DAG_ CIIDANKA KUMANDOOSKA OO SHEEGAY IYO ABIYE AXMED OO ARIN MUCJISO AH KU DHAWAAQAY NEWS

  Рет қаралды 11,003

HUDHUD MEDIA

HUDHUD MEDIA

29 күн бұрын

FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Пікірлер: 22
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 27 күн бұрын
Guul Somaliland 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💪💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍♥️💪💚💚💚💚🤍
@user-gh5rt6un1b
@user-gh5rt6un1b 28 күн бұрын
Muuse baahi muxuu kadooni Ethiopia 🇪🇹
@soraya.a7956
@soraya.a7956 27 күн бұрын
Waa wareey maantana dharkii ayey dhigteen xaaskii iyo gabdhihii xatee waa lagashay labadaan nin hadii layiraahdo cadeymo keena wlhi in ay san u hayn waxay shegayaan balse waa cadeynta kuwa quusta eedoooo aqlaaqda waa laysku dhaafay Farmajana tuuladiisii Qatar uu ku cabayaa mushakal mukeyfna hurdaa Muqdishana waa ka reysatay dad kabaha lagu aaso
@hassanmohamednuh4870
@hassanmohamednuh4870 27 күн бұрын
Haalkaa kagahaya.
@soraya.a7956
@soraya.a7956 27 күн бұрын
Hassan Sheikh Mohamud ayey ku.waasheen
@ismacil9022
@ismacil9022 28 күн бұрын
Luwa uguliitatihin itoobiy xa sheekh sokan labaryaya 5dakadod munafaqiin futada kahadla
@bishaarabdi2281
@bishaarabdi2281 28 күн бұрын
Gacanka cadmeed iyo bada cas kala saar
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 27 күн бұрын
Soomaali ayanu nahay anaga joogna hargaysa ha soo qaadan oday asaasaqay oo malaaihtii ka degtay
@CumarhaybeYackoo
@CumarhaybeYackoo 28 күн бұрын
Wariyayaal af soomali ku hadla ayaa tihiine wararkiina ha ugu horeeayaan deegaanka iwm
@amirofficial2718
@amirofficial2718 28 күн бұрын
Soimaalya aqoonsi siinisa tplf tigree maqale iyo amxaarada maamuladaa iyo onlf ogaadeenia
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 28 күн бұрын
Kama hurda ee xsan wuu la ogyahay. Oramadii hargeysa. Ee afsomaaliga baratay
@soraya.a7956
@soraya.a7956 27 күн бұрын
A/ Haashi waagii hore waxaa loo soo dhaweyey qabiil lkn waa wadani 😂 waana diiday riyadiina raqiiska ah ee cunfiga kabuuxo
@user-zj3ns9cs6b
@user-zj3ns9cs6b 28 күн бұрын
😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhhhh Ethiopia riyo aye ku jirta
@soraya.a7956
@soraya.a7956 27 күн бұрын
God madoow ee cadowga Somalia u shaqeeya adaa ah reer muqdisho waa wadaniyiin hassan sheikh isirkiisa waa reer Muqdisho idinkaa cadowga Somalia dhabarka ku soo qaada hadana qabiil u ololrynaaya hadana Kenya ayaad u shaqeysiin
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 27 күн бұрын
Abiy wuxu soo jeestay Somalidii xorta ahayd iyo Soomaali Galbeed. Markaa waad aragtaa inaanu Soomaali kala reebin. Taladu waxa weeyi Soomaali ha is difaacdo. Madaxweyne Xasan maanta isaga ayaa hogaamiye Soomaali u ah. Dadaalka diblomaasiyadeed waa ku guukaystay, laakiin ficil degdeg ah ha ku daro.
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh 28 күн бұрын
Muuse juudaan
@maxamadfaarax178
@maxamadfaarax178 27 күн бұрын
Maxay tahay marwaxaad sheegtaan wayburbutaymarnawaxaaddhahdaanwaaweerar
@soraya.a7956
@soraya.a7956 27 күн бұрын
War baarlabaanka kenya iyo kan Ethiopiaba waad caabudaan ee kan Soomaaliya maxaa idin tusay 😂
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh 28 күн бұрын
Kkkkkk
@bashirnoor8250
@bashirnoor8250 28 күн бұрын
Beenaale ayaad tahay ee maxaan shergareynaa
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 28 күн бұрын
Cag dheeray siyaad bare ayaa dagaal ku galiyay 1977 -1978 ,waxaad qoxooti ku ahayd dhul aadan lahayn , haduun baad dad u soo eekaanaysaa oo moqorafadihii dhigtay ,wali ma u xiisaysaa in aad moqorafadii iyo xeyihii ku noqoto ,dhagax buur iyo qabritahar ku mash quul sidii aad u hore marin lahayd , umada somaliyeed isku dal iyo isku dawlado midna maaha ,masar baad u ahaan jirtay waardiye u ilaaliya biyaha wabiga,cag dheer Jabouti miyaysan shan dakadood u shaqayn Ethiopia ,ma reer somaliland oo 1840 kaga saxeexday ingiriiska markab dushii ,ayaad Ethiopia oo hadaba ubokh joogaan maraakiibteedu leedahay way boobaysaa ,oo waxaanay arkayn adigoo cag dheerihi u arkaysaa ,waar hasan sheekh waxba kuma lihid ,muuse biixina waxba kuma lihid ,ismaaciil omarna waxba kuma lihid dhulkaaga iimaanso.
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 22 МЛН
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 13 МЛН
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 33 МЛН
The Rise and Fall of the Soviet Union -- Lessons for Socialists
1:08:30
BreakThrough News
Рет қаралды 56 М.
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 22 МЛН