DAGAAL: Boqor Buurmadow oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Harti!!

  Рет қаралды 18,542

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Boqor Buurmadow oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Harti!!

Пікірлер: 161
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 6 күн бұрын
Ilahow somalida danatoda garanasi oo nabad kala dhexedhig😢😢😢😢
@Salamin77
@Salamin77 6 күн бұрын
Wuxuu isku dirayaa Majeerteen iyo Warsangeli iyo dhulbahante.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 5 күн бұрын
Subaxaanallaah Subaxaanallaah Allahu Akbar GUUL HARTI 🇸🇴🇸🇴
@luulsharib
@luulsharib 6 күн бұрын
Subxaanallah waxaas baa boqor loogu yeedhi Walee Somalia ku waas oo madaxa laga guro mooyee waxba hagaagi mayaan
@ayaanKh-en1cy
@ayaanKh-en1cy 5 күн бұрын
caac adeer kuwiinu markay waxay doonan ku hadlayaan ma quraanbay akhriyayeen
@jasminaden4772
@jasminaden4772 5 күн бұрын
Waa barabuganto iyo. Qabiil kicin iyo colaad 😮
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 күн бұрын
Asc mudane ❤❤❤
@AxmadMuuse-lr2dd
@AxmadMuuse-lr2dd 5 күн бұрын
Boqorku wuxuu ka jawaabay wixii kasoobaxay shirkii badhan waajib baanay ahayd inuu ka jawaabo
@ibadojama4506
@ibadojama4506 6 күн бұрын
InshaAllah huseenow I hope one day in ay raxma yare soo qabato buur madow like cabdi bootaan oo nearly two years xabsiga laascaanood dhex fadhiya
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 5 күн бұрын
Boqorka geeska aFrica🇿🇦🫶🏻🖤
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 6 күн бұрын
Subaxaanallaah Allow hanaceebeyn Subaxaanallaah
@zamzam5255
@zamzam5255 6 күн бұрын
SUBXANALLAAH ILLAAHEEY ISAAGA KALIIGII HAKU EKEEYO
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 күн бұрын
Kanu maahan boqor ee waa mooryaan
@RumaanG
@RumaanG 6 күн бұрын
Been madowoow reerkaagaa dad ugu tabar yar.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Haday uuga tabar yar tahay ceerigabo kama qaxden afkanoll itall baran bato kurigu suldabka Aya nuura afcas la ziyay😂😂
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 5 күн бұрын
@@SuhaybCabdi-ku3re reerkiisu lascaano ayay ku xiran yihiin waxna uma tarikaro
@osmanfarah2939
@osmanfarah2939 6 күн бұрын
Thank you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@seed3966
@seed3966 5 күн бұрын
Asc kkkkkkkkkkkkkkkk odeygu beentaas haka istaqfiruleysto xasan m ssc mategikaro subxaanallaah🫵😎🫵
@egagsuada
@egagsuada 6 күн бұрын
Somaliland is part of somalia, this region divided to 3 state, Isaqland, Awdal State and SSC state. Two of states Awdal and SSC never announced to be independent from Somalia. No point Isaqistan use force to kill innocent people just want to be part of Somalia Federalism. ✌
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Somalia kaliya waxay ka talisa Muqdisho jubaland and putland are independent of filed County
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 5 күн бұрын
IsaqLand waa dagaa G/sool iyo G/sanag zxb from awdal state 😂 ee Jamhuriyada SL maha idor
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 5 күн бұрын
Isaaq lan sow sool iyo sanaag ma dego
@abdifatahali4733
