Gabadh yar oo 13 jir ah ayuu fursad ku heley (Dhacdo gilgishay Sucuudiga)

  Рет қаралды 560,713

DADWEYNAHA ,

DADWEYNAHA ,

Күн бұрын

Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
Buy Clothes from here dadweynaha.cre...
Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
IG : www.instagram....
Wixii aad awoodid ku taageer hormarinta dadweynaha www.paypal.com...
**********************
ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
**********************
Email: maadmed23@hotmail.com
**********************
muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
*********
instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
**********
qisooyin kanaalka dadweynaha
qiso cajiib ah
#dadweynaha
Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
intended

Пікірлер: 1 500
@somalilegend7588
@somalilegend7588 3 жыл бұрын
War sxbw waan kusalamay een wallow qisooyinka diiniga ah oo kuwa asxaabtu kamid yihiin iyo ambiyada maad nooga waran tid adoo mahadsan 🙂🙂🙂🥰🥰😍
@abdiabdirahman8845
@abdiabdirahman8845 3 жыл бұрын
Wllhi hben hore muqalkii u danbeyey ee chnnlka mofami lasoo galieyey cmntgsa ayaa taladaas ugu jeediyey mukhtar inuu channel sedexad furo oo lagu kali kusoo gudbiyo qisaska diiniga ah mar labaadna waan codsanaayaa
@yasmiinibrahim8564
@yasmiinibrahim8564 3 жыл бұрын
Waa fikir fiican waanan ubaahanahay channel Islamic history inaan helno
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 3 жыл бұрын
Aniga ku takhasusay taariikhda islaamka iyo qisas al anbiyaa iyago waliba sax ah anay ku jirin khurafaad si ficna wan uso gudbin karaa isago qoraal ah niyadaydana kuma jirto inan youtube ka shaqaysto oo ilahay ba fadlihgiisa iga dhargiyay qof dumarana wan ahay oo waliba adunkan an ku dhex jirin ee badana guriga un wax ku akhrida lkn cilmiga inan ku dhinto ma doonayo wxn doonaya inan u faaideeyo dadkayga somaliyeed ee maxad igula talin lahaydeen wllalaayal ma book ban qoraa mise si kale
@abdullahimabdullahib2466
@abdullahimabdullahib2466 3 жыл бұрын
@@ummulbaniinal7029 la xirir KZbinr oo uso gudbi asna Hanoso gudbiyo
@deqadejiya222
@deqadejiya222 3 жыл бұрын
@@ummulbaniinal7029 aniga KZbin noo furaye ma isla xariirna
@ahmedkaffi6066
@ahmedkaffi6066 3 жыл бұрын
qiso lama odhan 😭 qiso way dhaaftay 😭 Fatima ifka waxan kuu rajeynaya nolol aad usaraysa wl 👑 aakhirana jano🤲
@Mustafedollar
@Mustafedollar 3 жыл бұрын
Qalbi jab wayna😭😭ilahaw wax na dhiba hana tusin🤲🤲 War dadaw sheekada dhegaysta marka hore another level mo faami baad iska leedin maxa another level ah naarba laga waraabiyay fatime😭😭😭
@apdurahmanosmaan1257
@apdurahmanosmaan1257 3 жыл бұрын
😢
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
😭😭😭😭so sad walhi
@omaariofficial7771
@omaariofficial7771 3 жыл бұрын
Awoowe laftigaaga another level 🤣 mida kale heesta qaybta afaraad wanka sugayna
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 3 жыл бұрын
Anoo la ooyaya qisada ayaad iga qoslisay,fariintay xambaarsan tahay waa inaynu ubadkeena taxadar u muujino cidna lagu aaminin
@daadir3042
@daadir3042 3 жыл бұрын
Hadaanba guursado Naagteyda naag kale laguursan maayo kaligeed igu filan in sha Allah ❤️❤️😪😪😪
@Dajiya001
@Dajiya001 2 жыл бұрын
🙂Mid walbaa saas buu dhahaa 💔
@abdallahyasiin6226
@abdallahyasiin6226 2 жыл бұрын
@@Dajiya001 🤣🤣🤣
@isramoktar1525
@isramoktar1525 2 жыл бұрын
Aboo inten kugu imadaa😫
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله فكرتك حلوه والله
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 2 жыл бұрын
@@isramoktar1525 iniga isoo qabo kula guursan mayee weligay
@aishamaxamed9309
@aishamaxamed9309 3 жыл бұрын
Muraad ayan leyahay isu duceye walalahy 🤱🥰🙏
@caaishocabdiraxmaan9332
@caaishocabdiraxmaan9332 3 жыл бұрын
Illahey waxad rabto haku siiyo abaayo I.n waliba dhib la'aan 🥰🥰
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 жыл бұрын
@@caaishocabdiraxmaan9332 hadii ay khayr kuu tahay🥰
@iqrasomali12
@iqrasomali12 3 жыл бұрын
Ilahey haku sahlo wall ana iducey
@muniirahahmett3699
@muniirahahmett3699 3 жыл бұрын
Ilahy haku sahlo
@hafsooali6801
@hafsooali6801 3 жыл бұрын
Alla kuu sahlo muraadkaaga hduu mid kheeyr yhy wllo
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 жыл бұрын
Subxana laah subxana laah ax ax Waa qiso xanuun badan Fatima Allah ha u gargaro amiin amiin wa la dulmiyay . Keep going brother
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN . ...
