
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 жыл бұрын
asha maxamud wllshy subscribe isaar adoon dhipsanyn haday kula fududay
@habibhirsi9260
@habibhirsi9260 4 жыл бұрын
@@jacksonpro484 I sub for you
@kingabdimalik3372
@kingabdimalik3372 4 жыл бұрын
@@habibhirsi9260 wll qali Subscriber isaar plz
@kingabdimalik3372
@kingabdimalik3372 4 жыл бұрын
@@jacksonpro484 wll qali Subscriber isaar plz
@Ahmed-dek.
@Ahmed-dek. 4 жыл бұрын
Erayga Keep going mar dhaw Af-soomaliga halagu soo daro.
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 4 жыл бұрын
Waxey ilooben dardarankii rasulkena scw qof cad kama sharaf badna qof madow carabna kama fadli badna cajab
@xamdixayaad424
@xamdixayaad424 4 жыл бұрын
Ilaahow mahadaa hadeesanba na aqoon carabtan bilaa caqliga ah 🤲🤲
@mascuudcade454
@mascuudcade454 2 жыл бұрын
2022 Ogaansho
@hoodoimaan2111
@hoodoimaan2111 4 жыл бұрын
Wlhi waa yaab Somali Anag unbaa isku Leh xoog iyo indho
@aliafaaro2884
@aliafaaro2884 4 жыл бұрын
Masha allah walal mahadsanid fadlan no so badi muqalada islaamida iyo doodaha islamka waaweyn Xafidullah
@apdirahmanrakatic2719
@apdirahmanrakatic2719 4 жыл бұрын
Ustaad omar we love 🔥🔥
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 4 жыл бұрын
Hadii Aadan adigu dadka ismarin cidna kuma baraneyso marka dadka soomaliyeed waa in ey kor isku qadaan oo ey qabyaladane ey iska dayaan guul soomaalia
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 4 жыл бұрын
Waa cunsuriyiin waana xaqiiq somalida waxba kama garanayaan.
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@AhmedAbdiGurey
@AhmedAbdiGurey 4 жыл бұрын
Somalidab dad cunsiryiina waa buuxan
@amirhonest4238
@amirhonest4238 4 жыл бұрын
Dadka KZbin logu bahanyahay wa ragaan cml ❤️,SOMALiDA adunka uga qurux badan ✅✔️✔️✅✅💯🌍
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 4 жыл бұрын
carab adunka ugu necbahay wllh ilaahey ima dhax geeyo
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Masaridaaa ugu badan Kuwa Cayaaaa
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Dadkeenana Qaar , iyagoo African ayay Sheeganayaan Carab Yaaab ! 🤔 "Ninku yidhi Sinaan Mayno Adna Diid Sarrayntiisa"
@Abdekareem
@Abdekareem 4 жыл бұрын
Omar inshar thanks b
@falastiinhappychannel1226
@falastiinhappychannel1226 4 жыл бұрын
Hadeey naga qurux badanaan lahaayeen maxaa kabi lahaa
@boqortooyoofficial4877
@boqortooyoofficial4877 4 жыл бұрын
Kkkkk walhi waa runtaa
@hodanc6255
@hodanc6255 4 жыл бұрын
Falastin wa ta layabanahay waxan ugu jawabay nagta masarida maxay ilhan Omar o quruxlay ah gesina ah u dodaysa falastin nafteda halis u galisay ti falastina ay amusan tahay maxay ku fale in ay carab u ekato AMA sidoda u dhaqanto
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Sidee idinka qurxoonayn African iyo carab baaba kala tihiin😂 Mise make up ka iyo jilcisada ayaa qurux ah😂
@saabiriin1232
@saabiriin1232 4 жыл бұрын
@@Facelessuplouder yaa kugu yiri carab ayaa qurxan Africana waa fool xumo. Mise cadaanka ayaa qurux u taqaanaa 🤔😜
@faati3019
@faati3019 4 жыл бұрын
@@Facelessuplouder WaaR NaCaS QuRuXDa MiDaPKa UYaaQaaNa PaaD TaHaY ee oRoD PaL iSKu NoQo ADuu SooMaaLi CiD QuRuX KuGaaDhaYSaa MaJiRTee MaKauPKaaGa WaSee
@ahmedartan360
@ahmedartan360 4 жыл бұрын
Makala roona iyaga Iyo reer galbeedku, Aflaamta hollywood tusaale ahaan, Dadka madowga waa ku dhex liidanyihiin oo marwalba waa kuwo Actorka u adeega oo uu ku xamaasho, Taasina waxay cadayn u tahay In Africa aysan wali xoroobin oo gumaysi dadban lagu hayo, Mahadsanid Omar Inshar.