@abdifatahali4733 5 күн бұрын
@@dhiibsanetvshow ma dago Sool. Sanaag na waa looga badan tahay. Minority bay ku yihiin Sanaag. The point is Dad aan aminsanayn Aragtida gooni goosadka haku khasbin oo ha layn
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
@@abdifatahali4733 afkanloo itaal baran baro sool iyo sanag qa daga hooyada ba looga badan yahay sanag 3 gobol Ana ka takiya halka sool kaliya sool bari kaliha anan dagin inta kale isaaqba dagta
@myabeyle4648
@myabeyle4648 6 күн бұрын
Ahlaan Wasahlan Dr Hussein Jama
@zamzam5255
@zamzam5255 6 күн бұрын
ODEYGAN WIILKIISA KAMAA DHIIMANAYO MANAA GOOBLAMAYO WIIL UUSAN DHALIIN AYUU DAGAALKA GALINAAYO ILLAAHEEY HAA NAGAA QAABO ISAAGA IYO KUWAA DAGAAL LAA WAADO
@walaalka2362
@walaalka2362 5 күн бұрын
Soo soco eeyowhow madoowga badani
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 5 күн бұрын
Waa Kala Qaybi harti dhulbahante iyo warsangeli dhan buu u magacaabay asagoo ka reebay puntland u jeedadiisa waa Kala Qaybi harti sidaas darteed harti ha u madoobo Beenloow ga kaabo qabiilka Isaaq way u dhasheen beenta shiiqooda iyo sharmuut kooda way ka siman yihiin adeer harti ma Kala Qaybin karto tuug yahoow u soo jeestay in uu xado dhul uusan lahayn xabad uun baad taqaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasra9564
@nasra9564 4 күн бұрын
Cidaan waxaan jirin maxaay usheegaan Xasan sheekh unabsanayaa
@hashiugas1603
@hashiugas1603 4 күн бұрын
Boqor Buur Madoow Waa Munaafaq
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 6 күн бұрын
Burmadow wuxu isleyahay isku dir HARTI khasatan MAJEERTEEN iyo HARTIGA kale : CLASSIC DIVIDE AND RULE strategy which they learned from their colonial masters (British)
@MabarikJoon
@MabarikJoon 6 күн бұрын
masha Allah boqr ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abdullahimusa9360
@abdullahimusa9360 6 күн бұрын
Dhaqaala ayuu Ku raadsanayaa dhiigga dadkiisa
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 5 күн бұрын
Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.
@goojacade4325
@goojacade4325 6 күн бұрын
Imisaa laydin baryaayey waar kaalaya meydadkii aad daraad kaga yaacdeen birta dheer iyo shangeed qaata huwaneey Im badan baa laydin sabaalaynayee utoosa holaca iyo baaruuda isaaq nabad dambe la wey diin maayee waxa ka heshaan cidna waxba haka siinina
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 6 күн бұрын
Buurmadaw wuu ogyahay in xasan sheekh ay maamulaan xildhibaanada Iidoor, iyaguna waxaan burburka somaali ahayn kama shaqeeyaan.marka waa in loofeejignaado erayadaa odaygaa munaafaqaa!!
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Labada siilkaga in lawaso oo laso afjaro Aya ka Fudud silow
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 6 күн бұрын
Magaca qabiilka aad baa dad badan u jecel yihiin. Meeshaan wax harti la dhaho ma jiro. Harti kala maamul buu noqday. Dhulbahante iyo Warsangali dheh. Isaaqa hal maamul ku mideysan yihiin. Halka Hartiga qaar uu Puntland ka cararayo.
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Yaa tahay boowe?
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Waadiga leh isaaq waa hal hartina waxba isuma aha?
