Dagaalka Beelaha Abgaal, Duduble & Habargidir isku dhinac Ah oo Muqdisho Ka Curtay..

  Рет қаралды 42,990

Daauus Media

Daauus Media

27 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 156
@UmucubeydCabdi
@UmucubeydCabdi 25 күн бұрын
Markii laami la idin dhisay La idinsoo caanbixiyay Canacsiyo aad ka hesheen Maa is bada sheen Waxaasoo dhan iyo quruxdaas iyo amnigaas markii la qabanaayay intee jirteen
@somaliparents2879
@somaliparents2879 25 күн бұрын
Xasbuna Allah wa nicmal wakiil Rabbiyow Soomaaliya faraj degdeg ah u fur.
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 25 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XaawoFarxad
@XaawoFarxad 25 күн бұрын
Scw
@user-pp9kg9nh8j
@user-pp9kg9nh8j 25 күн бұрын
Wawarey ilaahow xisada daji dowlad Islamic ah musxafka quraanka inagu mamusho inokeen aamiin yaa rabi 🤲
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 25 күн бұрын
Aamiin aan shabaab ahayn
@user-pp9kg9nh8j
@user-pp9kg9nh8j 25 күн бұрын
@@Xilwa_Xaggi Aamiin yaa rabi 🤲
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 25 күн бұрын
@@Xilwa_Xaggi maxaa shabaab ula soo boodey kitaabka halisku xukumo oo xaq maaha
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 24 күн бұрын
@@jamaabdi-ym6dr alshabaab iygaa kadaran yaguuda oo ugu xun kitaabka in aay taabtaan waa khawaarij u shaqeeyas CIA da mareekanka
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 25 күн бұрын
ILMAHOODA QURBAHA AYEEY UGA SOO TAGAYAAN DAD MASAAKIIN AH AYEEY ISKU DIRAYAAN QURBA JOOGTA sAFAARADOODA HALAGU DACWEEYO BAASABOORKA HALAGALA NOQDO
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 24 күн бұрын
HURDADA HADAAD KA KACDEEN SI TOOS AYAAD U HURDI DOONTAAN HADDA KADIB.
@user-umuAli
@user-umuAli 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 24 күн бұрын
Abgaal baq baqdooda waa waxa Somalia ka dagi la’ dahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 unukaa leh socon mayso.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 24 күн бұрын
war wadanka halke loo wadaa From BOSASO
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 24 күн бұрын
Dadka ibadan ka yimid uma dhalan miyaa wadanka sidee wax ka yihiin waxaas ma xasidbaa ma yeey baad tihiin wadanka wadankeena maaha miyaa subxaanallaah war dadkaan dhakhtar ha lagu aruuriyo wax ka naxaayo ma jiraan miyaa
@marianm936
@marianm936 24 күн бұрын
SAX MAGA DEGMADA WAA RATI WEYNE ❤️❤️❤️❤️❤️
@user-dr6ck7zc8r
@user-dr6ck7zc8r 24 күн бұрын
somali waa somali se wax ku waden
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh 23 күн бұрын
Waa markaan caasumad iga dhignaya qaraarka dhafa
@ShabibSk-go7ks
@ShabibSk-go7ks 19 күн бұрын
👍👍
@abdihaaji
@abdihaaji 25 күн бұрын
Daharsalam Maya
@abobasement346
@abobasement346 25 күн бұрын
Alih mahdih garleh caydidnah garleh from 1991 to 2024 kk xarantih aad somalih kah dhacden bah ilahay idin ku ciqabayah moryan ilahay isku kin dir in shah Allah
@Maria28832
@Maria28832 25 күн бұрын
Qumayo faqash ka ahoow sixireey
@abdihaaji
@abdihaaji 25 күн бұрын
Xaa u dhahiisin Dahara Salaam Madhahdiino Hartiweyne
@awiladen7814
@awiladen7814 25 күн бұрын
Hhhh harti🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 24 күн бұрын
Maxaa u iibiseen❤dhulkiina
@zeinabs678
@zeinabs678 25 күн бұрын
Subxaanalaah kuwaan dowlad marabaan unukaa leh xamer Un Bay yaqaanaan
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 25 күн бұрын
Waa ku dhacaa aamus fuck dowlad
@II-vd4ih
@II-vd4ih 25 күн бұрын
Hooyadaa dowlada ka was dhulkaada haku deeqo
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 25 күн бұрын