@fathiabdi639
@fathiabdi639 3 жыл бұрын
@Abdurrahman Official 💫
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 жыл бұрын
Subxanalah ilaahow iimaanka hanaga qaadin cuqubo kasta gabdhaha saqiirada kudhacysa waxaa kadanbeeya waaridka amba aabe anba hoyo mida labaad naagaha daciifnimadooda bal intay ogolaadaan in la islamehersado ayay hadana dib imaan li I iyo diin xumo lasoo baxayan naguhu ama hadiidan in la isla guursado naagwalba yay gabar wlasheda ciriirin xataa hadey ciriirisana sifiican ha ula dhaqanto oo naxriisi kujirto ilmaha aad adigu dhashay ee lagaa soo jarayo iyo ilmaha gabadha kle dhashay waa hal nin biyihisi bal dumarku caqli yaraa ilmahayga wlalki seen usilciyaa waba kaan dhalay kii biri kamaalin uciidmi lahaaye falalka argagixisada leh badanaa dumarka ku kaca waakuwo diinta ka aradan oo naxaristi laga tiray ilahy ilxumo nama tuso gabadhan dhalay walashed waa gabadhayda hadey isomartido iyo hadey ilajogta watan dhalay cml wayo ninkyga ilmihisu waa ilmahyga😭😭😭dumarka qalbiyadooda burcad alaha isku mariyo ayagaa cadow isku ah melkasta raga kaligod hadey damcan inay waxhaleyan mahalyn Karan wayo afarta dhinac dumar ayay kutiirsanyihim ama hadhasho ama haladhalato ama haqabo ama hadhalee marku wax halynayo dumar ayaa garab kusiinaya selodhihi karaa marka ragaa bahal noqday maya raga dumarka kadaran☝️subxanalah ilahow magan baan kunahay adun iyo akhiraba
@masbalmohomed6638
@masbalmohomed6638 3 жыл бұрын
Yaaa Allah Dadka qaar inaad wax noogudartid iskadaaye xitaa jid/wado hanooga soo horbixin subxaana Allah😢😢😢🤲🤲🤲🤲
@MABRUUK
@MABRUUK 3 жыл бұрын
Aaaaamiin wll🤲🏻🤲🏻😢😢
@Coolgranma
@Coolgranma 3 жыл бұрын
AAMIIN YAA RABB
@wardashakir6828
@wardashakir6828 3 жыл бұрын
Allahuma amen
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 3 жыл бұрын
@@wardashakir6828 amiin 13jir
@zaamiyaaragsan6727
@zaamiyaaragsan6727 3 жыл бұрын
Asxaabeey muraad baan leeyahaye iisoo duceeya inuu allah ii hir galiyo🤲
@nafisomustafe7671
@nafisomustafe7671 3 жыл бұрын
alle hakuu sahlo muraadkaaga asagoo kheyr ku jiro abyo amiin
@umalkheirapdi108
@umalkheirapdi108 3 жыл бұрын
alle ha kuu sahlo wllo
@abdikadirmahammad3259
@abdikadirmahammad3259 2 жыл бұрын
Illaxay muradkaga akusaxlo inshaallax
@abdimalikali392
@abdimalikali392 3 жыл бұрын
قال تعالى ( وَاصْبِرْعَلَى مَآأَصَابَكَ إنَّ ذَلِكَ مِنْ عَزْمِ الْأُمُورِ)
@mohamoudhassan3172
@mohamoudhassan3172 3 жыл бұрын
8
@abaluul1683
@abaluul1683 3 жыл бұрын
'''...