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 5 күн бұрын
Weligoodba Waxaay sheegijireen Daarood baa Sooduuley Nayuuboolis Amadoobe Mareexaan Iyo Doolada xasan Waamarka aay Rabaan in ISAAQNIMO IYO SLAANIMO LA ISUGU YIMAAD
@RumaanG
@RumaanG 6 күн бұрын
Been madow baa layiraahdaa kadaabka😂😂😂
@BarkhadleaadanDiiriye
@BarkhadleaadanDiiriye 6 күн бұрын
Boqor been cad😂😊
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 6 күн бұрын
Walaahi balaayo- waa sheydaan
@AbdullahiAbdi-o1v
@AbdullahiAbdi-o1v 5 күн бұрын
Runbuu sheegay boqorka
@Umo580
@Umo580 6 күн бұрын
SUBXAANLAA WAWAX U JEEBKIISA KAKEENAY SACA MADWO YAAUGALIITA COLAADA UHURINAYO
@abdulqadirwarsama1828
@abdulqadirwarsama1828 5 күн бұрын
Boqorka mooryaanta weeyaan! Boqor sharafeed maaha 😅
@shukrijama5399
@shukrijama5399 6 күн бұрын
Waa reer dhan oo wada borooranay idoor 😂😂
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Ka ceerigabo ka qaxiyay Aya baroornaya guryhagi ka dhacay siilow kalay girigi an kugu wasi jiray kuso noqo
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 5 күн бұрын
​@@SuhaybCabdi-ku3re waa laidiin soo socdaa afxumo waa tii laidin ku soo qabqabtay sidii hore
@abdiqadirjahorosman820
@abdiqadirjahorosman820 6 күн бұрын
Somaliland nabad ayey wax kurabtaa se hadey ku waydo dagaal ka fiirsan mayso dhiig kastoo qubanaya iyo cid kastoo ku madhaneysa anagana ha ahaatee
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 күн бұрын
Belo madoow isagaa hal tuulo oo ceel afwayn ah ku leh sanaag ceerigaabana xaafada dayacan
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 күн бұрын
Waxas beenta qudka utahay ayaa soomaali odayal ku shegtan. Rabbi uga baqa dabka aad shidaysan subxanallah.
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 күн бұрын
Waxey rabaan iney fashiliyan dawlada ciro
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Allow colaadaha naga dami
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 6 күн бұрын
Muuse. Iyo buurmadow. Waa. Odayaal. Habaar. Qaba
@SiaAbdi-e9x
@SiaAbdi-e9x 5 күн бұрын
warbeenta jooji shiikh baa iska dhigtaaye xasan ssc hub umaquuree inikaa urur samaale isla ahaaye
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 күн бұрын
Odaygani waa musaylama al kadaab
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Kuwa xalane kaaga taliya maxad odhan😂
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 5 күн бұрын
Qali haabnimada waa waxa xeryaha qaxoontiga Odin dhigay 40 Sano Hadana waxad rabtaan inad Somaliland ta tatabataan waa loo wada jooga waxad ka daa iidan
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 5 күн бұрын
Subxaanallah waa munaafaq Odaykasi ilaahay ku soo qabey,Keep going guuleyso 💙👍
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud 6 күн бұрын
ruuntad sheegtay somaliland weli muusa biixi ayaa xukuma wayo waxanu nahay suber subeer awal marka tegimayo musse hadal yaanu ka tegin
@abdiMMjama
@abdiMMjama 6 күн бұрын
Oo maxaad uga hadli wayday dagaalka ay ku dhawaqeen harti , dayuus ilaa qabyaalad
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 5 күн бұрын
baaqal buurmadoow waa shaydaan dhulbaahante ariinta iidoor wali ma dhaawa Habar maxbuus jeclo naaraha ka warabiya.
@Mahadcali-y4j
@Mahadcali-y4j 6 күн бұрын
War nin waalan cabsanayaa Harti waay dhcya nin .. Reer xamar xaala qaaty
@avoidcruel744
@avoidcruel744 6 күн бұрын
Huwaneey runta ka sheeg
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 3 күн бұрын
Hadlkiisu waa munaafaq khalkhal iyo marin habaabin sida dhafiikriisa ka muuqata
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 5 күн бұрын
Munaafaqoowa Colaada daarooda oo dhami.badhana kaga dhawaaqeena maxaada u sheegi weyadaye
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 6 күн бұрын
Qabyaaladii oo lugaynaysa
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 6 күн бұрын
Anigu. Maalintii. Ladoortay ciro. In. Lasiindoono kursi isbuunyadii. Laga fujistay. Iyo madaxtooyo. Daaqadihii. Laga. Fujistay
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 5 күн бұрын
Dameer madoow 🫏 Waa Beenaale.