Qaxooti seenbari waa qaxooti yaa maskiin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 24 күн бұрын
HAWIYE WALALAYAAL SIDAN WA DOQONIMO ISLA YABAA
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 25 күн бұрын
Dhul lagaa gatay oo lacagtiisi qaadatay maa hadana sii rabtaa kkkk abow abow Xamar wa laga waashay 🤣
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 25 күн бұрын
Alaah soomaalia ma saan aa u dambaysay ilaahow dowlad dadka edbisa dalkana xukunta noo keen
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 24 күн бұрын
hg iyo nijaasti 4 biloodki la socon jiray waa la wasaaa
@abdihaaji
@abdihaaji 25 күн бұрын
Xa
@sadia3718
@sadia3718 23 күн бұрын
Guul baa urajaynaa dagmada daarusalaam
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 21 күн бұрын
MALA YAABAAYI ARINTAAN IYO WAX KA XUN INAY HAWIYE KA DHAX DHEXEYSO XAQII AY SONALIDA KALE KA GALEEN AYAGAA ISKA AARI DOONA. MADAMA LA DHIHI JIRAY MARKAY KU XADGUBAAN MASAAKINTA KALE ILAAHAA JOOGO. WAAKAN HADAY SOO BEXEYSAA . ILAAHAY WUXUU YIRI ( ولاتحسبن الله غافلاً عمايعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار).
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 20 күн бұрын
yaahuu caloolkuus Aqli Lixsaa
@SafiaTifow
@SafiaTifow 25 күн бұрын
Waa rati weyne no daru salaam.
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 25 күн бұрын
Markii tabeelaha iyo jidadka loosamaystay xagee jirteen
@user-umuAli
@user-umuAli 23 күн бұрын
Daaru salaam mar horaa laabixiyay hada markii dagmo loo magacaabay miyaa dii deesaan war dadkana xabsi kuwada aruuriya
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 24 күн бұрын
WA YAHE wa xaafad raalina ahaada maxa loo dhimay hadii dagmo looga dhigay😂
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 24 күн бұрын
Elmaha jac haladaho
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 24 күн бұрын
Who is marti subxanallah 😂😂😂
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 24 күн бұрын
TUUGO HABAR GIDIR 1991 AYAA SOO GASHEEN OO DALKI IYO DADKII AYAAD DHACDEEN GURYIHI SHACABKA WAAD QABSATEN IYO KII DAWLADANILAA MAANTA AAD DEGGAN TIHIIN WALAHI MUQDISHO KARBASH AYAA LA IDINKU BIXINAYAA TUUGO MURYAN HABAR GIDIR.
@hawaluul1649
@hawaluul1649 24 күн бұрын
Xishooda qof safar kuyimid
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 24 күн бұрын
Hawiyoow caqli Keena, dagaal faaiido ma leh. Maanta meel fiican ayaa joogtaane dib ha u noqonina 😢
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 25 күн бұрын
Maxay tarikaran war xishooda Dhulka waa laynka iibsadaye
@Qeyrqabto124
@Qeyrqabto124 25 күн бұрын
Maxaa micnoo ku jiro magaca dagmada lacala hadii loo b bixiyo caasha yarey
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 25 күн бұрын
Waalaydinka gatay dadkii gatay ayaana dhistay oo magac ulabaxay
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 24 күн бұрын
XAMAR WAXAA ISKA LEH ABGAAL IYO REER BANADIR IYO MURUSADE.....HABAR GIDIR WAXBA UMA YAALLO XAMAR ADAB HADAAD KU JOOGI WEYDAAN XABSIGA AYAA LIIN KU CABI DOONTAAN.
@qadromohammed567
@qadromohammed567 24 күн бұрын
Hala tarxiilo
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 25 күн бұрын
Asc Asxaabeey waa alle ma hadii Hadii aay Dadka Muqdisho garteen Bara kicinta Ceel Rati weeyne loogu Barakicihaa ee loogu Baxshay Daaru salaan waa Sheekadii Reer Falastiin Abgaaloow kac hadii kale Daroole iyo Ceel Carfiid ayaa loo Bixin doonaa Daar Lahelay. Xasan Xaraash na Abgaal wax u ma haayo.
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 24 күн бұрын
Dadkan yaa soo qalday?
@Yaaska.1
@Yaaska.1 25 күн бұрын
Daarusalaam cidii dhisataa iskaleh
@awiladen7814
@awiladen7814 25 күн бұрын
Hhhh hawiye goormay xoroben hhhh 1991 .Dameero waa wakhtigii xamar casimada lagarari lahaa.hawiye nimadii haku noqdan waxan mad madow🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 24 күн бұрын
kk marhadaa intaahurdenay gofkena kuqayilnay waakacnay lkn kafikir tandambe
@odayjama1829
@odayjama1829 24 күн бұрын
Qabyaalad iyo dhul isku qabsasho iyo muran dhulka dowlada ayaa leh dowladu waa inay dhulka iyadu yeelataa lahaansho dowladeed muujisaa qabiil iyo qof waa inuusan taako sheegan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 24 күн бұрын
MADAXWAYNAHII MUUU KKALA CELIYO DADKAAN DADKAN MIYAY WASHHEEN DAARUL SLAAM WA DARUL NABADGELYO WAXAY RATI WYANE LABADA MAGAC DARUL SLAM BAA WANGSAN TAN KALE QOFKA WADANKIISA IYO MAALKIISA MIYA LAGU HAYSTAA
@SaidaOmar-rf9ez
@SaidaOmar-rf9ez 25 күн бұрын
Alow qeerken
@wararkasomalia
@wararkasomalia 22 күн бұрын
Daarusalaam ma markeey dagmo noqotay miyee yeesheen ka hor intee jireen rati weyne waa magac fiican duurka cidlada ah ee duriifta idinku heeyso caqli aad ku dhisto u keeyn magac waaba u heeysaa!
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 25 күн бұрын
Magaalo walbo magac ayeey leedahay waana in laku joogaa magaceeda
@salimmohamedali1903
@salimmohamedali1903 25 күн бұрын
WAASAX MARTI YEEY NA MAAMULIN
@mohamedahmedfarah
@mohamedahmedfarah 19 күн бұрын
kun sano hada kadib ah degmada iska dhaafe deegaan xitaa lama dhaheen
@user-rd8nv6gh2o
@user-rd8nv6gh2o 25 күн бұрын
Bidinka war waxaan dolada maxaa daba dhigay war dadkan dowlad iyo dhismo marabane dowlada gacan bir haku qabato
@hisaliartan1047
@hisaliartan1047 24 күн бұрын
Non con divido noooooooo
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 25 күн бұрын
Xamar UNNUKAA leh. Marti na maamulimayso reer hebeloow as nala dhahaa , wallee soomaaliyeey qarannimo kala guurte bal aan eegno MEESHA aad KU dambaysaan
@seinabm4750
@seinabm4750 25 күн бұрын
WAXAANAAN KA DHALANAY CAWAANTAA. WAR GOOFKA XAAD U GADATAY HADAAD KADABA CABAADEEYSO.
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 24 күн бұрын
War xuquuq wax kama ogidiin dadyohow dadcunka ah xamarna waa leydinkaga cararay kuwi u dhashay iyo kuwi kalaba waa leydinka caraway yaahuu aakhiradiina u naxa ha iibsaninee
@hawaluul1649
@hawaluul1649 24 күн бұрын
Allaahu akbar dhul ad ibsateen ayaad rabtaan
@hisaliartan1047
@hisaliartan1047 24 күн бұрын
Waxaa jiira sheercii .non va bene così fada te'nooooo eeeei occhio wàa là waasheey autoooo!!!!!
@seinabm4750
@seinabm4750 25 күн бұрын
XASSAN SHEIKH AAD IYO AAD AYAAD U JILACSAN TAHAY HADAAD DADKAADII U TALIWEEYDAY. NIN JILACSAN LAMA TAAGEERI KARO.
@kahagedi1559
@kahagedi1559 24 күн бұрын
Mar hore maxaad u dhisan weydey oo degmo uga dhigi weydey qashin baa tihiin degmooyinkiinuna wey ka foolxun yihiin degmooyinka kale kaaran quruxso rati weyne ninba gatay wuxuu rabo ayuu ula baxa caaaacda joojiya galmaax waa gatay goofka
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 25 күн бұрын
Abgaal wali hurdadii ayey kujiraan
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abduge1237
@abduge1237 25 күн бұрын
Dulka asagoo maran bay sheegteen oo laga gatay ka dib waa la dhistay.. ma waxay rabaan dadka guryohooda in la siiyo. Xamar unugaa leh bay uga dhegantahay.
@SHAGA-OAN.
@SHAGA-OAN. 24 күн бұрын
Warhooy somaliyey yaysan Nimcadu idiinka darin.
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 25 күн бұрын
SubxanaAllaah somalida dagaal qabiil iyo mid deegan maxey ku jecel yihiin waxey udoodayaan ma Aakhiruu uracayaan mise ajerey ka helayaan war Aakhiradiina ku tartama aduunkaan waalaga tagaa kumana racayaan camalkiina hagajista Alle kabaqa
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 25 күн бұрын
Hasan munaafaq ayaa kursiga yimid mana dhuusin. .impossible.
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 25 күн бұрын
Yaahuu iska aamusa
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p 25 күн бұрын
Subxana Allah Hawiye dhaan Malahn Muqdisho Waa leeh Reer Xamar Cadcadka iyo Siyaad bare inta kale Luk Ayeey ku imaaden waa Les yaqana fac ka fac
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 25 күн бұрын
Mooryaan kan ha la xiro waa dad reer baadiyah
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 24 күн бұрын
kk martida adiga bariamagadaninoo hadeekaabaten waakumaamulaayaan
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 25 күн бұрын
Xamar ku heshiiya unukaa iska leh waxaad dhahdaanba ma hadaad isku haysataan dhulku haydin deeqo gooraad dagaysaan garan maayee
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 25 күн бұрын
NAAGTA XIJAABAN WAA QURBA JOOG WAA IN LAGU DACWEEYAA WADANKA EEY KA TIMID BAASABOORKA HALAGALA NOQDO WADDAN NABAD AH AYEEY KA TIMID MARKAAS AYEEY DAD MASAAKIIN AH ISKU DIREE KADIBNA WAY DHOOFEE CAJIIM AYADA IYO ILMAHEEDANA CEYR IYO GURI AYEEY DOWLADDU SIISAY FIIDIYOOWGAAN HALOO DIRO SIRDOONKA WADANKII EY KATIMID
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 25 күн бұрын
Oo muqdisho maaaa Lagu mxkamadeyo
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 25 күн бұрын
@@RobleBarre-xz6kt Maxkamadda Nuqdisho Xildhibaankeeda ayaa soo deynaayo bari waa gardaro barba og
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 24 күн бұрын
Naagta Xijaabka Wadato Guriga Ay Qurbaha Ay Ka Degantahay Xataa Hadey Gadatay Xaafadu Ku Yaal Oo Horay Magac U Lahaay Magaca Ka ma Bedili Karto
@farhansamatar6426
@farhansamatar6426 24 күн бұрын
​@@ambiyaxasan6082qofkasta ilaahay aqli ayoow siiyay oo saxda iyo qaladka ku Kala fahmo walaalkaa markoow qaldanyahayna waa laqabtaa markii laga qaldanyahayna waa loo hiiliyaa caddaaladda ilaahay ayaa kugu jeclaanaayo dulmi qofna ha ugu hiilin kaligaa ayaa qariga galaayo
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 25 күн бұрын
Rati weyne hurmuud ayaa idiinka iibsatay oo quruxsatay nidaamka dhowra
@macalinyacquub7728
@macalinyacquub7728 24 күн бұрын
Maa.la.xidho.kuwaan.hadii.dawladu.cadaalad.tahay
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 24 күн бұрын
Dagmo hadii laidiinka dhigo, maxaa kudiidaysaan booyaaloow, magac miyaa diidantihiin... rati wayne iyo daarusalaam, daarusalaam ayaaba magac fiicane ah
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 24 күн бұрын
Yahuu aloow caqli noo soyaadi
@bongasasa3895
@bongasasa3895 23 күн бұрын
Nyacnyacda in aad deysiin isku xishooda! Boosaska waa niliga boojeyay! $1000 ayaa kala baxdeen now you are crying! Duduble ppl see far like giraffes! Mac sokor
@sadia3718
@sadia3718 23 күн бұрын
Dadkaan xagee laga soo baxshay maxay ka hadlaayaan
@Koyama548
@Koyama548 25 күн бұрын
Hada gowal ka banadir hada ka tir sanen itopian ma tihin bisinka unu ka leh kulaha wara baxa so xara waji xar afqaloc hurdada ku noqo 😂😂😂😂
@hisaliartan1047
@hisaliartan1047 24 күн бұрын
Eeeei ma fate l'amore non la guerra!!!!@
@cameycameeyo5049
@cameycameeyo5049 24 күн бұрын
DARROODOOW TASHTA XOOLAHAS BAAD WAX LA WADAAGATAANE FARI KAMA QODNA FAANOOOLE WALLEEE
@user-un6iv4gc7m
@user-un6iv4gc7m 25 күн бұрын
😂😂😂😂
@munahussein9687
@munahussein9687 24 күн бұрын
Shalay inte jerten rer galmax yoonis, dhulka wa gadaten Rate weyne maxa u dhehi weyden marka, darusalan leydin baxsaday, majidka ciyaarta ka daya rer adeerkey
@safiyohadad79
@safiyohadad79 25 күн бұрын
Dadkan waawashen acudu bilahi qabiil eeku washeen yaqay qabiil nagadaya ilahey ka cabsada soomali weyn wasoomali xamar dadkii xamar kudhashtaa leh iyo soomali kuligiod
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 25 күн бұрын
Waa ratiweene darusalam waa xafad degmo mahan guuul reer ratiweene
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d 25 күн бұрын
Kuwaan waa xoolo xaqna mayaqaanaan aaway ciidankii boliska xassan shiikh gacan adag in uu ku qabto ayuu ubaahanyahay
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 25 күн бұрын
Sax iskadhacsha kooytada
@felisabdi3794
@felisabdi3794 25 күн бұрын
Walee waa yaab ma kuwaan la soo xiro, iyadoo cidla ah oo goof ah bey gateen oo maal gashteen oo wado 3 ilaa 5 million lagu dhiso oo gatey oo gatey dhulka oo maal hanti gashadey marka maanta miyaa maanta rabtaan in aad boob ku qaadataan… orod oo shaqeysta bililiqo wey dhamaatey….jowharwaad… tuug ayaa tihiin waa in laydin xiraa hadey joogi waayeen…
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 24 күн бұрын
Dhul ninkii dhista deegaameeya baa iskaleh , soo idinkaa goofafkiina xaraashey ma hadaa hurdada kasoo toosteyn daarusalaam idin deysaye ama ratiweyne ee caliyaale deegaameysta hadaad Wax isku heysaan
@user-hw5ou3rn3d
@user-hw5ou3rn3d 25 күн бұрын
Wardakan maxakaqaldan nairobi waa caasimad dhulka waxaa lahaa asal masaay qabilka ladhaho hadana hadabaq kuma laha oo waa wada waardiyaal marka ha iloobina in xamar caasimad tahay cidwalbana dhisan karto
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 25 күн бұрын
Farmajo ayaa soo socdo Idinkaa edeb yeelan doono
@user-qj2yu4ht8t
@user-qj2yu4ht8t 25 күн бұрын
Adeer dhulka waa niila gatay adeer dhulka hanoo qaaliyoow raali
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 25 күн бұрын
Xeytahay marada gaduudan dhib haduudhaco malaxertaa
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 25 күн бұрын
Adrt magalo loo dhiibi Karo ma u egtihiiiin Keen mesha dad macquul ah keen
@Dulmii-sr4iv
@Dulmii-sr4iv 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 xasan shekh dal hurey
@Mudaneey
@Mudaneey 25 күн бұрын
Dagmada gudoomiye dagmo ka noqda laakin dhulka waa la idinka gatay daaraha ka dhisan shirkad baa leh Naga daaya caqligeedu foor ara sidii HG
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 25 күн бұрын
Dhulkiina adinka gatay marka dadkii ganacsatada dhistay ayaa xilka idin heenayo dhul cidlaa joogteen 500 million dollar marki lagu dhistay oo dhulkii deegan noqday oo dhulkii magac yeeshay maad rabtaan inaa xilka si qabow kuheshan qarashna ma galin laamina ma sameen marka usabra ku xigeen baa la idin magacabaya😂😂
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 25 күн бұрын
Kkk unuka leh maydiin qadiwayday muqdisho 1991 ila hadda waad degi weydene xaqa naas iska daya dadow iyo dowladdiid nimada
@kahagedi1559
@kahagedi1559 24 күн бұрын
Baaaaaaaaaaaaaaac
@Qeyrqabto124
@Qeyrqabto124 25 күн бұрын
Dadkaan dowlad maranno
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
Interpretation at the European Parliament
44:56
DGLINC
Рет қаралды 176 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН