Dagaalkii 1977 | iyo Ethiopia oo bad heshay

  Рет қаралды 365

F-P Show

F-P Show

Күн бұрын

Muuqaal keenaan maanta ee ah Dagaalkii 1977 iyo ethiopia oo maanta bad heshay waxaan ku eegi doonaa dagaalkii 1977 soomaaliya iyo ethiopia dhex maray oo ahaa dagaal saameeyay afar ka mid ah qaaradaha aduunka africa, yurup, aasiya iyo america. sidoo kale waxaan ku eegi doonaa xaalada maanta taagan iyo damaca ethiopia. Waxay heshay 20 KM oo ka mid ah bada soomaaliya (somalia) gaar ahaana soomaaliland (somaliland). ethiopia damaceedu kaliya kuma eka helida 20 km oo ka mid oo bad ah balse qorshaheeda ugu wayn waa sidii ay ku noqon lahayd halka dowlad ee ka talisa bariga africa.
Hadaba makula tahay ethiopia inay ku ekaan doonto 20 km ee bada ah ee ay heshay? aragtidaada nala wadaag muqaalkana inoo like garee hadii aad nagu cusub tahayna channel ka subscribe dheh muqaalkana la wadaag asxaabtaada
mahadsanid
#Badasomalia
#Hishiiskaethiopiaiyosomalia
#taariikhdadagaalkii1977
#badahasomalia

Пікірлер: 2
@abdullahiabdimohamed868
@abdullahiabdimohamed868 8 ай бұрын
❤❤❤
@MTRStudiyo2024
@MTRStudiyo2024 8 ай бұрын
War waxaan taariikh kabadane soobadi sxb
Somalia rejects Ethiopia-Somaliland port deal
1:03
africanews
Рет қаралды 118 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
The Capture of Godey (Gode) in the 1977 War Between Ethiopia and Somalia
4:52
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Gabadhii ugu horaysay ee duuliye ka noqotay somalia
24:28