@Salamin77
@Salamin77 6 күн бұрын
Waxay ka baqayaan Maxamed Harti inuu dagaalka soo galo.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 6 күн бұрын
Oo maxaa u diidaya Mohamed Harti. Harti miyaanu ahayn Kan wada dagaalama? Yaa isaaq u fasaxay inay isku duubmaan, Harti na u diidi karaa? Aad u feker
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Maxamuud harti maxay ahayen kuwa jedalka la dhici jiray ceerigabo hasp galan wixi 1991 ku dhacay Aya ku dhici
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Hartiga wala layabay comments ka ooynaya aderr ceerigabo kii iska laha aya jooga kangabkina wu qaxay comments layskuma xoreyo😂
@fadumowarsame2030
@fadumowarsame2030 5 күн бұрын
Wamaqaar saar no madax wene
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 күн бұрын
Dagaal ooge buurmadow
@SOMALI-EFOOTBALL
@SOMALI-EFOOTBALL 6 күн бұрын
ceerigaabo waa magalo isaaq dadkii qaxay lacagtiina soo doonta
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 күн бұрын
Soomaalidu waxay tiraahda Wan weynbilaa la gowraco Indhohiisa kor ma egaan Buuradow inuu yiraahdo Harti ma tashan Karto xakee Ka keenay awoodaan Tan kale odeygu waa Doqon miyuunan ogeyn in diyaar looyahay Xuduuda cayn ilaa Ceergaabo
@Salamin77
@Salamin77 6 күн бұрын
Waa beentiis abti looms aha waa Iidoor Iidoor dhalay.
@Mohkh647
@Mohkh647 5 күн бұрын
Xusenow horta adigu kenyanka iska xore marka harti kahdal cuqdadad bad qabta oo xanuuba laydhahdo isaaaqba idnhye dardooow
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 5 күн бұрын
Waryaa hee idoor waashay weeye Buumadoow Maxishoodo Waaa dhaandhaan Wax ka qabsado media ha maleh Miyaaa Ninkii waalaa dheh
@dahirali5436
@dahirali5436 6 күн бұрын
Odoyashaas soomalia Roger oo dhiig iney daadiyaan u orda markasta ilaah kama baqaan miyaa iney dhimanayaan ma'oga miyaa alow sahal umuuraha cajiib cajiib cajiib
@MMMM-gr4zv
@MMMM-gr4zv 5 күн бұрын
Kadaab qalbi xun
@salman0515
@salman0515 6 күн бұрын
Odayaasha harti dagaalkay ku dhawaaqeen maxaad uga hadli wayday qabyaaliste xun baa tahay oo dhinac kararan Kuma raacsani buurmadow hadalkisa Laakiin aaway cadaaladu?
@Logictalks1
@Logictalks1 6 күн бұрын
Hasha geela cantee cabaadda waa daarood Waa dagaalkaa oo abadiya ah nio 😅
@Gmaaad
@Gmaaad 5 күн бұрын
Been madow cabsi baa kamuuqata wuxuu ogyahay warsangali iyo dhulbahanta oo umidooba inee iskacelinkarin marka hadu sas ucabsanaya muu dulmiga iskadhaafo 😮😮😮
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 10 сағат бұрын
Mxd adigu arimaha boqorku ka hadlay ku beeninkartayod nala wadagaysa xuseenow ind wxkasto fikirkaga ahna naga dhaadhiciso macquul noqonmayso wxii jira iyo wxn jrinba ind adigu kaligaa somalida usoo gudbiso lgulana qaato hkayaabin arimaha qaarka nusqaaniyo liidnimo wxn ahyn ka kasbanmayside nagala tag malaa awlkaga iyo garaadyarantadanad aadnoola timado marksta wxd hda kugusoo cadcadaaneysa aragtiyahaga qabyaaladeysane 😢
@SPharaoh
@SPharaoh 6 күн бұрын
Qaaducal dariiqii Ninka iidoor af duuban jiray wuxuu ka mid yahay 700 ee iidoor ee isinka isku magacaabay. Ogaaday Garaad iyo Boqor waxaa dhaqan u leh Daarood. Adigu ha u ansixin.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Mj oil 🛢 adi waxaas ka ahow dacishba 2025 dalkaga ka dagalamaysa langabka tahay wase
@SPharaoh
@SPharaoh 5 күн бұрын
SuhaybCabdi, iidoor aan abtiris laheyn oo maalinba qabiil iyo qawmiyad hor leh sheegta miyaad immoodday. Laangaab waxaa ah midka iidoor ee ciil ka qaba ee lafaha watay 30 sano ee aan abtirsan karin oo aan kala hadhin. U kala QOODHE salaax iLma Daarood Ismaaciil.