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 жыл бұрын
Hell no, malaha aflaanta mareykanka ayaadan daawan, hadaad aragto filin mareykan ah oo lagu liidayo madowga, waa mid ka sheekaynaya taariikhdii xumeyd ee ay soo mareen, lkn waan hubaa inaadan weligaa daawan waxan aan imika daawaney wax la mid ah. Mida kale hollywood actorada loogu jecel yahey ee ugu lacagta badan waa madow. Kuma lihi cunsuriyadi kama jirto mareykanka lkn boqolkiiba boqol wey dhaaman carabta.
@MohamedHassan-bb3jo
@MohamedHassan-bb3jo 4 жыл бұрын
Wll Omar allaha ku xafido
@garaadyusouf5704
@garaadyusouf5704 4 жыл бұрын
Ilaahay ayaa mahdleh nagadhigy Islaam somali ah
@يوسفابوكر
@يوسفابوكر 4 жыл бұрын
"Wan necbahay Masarida"🇪🇬🤬 (❤🇸🇴💎)
@aragti6702
@aragti6702 4 жыл бұрын
Hada ma nacday
@sihaamhaaji2172
@sihaamhaaji2172 4 жыл бұрын
Si walboo ay yihiin waa umad islaama Muslimkuna waa waloolo Umad walibana waxay leedahy dad xun iyo dad wanaagsan intaba Lkn waxan is leehahy dadka masaarida wax garadkooda iyo wax ma garadkooda waxaa badan wax ma garad kooda
@djmaankachannel2231
@djmaankachannel2231 4 жыл бұрын
Carab OO dhan waax kaa noco weey yihin All waa qashin
@djmaankachannel2231
@djmaankachannel2231 4 жыл бұрын
@@sihaamhaaji2172 Carab daad wanagsan maleh Somali baa moda ineey carab wanagsan tahay taasna waxa keentay jecelkey u qaban carabta taaso jaahil nomo caad ah qof an ku jeeclen jeeclow somaligi kula dhashayna naac bahdil o yaas🤔
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 4 жыл бұрын
Carabto dhanba neo
@cawilcabdi876
@cawilcabdi876 4 жыл бұрын
Qofkii koobaad ee daawada ayaan noqday caawa cumar inshaar guulayso walal
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Intan film carbeeb walikeed firsan farya taaka
@tufaxabdi3304
@tufaxabdi3304 4 жыл бұрын
Carab iyaga ayaaba kaliita somalida iyo dadka madowbs
@ahmettchannel558
@ahmettchannel558 4 жыл бұрын
Wll Omar InshAr Waxaan kaa Codsnaayaa inAad ksoo Hadasho Bqortooyadii Soomalia Iyo Sidey Wax UmaAmuli Jireen Mahadsanid Yaa Igu Raacsan✊🏽✊🏽✊🏽
@Khalid-Cilmi
@Khalid-Cilmi 4 жыл бұрын
Aniga Number One Ah
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 4 жыл бұрын
Soomalida waxee yaqanaan qaabka ee dhaxdooda isku dilan Shiishiye way soo dhabeestaan Mids kle anigana masaakin waa cusiriyeena
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Kkkk dadka cad iyo aflaamta madow mowduucas wan sugin ustaad😂
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
Wll waxba ha sugine adiga lugla hadalya e baro oo garo waxa ay danta inu jirto somali dhamantenba
@kingabdimalik3372
@kingabdimalik3372 4 жыл бұрын
@@mohamedjama4987 wll qali Subscriber isaar
@kingabdimalik3372
@kingabdimalik3372 4 жыл бұрын
@@maxamuudkhadar558 wll qali Subscriber isaar
@yuuusufabuukar3295
@yuuusufabuukar3295 4 жыл бұрын
Wll yaal like iisaara 😪😹😹
@اللغةالصومالية
@اللغةالصومالية 4 жыл бұрын
Baraka allah
@GL-pg4xu
@GL-pg4xu 4 жыл бұрын
Hollywood sida loogu bahdilo nooso diyaari bro wllhi si xun baaloogu bahdilaya saxaro qamiis iyo bomb 💣 waxan eheen ....
@ayshe2747
@ayshe2747 4 жыл бұрын
😂😂😂
@saabiriin1232
@saabiriin1232 4 жыл бұрын
Kkkk ma aragtay 😂😂
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Warkaa SAA imara
@nacaybtire7056
@nacaybtire7056 4 жыл бұрын
Wali lama hayo shirkad soomaaliyeed oo hadafkeedu yahay soo saarista aflaam lagu ilaalinaayo xadaarada, dhaqanka, diinta, iyo afka soomaaliyeed ama caalamka aan ugu gudbinayno intaas. Waa boos banaan wali
@qoslaayeahmed9899
@qoslaayeahmed9899 4 жыл бұрын
Ogaansho ilaa sanadkii 2017 ban ku xirnaa Wxa usoo tabiyaa muqaalo Aad uwanagsan💔🙏🙏
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Wlahi waligay intaan noola ma arag carab dad ka xun oo ka cunsuriyaysan Dad badan oo somali ah ayaa amin san inay tahay carabtu dad wacan lkn saas maaha.... Ilaa marka yamanida laga reebo Mahadsanid walaaL Omar......
@Macruf-ej4du
@Macruf-ej4du 4 жыл бұрын
Wlhi gabadh idhibty waa inaan ubixiyo AGUUGA 😂😂😂😂😂
@sacdiyaaxmed8089
@sacdiyaaxmed8089 4 жыл бұрын
Aguuja ugu yeer gabadha ku dhibtay
@zakariasuleiman1503
@zakariasuleiman1503 4 жыл бұрын
Hhhhh
@issahussien3855
@issahussien3855 4 жыл бұрын
Masha allh Omar
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Masaarida ma caruur baa sidee wax ka yihiin😎
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Sxb barnaamij yada carabta aad u badi waa muhiim
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 4 жыл бұрын
Intaa Quran.anka jacel like ha ii saarto plz badel qeyr qabo allah kaa seeyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Caaq caaq dhalay
@قناةالعامه-ن8م
@قناةالعامه-ن8م 4 жыл бұрын
Mahadsanid Wallkey
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 4 жыл бұрын
Ma Aqaan cida comment keygaaqrinayasa lakin: Hooyada janada Allah ha geeyo Channelka subscribe isaar please
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll wan ku saaraye iisaar
@Somali-One
@Somali-One 4 жыл бұрын
Maxaad ugu mashquuli, baaritaanada cunsuriyada ee lagu haayo Millions ka dad ee madaw. Anagoo Somali ah ayaa is takoorna oo is cunsuriyeeyna ilaa aanu qabiilo dhan ka guursan wayno ama u guurin wayno. Kaas ayaa mudan in La baaro oo la tirtira
@waxkabarociyaaraha6229
@waxkabarociyaaraha6229 4 жыл бұрын
Ushaaga iyo aguuguu😂😂😂😂
@faisalmohamed6548
@faisalmohamed6548 4 жыл бұрын
Hhhh 😂😂
@kingabdimalik3372
@kingabdimalik3372 4 жыл бұрын
@@faisalmohamed6548 wll qali Subscriber isaar plz
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 4 жыл бұрын
My brother aduunyadan qofba si ayuu isku arkaa
@lilbabyhood3558
@lilbabyhood3558 4 жыл бұрын
Walal ogaansho Tarikhda Wadanka Indonesia 🇮🇩 kaso hadal
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 4 жыл бұрын
Kheyr allaha ku siiyo ogaansho ,wax yaabo badan ayaa ka ogaadey siiba wadamada carabta
@apdiazizahmed170
@apdiazizahmed170 4 жыл бұрын
yes yes first veiw lika ha ilaa dhaafin 🙏🙏
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@awshan571
@awshan571 4 жыл бұрын
Ma dhici kartaa xiligii nabi muxamed (scw)in sidan si lamid ah aaney waxba naga aqoon,tusaale dhulkan aynu hada joogno waxa loo yaqaaney ardu xabasha, sida aynu naqaanona xabashidu waa dad somalida la mid ah..