@safanalka943
@safanalka943 3 жыл бұрын
@@mohamoudhassan3172 i0a 0k0k0b0
@safanalka943
@safanalka943 3 жыл бұрын
@@mohamoudhassan3172 ppl 0
@PerspectiveNarrative
@PerspectiveNarrative 3 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@masnahappi7181
@masnahappi7181 3 жыл бұрын
😔ax zamir bey ku nooleyd ila waqtigan ilawi meyso qisadeda lkn ha lagu cimara qato iyna carurteda illhey bariyin oga dhigi🤲😣😓
@Shuaib_abdullahi_official
@Shuaib_abdullahi_official 3 жыл бұрын
Dhibaatooyinka hablaha ka dhanka ah ayey ka mid tahay haddaana raga iyo dumarka ay isku eedeeyaan, Subxaanal Allaah😢😭😭😭
@ayaanabdi4504
@ayaanabdi4504 3 жыл бұрын
Haa waxa ay ka aargoosanasay waa odayga xanuunkii uu mariyay ee iyada oo 13 jir ah guursaday bay gabadhiisiina marisay.
@FartuunFitaahhussein-ms1sk
@FartuunFitaahhussein-ms1sk Жыл бұрын
Subxanallah 😢😢
@skillhup_Som
@skillhup_Som 3 жыл бұрын
Sheekada waxa ugu arxandaran Abbaha Naagta minyarda ah iyo ninka soo afduubty Halka wiilka uu Gacan Siyey Sii uu Garab uu siiyo Gbarta dhibatysn Halka Waxa ka baran karna in Biladam nimada sii dhaman rabto Blse waay jiran dad yar Biladamino leh 🥺🥺 Waxa aminsan nhy Gabdheena Somaliyeed Ama kuwa kle ba iny yhn kuwa dunida Ciqabta ku maraa Iska kayaa cafiya Bahalo Ban nqny Wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hanushpea156
@hanushpea156 3 жыл бұрын
Alla illahy unaxriiso umadada 🥺🥺🥺 Illahy aabo xun ha ilakulminin🤲🏻🤲🏻🤲🏻yaa rap yasirnaa😭😭😭😭
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 3 жыл бұрын
Amiin amiin wllo
@hamdaadam2049
@hamdaadam2049 3 жыл бұрын
Arab banad waxba ka aqoon hday carab garanayso xumahooga wad fahmi lahayd
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 2 жыл бұрын
KWRN AABAHA hadduu carab ahaan lahaa😂
@dream__girl-ih1gt
@dream__girl-ih1gt 3 жыл бұрын
Asxaabey maantey waa jimcee isoo duceeya muraad ayaan leeyahy 🥺 inuu ilhy Ii sahlo🤲
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 3 жыл бұрын
Gabdha yar waa la dulmiyey Allaha xaqeeda uso dhiciyo 🥺🥲😭
@rukiomaxa7911
@rukiomaxa7911 2 жыл бұрын
😫🇸🇴🚎🇺🇸
@msg2525
@msg2525 3 жыл бұрын
M.a Macalin Allah SubXaana Watacallaa adoomadiisa ma uusan dayicin mudo kadib xaqeeda waa ay heshay qof waliba oo dhibaataysan xaqiisa Mar unba waa uu heli doonaa eedo dhib badanaa aniga eedo waan arkay dhibkeeda. Allah inaga koriyo.Macalin cilmigaaga Allah kuu Ziyaadiyo Inshallah
@mohamed6467
@mohamed6467 3 жыл бұрын
Dadwaynaha chanel first KZbinr That's mean m'y power really 💯💪
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 3 жыл бұрын
xasbunallah aabuhu damiirkiisa waalodnimo xagoo ka aaday 😭😭😭😭😭 Waxaan leeyahay ilaah ha asturo ninkii gabar wllish oo kalaa asturo sharafteeda
@raxmacabdiraxmaan7003
@raxmacabdiraxmaan7003 3 жыл бұрын
Hooya ahay waxan ma dhagaysan Karo gabadh ban dhalay 😭😭😭😭😭
@suomonkhan5579
@suomonkhan5579 3 жыл бұрын
Waakula ahay abaayo afar gabdhood ayaa ii joogto ilaahey hanoo anaansado gabdhehena yaa rabi
@raxmacabdiraxmaan7003
@raxmacabdiraxmaan7003 3 жыл бұрын
@@suomonkhan5579 haa aamin aamin walahi calosha ii xaanuntay gabadhaydi yared ba umaleyay in laga Shekey nayo😭
