DADKAN HADAD KA MID TAHAY. HANBLYO WAAD GULEYSATAY

  Рет қаралды 12,194

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 4 ай бұрын
Abyo hadda waxan ahy ardayad ku nool wadanka India🇮🇳 waxan halkaan ka diyaaraa darajada 2aad ee jaamacada waxan ahy 24 jir runtiii 4 tii sano ee laso dhaafay waxan noqday gabar caqli ahaan qaan gaartay danteeduna ay wax walba uga horeyso walibo dadkii aan horay ula socon jiray oo dhan waan bedelay maanta waxan ahy gabar kali socod ah aan sxpo badneen jaamacadeeda iyo maalin walbo waxay qabatana ay u xisaabsanyihiin waxan rejeynaa gabar walboo da,deyda ah amo iga yar iney danteeda aqoonsato sxpaha badan iyo dadka aan faaidada u lahayna ay iskaga haraan love you mcney dhiirigeliso ayaad noo tahy ❤❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Waaaw guleyo mcnto❤
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 4 ай бұрын
Maashaallaah hambalyo hambalyo macaanto wllo inaan kulasoo xidhiidho ayaan jeclaa
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 4 ай бұрын
Waayo India ayaan waxbarashada urabaa inaan information ka helo
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 4 ай бұрын
Faruurta kore wafoolxumo waad duratay
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 4 ай бұрын
@@yuuuuga1 aamin mcney❤️💋
@umuakram-yp8vn
@umuakram-yp8vn 4 ай бұрын
Waxaan ahay danteet garad waqtiga ciilay 😢 alxmd mar kasto aan wax yar dareemo alle ayaan tala saartaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Waad ka baxi donta abyo mcn dadal waliga ❤ marba hadad dantada taqaan guul ayaa ku danbeysa
@umuakram-yp8vn
@umuakram-yp8vn 4 ай бұрын
Saaas waaye abyo insha allah ❤❤❤
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 4 ай бұрын
Marbuu ku saacidi donaa waqtiga salaatu leyl ka badi iyo ducada abaayo❤❤❤❤
@umuakram-yp8vn
@umuakram-yp8vn 4 ай бұрын
@@NaimaMohamedAli insha allah abyo
@FathiAli-eb7it
@FathiAli-eb7it 4 ай бұрын
@@yuuuuga1 abayo Mcn ❤Tack
@Jeceel
@Jeceel 4 ай бұрын
Waxaan rabaa awoodeyda qofeeyd inan soo saaro aan shaqeeysto inshaa allah Waxaan ahay danteyd garad mashaa allah Alxamdulilaah iso duceeyo shaqa wanaagsan oo qeyr qabto illahey inuu isiiyo intii shaqa raadis ah intii Awlaad raadis ah intii mustaqbal raadis ah ILLAHOW nasii waxii qalbigeena qeyr kujiroo❤ oo qeyr ah
@TheGoldengal
@TheGoldengal 4 ай бұрын
Yes we need more routine and topics like this one,not topics putting other women on the spot for their weaknesses😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲🤲اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲🤲🤲
@umuakram-yp8vn
@umuakram-yp8vn 4 ай бұрын
Dhiira galiso aniga koleey video yadaada waan ku nafisaa thnks qaaliyeey❤❤❤
@fatuushyacquub9349
@fatuushyacquub9349 4 ай бұрын
Wan aqanaa alxm 25 hadad dhaafto oo wali shalay meesha aad tagnayd tagan thy wax badan ayaa kaa maqan
@FatuushDaimon
@FatuushDaimon 4 ай бұрын
Hoyaday ayan i odhan jirtay dan tada garo mar kaa wax macno ah imaysan lahayn lkn hada waxan oga day inay san jirin wax ka wanag san inad dan tada garato waxad itahy dhiri galiso illahy haku cafido xbbti ❤️ ❤
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 4 ай бұрын
2014 ayaan aha gabar dadka hadal kuda dhagaysto wlhi dhabato badan ayaan soo maray dadka kuwa iguu dhow Seba kuwaa aan walalo nahay ayaa I ciilay waxan guursaday 3 nin waxaana laygoo cayo waxa laguu soo furay ayay qabtaa wlhi hooyadey mcn alle ha oo naxariisto mar waxa jirtay aan hadal kugaa qadan jiray lkn hada alhamdulilah waan kasoo tagay magaalada aan isla joognay hada waxan jooga nairobi xafad ayaana ka shaqeeya wlhi niyad jab ayaa I haysata oo waxan is daha maxay nolosha igaa xumatay oo habeenkii wan iska oo ya balse alhamdulilah walaga baxa isoo duceeya plz 😢😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
004740617832 Isowac qalbi Ina soo qor dad badan isoowace isoo qor qofkad Thy
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 4 ай бұрын
Maashaallaah waa farxade mar hadaan numberkii xamdi helay
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 4 ай бұрын
Masha allah 👌 🌹🌹🌹🌹🌹
@SandhereSanka
@SandhereSanka 4 ай бұрын
Wlh bin mashigayi saka ila hada talefan kudhagaha wax qabtaa malahan telna kuma hadlin cunto Sarita udhexeyaa wn Ogaha malmahas cibadadeyda yar 5salad ledukadaa lkn malmahan tasbixda saliga nabiga scw badshaaa waxkasta wa furfurmayan farxad daremaaa
@SittielmiFarah
@SittielmiFarah 4 ай бұрын
Hamdiyey abaayo sidan kubartay noloshayda waxbadan aya iskabadalay kalsoni dherada ayan darema wlhi markan vidéo aad ledahay dawanayo wall vidéoyada dhirigalinta nodobadi plz ILAHAY dartis ku jeclahay wlhi xbbti From 🇩🇯
@HothoEsse-cg9pb
@HothoEsse-cg9pb 4 ай бұрын
Xamdiyay walhi dantayda aadbaan ubartay waxwalba iga horaysa adbaan uga haray dadbadan oon isku dan aanan ahayn gooni ayaan usocdaaa saxibkakalya een leyahay waa allah subxana watacalaa sirka sta ushegtaaa walahi naag dhan sir igama hayso
@Raaliyooooyyy
@Raaliyooooyyy 4 ай бұрын
Hamdiyey❤ tnx alpiyey❤18 rabto danteda inee fiirsato🧠🙌😂❤
@LaylaAhmed-q4s
@LaylaAhmed-q4s 4 ай бұрын
Asc wll Xamada Wlhi oo bilhi waan ku frxsnhy in aan muuqlan furto ann ku jecl wll qli 😢😢😢
@ayaanmohamed4606
@ayaanmohamed4606 4 ай бұрын
danteydaa garaad naag ayeeyo koris ah ayaan ahay alxm allow awldda ila kori🤲❤️ hamdi qurx mhdsanid ❤️👋 Allow wii khyr noo ah na wafaji dhamanteen gabdho aan isku soo duceyno i.n mhdsanid
@kennedybyaruhanga8008
@kennedybyaruhanga8008 4 ай бұрын
Mashllah gabadhan waa gabar qalbi fiican ilaahy ha ku daayo wll dhirgalin badan ban ka helay Just I wanna say we love u ❤from dumarland 😂
@HamdaAbdullahi-tf7et
@HamdaAbdullahi-tf7et 4 ай бұрын
Walee cawa wax daremay caqli ahan inaa korey m.a hamday hore u soco abyo mcn❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 4 ай бұрын
❤❤❤ yes thanks so much for your help
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 ай бұрын
Manshaallah hamdi waxna dintena waa naqana waxna maga maqan ee Allah nawafajiyo qatumada ilahay hano wanajiyo yaa rabi raxman mahadsanid 😊xabibti
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 8 күн бұрын
Ana iga hadale so maha. Wano tala abayo allha no ka xafido
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 4 ай бұрын
Xamdiyey mahadsanid Wllo dantayda waan aqaana macaan Dantayda waxaan uga imiday wadankaygii waxaan jaamacada ka dhigtaa ethiopia shaykasta oo aan dantayda ka arki waayona waan dhaafaa Weligay anoo dantayda aqaan ayaan mud 6 bilood ku mashquulay gabdho hadana imika Keligeed socoto danteeda aan waxba ku seegin ayaan ahay Alxamdulilah Adigana qayb weyn ayaad ka tahay Mahadsanid abayo
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 3 ай бұрын
Yaa hamda yaa casiisatii Vitamins ka soo badi kuwa habeen kii iyo kuwa maalinkii noogu soo kala duub thanks walaashey
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 4 ай бұрын
Dantýda waan aqaan hda Hooyady mcn say i lahayd Dantada garo wan garty Dantana i barty lkn waayaha aduunka ila liiclicya allxamdulilaah maalin wn hubaa inan gulysan dono hdaan nollahay inshlh
@أديبسالم-ح4ذ
@أديبسالم-ح4ذ 4 ай бұрын
صحيح كلامك الله يجزاك الخير
@fadumasahalmohamud9540
@fadumasahalmohamud9540 4 ай бұрын
Xamdiyey qarash imayaro biilficanaanqata deyndeyn ku gaar baan ahay xita dahabka ninkeyga ikenay hal xabo kama haayo bal abaayoy ila tali
@RIYAAQHussein
@RIYAAQHussein 4 ай бұрын
Abyo intee kala so xiriraa plz macaney 🥲😒
@RoodaCali-rt5nx
@RoodaCali-rt5nx 4 ай бұрын
Mansh. Allha wllshy xamda qali alle Haku xafido
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 2 ай бұрын
Haaa dantayda waan aqaan,hada Ka hor lakn ma ahayn alxm hada wadadii hore usocodka qaday aad U mhadsan thy qki😊❤
@shukriosman7442
@shukriosman7442 4 ай бұрын
Masha Allah ❤️
@dheymanibraahimmahamed8024
@dheymanibraahimmahamed8024 4 ай бұрын
Alxm dantayda waan garanayaa ❤❤❤❤❤❤❤
@MuwahipMaxamed-gb5cl
@MuwahipMaxamed-gb5cl 4 ай бұрын
Dheeri galisadeyga hamdi ❤
@muharoble1234
@muharoble1234 4 ай бұрын
haa alx manta waxan dantya ahyn kuma habsamo
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 4 ай бұрын
Bishimaha waad.duratay
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz 4 ай бұрын
Thank you abaayo😊
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 4 ай бұрын
Masha Allah abaayo ❤️ 🥰 ❤❤
@mariaali5872
@mariaali5872 3 ай бұрын
@iLhanYabe
@iLhanYabe 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AyaanAbdikadir-xg9to
@AyaanAbdikadir-xg9to 4 ай бұрын
Wll xamdiyey waxaan kaa codsanaya inaad dagdag iigu soo jawaabtid wll waxaan dareemaya diiqad qaylo badan Caruurti uma dulqaadan karo maxaan sameeya qaali
@fatmagolden1256
@fatmagolden1256 4 ай бұрын
Quraanka guriga ku daar xbt aqriso sidokle tasbiixsona i.a illahayna baryadisa badi i.a
@FreeOgadenable
@FreeOgadenable 4 ай бұрын
Fudufifuiffidiidff
@BushraCabdi-yd5no
@BushraCabdi-yd5no 4 ай бұрын
shuran walaalo❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaallaah ❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲🤲
@HoodoJama-o3v
@HoodoJama-o3v 4 ай бұрын
Thank you hamda❤
@sophiajelle1932
@sophiajelle1932 4 ай бұрын
Hamday wankusalami abyo mcn
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 4 ай бұрын
Mahadsanid abayo ❤
@Fad-p4i
@Fad-p4i 4 ай бұрын
Alxdulilaah waxanba naftyda barty maalinkan dantyda aqonsaday shugran dhiiri galiso❤🎉
@idilnour7212
@idilnour7212 4 ай бұрын
Xxx
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 4 ай бұрын
Xamdiyay sidan kuu bartahy wan bararugay wlhi❤ love you sister iidhunko warsame iyo kaamlo qali marwaxoooy❤❤
@zihaamhfarah
@zihaamhfarah 4 ай бұрын
Maansha Allh❤ Xamdi Qurxeey waa Barnij fcn Soomlid aad ugu baahan yihiin.Qaali Dumar
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 4 ай бұрын
Jimco mubarak xamdiyey oslo ayanu kulajogna waqti dayac farabadanna wan kujira anu been masheegayo waliba ruux wax sobartey ban ahy ila heer jaamacadeed especially carabaha kolkan jogey.. so ilaahay ban khyr karajeynaya adna gool ban kurajeynaya ❤❤❤
