Maxay ka shalaayeen inta ayna dhimanin | tijaabo kalkaaliso muddo dheer

  Рет қаралды 82,511

OGAANSHO

OGAANSHO

3 жыл бұрын

Shalayto … In aan waqti badan shaqaynaayay - in aan cabsi ku noolaa , waxaa fiicnayd in aan geesi nimo ku noolaado , ehehlkayga in aan waqti fiican la qaato ayay ahayd . nolosha aduun ma astaahisho waxaas oo murug iyo cuqdad ah .
Maxay tamaniyeen daqiiqadihii ugu dambayay noloshooda ,maxaysa ka shalaayeen in ay sameeyeen ama ayna samaynin
Bronnie Ware
Waa kal kaaliso asutralian ah waxay agtaagnayd dad badan oo naf baxaayo , dhaqamo iyo diimo kala duwan leh , waxay la sheekaysatay bukaan badan maalmo ama saacdo ka hor inta ayna dhimanin , maalmihii ugu dambeeyay noloshooda
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 428
@ogaansho
@ogaansho 3 жыл бұрын
kanaalkaan Minbar show | aniga iyo maracdde ayaa uga hadlo inta danaynaysod hacdooyinka siyaasadeed : kzbin.info/door/kw1IC1mZniTWCniQYFdiLA
@cimranonlinequran8112
@cimranonlinequran8112 3 жыл бұрын
《 CIMRAAN ONLINE QURAN 》 مركز العمران لتحفيظ القرآن الكريم ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ ☆Cimraan online Quran waa machad online ah oo aad ku baranaysid Casharo kala duwan uu ugu horeeyo Qur aanka kariimka ☆Ku baro qur aanka iyo culuum kale Hab online ah adoo gurigaaga jooga meel kasta oo aad dunida ka joogtid adoo moobilkaaga gacanta ka dhiganaaya ☆CIMRAAN online qur aan waxa uu ka caawiyaa dadka aan hore u soo dhigan qur aanka iyo kuwa xiftinta doonaya sidii ay si fudud ugu baran lahaayeen ☆Casharada aad ka heleyso waxa ka mid ah ● QUR AANKA KARIIMKA ● Tafsiirka Qur aanka ● Hingaada Carabiga ● Axaadiista Rasuuslka صلى الله عليه وسلم ● Ducooyinka ku yaala kitaabka xusnul Muslim ● Subciska Qur aanka ☆Habkani waa hab fudud oo aan ugu talo galnay dadka ay u suurto gali wayday in ay wax barasho toos ah tagaan ama jooga Wadamada Galbeedka ee aan awoodin in ay helaan wax barasho diini ah iyo dadka Wadanka hooyo jooga ee jecel an Guryahooga wax ku dhex dhigtaan si joogto ah 👉 Wixii Faah faahin dheeri ah fadlan nagala soo xidhiidh whats upka hoosta ku qoran ama imoda Whats up 👉 +252 0634541949 Imo account 👉+ 252 0634541949 لا تعجز أن تكون خير الناس كما دكر رسول الله صلى الله عليه وسلم (خيركم من تعلم القرآن وعلمه) ⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡
@suheybchannel7401
@suheybchannel7401 3 жыл бұрын
Wall ogansho waxan ahay qof waxbarto marmarka qaar waxan ismodaa enaa goldrestay wax walbo markan dhaxgalo wey egu adkadaan sedee oga bexekaraa isledahay
@abdiaziismohamed5429
@abdiaziismohamed5429 3 жыл бұрын
Ustadoo ka hadla wararka somaliya kaliye hku ekaanin qiliijka
@ayanmohamednoor7218
@ayanmohamednoor7218 3 жыл бұрын
Shukran walal Allah haku barakeeyo ,, Xaqiiq Qanaacadu waa Sheyga Kaliya aadan ku raali noqoneyn Gheyrkeed ,, Aniga ahaanteyda Qodobka koowad ayaa ah tan Noolasheyda gharqidey iga dhigtey Mid isla hadasha sida Qof waalan, waxan Jeclahay waxa Gudaheyga ah inaan La wadaago dadka hareerehega jooga Lakin mar waliba waxan is iraahda Armi Lagula yaaba armey Doqonima tahay armey waxani Soconeyn armi Qalad laga Fahma etc ....😢😔 لله اشكو
@user-dp9ne4ql5x
@user-dp9ne4ql5x 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustad , laakin minbar show waad ku yar tahay badanka waxa soo tabiya maracadde badanka lasoo tabi ustadaa
@abdifatahsupparka6843
@abdifatahsupparka6843 3 жыл бұрын
ربنا آتنا فى الدنيا حسنه وفى الآخرة حسنه وقنا عذاب النار.
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
3 Shey oo waaweyn OO dadka dhintay ka shlayaan.. 1.. in ay waqtigooda ka faa,ideysan 2..in aysan ku noolan noolasha ay rabaan iyagoo ka cabsanaya dadka kale 3..in aysan saameyn ku laheen magac iyagoo awoodey in ay hal abuur yeeshaan,💗💗❤️❤️ Like isaar
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@hamzeeliyas3884
@hamzeeliyas3884 3 жыл бұрын
Qof Kasto nabi Muxammed scw jecel Like Haa ii saro♥️💚
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Cumar inshaar" Aqoonyahan aragti hufan aad baad umahadsan tahay walalkeey👏
@hajidheere8025
@hajidheere8025 3 жыл бұрын
Dr walal subscribe iisaar
@hamzehagproductions2462
@hamzehagproductions2462 3 жыл бұрын
@@hajidheere8025 njma wnkuzaray wlloh anna izzar mhd znid ukhti
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi ..
@Abdiaziz9
@Abdiaziz9 3 жыл бұрын
@@sareeyeofficial6849 hhhhhhh
@Abdiaziz9
@Abdiaziz9 3 жыл бұрын
@@hamzehagproductions2462 hhhhhhh+hh
@Gudbi755
@Gudbi755 3 жыл бұрын
shanta qodob oo Qoraal ah👇🏻👇 1- in aan ku noolaano nolo geesinimo leh ha eegin waxy dadku u arkayaan arinka aad rabtid. 2- maxaan u cabiriwaayay dareenkayga,yacni ha ku mishquulin dadka kale ee adigu taada ku mushquul. 3-shaqaynta wakhti badan,yacni waxba nolosha ha isku adkayn. 4-nolosha waxaan ku mashquulnay waxyaabo aan muhim ahayn, 5- waxay ka shalaeeyeen saaxiibka xun
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi ..
@Alldays000
@Alldays000 3 жыл бұрын
Qodobka caafimdka ilawday wll
@Gudbi755
@Gudbi755 3 жыл бұрын
Moha Faaid mahadsanid adiga ayaa inoogu daraya
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@Heydarpro5128
@Heydarpro5128 3 жыл бұрын
Ogaansho book qor wll aan ka faaidno
@daauudisse1006
@daauudisse1006 3 жыл бұрын
Omar, brother, you have saved a lot of lives for us, thank you May God keep you healthy forever
@apdirahmanrakatic2719
@apdirahmanrakatic2719 3 жыл бұрын
God ina dhahdid waxaa ka haboon in allah swt dhahdo mhadsanid brother 🙏
@AliAli-wp1yj
@AliAli-wp1yj 3 жыл бұрын
❤️
@youngmali329
@youngmali329 3 жыл бұрын
@@apdirahmanrakatic2719 lkn waa same
@ismaaciiladam5040
@ismaaciiladam5040 3 жыл бұрын
God is allah brother ❤❤
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
@@apdirahmanrakatic2719 ninkan asaga ka saxsan sxb wuxu kala jeeda ayaada fahmin rabigay hakugu haayo cfmd ayu yiri waana u duceyay
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
OMAR Hadii Aad Ugaan Leheed Sida Gurigeyna Lagaa Ga Taageero Saqiir iyo Kabiirba Ogaansho Ayuu Afka Ku Haayaa Good Luck Big Prother❤🤝🏽
@waryaproductions2823
@waryaproductions2823 3 жыл бұрын
Wall subscribe ka codsanaya mahadsanid
@cabdifitaaxaxmad2148
@cabdifitaaxaxmad2148 3 жыл бұрын
Aad baan ku jeclahay Allaha ku jeclaado mudane Inshaar
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi
@Nasir_official2255
@Nasir_official2255 2 жыл бұрын
Rabbiyow Naga mid yeel kuwa aad janada uga bishaareysey,🤲🤲🥺
@abdullaomar6176
@abdullaomar6176 3 жыл бұрын
Mudo todobaada oon naftayda ku mashquul sanaa farxad walaahi. Nolosha haysku ad kayn. Xaraanta ka dheroow waxay dilaysaa qalbigaaga, bil aadan kulamida haka cabsan illahay ka cabso. Jasakalahu khayr Omar inshaar ❤
@wl_ahzaap8066
@wl_ahzaap8066 3 жыл бұрын
Ilaahey darti ayan ku jeclahay macalin wlhia hadaladaada qalbigaygay taabtan mhdsnd
@tuketube9492
@tuketube9492 3 жыл бұрын
Wll Subscribe Igu Caawi Codsi!