@cooking-wk3lc
@cooking-wk3lc 3 жыл бұрын
@@raxmacabdiraxmaan7003 😭😭 yaa rabi u ilaali iyda iyo dhaman hblha muslim ka ah ba
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 3 жыл бұрын
@@cooking-wk3lc AMiin amiin Yaa rabi
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 3 жыл бұрын
Alle hayno wada xifdiyo wilasheenana kuwo waxdulmiya alle kama dhigo
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Aad baan ula ilmeeyey qisadaan gabadha soomartey ilaa muuqaalka adkeysi aan kudhameystay usamri kariwaayay inaan dhameysankaro Alle waxaan kabaryaya inuu xafido gabdhaha ciyaalnimadodana ay kudhameystan farxad iyo nolol quruxbadan 😭😥
@safaamaxmuud5986
@safaamaxmuud5986 3 жыл бұрын
Xagee kahelaa plz😪
@lajeclaydazumayra1457
@lajeclaydazumayra1457 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naimaabdirashiddahir2212
@naimaabdirashiddahir2212 3 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@hanisa9897
@hanisa9897 2 жыл бұрын
Anaka hadaan gabdho nahay marwaliba SaaS Aanaladhibaateeyaa ilaahow cadowga nagaqabo😔😔😔😔🥺🥺🥺
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 3 жыл бұрын
Waa la dulmiyey Kuwii dulmiyeyna Lama ciqaabin aduunyada,laakiin Maxkamadii Allaah ayaa dambeysa.
@hurt3094
@hurt3094 3 жыл бұрын
This story broke my heart💔
@apdurahmanosmaan1257
@apdurahmanosmaan1257 3 жыл бұрын
😢Fatima alaah always with you Sad story 😔
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 3 жыл бұрын
I really felt bad for her😰😿✌️ Waa qisadii iigu murugada badneed sanadkaan sii dhamanaayo ee 2021.Iyo Ttii iigu murugada badneed abid.😫 Iney murugo badantahay mrkii lagasoo tago waxeY diree fariin kale taasoo ah inaa mar walbo dulqaadato.Hadda qoftaan 21 sano dulmi kujirtay iyo dhib, adigaanna markii 1 isbuuc ama bilooyiin Yar dhib Yar gasho baa leedahy ilaahey Ima jeclo iyo dhibtaan maxey eheed.Dib isugu noqo 😑
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 3 жыл бұрын
Waa kugu ra Sanag asabru jamil allena S.w.T wuxu lajiraa kuwadabra.
@fatmazara2239
@fatmazara2239 3 жыл бұрын
Video aad ledahy anoo dawanaya ayaa kana soo dhigtay wlhi🥰❤
@ikramdiini9278
@ikramdiini9278 3 жыл бұрын
Subnaxallah wallahi wan ilmeeye marka daawade qisadaan🥺😭😭😭
@shukricuweydshukricuweyd1129
@shukricuweydshukricuweyd1129 3 жыл бұрын
Kaàs aabe maahin 🥺🥺🥺 cadowsanaa acuudi bilahi 🥺 ilahow hooyadeyda haiga qaadin Rabiyow 😭😭🤲🤲
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 2 жыл бұрын
Aabaha maxuu qalad leeyahay waxba ma ogee
@user-Reymaa
@user-Reymaa Жыл бұрын
Qisadan ayado Somalia sauradina yyy ugu danbeyn wa helyyy😢❤😂😂😂
@realmadridsomalifuns2875
@realmadridsomalifuns2875 3 жыл бұрын
😓😓 wlhi Waa Qiso xanuun badan ax Gabadha yar mustaqbalkeda walagu ciyarey dumarku cadowsana
@abdirahmaanxarago9314
@abdirahmaanxarago9314 3 жыл бұрын
Ilaa inta Aan sheekada dhamaysanayay waan ilamaynayay runtii 😢 QISO XANUUN BADAN😢
@queenaishakaifgacal2656
@queenaishakaifgacal2656 3 жыл бұрын
subxanallah wlhi qisadaan qiso ka xanuun badn waligeey ma maqlin 😭
@samiirahappy1321
@samiirahappy1321 3 жыл бұрын
