Dagaal dhex-maray ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Daacish | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 52,055

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 күн бұрын
Waa film india iyo projekt puntlland
@Nadiir2024
@Nadiir2024 2 күн бұрын
Good job ciidanka puntland
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 күн бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@abdiahmed484
@abdiahmed484 2 күн бұрын
#عاجل .. غدا رأس السنة من لايحتفل برأس السنة يشرفنا بالصلاة على الحبيب المصطفى🎉
@AbdulkadirOmar-x3x
@AbdulkadirOmar-x3x 2 күн бұрын
Guul putland ❤
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 2 күн бұрын
Naftii halige dheh nafti hure maahee😅
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 2 күн бұрын
WAA nasiibdaro in dhiiga askariga soomaliyeed layiraahdo oday haka taliyo
@aliibrahim1012
@aliibrahim1012 2 күн бұрын
Naftii hurre❌maaha 😅EE 😅naftii halige🤝dheh✍️
@yariisoowcade6293
@yariisoowcade6293 2 күн бұрын
HAPPY NEW YEAR
@abassadan2541
@abassadan2541 2 күн бұрын
Subxanaalla
@mohamedbaniin4335
@mohamedbaniin4335 2 күн бұрын
Puntland jab culus aya gaaray
@mohamedhighman350
@mohamedhighman350 2 күн бұрын
Hooyadaa miyaa kugu tiri dhiladii ku dhashay was
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 2 күн бұрын
Nafti hure hadhihin EE nafti halige dhaha, Nafti hurinimo WAXAA loo isticmaalaa wadaninimo iyo qof wax wanaagsan naftisa u huray. LKN kan WUXU ahaa nafti halige aan wax nafhurnimo LAGU sheegi Karin
@koshinhassan9120
@koshinhassan9120 2 күн бұрын
Waa mida xassan munafaq kuso wajahan mardhow haday dan u tahay ha is casilo inta xabsiga la dhigin madama uu galay khayaano qaran Dhaxalkii umadana uu iibsadey Dalkana u ka huruiyey dagaal sokeeye boob, dhac, iyo barakicin bulsho ✅✅
@korkore4819
@korkore4819 Күн бұрын
Qof daacish ka dhex hadlayo ayay u egtahay yaab.
@Calicabdulahi123
@Calicabdulahi123 2 күн бұрын
Guul butland
@Hon.gardiid
@Hon.gardiid 2 күн бұрын
Waxaan idaacada suaalayaa waxay tahay sidee looga wareysanayaa weriyo jooga Nairobi kenya. Waa yaab
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 2 күн бұрын
Sida madax weynihi hore ee South Korea loo maxkamadeeyay waxa ubaahan madaxdi dalkan Somalia meesha uu yaala dhigtay.
@jamaisse-q2y
@jamaisse-q2y 2 күн бұрын
Saxid isqarxuhyuhu nafti hure ma'ahane waa nafti halig
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 күн бұрын
Wakaa dadka nool ee dunidan Inala jooga sidasay madaxda Ula xisaabta mayan !!! Kuwa anka dhashayna ???
@abdiabdullahi2594
@abdiabdullahi2594 2 күн бұрын
Waa in latoogtaa qaaimiinti dilay Ciidank a
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 2 күн бұрын
Dooliga shabaqa inuu kudhacay waan aragnaa 😂😂😂 waxwalboo laguu sheeko ma iska qaadanaysaa 😂
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 2 күн бұрын
Tirakoobka aduunka satarlaatka ama dayax gacmeedka ayeey waxbadan kalasocdaan magaalo kasto inta kunool waay lasocdaan Argagaxiso duurka iyo saxaraha kujirto ayaa halis ah waa BEEN.
@KulowAliyowmaxamad
@KulowAliyowmaxamad 2 күн бұрын
🎉🎉🎉
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje 2 күн бұрын
Maxey yihin kuwa haashka sigaarka isla cabayo wariyaha meel fican uu istago ma wayay😅
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 күн бұрын
Madaxwaynahaa kuriya wuu Nasiib daran yahay wayo!!! Haduu somali ahan lahaa Iska Dhaaf inlala xisaabtamee Geesi buu noqonlahaa????
@Deeq_official
@Deeq_official 2 күн бұрын
Putland iyo aaaac aaac cusub
@xisolle-4
@xisolle-4 2 күн бұрын
War askartan bilaa booshka ah ee hal halka qasnad wata yee la dagalayan😂
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 2 күн бұрын
ALSHABAAB MAXKAMADA HALAGEEYO KUWA KALE E QALAD LEH ODIYAAL HALOOGEEYO SIDAA WAA DOWLADNIMO😂 WALEE DOWLADNIMADII CADOW AYE LEEDAHAY. HADA QOFKII QALAD GALO MAXKAMADA ODIYASHA MIYAA LAGEYNAA SHUUTE IYO BAS MIYAA. 😂
@AxmedAdan-y5p
@AxmedAdan-y5p 2 күн бұрын
Wariyaha boosaaso waxay tidhi gaariga qarxay waxa waday naftiihure argagixo Muslimka dhigooda daadinaya laguma tilmaami karo maftii hure falastiiniyiinta oo kale ayaa naftood hurayaal ah
@HalimoHersi-u4p
@HalimoHersi-u4p 2 күн бұрын
Xsddd
Maxaa ka socda Suuriya? | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 33 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Ɗanngal Ceerno Alh Aamadu Tijjan,  Faade Dakar, le 01 01 2025
15:21
Gounass TV mg
Рет қаралды 2,5 М.
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 249 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 03.01.2025
18:56
VTV Somali
Рет қаралды 1,8 М.
DFS | CIIDAMADA ITOOBOYA | DACAWALEY | ICTIRAAFKA SL | MW MUSTAF
39:17
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA
29:41