@hakaquusanguusha5360
@hakaquusanguusha5360 3 жыл бұрын
It's great to express your true feelings love the topic thanks omar 💕💕
@abuumaryama7933
@abuumaryama7933 3 жыл бұрын
الله باركك يا ابن محمد اشار
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Hadii uu nabi muxamed scw yidhi usheeg walalka waxa wacan ee ad ka haysato omar wallakayow ilahay darti ayan ku jeclahay GuulaYso insha allah mahadsanid....
@tuketube9492
@tuketube9492 3 жыл бұрын
Wll Subscribe Igu Caawi Codsi!
@asensioscs795
@asensioscs795 3 жыл бұрын
Wll wx aankasugooyo jawaab maigasiini wali omar wx rabaa sh khaalid Al raashid
@haithamxassan2241
@haithamxassan2241 3 жыл бұрын
4:04 " Hadalkaas Aad io Aad ayaa ugu far xay in badan waa ka qariryay lkn hada wxa gu aansaday inaa usheegto " 💛💙
@daahiryare8261
@daahiryare8261 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad Omar inshar allaha ku dhowro waxa tahay nin aan waxbadan ka faaiday
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi
@oronjogaroon3765
@oronjogaroon3765 3 жыл бұрын
Barnaamij yada Nocaan ah wa kuwa Sida dhabta u tabanaya Noloshyda waxan jeclan laha ina Mar walbo Noso gudbiso dhacdooyinkan Cajiibka ah ustaad Omar Jazakalah🙏🏻❤
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
the only thing I will never regret is having a bad friends.
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
Means you experienced and you learned??
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 3 жыл бұрын
@@aayahenatours i think it means she has good friends
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
@@deeqaabdi.j3136 may be you are right
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 3 жыл бұрын
@@aayahenatours i know that 😂😉
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
@@deeqaabdi.j3136 sure hhh
@aminamaqsud2254
@aminamaqsud2254 3 жыл бұрын
Jazaka Allh kheyr ustad Jana Allah haguku abaal mariyo
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu khayran walal Omar Inshar
@recitationtohear
@recitationtohear 3 жыл бұрын
I invite evryone to listen Quran recitation
@doliyare3932
@doliyare3932 3 жыл бұрын
M.a walal cumar alle haku dhoro ..amiin. Maxad sugi wan kaso horeyee amiin dheh🙏🙏
@hanadabdi2253
@hanadabdi2253 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshaar
@mariamajeilani537
@mariamajeilani537 3 жыл бұрын
Msha allah ustad wax badan ayan ka faaiday jazakallah
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar inshaar Waxaan aad uga helnaa Barnamijyadaada 100%
@ahmedyuusuf8941
@ahmedyuusuf8941 3 жыл бұрын
Video yada aad soo geliso wlhi waan jeclahay waqti walbo inaan dawado wax badan ayaana ka faaiday mhdsnt cumar🙏
@hajidheere8025
@hajidheere8025 3 жыл бұрын
Ahmed walal subscribe iisaar
@Alqaanuuni798
@Alqaanuuni798 3 жыл бұрын
Qofkii aad ku dhahdo waligaa fashil ma kugu dhacay oo kugu jawaaba maya ogow inaanu wax cusub waligii samayn noloshu waa albaabo kooban Waa arrimo kala duwan oo kooban MAHADSANID CUMAR
@user-ic6oc2hy8f
@user-ic6oc2hy8f 3 жыл бұрын
جزاك الله خير
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@abdiaziizmoalim6043
@abdiaziizmoalim6043 3 жыл бұрын
M.a allha ku xafido in badan ilxun na ku ma aragto in sha nin weyn nolosha ku cii sho Omar in shaar
@YussufAbdulrahman7
@YussufAbdulrahman7 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ogaansho
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 жыл бұрын
Masha,llah jazaakallahu khayrn
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 3 жыл бұрын
Thanks for your time
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko 3 жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato
@dreamboy5925
@dreamboy5925 3 жыл бұрын
😂🤣
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 жыл бұрын
Aan iscaawino iisaar
@hamzehagproductions2462
@hamzehagproductions2462 3 жыл бұрын
Shrmake subscribe isaar thnkZ
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 жыл бұрын
Wanku saray iisar
@dalmar2285
@dalmar2285 3 жыл бұрын
Masha allah wll cumar allha ku barakeeyo cimri dheer iyo cibaado suuban allha kusiiyo runtii nolosheyda wax badan ayaad ka badashay
@ogaanshocusub6268
@ogaanshocusub6268 3 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho cusub
@ayaandirie2330
@ayaandirie2330 3 жыл бұрын
Jazka Allah may Allah bless you Really im amazing this vedio Thnx you so much
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
mahadsanid wll omer
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Omer inzhaar alle ha ku barakeeyo quluubta ayaad la hadashaa runtii cod codkarnimana waa kuu dheer tahay Waanu ku jecelnahay wll xaqiiqatan
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 жыл бұрын
KHAYR ALLAHA KU SIIYO. WAX BADAN AYAAN KA FAA,IIDNAA BARNAAMIJYADAADA.
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheiran Omar inshaar walal
@faysalyaasin9541
@faysalyaasin9541 3 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro allaya cisak
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Cumar inshar Wax Badan Ayan Ka Faidey Dabcan Azxaptuna Wa Ila mid Mahadsanid Teacher Omar🥰👍
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@raashidmohamed2031
@raashidmohamed2031 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@tuketube9492
@tuketube9492 3 жыл бұрын
Wll Subscribe Igu Caawi Codsi!
@xuseenmaxamed8684
@xuseenmaxamed8684 Жыл бұрын
M.a allah ku barakeeyo cumar inshaar
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb cumaroow maxan waxbadan kaa faaiiday wllow Alle haku xafido
@hanuushqueen4688
@hanuushqueen4688 3 жыл бұрын
Shukran abowe cumar. Minbar show waan la saaxiibay. Hal codsi ayaan wataa. Wax maka soo diyaarin kartaa barashada dhaqaalaha(economics). Iyo sida uu u kala baxo barashada dhaqaalaha. Wax yaabaha luu baahan yahay in aad aqoon u leedahay marka aad baranayso dhaqaalaha. Shukran
@cisecabdi7403
@cisecabdi7403 3 жыл бұрын
Thank you for submitting your good information bro go ahead i like your all videos
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 3 жыл бұрын
Omar, Allah bless you and grant you Janah. I wish you bright and prosperous future. 👐
@abdiwelin.ibrahimabdalla3869
@abdiwelin.ibrahimabdalla3869 3 жыл бұрын
If you are always cares what other people think of you. You will never be happy
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi ..
@abdiwelin.ibrahimabdalla3869
@abdiwelin.ibrahimabdalla3869 3 жыл бұрын
Ok
@youngmali329
@youngmali329 3 жыл бұрын
Absouletly👊👏
@tuketube9492
@tuketube9492 3 жыл бұрын
Wll Fadlan Subscribe igu caawi
@youngmali329
@youngmali329 3 жыл бұрын
@@tuketube9492 😠
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll indhaha ayaad inoofurtee
@fafintawanaganagamidnoqowa7217
@fafintawanaganagamidnoqowa7217 3 жыл бұрын
Ilahey janada haidin geye lke iisaara
@dreamboy5925
@dreamboy5925 3 жыл бұрын
😂🤣
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 жыл бұрын
Aan iscaawino iisaar
@fafintawanaganagamidnoqowa7217
@fafintawanaganagamidnoqowa7217 3 жыл бұрын
Mhdsanid
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
mansha allah mahadsanid wlo
@daafahadunida4865
@daafahadunida4865 3 жыл бұрын
Walal Omar alaah haku xafido aakhirana janada hakugu irsaaqo runti waxad tahay qofkahadla micno dhaba waxbadana aanka faa iday shakhsi ahaan ♥️♥️♥️♥️♥️
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 жыл бұрын
Waaa waxyaalo aad u muhiim ah meel ban ku qori insha allah tnx bro
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@mahamudmire3081
@mahamudmire3081 3 жыл бұрын
Thank you
@mohamedomar2401
@mohamedomar2401 3 жыл бұрын
Xikmad iyo hadal xaqiiq ah, waad idhiiri galisay walaal, ALLAHA ku xafido.
@cabdimaajidsaacid8159
@cabdimaajidsaacid8159 3 жыл бұрын
M.a wllken omar wan kaga mahad celinayna soo gudbintada wll
@sadaksiso6535
@sadaksiso6535 3 жыл бұрын
Thank you O,Inshar I Need it
@cabdiraxmaanabiib2705
@cabdiraxmaanabiib2705 3 жыл бұрын
Mncha allh wllo alle haka jasaa i mariyo ama haka abal mariyo wax khyr lane hakula kulmiye noso badi kuwano kale mahadsanid allena haka rali noqdo
@umaymaahmed2720
@umaymaahmed2720 3 жыл бұрын
M.a hno mahadsanid wax badan manka fa' iinday jazakalah khyr
@Abdisalan-fw6ch
@Abdisalan-fw6ch 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll 🙏🙏🙏
@Somali-One
@Somali-One 3 жыл бұрын
Xaqiiq hadii aad shaqaynayso usbuuca dhan si family gaada nolol fiican oo nabad ah ugu noolaadaan, horey u soco
@poperik7466
@poperik7466 3 жыл бұрын
Mahadsanid.
@yuusufgureey6163
@yuusufgureey6163 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Cumaroow Allah hakaa jaaziyo waanada iyo caqli kordhinta
@abdourazackhousseinmohamou3755
@abdourazackhousseinmohamou3755 2 жыл бұрын
Yeah yes yes thunks 💯💯💯💯 your and Montiviton Omarinshe
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 жыл бұрын
M.a macalin omar keep going on
@cardafshow7129
@cardafshow7129 3 жыл бұрын
Mashaallaah cumar ishar horay usoco wll
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 жыл бұрын
Masha allah jazakalah qeer omar barnamij yadada waxbadan yan kafaiday ilahay qeer hakusiyo
@abdisalaankeise9259
@abdisalaankeise9259 3 жыл бұрын
Jasakallah Kheyr ustaad
@tuketube9492
@tuketube9492 3 жыл бұрын
Wll Subscribe Igu Caawi Codsi!
@nasrinmohamoud7438
@nasrinmohamoud7438 3 жыл бұрын
Masha allah codkaaga ayaa soo jiidasho leh dabcan aqoon iyo xikmadna wey kuu raacday wll waxaan Alle baryayaa in wanaaga aad soo gudbiso anaga na anfaco adigana ayna kaa noqon hadal uunnlkn adigana sidoo kale ku anfaco waxaan dareemayaa in maalinkasta oo aad wax soo gudbiso adna aad wax ka fahanto hadii markii hore youtube qof u furto lacag ka hel waxa laga yaaba in uu waxa uu soo gudbinayo la fal galo .mahadsanid Omar inshar Hargaysa ayaan kaa soo salaamay
@libaanmedia7583
@libaanmedia7583 3 жыл бұрын
Omar wll hore u soco runtii waxa thy qof wanaagsan
@saidsomali6690
@saidsomali6690 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@mahametomar732
@mahametomar732 3 жыл бұрын
Ustaad cumar thnks mcallin
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@muxiyoshorts
@muxiyoshorts 3 жыл бұрын
Jasakumulah wllo CUMAR inshaar
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
wcs mahadsanid sxb
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Masha Allah best wll cumar inshaar Allah haku xifyo hormar wacan
@cabdidhere
@cabdidhere 3 жыл бұрын
Mr inshaar aadbaan uga hela barnamijyadada thanks alle Haku xafido
@maalinproduction2979
@maalinproduction2979 3 жыл бұрын
Maasha Allah bro
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@mamma6900
@mamma6900 3 жыл бұрын
Jisakallaahu qeer ilaahay ajir badan allaha kaa siiyo amiin
@shaficinho2626
@shaficinho2626 3 жыл бұрын
Mowduuc muhiim ah hor usocod wanagsan cumar
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Aniga ayaa ogu horeeyo caawa fadlan subscribe ii saara walaalaha somaliyed oo xushmada iga mudan allah ha idinku arsuqo farxad waarto nolol wanaagsan iyo dimbi dhaaf adiga waalidkaa janadane Allah ha idinku abaal mariyo
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 жыл бұрын
Aan iscaawino iisaar
@xoogsademussa898
@xoogsademussa898 3 жыл бұрын
Thanks
@daudahmed4998
@daudahmed4998 3 жыл бұрын
Masha allah walal
@faysalsalim1823
@faysalsalim1823 3 жыл бұрын
I enjoy your story always my god bless you my brother keep up up the the good stories
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 3 жыл бұрын
Wcs mahadsanid sxb OMAR
@sharmagureey3312
@sharmagureey3312 3 жыл бұрын
Mashaalah walal horay u soco
@abdiaziiz3392
@abdiaziiz3392 3 жыл бұрын
mahadsanid
@ayuubasad3149
@ayuubasad3149 3 жыл бұрын
Omar inshar jasaka,allah
@tuketube9492
@tuketube9492 3 жыл бұрын
Wll Subscribe Igu Caawi Codsi!
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 3 жыл бұрын
good mowduuc zxp allah hakudhowro
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 3 жыл бұрын
Runtii waa buug aad u wanagsan buugani hada ayaan fursad heysaanaa biri intan ka shaleyn laheyn mar uusan shaley waxba noo tareyn
@rabowrumeriyadayda2392
@rabowrumeriyadayda2392 3 жыл бұрын
Tnx ustaad Omar 😘✌
@saidabdirahman6707
@saidabdirahman6707 3 жыл бұрын
Abdirisak♥️☆
@rabowrumeriyadayda2392
@rabowrumeriyadayda2392 3 жыл бұрын
@@saidabdirahman6707zhp mad Igaran adiga magacayga shege
@maxamedadancawad2220
@maxamedadancawad2220 3 жыл бұрын
Msha allah ustaad
@mohaaozil8174
@mohaaozil8174 3 жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshari wad ku mahad san tahay casharad wangsn ada noo soo gubiso intaa ka dib waxn idin ka codsan asxbtaa cumar inaay soo boqataan channel mohaa ozil subscribe and share comments like fadlan asxbtaa
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 жыл бұрын
Hada wan noolnahy kuwa dhintay xogtoodu wxay nagu hagaysa in aynu kalexano jidka qoomamads. Allahayow khayrka na waafaji
100 Sano Kadib | Caalamka Siduu Noqon Doonaa ?!|
12:11
OGAANSHO
Рет қаралды 117 М.
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 50 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 33 МЛН
Calmaaniyadu ma diin la dagaalan baa | Mise waa nidaam dawladeed?
10:22
Raadinta Dhamaystirnaan | Cadowgaada 1aad |  Perfectionism
11:38
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 321 М.
SOOMAALIDA KENYA | KALA CARAR | NIN WALBOW NAFTAA ( ISLII )
18:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 203 М.