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 4 ай бұрын
Thanks mss Perch❤
@FardosaJurati
@FardosaJurati 4 ай бұрын
Alxamdulilah Danteyda aad u aqana thanks Walashey
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 4 ай бұрын
Thanks Hooyo mcn ❤️💋🥰👑
@ifraahmuhumed5395
@ifraahmuhumed5395 4 ай бұрын
Haaa abayo danded kard wan ahy wayo waxanbo ku ogady waxan han jiry dadka asxabta badn waxan arkay inabo manta asxabtii badned an ka hary inkasto an kaso fogady lkin xita ma xiririyo sabtna wayo familkeyga mahn dadkas sabab an uradiya maqano markas ayan ogady ina wixi dandeyda lee ina ku dalo adiga xamdi ahna wad ku mahdsnthy abayo mcn dhiro galintda
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Garbasaarka Masha"Allah😘 Xamdi🤲 Allaha Kuu Barakeeyo🤲🤲🤲🤲
@bahjaabukar494
@bahjaabukar494 4 ай бұрын
8:24 ❤❤❤ 8:35
@MssEimana
@MssEimana 4 ай бұрын
Walashe xamdi walhi abaalkada magudi karo cause waxbadan aa ibartey qeyb weyn nolasheyda kaledahy mcney gabadh arday ahy schoolka kasii baxeyso waxaa rajeyna inaa waxbadan sii kordhisan doono in.a jazahada janno allaha kayeelo qaali 😊😊❤❤❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 4 ай бұрын
Aniga waa gii hore markaan waxbaran jiray ilaa master waxaan ahaaa qof danteeda taqaan 2022 iyo 2023 baa waxaa igashay xoogay naso wakhti aad u dheer baad rafaad ku soojirtaye lkn waxaaba arkay 2 ba daas sano anoon waxba faasidaysan hada lkn alxamdullilaah waan isoo wabtay shantii bilood ee lasso dhaafay
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 4 ай бұрын
Aniga waxa ahay gabar jaamacada heerka kowaad dhamaysay waxan bilabay marka jaamacada sas udhameyey inan wax walbo faido ilahayn waqti ku lumin iskagana tago oo dantayda raacdo alx waan rajayn shaqo iyo inan guursado ka dibna heerka 2 ee jaamacada ugudbo ❤
@HawaAhmedwarsame
@HawaAhmedwarsame 4 ай бұрын
Asc xamdi waa ķu salamay shugri warsame igusalam iyo hooyo Asli aniga waa xaawo deqo xerdac
@حواءادريسطاهر
@حواءادريسطاهر 4 ай бұрын
Wllo ano waxan jira 20 Alhamdulilaha jamacadi labad yaan bilabi raba dantayda waan aqnay waxan u maleyaba inan la so barbaray dantayda aqan lkn hada yaan dib u so jadidin wllo thanks
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 4 ай бұрын
Waagii dugsigeeyga aadbaan ugu sareeyey quraanka iyo subaca lkn markaan heer school gaaray asxaab aan horey u socod leheen bartay inkasto sanadwalba exams ka keeni jiray 80% hadana wxn isleeyahay hadaan asxaab wanaagsan lahaan lahaa kaalinta 1aad waad gali kartay hada university last semester ayaan marayaa hada qofkaan la saxiibaayo waan aqanaa alx qalad walbo aad gasho cashar ayaad ka baraneysaa alle ayaa mahadaas iska leh❤❤❤❤❤
@qadramire7802
@qadramire7802 4 ай бұрын
Weligay dantayda wax kale kama hormarin.abaayo mahadsanid.
@CaaishoabdisalamAbdisalam
@CaaishoabdisalamAbdisalam 4 ай бұрын
M.a allah abayo ilaahay haku xifdiyo halkee Ku noshahay qaalidumarey
@fartunmoalin8577
@fartunmoalin8577 4 ай бұрын
Allahuma barik sis, ala wa aqanaa alx. Iiahay inta aqoon ha garadsiiyo. Aamiin
@amohamed-gj6zp
@amohamed-gj6zp 4 ай бұрын
Waxaan ahay danteed garad blse dad ku waxeey mar walba I dhahaan daneesato I'm sad.😢
@justforidea1282
@justforidea1282 4 ай бұрын
Asalamu calaykum xamda quruxbadan masha allah allahuma barik.
@selmahaaji315
@selmahaaji315 4 ай бұрын
Iso duceya ino alle culesyka iga qado walalayal 🥺🤲
@ZaynabIbrahim-bp5hj
@ZaynabIbrahim-bp5hj 4 ай бұрын
Hamdi shankaroon wan ku salaamay sharafey❤❤❤❤
@faatinabdirahman8465
@faatinabdirahman8465 4 ай бұрын
Alle khayr badan haku siiyo wlzhy hamda
@YusufDarod-z6h
@YusufDarod-z6h 4 ай бұрын
asc walaashey Hamada allaah hakuxafido
@fatxiya8881
@fatxiya8881 4 ай бұрын
In warsme wllhi waaa ayan ahan jiriy had lkin my wan guleysto wan tagy
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 4 ай бұрын
Walaahi xamdiyeey amaan waad ka dhantahay waxaa igu fiicneed hadalkaan qiirada leh 2 Sano ka hor wax iisheego laakiin hadana waxaa jira gabdho sidaan ahaan jirey ku sugan
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 4 ай бұрын
Xamdiyeey I aamin waxan arki jirey sheeko iyo maalo fadhi in salaada igu dhaafto markaan bisha helona gabdhaha aan saaxiibaha la,aha iney idhahaan wax noo Gali xisaab la ,aan Ayan siin jirey ma dhihi jiri idhaafa maalinle biil uheshaan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Hada halke maree qalbi Maxad iska badashay
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 4 ай бұрын
Qaaliyeey hada waan caqliyeestey lacagteyda weey qorsheey santahy inteeyna isoo gaarin gurigeeyga ayn is ku celiyey Markey ii imaadaana dantooda igama helaan sidaas darteed xaasid ayaa noqotey waana nacdey sideey udhahaayeen weey iga hareen Ana nafteeda ayn jaanis uheley
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 4 ай бұрын
Janis ilaaheey aanku caabudo jaanis aan wax meel ku dhigto jaanis. Guriga waxa ka maqan iyo waxa yaalo aan ku ogaado jaanis nafteeyda aan waqti la qaadan karo
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 4 ай бұрын
Mansha Allah tabarakallah waa runta mcnto ❤🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Masha"Allah Hamdi Gacaliso❤❤❤😘
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 4 ай бұрын
😢😢waa mahadsan tahya wll waa runta
@candy-_246
@candy-_246 4 ай бұрын
masha allah waa gabar aqli badan💌
@WiiloMiiris-q6o
@WiiloMiiris-q6o 4 ай бұрын
Mash calah macalimady imriga harago
@asmaburale4828
@asmaburale4828 4 ай бұрын
Haa in badan maan ogayn dantayda lakin alx hada ❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 4 ай бұрын
Ruuxu ruux ayaan kuu bixiyey
@Xamdiabdulaahi-n7l
@Xamdiabdulaahi-n7l 4 ай бұрын
Hamda allha ku sharfo❤
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 4 ай бұрын
Ha
@Quruxbadan7com
@Quruxbadan7com 4 ай бұрын
Xamdi xarago❤
@bahjaabukar494
@bahjaabukar494 4 ай бұрын
❤❤❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 4 ай бұрын
Haa
@faafumodiidii3851
@faafumodiidii3851 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@barwaaqohajjiahmed2014
@barwaaqohajjiahmed2014 4 ай бұрын
Na wllo setahay xamday❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Qalbi fcn see Thy. Mcnto ❤
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 4 ай бұрын
Manta waxad no shegtay wax kaqalisan on maqlilahaa majiro wlhi to🙏
@Suadasharif25
@Suadasharif25 4 ай бұрын
Mashallah abayo ❤❤ good idea
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 27 М.
DUMARKA MIYAAN WANIYA MASE. QALAD AYAAN U SHEGA . Dhaliil
11:19
Hamda Home Decor
Рет қаралды 16 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,1 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 12 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 13 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
LABADAN XALAD AYAA BADALAY NOLASHEYDA ADIGA MAXAA KU BADALAY?
13:10
Hamda Home Decor
Рет қаралды 16 М.
MY NIGHT ROUTINE. HOWSHA SIDEY SUBAXI IGA YARATO MAXAN QABTA  HABENKI.
10:42
WAXAAD CAADO KA DHIGATID AYAA NOLSHADA HAGA ( DHIRIGALIN)
10:22
Hamda Home Decor
Рет қаралды 8 М.
Degdeg Ayaan gobdoon oo si Adag  uga soo Adashay😡
19:16
Munaworld
Рет қаралды 4,9 М.
. CONTROLKA NAFTADA SIDE U HEYN KARTA . (DHIRIGALIN)
14:01
Hamda Home Decor
Рет қаралды 19 М.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,1 МЛН