Sheeko Aad u xanun badan🥺 Inan dhageystey wn iska qomameyey wlhi Nafsiyan wn is badaley🥺
@maariyaahmed9416
@maariyaahmed9416 3 жыл бұрын
Qisooyin waan nageysan jiray lkn Tani waa qisadii igu xanuunka bad need ee ebid aan dhageysto😭😭😭😭😖😖 😢😢😫😢😢😢😢🥺🥺
@wardaothman2529
@wardaothman2529 3 жыл бұрын
allah managu ibtileeyo kuwa aan Allh nooga baqeyn walhi 🥺❤️
@هنادي-12
@هنادي-12 3 жыл бұрын
Subhanallah Waxan maqli jiray minyaro masertay wa maan gaab😭
@hudaguletomer6024
@hudaguletomer6024 3 жыл бұрын
kufsiga iyo waxyaabah xunba badana hablaha somalida wey ku dhacan ilahay gabar wlba ha ka ilaaliyo shareftodana ha asturo
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 2 жыл бұрын
Kuwo carabta io soomalid iskuma dhabo xitaa wll maxaa kaa qaldan
@btsidol7894
@btsidol7894 3 жыл бұрын
I really feel bad for her😔my Allah protect her from the pain
@Mirann-p7h
@Mirann-p7h 2 жыл бұрын
Aameen
@QaalibDr
@QaalibDr 3 жыл бұрын
Another level mo faami🥰🥰🥰💯💯💯✌️
@ibrahimalpha2402
@ibrahimalpha2402 3 жыл бұрын
DADWEYNAHA: runtii dad badan wax kaa faaiday qaasatan ani aad umahadsantahay macluumyada wanaagsan ee marwalba nala wadagayso shukran🥰🥰🙏
@ubaxaxmed5748
@ubaxaxmed5748 3 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanuuun badan runtiii waana gabadh qalbi wanagsan maadaaama ay Cafisy oo aysan sii daba gelin.sheekada lkn waaa xisaaab meel utaala oo illaaahy ayaa ka xisabin dooona
@abdiwaligacal8913
@abdiwaligacal8913 3 жыл бұрын
Wallee qofkasta maalin ayaa kaga abaaal marin wixi uu geeystay allah ha usakhiro dhibaata aduunyo ayey aragtaye
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 жыл бұрын
Minyaro Masayrtay Waa Musiibo, Subxaanallaah, Acuudubillah
@bestyoungercr7
@bestyoungercr7 3 жыл бұрын
Another level mo faami 🙏
@ajstar4262
@ajstar4262 3 жыл бұрын
Do you play Konami 9Al games🤩🥳
@amranomar901
@amranomar901 3 жыл бұрын
La
@hhggg6809
@hhggg6809 3 жыл бұрын
22
@fahancumar5900
@fahancumar5900 3 жыл бұрын
M.a
@Abdoo.king1
@Abdoo.king1 3 жыл бұрын
Heart touched story 😭💔
@saedsultann8632
@saedsultann8632 3 жыл бұрын
Wadhadhaq 😂💔
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 3 жыл бұрын
@@saedsultann8632 Hodhodho 🤭🤣🤣
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 3 жыл бұрын
@@Jihaanjanno Foodhodho😹😹
@ilhanali2582
@ilhanali2582 3 жыл бұрын
@@marwaanmaxamed6650 hadhadhaa😂
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 3 жыл бұрын
@@ilhanali2582 sheekadi ma ila halka bad garsisen 😅😅
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 3 жыл бұрын
Gabdhaha waa dhagarta uu sheydaaan uu adeegsado subxanallaah
@naajishire8951
@naajishire8951 3 жыл бұрын
Is correct ✅😔😔
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 3 жыл бұрын
inaa liilahi waa inaa ilayhi rajicuun Allah inshaalah xaqeedi yoomal qiyaamaha ayay heli inshaalah dadka dadka dhibaana dhib ayay ku noolaan inshaalah alow naga leexi
@kingbidiho1422
@kingbidiho1422 3 жыл бұрын
Heart touched the story
@fartunhaaji
@fartunhaaji 3 жыл бұрын
Ilahey jano ha igu badalo, xanuun aan u weyn waye 🥺
@sadam6938
@sadam6938 3 жыл бұрын
I wait every single day your videos anyway keep going legend.
