Masha Allah guuleeyso wax ku dhibo alle kuma tuso so proud of you 💝
@MohamedUbaha9 сағат бұрын
ilaahay ha kasoosaro wiilka xabsaga
@ifrahashker-n2p6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warsan1238 сағат бұрын
Asc abaayo mms jecliyaa jaahaaga iyo farxadaada waa saas hooyo dadaaleysa ayaad tahay allah no so daayo cali iyo caruuraha kale ee naga xiran amiin arbacada farax insha allah
MMS aqli badan MashaAllah Waasax Inta aan ku Imana Waakuu soo socdaan InshaAllah guuleyso abaayo❤️
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi7 сағат бұрын
Salatu layl ka u kac u ducee wiilka
@DadycoolCool8 сағат бұрын
Naaguhu way is cawiyaan waa waxa ay u kibreen😊
@DadycoolCool7 сағат бұрын
Naaguhu tuugsiga xitaa kama xishoodaan waa indha adag yhiin nin halkaa inta uu soo fadhiisto ma tuugsadeen dhimashada ayaan ka xiga in aan tuugsada wax kasta oo ugu 😊
@DadycoolCool7 сағат бұрын
Wax kasta oo ragga ku dhaça in ay tuugadaan iska daaye xitaa kama hadlaan
@ummuisra67214 сағат бұрын
Ilaahow adigu na caawi baryo bini,aadan naga hay balse mar mar waa loo baahdaa dadka ilaahay baana kuu sakhiri kara raggu way inagga calool adag yihiin
@ubuxjamac78542 сағат бұрын
taani tuuugsi maha wiilkeeda ka xiidhaan malyuun waraya dulayste amaansii mama malyuun doqonow wiilkaga baan jeel laga dhigiin marka saas uu hadlaysa doqonow
@fardowsahussein24917 сағат бұрын
🎉🎉🎉❤❤🤲🤲🤲🫶👍
@shukrimahamed21463 сағат бұрын
Asc abaayo mcn number kaada maxaa waayay
@ZahraAbdullah-nx1lt5 сағат бұрын
ÀLLAAH HAKUU SOO BADBAADIYO WIILKAAGA SI FUDUDNA HAKAAGA DHIGO, XABSIGANA ALLAAH AWOODIISA HAKAGA SOO SAARO BI IDNI ALLAAH
@DadycoolCool8 сағат бұрын
Ma in aad tuugsato ayaad adigu ku faraxsantahay wiilkaagu waa nin ragguna maraykan dhb iyo dheef waa maraan lakiin waad isceebaysay wax kasta oo lagu siiyana waa lagugu sheegan in aan dhinto ayaa ka xiga in aan cid kale lacag waydiisto wax kasta waan ku waydiisan lakiin lacag Maya waa dhaqanka maraykanka