Пікірлер
@ruweydacibaar460
@ruweydacibaar460 9 сағат бұрын
Mama malyuney inte a day wankuwaye melahan kadawan jiray wan kawayay KZbin ayan kaso radiye Mar hore ayana kugu danbeyse😢
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Күн бұрын
Hooyo Malyuun Cali walahi qof nool ayaad tahay illahay haku xifdiyo❤illahay ilmahaga iyo dadka aad jeceshay haku xifdiyo habo raga meelaha ku dayacan aad naxariis iyo walaalnimo tusayso hadana aad soo baafinayso walahi qof aad u wanaagsan ayuunba sameeya guulayso habo illahay hakugu amaansado kenya❤
@garaadmohamuud5180
@garaadmohamuud5180 Күн бұрын
Sabiil weyn cidaan kurabin isku dhaji
@ubahabdi773
@ubahabdi773 4 күн бұрын
Abayo malyun was Mahadsanthay❤
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 5 күн бұрын
waad ku mahadsan tahay dadaalkaaga iyo dadnimadaada...
@Hariye58
@Hariye58 5 күн бұрын
Waa reer marka marka dhahdey wax kale u malayay
@ahmedabdimohamed9632
@ahmedabdimohamed9632 5 күн бұрын
Aamiin yaa RABBI
@hamdimohamed4544
@hamdimohamed4544 5 күн бұрын
mamo waan kuu xisnay tiktok ❤️
@HalimaHaji-ub5cw
@HalimaHaji-ub5cw 5 күн бұрын
Sorry mom wan ka xunahay
@jokbec9471
@jokbec9471 6 күн бұрын
You are not a fat lady, 😅😅😅😂Malyun❤❤❤😂
@jokbec9471
@jokbec9471 6 күн бұрын
True❤😂😂😂❤❤😅😅😅😅
@Vaan333
@Vaan333 6 күн бұрын
Maxamed bulxan dhoore. Waa ninkaan daroogo mariixaan ah. Dhiman laga galas ku malayy. Ka did suu dhinty la dhahay. Hooyadiis. Chelsea biyaha degen. In la garish rajeyna
@Vaan333
@Vaan333 6 күн бұрын
Mama malyuun qeer allah ku siiyo ninkaaan. Waa la yaqanaa. Maxamed bulxan dhoore. Waa. Nin. Mareexaaan ah waye. Abgaal ma ahn. Hooydii. Xalwo cali waa rrr marko cadey hooyadiis ehelkiis waa la garsina. Nin inuu dhinty ku maqlay
@farhiyomohamed9030
@farhiyomohamed9030 6 күн бұрын
Allahu Akbar Kheyr Allaha kusiiyo Maama Malyuun
@hawaosman5599
@hawaosman5599 6 күн бұрын
Weligey,mamaqal,Bulxan,Aapgal, labaxayo,Lkn,wawiil,dhibateysan,dhibka,Allah, kaqado
@AAli486
@AAli486 7 күн бұрын
😂 Safar salama
@mohamedfarah1400
@mohamedfarah1400 8 күн бұрын
Xaleo Iyo Bulxan LAYAAB 😢😅
@SameeraMohamed-kr2le
@SameeraMohamed-kr2le 8 күн бұрын
Mama malyun amu kawada cabdi bulxan aabahy wiil habar gooni jiro anaka reer bicidyahan nahay reer cabdi bulxan reer qoryoley degan yihin
@user-bw4rp3ih7w
@user-bw4rp3ih7w 8 күн бұрын
Allahu Akbar Illaahow u gargaar oo dhibaatada laguma waaree ka saar yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 күн бұрын
HABAR HIDIR CAYR HABAR AJI
@Calibiid-jn6gp
@Calibiid-jn6gp 8 күн бұрын
reer magaal hore
@Calibiid-jn6gp
@Calibiid-jn6gp 8 күн бұрын
maasha alaah my sister aad ayaad imahadsan tahay ajir alaha hakaaa siiyo
@Dagan721
@Dagan721 8 күн бұрын
Mama Malyuun Waxa ahay Mudulod Magacas lama baxnee waligey ma maqlin
@MubarakOmar-u4e
@MubarakOmar-u4e 8 күн бұрын
Abgal mahan waa marexaan ana kasayo
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤mms🎉🎉🎉
@maslah345
@maslah345 8 күн бұрын
AMIIN YAA RABI
@maslah345
@maslah345 8 күн бұрын
Mama malyuun waa qaf somalinimadu ku wayn tahay markay kaftamayso dad ayaa umaleeyo qabyaaladiiste lkn ma aha waa qaf somalidu usimantahay
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 8 күн бұрын
Macalimad malyuun ❤❤
@shacabwen1613
@shacabwen1613 8 күн бұрын
Lambar kusooqor
@shacabwen1613
@shacabwen1613 8 күн бұрын
Abaayo malyuun waamahadsantahay ee maxamad bulxan waa seedigeey ee intee kalaxariiraa
@jannaat3007
@jannaat3007 8 күн бұрын
Bulxan dhoore iyo abgaal hala hubiyo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 8 күн бұрын
Macoow hadii dhahi laheed Abgaal dhan wa sheegan lahayeen! Kabtan Ayuub raadi he might know him
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 9 күн бұрын
Bulxan abgaal lama baxo
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 9 күн бұрын
Arcos cusub
@user-eq3gp7go9e
@user-eq3gp7go9e 10 күн бұрын
Nagadaa ciyaartaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 10 күн бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZbinR BULXAN ABGAAL LAMA BAXO WAX KALE MAHEYSA
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 10 күн бұрын
Qurbaha sidaas ayey ugu dayacanyihiin meelaha homeless ka ayey kabuuxaan qaar waa waashen waxaa fiican iney dadka dad kamaqan tihiin in sawiradoda sodhigaan si wixii qurbaha jooga ugu raadiyan ama ugu sosheegan hadey wadooyinka ku dayacanyihiin
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 10 күн бұрын
Dadka bulxanki beyku mashquuleen war neynaas ayey noqon kartaa meeqa neynaas wadamo kale leh magac maaha bulxan ee waa neynaas wiilka cidiisa laraadiya
@raxmataali8598
@raxmataali8598 10 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 10 күн бұрын
Alle ha u so dhoweyo ehelkiisa .adigana alle ha ka abaal mariyo
@TeamAbiteey
@TeamAbiteey 10 күн бұрын
Wiilkan hoyadiisa waa la helay wexey dagantahay ceelsha biyahay
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 6 күн бұрын
Ma is heleen wll
@salmaancabdisitaargeesoody441
@salmaancabdisitaargeesoody441 10 күн бұрын
Cajiib Soomaalidu Waa Dad Negative Wada Ah Qaar Badan Ayaa Soo Qoray Reer Hebel Magacaas Lama Baxaan. Bal Goormaa Qabiilada Soomaaliyeed Magacyada Loo Qaybshey, Yaase u Qaybiyey. Haddaad Dhahdo Ninkaani Waa Nin Caawimaad u Baahan Soomaalidu Waxay Lasoo Boodayaan Horta Ninku Waa Qoloma, Yuuyahay iyo Reer Hebel Yuu Kayahay. Markaa U Sheegtana Qaar Baa Ku Dhahaya Qaabka Ninkaani u Fadhiyo Reer Hebel uma Fariistaan Ee Qabiilkiisa Saxda Ah Hala Baadho. Yaab iyo Amakaag Dhar Loo Geshey Weeye Dadkeenu.!
@khadiijosheikh117
@khadiijosheikh117 10 күн бұрын
Wiilasheena ilaahey ha U gargaaro meel walbo wey ku dhibaateeysanyihiin
@hasnanageye4509
@hasnanageye4509 10 күн бұрын
ASC Illaahay ha ku caawiyo
@saidcali6569
@saidcali6569 10 күн бұрын
MAMA MALYUUN NINKII AMUU KU DILAA MAXA MUNGU KA DOONTAY AMA ASAGII AYAAD ADAY 😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 11 күн бұрын
Ilaahow caafi
@saedasmith6558
@saedasmith6558 11 күн бұрын
Bulxan Abgaal miyuu labaxaa Nin kaan waa reer bari
@user-jd7km3vb2u
@user-jd7km3vb2u 11 күн бұрын
Maamo.malyuun..ok
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 11 күн бұрын
Allaha subxaana watacaala haku cawiyo
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 11 күн бұрын
Dhamaad ka video ga markey tiri Anaa Lacag ku siinayee isug waxey ku tusineysaa sida Somalidu iskugu damqato markey joogaan wadan kale. Waan ILmeeyey
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 11 күн бұрын
Malyuuneey qeyr allaha ku siiyo