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 9 ай бұрын
Iga tak sheekadan ma dhamestiran kare hooyo gabar u jokto aan ahay wlh qalbiga i xanuunay Subhanalah Illaahow igaga ilaali xuman 😢😢😢
@fakhruddiindaacad
@fakhruddiindaacad 3 жыл бұрын
الله معاك يا أختنا فاطمة، قصتك أبكت عيناي وملأت الحزن في قلبي
@ciisecade58
@ciisecade58 3 жыл бұрын
👢👢🌸😩👢
@abdirahmanmoalim9034
@abdirahmanmoalim9034 3 жыл бұрын
123
@abdirahmanmoalim9034
@abdirahmanmoalim9034 3 жыл бұрын
132
@truelife6820
@truelife6820 3 жыл бұрын
Adunkaba wa intas qof aad dhashay io qof kudhalay inta akle wxba iskumathiin marky runta timado xta wll, hoyaded hdy nolalehed wey kufarxi lhed, ayadana wakaa manta ehel kale mahaysato an ilmehedas ka ehen adunkan waacajiib.
@Chanariofanny
@Chanariofanny 3 жыл бұрын
Jazakalah bro Si ficn u jeclahy qisas so gudbisay
@qalbijr3285
@qalbijr3285 3 жыл бұрын
chanalka ugu soo gudbinta fiican somali youtuber
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 3 жыл бұрын
waa sppta ay uxuntahay inaa 2bo dumara wada guursatid colaada ma fiicno💔dhibkaasoo kle ayaa ka dhacaya😭
@zamzaml___hazaani4301
@zamzaml___hazaani4301 3 жыл бұрын
Wllhi mazkiinta waaa ku dhipeen wax aysan garnyn ilahy unbaa ummaqan ummadiisaa🙏🙏🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@asmafoad2660
@asmafoad2660 3 жыл бұрын
Another level mo fami🥰💕🎉
@faadumojaamac7291
@faadumojaamac7291 3 жыл бұрын
Mukhtaarkeena Allaha ku sharfo😍
@istahilnuura6371
@istahilnuura6371 3 жыл бұрын
Runtii qisadan aad ayay ii ga yaabisay shukran akhii maxamad
@mohafodden3115
@mohafodden3115 3 жыл бұрын
Another level 💯
@queenazmaaqueenazmaa943
@queenazmaaqueenazmaa943 3 жыл бұрын
Ninkaan mo faani la dhhho wn jeclhy iigu duceeyaa😩💔
@fatmaali7909
@fatmaali7909 3 жыл бұрын
alle hakuu gargaaro jecel laguu ogeyn ciqab waaye🥲
@caashocabdiqaadir3965
@caashocabdiqaadir3965 3 жыл бұрын
Hhhh jcyl aaa na ninku naagbu lahayaaye kadhmw jah
@suomonkhan5579
@suomonkhan5579 3 жыл бұрын
@@caashocabdiqaadir3965 abaayo wallahi dheh gawadha niyada haka jawin yarey 😂😂😂😂
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 3 жыл бұрын
AniGo nagtiziYa ayaa JoogtoH😩💔🙄
@suomonkhan5579
@suomonkhan5579 3 жыл бұрын
@@sagalsaleebaan7223 😂😂😂mala huwaa
@mancity1433
@mancity1433 3 жыл бұрын
Subxaanalah wlhi gabadhaas xanuun badan ayey martay waan la ilmeeyey wlhi 😭😭😭😭😭allah akbar waxaaba kaaga daran dadkeeda😪
@amaliman8510
@amaliman8510 3 жыл бұрын
Masha allah Legend keep going brother 🤩💪
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 3 жыл бұрын
Qisadan qiso ka.xanuun. badan ma.arag 🥺😰😭 Fatima ilahay haku gargaaro. Ilaahay dhipka hakadul qaado cidiii waxaas kugu samaysay alllh la.xisaabtami doona
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 жыл бұрын
Subxaanallah! Sheeka mid aan kaa dhagaysta tii igula yaabka badnayd!!!😪😭😭😭🥺😟😢😥😰😓
@amiira5382
@amiira5382 3 жыл бұрын
walahi waa ilmeeyay 💔😭 subxanallah 😭 waligay qiso ka xanuun badan ma maqal naagti ka danbeysay xakee kubdanbeysay taas aduun iyo aaqiro kolba farxad ku noolaan maysee😭
@djmajid8511
@djmajid8511 3 жыл бұрын
Legend Always Legend ❤ 💙 🙌
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 3 жыл бұрын
Subxanallh 😪💔 Sorry wlhi waa qiso xanuun bdn 😪 Waaa ka murugooday wlhi allow silic ha na badin Yaarabi 🤲
@apdi1495
@apdi1495 3 жыл бұрын
Golden voice 🙏🙏🙏
@maryanhassan5236
@maryanhassan5236 3 жыл бұрын
Subxaanallaah walaah waa qiso xanuun badan alle ha u gargaaro inta dulman
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 3 жыл бұрын
The longest video youv'e ever done 😊😊
@maanocusman9451
@maanocusman9451 3 жыл бұрын
Allaa xanuun badanaa waa qasada iga ooya sisa xanu keda ayee wadataa runtii 😭😢💯
@nuredinabdi6721
@nuredinabdi6721 3 жыл бұрын
WELCOME BACK LEGED MY BELOVED BROTHER AND FAVOURITE KZbinR🙏💯🙏
@wllmsz5862
@wllmsz5862 3 жыл бұрын
Allah wllhi qisa hanun bdn waaye
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
Reerku xaasidsanaayaa subxanalah carabtana wxnku nacay sharf ayaa naf dhan oo bini aadam kala weyn calool xumaan kaqaadaa qisooyinka hablaha carabta ah😪😥
@hibakadam6834
@hibakadam6834 3 жыл бұрын
Very sad story😥 dhamantood alla haka abaal mariyo xumantey ugeysen fatima🤲🤕
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 3 жыл бұрын
Subxanallh. Waa qiso dhaaftey. Shee Kadani. Horaa loo yiri cida cadowgaaga ahi kaama foga...hareerahaaga ka eeg. allha kamagan galney Sharkooda .aamiin. haleysjiro azxaabta . Cidaad aamineysid waa in laga fiirsadaa 100%...allow na amaanso ..
@fardosamohamed8783
@fardosamohamed8783 3 жыл бұрын
😭😭😭😭wan ooyay Wlhi Qalbiga aya ihuray Ya Allah ugar gaar umadaada
@fataaxfataax3206
@fataaxfataax3206 3 жыл бұрын
Aamin 😓😥
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 3 жыл бұрын
Wlhi waa gabadh ay ku dhacday qiso xanun badan 😭lkn illahey samir haka siiyo lkn dadka dhibkaas gestay wexeysan ogeen in ay jirto xisab dambi malinta ay dadka dhan la soo kumi doono oo illahey ucadalad falidono midka wax dulmiyay iyo midka la dulmiyay laga abaal maridono midka wax dulmiyay naarta illaheyna☝ wax maka qarsona insha Allah wey helidonta cadalad😕❤
@radwamahamed8795
@radwamahamed8795 3 жыл бұрын
😭😭😭wllhi waa run malin baa iman donta qof walba cadaldiisa heli doono😭
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 3 жыл бұрын
Waxaan anigu hubaa Hadey hooyadeed nolan lahayd in aya sidaasoodhen umorugsanaanteen waayo hooyo mey inkirteen gabadheeda ❤😍👌🏾
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 3 жыл бұрын
Subxanallah waa qiso cajiiba Ninkaa wan u duceyey safarada kashaqaynayey
@mohamedmire8418
@mohamedmire8418 3 жыл бұрын
Is touched my heart
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 жыл бұрын
Waaba saas naagaha Shar miran waaye Aniga nin naag qabo wa necbahay walaahi hda guursato ti hore balaayo sixir kula so aadeso ama ninka kusameneso ama to danbo sida sameneso ti hore hde wanaagsan tahay waxas kunacey uga baqaa madax xanun badan stress waaye xaasle gabdhaha jeebka qiimeyan hanti mahelan hal maalin hool qaali logu tumo dahab xoga hesho jiif qaali kaga qiimo badan nolosheda u baabinesa farxad majirto wa nolol buuq miran
@caynibilan4915
@caynibilan4915 3 жыл бұрын
Saxiix abaayo
@sajarstudio5082
@sajarstudio5082 3 жыл бұрын
Walal ku sali nebigeena muxamed ((صلى الله عليه وسلم )) ina soo duceee walaal qali
@adaanosmanmaxamed3773
@adaanosmanmaxamed3773 3 жыл бұрын
Ilaahow dhibka aysoomartey qof bani aadam masoomarin ilaah ayaan kudhaartey qof bani aadam kama maqlin sheekadaan oo kale allow maxay sabartey
@hashimshariif880
@hashimshariif880 2 жыл бұрын
Wllhy wan la murugodhay Fatima 😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏👏👏👏😥😥
@babybuuu4411
@babybuuu4411 3 жыл бұрын
Ilmada waan ceshan wayay subxana allah😥😥😥😥
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 3 жыл бұрын
Subaxaanalallh subaxaanallllah wax wlba Waxa igada daran familyga dhan e sidaa u galaya ilmo ay dhaleeen😢😢 maxay sheegysa sharafta iyo Waxa ay dadka kale kaa aaminsanyihin😢😢 intay dadka kale qancinayaan ayay jiidhkoodi iyo hilibkoodi noocas u galayan 😭😭 waaalid iyo walaal toona maaaha kuwaaasi
@blacklifesmatter3791
@blacklifesmatter3791 3 жыл бұрын
Subxannallaaah gabadhyda naftayda ayaan u hurilahaa. Sumcad Mxa Iga dan ah.
@heartlessG640
@heartlessG640 3 жыл бұрын
Jaahilnimada ayaa keeneyza😌
@mahamedsaid7934
@mahamedsaid7934 3 жыл бұрын
Walahi wa qiiso xanuun baadan ruunti😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahay ha u booga dhaayo
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 3 жыл бұрын
Waa sheeko yaab eh subxaanallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fartunhussein2574
@fartunhussein2574 3 жыл бұрын
Alle idin xisaabi xaqeda way kaheli Allaw ugar gaar qofkasto oo ku dul man Adunkan korkiisa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@somalilegend7588
@somalilegend7588 3 жыл бұрын
Subxana allah alla aduunyadu xumaa ax ciil badanaaa Adunyadu cadaalad ma aha😪😪😪
@Umofficial3191
@Umofficial3191 3 жыл бұрын
Subhanallah 😢 Subhanallah 😭 wa murugo iyo calol xumo wlhi hah aduunka dhib wayb ku Aragtey ilaahey ha u gargaaro
@hafso___4869
@hafso___4869 3 жыл бұрын
As I watched your videos, my whole mind changed Fear and To avoid all the people 🤦‍♀️😅
@Mohamedali69411
@Mohamedali69411 3 жыл бұрын
Don’t trust people except ur dad or mom grandma’s grandpa uncle that said
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 3 жыл бұрын
@@Mohamedali69411 dad and mom only 👆👆
@Mohamedali69411
@Mohamedali69411 3 жыл бұрын
@@yaasiincadde1661 look I swear if someone that I don’t know tell me to get something from him am just remember this video and I well say fuck no 🗿
@cabdallashaamil2076
@cabdallashaamil2076 3 жыл бұрын
Waryaada luuqadina ku hadla
@Mohamedali69411
@Mohamedali69411 3 жыл бұрын
@@cabdallashaamil2076 bro I can’t write Somali born in Kenya 🇰🇪 then come to America so I didn’t have chance to learn Somali
@FhgggFgft
@FhgggFgft 5 ай бұрын
Wlhi qisadaas waa run aniga ayaa sacuudiga joogo gabadha qisada kusaasbsan cit ee qaraawo yihiin ayaa usoo shaqeeyay 2015 maskiin fatma
@hoodoxasan4704
@hoodoxasan4704 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u gargaaro aamin
@zuhuurabdalla5723
@zuhuurabdalla5723 3 жыл бұрын
Aad aye uxanun padan thy wxn is lahaa sida dhip umarty majirto gapar udhiptotay plse alhamdulilah malin wlpo wxd arkesa dhacdo xanun pdn 😭yaarap umadada ugar gaar oo dadka dhipayo ka hor istaag Mo faami qofka kaliya aan dhagesto waqti wlpo wll mcn allaha ku xafido
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
America ayey u carareen balse Jawaahir Xaaji Maxaa qabsaday?
37:40
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 295 М.
Zuhuur iyo Jin maxaa kala qabsaday | dhacdo sucuudiga ruxday 😲
40:11
CHUNKI SEN ALLOHSAN - ALI JOBIR FIYFIY #audiokitob
3:51:23
Audiokitoblaruz
Рет қаралды 438 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Dhacdo ay ka seexan waayeen Ree Taiwan
53:22
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 253 М.
Gaadhigan Cas Meeshaad ku aragtid ka carar intaad caafimaad qabtid
44:09
Wiil Mise Gabadh? Dhacdo Yaab badan
20:14
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 191 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН