DAGAALKA RAFAX + QASA + QASAAM/ISR4IL + IIRAAN + US/ ISR4IL + DAGAALKA UKRAINE

  Рет қаралды 56,487

HBN Online TV

HBN Online TV

Ай бұрын

DAGAALKA RAFAX + QASA + QASAAM/ISR4IL + IIRAAN + US/ ISR4IL + DAGAALKA UKRAINE
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 56
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Ай бұрын
Warka runta ah. Ee. Uu ka hadlay. Falanqeeye. M m cade . .. .. aad iyo aad ..ayaan ugu faraxnay. Guuul. Xamaas xuuti. Xisbu llaah. Isha allah
@abdirisaaqyuusufcashuur3671
@abdirisaaqyuusufcashuur3671 Ай бұрын
AllAah ha bubiriyo yuhuuda iyo kufaarta kale ee garabka siinaya allah haw garaaro mulimiinta dhibaataysan aamiin
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Maasha allaah walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeeyrsheega❤❤❤❤
@AbdiDahir-jk1tf
@AbdiDahir-jk1tf Ай бұрын
Alaha UGARGARO reer Falastiin guul insha Allah falastiin ❤❤❤❤
@Libax962
@Libax962 Ай бұрын
#Maxamed Maxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlaayo aad ayaan ugu faraxsannhay #BBsomali hadoo lajoogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah ❤️
@user-lt4bl6yb6m
@user-lt4bl6yb6m Ай бұрын
Ilaahow guusha sii reer falestine cadowgana jabi wadankoodana u xoree yaa Allah inta ka dhimatay u naxariisto inta dhaawaca ah caafi yaa Rabi
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Ай бұрын
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeexa
@MahamedMiganehRirach
@MahamedMiganehRirach Ай бұрын
Mohamed..miganeh
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Ай бұрын
Ishii buktaay ku Bikaacso Guul Raashiya👌🏻👌🏻👌🏻✅🇾🇪Rashiya
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Ай бұрын
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
HBN WAXAN KASOO SALAMAYAA CAASIMADII JAMHUURYADA SOMALILAND MUNAASIBADA MADAXBANAANIDA QARANKA SOMALILAND EE 18 MAY...WAXANAN KA MID AHAY DADKII LAGU BILAABAY MAQAAXIDAN
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 Ай бұрын
Mawliid iyo ustaad maxamed ✌️
@abdillahidaher468
@abdillahidaher468 Ай бұрын
Asc hbn intejer iyaad sogashan maliti
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Ай бұрын
Allaha lajiro falstiin Amiin Amiin Amiin yarabi
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Ай бұрын
Mashllh illaahay israail garabkina kabax cuqubo haku dhac do reer gasa kor allaha ka dhigo allaha u hiiliyo
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 Ай бұрын
❤️✅👍🇵🇸🇸🇴♥️nice
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Ай бұрын
Allha mideeyo muslimiinta
@user-pu9nm3rm4q
@user-pu9nm3rm4q Ай бұрын
Sareecan Yaa Rabbii 🎉
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Ай бұрын
Waa Mujahidiin dhiigoda Alle Dardiis ugu Dagalamaya Diinta Islaamka Kitaabka Alle korna u Qaaday Sharaftii Geesinimadii Iyo Jihaadkii Runta Ah Rabiyoow Mujahidiinta Muqaawamadda Guuley Rabiyoow Gacmahoda Toosi Qaluubtoda Adkey Allow Mucjisoyinkaga ku Babi ii Yahuuda
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Ай бұрын
Thnz moxamed
@user-lj7nr3xi9r
@user-lj7nr3xi9r Ай бұрын
Asc mawlid xaji &maxamed maxamud cadde
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 Ай бұрын
Ustad maxamed
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h Ай бұрын
Yaaaaarabi yaaaaarabi Allow muslimka quwadee Munaaafuqa kujirana naga qabo
@Hussenharawe
@Hussenharawe Ай бұрын
Asc mawlid. Awayi markabkii Turkiiga
@MaxamedGobanimo
@MaxamedGobanimo Ай бұрын
Asc hbn
@arabxassan1471
@arabxassan1471 Ай бұрын
Mowliid wll wararka ad 30 daqqiqo so dubeyso ya dhageysana o Dan la an ah?
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v Ай бұрын
Guuul alqasam iyo tagerayashoda amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
Fariid ninka alxuuti ayaa run sheegiya illaahow u gargaar palestine yamen iyo iiraan iyo turki
@mohamedhusseinabdi9068
@mohamedhusseinabdi9068 Ай бұрын
Barnamijka wankahelay wad mahadsantihiin mowlid iyo maxamed
@mohamedahmed-gd2vk
@mohamedahmed-gd2vk Ай бұрын
Maxamuud m cade waa wariye ruug cadaa ah
@waabarijama8389
@waabarijama8389 Ай бұрын
Sharafbadaneyaal bogaadin aad ka sameysateen daawadayaashiina ayaan idiin soo gudbinayaa
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 Ай бұрын
👁️
@OsmanHaji-ih3gh
@OsmanHaji-ih3gh Ай бұрын
Asc
@SakiHashi
@SakiHashi Ай бұрын
mrkuu sidaa lee yahay wuxuu ogaday NATO in ay u jirto af ahaan lkn aysan jirin ficil ahaan
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Ай бұрын
Sax
@asha3777
@asha3777 Ай бұрын
Allaha ka qabto cadawga way dhibeen Ummadda masaakiinta ee aan waxab galabsan
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u Ай бұрын
Laahay burbur iyo bbaaba hakayeelo illaaha yoow rrabiyo yoow rrxmaanoow raxiimoow. Adigaa ku filan falastiin iyo isllaamka badbbaada.diisaba
@Maxamed_cali
@Maxamed_cali Ай бұрын
M. M. CADE waa Matoorka HBN la,aantiis waa 00000
@hetibolo
@hetibolo Ай бұрын
Maxamad maxamuud cade falaqeyaha wen salansare ad ayan falaqentada uguhestaa
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Ай бұрын
Falastine Golayda Insha’Allah
@kassimbadal3620
@kassimbadal3620 Ай бұрын
hi
@yaasiinwarsame3538
@yaasiinwarsame3538 Ай бұрын
L J. . 4:48
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Sax mareekan waa khaain wuxu iska dhigayaa inuusan ogalyn
@sharmarkecisman729
@sharmarkecisman729 Ай бұрын
Scm m.h and m.m.c wn idin slaamay
@IsaaqHusuf
@IsaaqHusuf Ай бұрын
Wanidsalamay m m c iyo m d h waxad tihiin 2 qoof oo qaliaha hadi laydin wayo daka iidin tagersan maxa uu danbayndona
@farahabdi7777
@farahabdi7777 Ай бұрын
Wuxu shegaya Biden wa Ben warbahinta logo,tala,galay. Yahuda iyo maraykanka wa,iskulu juran dagalka
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Ninkaan Mxamed warkiisa waa fadhiya Mareekan dagaal kaan raali ayuu ka yahay wuu rabaa in dagaalku socddo
@mohamudsufi716
@mohamudsufi716 Ай бұрын
America iyo yahuud way jillaayaan addunweynaha ayaa been looking sheegayaa
@OmarOmar-mi9dt
@OmarOmar-mi9dt Ай бұрын
Asc
@CabdiCaraaye
@CabdiCaraaye Ай бұрын
Asc
The delivery rescued them
00:52
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 20 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 18 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA  | ISRAEL - HAMAS WAR
24:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 126 М.
KHABIIR MILATARI | XIZBULLAH VS ISRAEL | XOGTA DAAHSOON
14:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 39 М.
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 15 М.
اسرائیل و فلسطین |  پشت صحنه هفت دهه جنگ
36:13
Movarekh Podcast پادکست مورخ
Рет қаралды 74 М.
Он пропал без вести😱
1:00
Следы времени
Рет қаралды 1,7 МЛН