@caliducaale464
@caliducaale464 6 күн бұрын
Hooyadaa buurmadawi wasye kuwii colaada iclaamiyey maxaad uga hadliwaydey
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 5 күн бұрын
Boon Mareexaan qudhun
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f 5 күн бұрын
Xagee soomariye ma diyaarad ayuu sooi qaadey isdii juba land waydiiya boqor buur modow?
@CabdiJamal-l8y
@CabdiJamal-l8y 6 күн бұрын
Waxaan hubaa 100% hadii boqorka reerkiisa ay sitoos ah ugusooduulaan oromo ama axmaaro inuu waanwaan iyo baryootangalilahaa Halka uu hada dad somaliyeed oo oodwadaag iyo danwadaag ah hurinayo colaadooda waa wiil iyo abtigiis waxa uu iskudiarayo aqligii mee diintii mee dadnimadii mee somalinimadii mee dhaqankii mee aakhirona mee
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 6 күн бұрын
Faqasheey welcome 🙏 naartii ifka maxaad soomali ugu meeraysan 2year baad dagaal nagu haysaa awl ciidankuu ahaa hada shacabku tuugadaa xooli dhamaysay in lays ka qabto ayaa la iclaamiyay soosoco😂
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 5 күн бұрын
Ina jaamacow anigu lascanod baan joogaa waxan buurmadow sheegayana waa been.xasan iyakuuba la jiraa,annaku waa jeclaan lahayn in uu na taageero waayo magaca somali baan ku dagaallamayna balse bilow ilaa dhammaad xasan sh.iyakuu la jiraa
@Rampo-v7k
@Rampo-v7k 5 күн бұрын
Maxaad uga hadli weyday kuwii lahaa dhiiga isaaq janadaa lagu galayaa hhh
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 5 күн бұрын
Ximaar
@Gucumaale
@Gucumaale 5 күн бұрын
Boqorku ma beenlow buu noqday war odaygu wuu xanaaqsan yahay malaha
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 5 күн бұрын
Asc wr wb Camo o ma wxd Na ledahy ben maaha adero xuseenow film kan wanu fahaney ee rerkaaga raac marna mel kle ku xoqo mahmaah baa tidhaahda lax dhukani mel ay ku xoqoto ma waydo
@fadumowarsame2030
@fadumowarsame2030 5 күн бұрын
Burmadow wanin ubaahan takhtar sotu dagaal rabey. Asagu
@AxmedfaaraxAxmedfaarax
@AxmedfaaraxAxmedfaarax 5 күн бұрын
Munaafaq ciro iyo muuse waa isaaq iyo buurmadow ba waa reerkii adeerkaa dawladiisii riday ee daaroodna gumeeyay ilaa aad gaadhay in wiil yaroo tiktokers ahi dadkaaga ubaaheeyo 😂😂 kolna amaan iyo wanaag inagama dhaxayn oo kaama filayne waxaad ogaata maalin dhow somaliland in la aqoonsan doono idinkuna afoomo irirsamaale ah noqon doontaan 😂😂
@Salamin77
@Salamin77 6 күн бұрын
Dhilo futo Madow.kaasbaa boqor u ah Iidoor.
@Gladiuspax
@Gladiuspax 6 күн бұрын
Badhi madow calaacalka jooji oo meesha ka carar
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Kii cararay wala aqana ee guryahisi ka cararay 😂😂
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 5 күн бұрын
BOQOR BEEN MADOW WAA BEENALEH MUNAAFAQ UURREYEY EEDADIIS.
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 5 күн бұрын
Camo shalay manta aya ka danbeyse mandhow marin habaabin bad wadaye manu yelin
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Camo shalay jeedalki shalay iyo maanta Kala saar
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 6 күн бұрын
Wa idoor iyo beenti 35sano filmadi hore o beenta Idoor waye.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Ka gurig ceerigabo xoog kaga qaday maxad odhan faqashey 😂😂
@IlhanMohammed-yj3iz
@IlhanMohammed-yj3iz 6 күн бұрын
Run hadii la doonayo soomalida ninwalba ilahay Mel bu Ku abuu tan labad waxan badhan lagaga dhawaqay wa wax islaam nimada Ka dher sababtu tahay intas oo nin oo madax dhqameda xilka sarani wuxuu aha in ay ilahay Ka baqan bur madon Wu yaqanaa sida dhulka soomalidu ukala degto isku soo dub warsangeli dhulbahante habar jeclo ceergabo wa Ku degan markad nin waliba dhulkisa ha iiman sado ceergabon sadexdina rer si wanagsan had ugu nolanaysan ahlowasahlan Hadi kale ninwalowba wa taqana dhulkag iyo halkin ilahay kugu abuuray ceergabon cidaleh wa la yaqanaa carurtina Ben ha u sheginina dhulkoda baray iyadonay xumaan ahayn soomaliyi wa in istaqan oo reer waliba gobol can Ku tahay oo lagu yaqan
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 6 күн бұрын
Waar yaa kuwii nabada diiday khayrkii weeyaandee dagaal baad qadateen daarood iyo soomalidaay isaaq na wuu kula qaatay bes bal ninka dhibto eegnaadee
@aminam3470
@aminam3470 5 күн бұрын
Buurmadow wa munaafaq beenale ah
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 6 күн бұрын
Idoorow hassan shiek haduu hub hasto magaaladiisa buu alshab kaxureeyn sanlahaa Idoor harti baa wadnaha gooyay Idoor hada saa ubaqyysid shukaaga ku ekow
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 күн бұрын
Harti hada wax yihin ceerigabo guryahooga lacagtooda iyo mayd kooda kama cararen yaa ibnu langab
@AwilAbdi-z6o
@AwilAbdi-z6o 6 күн бұрын
Kkkkkk
@Allas24post123
@Allas24post123 6 күн бұрын
Ninkaan ween bal illadaawo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 күн бұрын
Belo madoow waa dibjir waa dilaal adhi u gudbay mooryaan beentiisu waxay la gashay in uu Marwo laba garaad caruur u dhashay uu caayo
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 6 күн бұрын
Ninkami u jeedadisu waa isku dhac hartiga dhexdisa macnaha fahan xasan maxa ka quseeya hartiga
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 5 күн бұрын
Kkkkkk odaygan maskaxda ka jiran wuxuu doono ha sheego diyaar ayaa loo yahay rag iyo dumarba dagaalka waanu galaynaa odaygan gorile u eg 🦍anagu ma dhalno gorile ee waa garac habar jeclo ah iska heloo ina igare duli afbalaye cali uraaye cadho wayne car iska celi dhulbahante 👊
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 6 күн бұрын
Jamacow maxay kuula xumaatay markuu hadlay ninkan buurmadow? Maxaad uga Halifax weyday markii odayaasha harti ay ku baaqayaan dagaalka? Nin caafimaad qabaan ku Monday aye cajalad qaraami ah ayaad jeebada ku wadataa ninkow.
@simaasma3095
@simaasma3095 5 күн бұрын
Been madow abtiyaashayo midh laguuma ah waa waxay lamadhanayaan naasku idin qabay ilaahow kuwan soo hanuuni
4 Qodob oo ay ku kala duwanyihiin Daacish & Alshabab!!
8:26
Hussein Jama
Рет қаралды 7 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Maxaa keenay heshiiska barika dhexe ? Waa kuma qofka keenay ?
25:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 74 М.
habar jeclo waxay difaacan doontaa dhulkeeda
10:23
Nimco Darajo
Рет қаралды 32 М.
SOOMAALI WAYN OO WACDARO KA DHIGTAY LONDON | *XEERKA CIISAHA* WOOOW
18:29
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 61 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН