Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa

  Рет қаралды 97,767

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa

Пікірлер: 20
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 25 күн бұрын
Thanks Mowliid with mufakar a sheikh Abdulrahman, mowduuca oo dheer una baahan in la siiyo jawi iyo waqti ku haboon, waxaan isku deyi doonaa inaan u dhameysto si dhug leh, bi'idniLLaah.
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 Ай бұрын
MASHA ALLAH TABAARAKA LAAH, MOWLIID MAANTA SHEIKHNA MIYAAD NOO KEENTAY ,SHEIKH OTTAWA ONTARIO CANADA. ALLAH YACISAK SHEIKH ABDURAHMAN BASHIR MUFAKIR KABIIR IYO SIYAASI.🎉🎉🎉
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 13 күн бұрын
Thanks so much, this is very interesting program , so that I will come back for special reason to listen this program.
@husseinmohamad6546
@husseinmohamad6546 Ай бұрын
Maasha Allah sheeq cabdirahman Ahlaa mufakir Somali wadani
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 2 күн бұрын
Caku nimaan qab lahay. Oo qof walba fadhigiisa ugu tagi cadow iyo saxiiba
@dhhol77
@dhhol77 Ай бұрын
Wlhi waxan aad uga murugonayaa somalida oo ku jirtaa hurdo iyo suuxdin dheer illahey haka so kiciyo💔🥺
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw Ай бұрын
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 14 күн бұрын
Itoobiya badda soomaaliya marabtee waa lala rabaa waxaana gadaal ka taagan wadamo waaweeyn oo hada isqarinaaya tusaalana waxaa soomaalida ugu filan turkigii eey walaalka ka dhiganaayeen oo eey badooda ku aamineen sida uu uhadlay
@mohamedahmedqadhan1803
@mohamedahmedqadhan1803 3 күн бұрын
Eebe waxaan uga Barbara somali dotaasiyin kuwan dhaanta,ninba ha deer soo galay arguing duco ah ayuu soo ban dhigay😢.
@MrNur1970
@MrNur1970 2 күн бұрын
Falanqayntu. Museeheedu. Aad. Buu. U hooseeyaa. Wakhti. Badana. Waad. Qaadateen
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Somali hal qof oo mufakir siyasiya oon ahyn cabdiraxman Bashir oo kale male ,maxa dhalinyarada jaamacadaha reer galbeedka ee ugu sareeya ugaso bixi waayeen,yaa qaranka iyo umada badbadin doona,yaa bararujin doona Indhahana ufui doona ? Allow sahal !!!
@cnajeebcrasheed3615
@cnajeebcrasheed3615 Ай бұрын
In.a sxb Waa aniga allaha idinkii🇸🇴🧠💯💯
@Xirsiev
@Xirsiev Ай бұрын
Inta badan dadka diinta ku xeeldheer ee waaqiciyadna ku darsadaa waa dad inaba caadi ahayn, shiiqa Alle ha noo barakeeyo
@AliCiilmi
@AliCiilmi 29 күн бұрын
❤😢
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p Ай бұрын
Jamhuriyadda Somaliland ee Barakaysan si daasuu ku caashaqay
@MHM25TV
@MHM25TV Ай бұрын
War hedhe views raadis miya tahay war hore mid cusub noga dhigine
@draadanaxmed6271
@draadanaxmed6271 3 күн бұрын
Banamishķu muux kusabaasnyahay. Mueliidow. Haladaha aduka oo dhan inta laga gaaro ,haa wadmasantsahay muwliid sh cabduraxman ,dadka kale ee ka qayb qatey dr Aadan ahaan mahayo telkaga ee wan ka soo qayb gali lahaa runti wixii fikir ah ee aan qabo
@diasmahamud9330
@diasmahamud9330 2 күн бұрын
Sacad dayax waa wiilkoodii ,,gabadheenana waa dhimatay warxumada meel la fariista
Sirta siyaasadda arimaha dibadda ee Maraykanka waa afar Xaraf
25:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 46 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
'WATAAS BEENTII MASAAJIDKA | ITOOBIYA OO MARKALE GUULEYSATAY'
29:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.