@HassanAhmed-kk6jq
@HassanAhmed-kk6jq 4 жыл бұрын
Wad mahadsantahay mr Omar aguugah🤣🤣
@NasirAhmed-mg2zb
@NasirAhmed-mg2zb 4 жыл бұрын
Dadka ilaahay abuuray waxaa ugu liita waa carabta dadka ugu cunsurisan weeye mudo badan ayaan ku noolaan jiray wadanka masar waxbaan kusoo bartay wax ilaahay abuuray oon arko waa dadkaan ugu necebahay runtii
@baxwalpodcast
@baxwalpodcast 4 жыл бұрын
Nio cumar inshaar waxaan kuweeydiihaa sidee المكتبة الشاملة Loogu shubtaa compuuterka adigoo mahaddsan
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@najmahussein3502
@najmahussein3502 4 жыл бұрын
😅😘😘
@baxwalpodcast
@baxwalpodcast 4 жыл бұрын
@@mohamedjama4987 maxaan kaa faa iidaan hadaan janalkaaga rukunto
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 жыл бұрын
yuusuuf wllky kanaalkan isoo pooqo waxad ka heli doonta taarikho dad guulaysey meel hosna kaso bilabay i booqo anoon ku qasbeyn
@kingabdimalik3372
@kingabdimalik3372 4 жыл бұрын
@@najmahussein3502 wll qali Subscriber isaar plz
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 4 жыл бұрын
Somali aqoon uma lahan waxey ka war haynin inuu ka dhashay cumar inshar oo aqoon ilahay ku manaystay ilahay ha kugu xafido aqoontada aad indhaha noogu kala furtay Macalin cumar inshaar
@xogmaaltube2246
@xogmaaltube2246 4 жыл бұрын
Masha allah Cannelkeyna Ogaansho Moalim Omar inshaar💖💖
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@ibrahimmohamedhaaji6092
@ibrahimmohamedhaaji6092 4 жыл бұрын
Musalsalkaan waan fiirsaday ee afduubka somalida
@amirofficial5493
@amirofficial5493 4 жыл бұрын
Ilma ader yalow jamacada carabta sidee loga baxaa ama kama bixi karnaa ?
@sakariyeeur3315
@sakariyeeur3315 4 жыл бұрын
Nio inagu maynaan African ahayn yaa ina geeyey dad ina yasaya🤨
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 4 жыл бұрын
Wlhi ani masaarida waa jeclahay waa dadka ugu fiican waana lanoolahay 🙂
@amirofficial5493
@amirofficial5493 4 жыл бұрын
@@sakariyeeur3315 yaa og hee sxb mida kle African xita manihin wayo Africanka xita midibka uba wadagna halka carabtuna dinta un aan wadagna marka marka anagu waxa nahay umad gees utagan oo afkeda iyo dhaqankedaba wadata marka xaga Africanka xitaa hana geyn mida kle yasitanka waa leyskaga horey wayo carab waa waxa jiray aan zaka xita udiri jirnay haka dhaqala xuma ey katag nayen waliba gabayada sayidka ayaa dalil u ah
@amirofficial5493
@amirofficial5493 4 жыл бұрын
@@filsanmohamed1763 waa sax wll wayo dad mawada xuman karan balse masariduba waxa ey carabta kle kaga duwan yihin waa un iney dhig aan carab ehen u kujira wayo masarida waa dhashi faracinta oo halkaa ayey kaso jedan dhaqan ahan inkasto isbadal luqaded iyo mid dhaqanba uu isbadaly balse carabta rasmiga haku shegin alla umaqan
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
@@amirofficial5493 waa run masaari carab maaha farac iyo fir uma galin tankale somalida waxaa ladhahaa faraacintas masar ayee kasooo jeedaan asal ahaana masaridu dad midab somali leh ayee ahayen lkn carabta tagtay ayaa meesha ku fiday
@hassanahmed3239
@hassanahmed3239 4 жыл бұрын
Adigaba galay bad kongo iyo anaga wax farqi ah nooma dhaxeya aaan ka aheen diinta ayagana waa gaalo inana waxan nahay muslim lakin medeb ahaan waan mid nahay masarida ayaga ayaaba ah dadka allah uuntay kuwa ugu nadafada xun.
@ogaansho
@ogaansho 4 жыл бұрын
magacyada ayaan ka hadlaayaa.
@shantasomaaliyeedwiilkooda3500
@shantasomaaliyeedwiilkooda3500 4 жыл бұрын
Qof ka sadaxad view 😜 thanks pro
@odayroyal10
@odayroyal10 4 жыл бұрын
My brother barnaamijyadada aadban ugu xiranahay hadi ay macquul tahay waxad noso diyaarisa taarikhda ajuuran empire ee Somalia qabiil ahan inan u ogaado kama wado ee taariikh ahan inad nooguso diyaariso Ayan jecleystay madama boqortooyo taariikh leh ay ahayd oo wadankena so martay horay u soco brother
@abdiwahidyarechanel6918
@abdiwahidyarechanel6918 4 жыл бұрын
waxaa loo baahanyahay dhalinyarada somaliyeed inay iyagu sawir qurxoon inaga dhiban oo dadka inaga celiyaan khaasatan.dhalinyarada Carabiga taqana.
@quenqali7767
@quenqali7767 4 жыл бұрын
Qurban jogaa markay carabta ila degan wadanka ay igu dhahan somalidu carab kuma hadasho wayo saw carab ma tihidin wan cayaa wllhi African ban nahay ban ku dhaha wayo waan necbahay carabta waa dad xun
@Ammna2112
@Ammna2112 4 жыл бұрын
Suudaaniyiinta waa dadka ugu nasabsan carabta
@fursohussein2421
@fursohussein2421 4 жыл бұрын
Carab maha waa la carbayey sida somalida Oo kale Oo afka ay ku hadlan
@Ammna2112
@Ammna2112 4 жыл бұрын
Somaalidu kuma jirto dadkii la carabeeyay afna lama wadaagno inyarbaa isu taqaana inay carab tahay inta yaray africanka kale ka yara casyihiim bay ku qiimeyan kuwasin😅😅😅 Waa dad nasaba intaan ka bartay ok aan isla weynayn oo furfuran diina leh sudantu
@Itzz_Ella_rOblox1
@Itzz_Ella_rOblox1 4 жыл бұрын
Gabar carbeed gabar somaliya meel lama istaagi karto malayada kala fiurfuursan
@muuzemaxamuud2812
@muuzemaxamuud2812 4 жыл бұрын
Soomaali( burcad) Aabayaasheen iyo Awoowayaasheen aya halka ina dhigaY (xil izku qabzi)Anaga reer hebel ah u qalana madaxtinimada (Burcad)
@emed5587
@emed5587 4 жыл бұрын
M.a waad mahadsantahay ustaad
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 4 жыл бұрын
Axmed, Maxamed iyo caaisha magac Soomaaliyeed maaha . Inaad magac Soomaaliyeed u qaadataana waa waxa keenay in si xun laguu sawiro Soomaaliyow
@phaangamer4309
@phaangamer4309 4 жыл бұрын
Jaahil somalidu islaam manay ahyn maxamed iyo axmed magacydii nabiga scw many ahyn orod dee sad carab uga cararyso diinta ka bx jaahilyhow
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 4 жыл бұрын
PHaan Gamer Isir Waxa laga hadlayaa waa fir iyo dir ama ab iyo isir ee maaha diin . Intaas kala garo
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 4 жыл бұрын
Geeddi, Warsame iyo Kararna ogow iney u baro iney magacyo muslin yihiin . In Maxamed ama Axmed laguugu yeero darteedna janno ku galayn . Magac wacalkan aad hadda wadato (Phaan Gamer) iskasoo baddal
@phaangamer4309
@phaangamer4309 4 жыл бұрын
@@DiiwaanLyrics ​ @Abwaan Serar Jaahilnimadu way kaa muuqataa warsame magac asxabina maha magacyda ilahaYna maha mxa kuudiday magacyda islaamka mise islaam anad ahaynba tedkle magaca lagugu yeedho iyo naanays meel la iskga qoray kala garo
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 4 жыл бұрын
PHaan Gamer aad iyo aad baad habowsantahay tahay: aan se wax ku waydiiyee, Warsame, Samatar, Guure, Raage, Diraac, Suudi, Dhooddi, Kadiye iwm ma magacyo gaalaadbaa? Waydiinta labaad: waxa laguugu yeero ama laguu yaqaan baa magac kuu ah . Maxaayeelay ujeedka magaca loo bixiyo ayaaba ah in qofka lagu baadi sooco . Ereygan Jaahil ee aad adeegsanayso waxaa badanaaba adeegsada dadka aan wax tixraaca haynin, balse doonaya iney ka xanaajiyaan qofka ay la doodayaan, si ay isugu arkaan kuwo guulaystay . Magac garacle (Phaan Gamer)
@samaramoha7133
@samaramoha7133 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllal Alla hakusharfo
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Bonjour 👋
@cumar.maxamuudchennel1961
@cumar.maxamuudchennel1961 4 жыл бұрын
Mnshalaaah ogaansho aad utaageeraa
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 4 жыл бұрын
Agugaa waan qoslay wlh 😭😡🤣🤣🤣
@Aarmaan-lb2um
@Aarmaan-lb2um 4 жыл бұрын
carabtu waxey udhaqman jaahil cml ayago diintana yaqaan mana kudhaqmaan marka soomalidu intooda badan wexey ismoodan carab alx wanaga liidataa wlhi proud to be African nd Somali
@asma4837
@asma4837 4 жыл бұрын
Masar ayagaba adoon uek 😂🤣
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar alllah ku sharfe
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 жыл бұрын
😂😂😂wlhi waa iga qoslisay
@jewelsofbeingateacher2645
@jewelsofbeingateacher2645 4 жыл бұрын
Sax aad iyo aad wlo kkkk.
@sumeya6849
@sumeya6849 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣wa runta
@haarikayd4113
@haarikayd4113 3 жыл бұрын
Adoomuhu siday u eeg yihin walal
@agaago3680
@agaago3680 4 жыл бұрын
Qayla dherta wan necebahay walahi Masarida wa kuwa ugu necebahy
@legendboy2396
@legendboy2396 4 жыл бұрын
I came up first seconds.
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 4 жыл бұрын
Ar ii sheega magaca filimka uu ku jiro mudane Uushaada iyo gabadhiisa Aguuga ahhhh 😄😄😄😄😄😄😄😄
@tawakalteam7788
@tawakalteam7788 4 жыл бұрын
Carabta yemen ugu fiican 5 minutes baad isku fahmaysaan dhaqankeena si fiican bey u yaqaanaan waa carabtii asalka ahayd
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Been maaha asalka carbeed waa yemen
@nasibudarbi2600
@nasibudarbi2600 3 жыл бұрын
@@salmahassan6998 mahadsanid abayo hoyaday akasojeda Yemen
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
@@nasibudarbi2600 MashaAllah wll somali iyo yemen waa labo umad aad iskugu eg hadana walalo ah❤
@MohamedIbrahim-fh3fj
@MohamedIbrahim-fh3fj 4 жыл бұрын
Hamze Ibraahim OO jooga Germany gaar ahaan Berlin dhaman raga ku nool magaladan raga carabta ah waxay u dhintan siday ku heli lahayeen dumarka Ah balse taas ka yeeli mayno ilaa qiyaamaha Waa Ilaahay mahadii mar hadan haysano wax aan ku faano OO ah dumarkena somaliyeed ♥️ one love dumarkena ♥️
@bilalkhaliifnour6379
@bilalkhaliifnour6379 4 жыл бұрын
Catowga iga daayee carab waa naagee😅 carabta xataa anaga waan yasnaa ayagana wey na yasaan dheeshu hasocoto
@diinihighlights3546
@diinihighlights3546 4 жыл бұрын
hhh waad iga qoslisay walhi funy
@queensomali561
@queensomali561 4 жыл бұрын
Iyagaa naga afdheer
@sacdhiahussein4949
@sacdhiahussein4949 4 жыл бұрын
ماشاءالله اخوي عمر الله يبارك فيك
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 33 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 330 М.
Tabliiq Maya | Muxuu Sucuudiga U Mamnuucay Tabliiqa ?!
15:12
OGAANSHO
Рет қаралды 176 М.
Sababta ay u islaameen 3daan Youtuber  |  Farriin mihiim ah |
13:57
طلع مسؤول في الماسونية 😨
18:06
فيصل اج FaisaL ag I
Рет қаралды 93 М.
Muqiim | Fandhaal Podcast 74 | Nolosha Khaliijka .
24:38
Omar Inshar
Рет қаралды 26 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 33 МЛН