Hibo nuura oo tiri fanka soomalida 1975-1990 buu ugu fiicnaa | Abdisalaan hareri

  Рет қаралды 24,018

F-P Show

F-P Show

Ай бұрын

Hibo nuura oo tiri fanka soomaalida 1975-1990 ayuu ugu fiicnaa waraysi xiiso leh abdisalaan hareri
Kanaal-kan cusub waxad ka heli doontaan muuqaalo faaaiido leh, sida Vidio editing ka iyo sida uu u shaqeeyo youtube ka. Ee saxibayaal ku dhiiri galiya subscribe ta. Waana kan likigisa. • Sida loo sameeyo Highl...

Axmad ali igal iyo abdisalaan hareri waraysi |
• Axmad cali cigaal iyo ...
Gabadhaugu geela badan |
• Gabadha ugu geela bada...
Oomaar barbar iyo abdisalaan hareri waraysi |
• Maxay tahay quraacda a...
Gabadhii ugu horaysay ee duuliye ka noqotay somalia |
• Gabadhii ugu horaysay ...
Hodan iyo siyaad ilmadii qarsoonayd |
• Hodan iyo Siyaad ilmad...
xaaji huseen iyo sacda ilmadii qarsoonayd |
• ilmadii qarsoonayd | x...
Wasiir muxyadiin astaamaha hogaamiyaha wanaagsan |
• Astaamaha hogaamiyaha ...

Пікірлер: 37
@F-PShow
@F-PShow 9 күн бұрын
Kanaal-kan cusub waxad ka heli doontaan muuqaalo faaaiido leh, sida Vidio editing ka iyo sida uu u shaqeeyo youtube ka. Ee saxibayaal ku dhiiri galiya subscribe ta. Waana kan likigisa. kzbin.info/www/bejne/aKvLmmWmjdWYfNEsi=iHZ-HsDiA1pLKBIF
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 27 күн бұрын
Maasha allah waa wareysi Aad u xiiso badan illaahay cimriga iyo Caafimaadka ha u siyaadiyo Fanaanada Qaran Hibo Nuura Riwaayado badan oo Aad u qiima badan ayeey soo dhigtey Ma wada xasuusan karto Waxaaney ku darin Murugo iyo Macaan oo Axmed Saleebaan Bidde lahaa Hibo iyo Qalinle marna Hibo iyo Aun Cabdikhadar Xassan 1974 Yaa u wan qaley wakhta Hibo iyo Jubba Oo uu lahaa Yusuf Maxamed Muumin 1987/88 Iyo Qaar kaloo badan Wariye Cabdisalaan Hereri aad buu ugu mahadsan yahay shaqada saxaafada Ee uu umada ugu shaqeeyso waa weriye aqoon iyo khibrad dheer u leh saxaafada rag badan oo ruug cadaa xaga saxaafada la soo shaqeeyey Aun Cawke iyo Adan Nuux dhuule
@mohamedhassanfahiye6380
@mohamedhassanfahiye6380 24 күн бұрын
Waa runteeda maamada wa hooyo soomaliyed
@aminahmeds569
@aminahmeds569 15 күн бұрын
Hibo nuura waa fanaanad qaliya waana marwo .fankana meel sare ayay kagaadhayi
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 27 күн бұрын
Hibo iyo Cabdisalaam Hereri Allaha berkeeyo dhamaantod
@FaisaSuleman
@FaisaSuleman Ай бұрын
Hibo nuura❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tf5hi7yn8b
@user-tf5hi7yn8b Ай бұрын
Hibbo waxey ilowdey. Tii ugu dambeysey ee matasho YAA U WANQALAY WAQTIGA
@feysalcali9337
@feysalcali9337 Ай бұрын
Acww hibo iyo c/salaan waan idin salaamayaa hiboy kaama hagar la'ayne hibooy . Hibooy ilaahay ha ku sharfo waxaan kaa codsanayaa fannaaniintan cusub garan maayaan murti mustaqbalka la dhegeysan karo oo macna ku fadhida iyo rueaayado u fura adiga iyo kuwa kula midka ah hoboladii hore sibinaarro vadan u fura oo wax Bara oo ka shaqeeya dhaha ruwaayado ka hadlaya sida soomaalida la isugu soo celin lahaa oo la isugu soo dhoweyn lahaa iwm . Mahadsanid hibooy in badan .
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 28 күн бұрын
Hibo maxamed Gudoon hibo nuura❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 28 күн бұрын
Hibo nuura maasha Alaah
@ubahguled96
@ubahguled96 28 күн бұрын
Mashalah waqtiyo badan ayaad wada kulameyswwn
@maryaneymaryaney2134
@maryaneymaryaney2134 26 күн бұрын
Fanaanin badan Wadani ma aheen. Maxaa loo xusaa. Cumar Dhuhle , Maryan Mursal, …… waa wadani
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 29 күн бұрын
Hibo nuura ❤❤❤❤❤❤
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 29 күн бұрын
ASC hibonuura hoboladeenii waabari heesihii macaanaa murtidii habaysnayd caku hibashadoodii hadba soo mirkacayaa
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 28 күн бұрын
Absolutely
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille Ай бұрын
Hareeri❤❤❤❤❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 29 күн бұрын
@abdi1502
@abdi1502 Ай бұрын
Maamadan waxeedu waa bakhtiga macuno fuudkiisana waa cabaa fanka waa kabaxay welina waa kahadlayaa ismagalaan
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f 29 күн бұрын
Taariikh ayaa laga hadlayaa. Maamada Ka leexo.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 28 күн бұрын
H hadmaad guursan doontaan.waa ruwaayadii iigu horaysay een galo
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@maxamudmuxumed6923
@maxamudmuxumed6923 Ай бұрын
Cabdi salan harawo waraysi ka soqad fadlan
@ubahguled96
@ubahguled96 28 күн бұрын
hibo waxeey soo joogtet wadan tariikh leh dhisaan oo.sayid bare hoogaminyeey inte ka danbeysaay waa qaabilo iyagu isku mashquulsan calamo sameeystey xafaado xirteey.
@user-bz9cz2ti2w
@user-bz9cz2ti2w 28 күн бұрын
Ķacaanki barakeydnaay ku Teh daaroodka waxaas Lagu raali galiya
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Waraysigan marhore ayu ahaa maaha wax hada cusub i think sanad aya kasowareegay
@ubahguled96
@ubahguled96 28 күн бұрын
ISAMagaba,kacaanka waa ka kaliya an qaabil calan iyo madaxweyne sameeysan oo dal isku sheegin isago somalia ay hal map iyo hal area code 252 taheey
@ubahguled96
@ubahguled96 28 күн бұрын
Kacanku wuxuu aha mid wadanka hal.ka dhigeey balaw maanta qaabilkasta aya calan iyo madaweyene waata oo walaan baal caatmr keena nin Sayid nare uu dhigaama oo maanta somali hoogamiya oo ayadan calan qaabil.wadan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 28 күн бұрын
Nina hooyga AAkhiro kuma haysto duunyee ninka hadimo taliyoow Adigaa u halis ah maxamed qasaali
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 26 күн бұрын
Habar xun oo faqasha kacaankii barakeysnaa ureyso
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 26 күн бұрын
Yaa ku wasa😂
@yusufdaahir9862
@yusufdaahir9862 23 күн бұрын
Hooyada ayaa asalkeedu dhilo ahayd oo uraysay waxay hoyada ahayd ayaad maamada sharafta leh ku shegaysa
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. Ай бұрын
Habartani kacaankii ayay weli u xiiso qabta dee hadhaagii wadiga la joogee ku raxayso
@husseinabdille
@husseinabdille 28 күн бұрын
Cawan an dhaqan lahayn baad tahay ka tag mamada cuqdad ku dishaye
Gabadhii ugu horaysay ee duuliye ka noqotay somalia
24:28
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 52 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 99 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Buuga Samo-Doon Abwaan jiheeye iyo abdisalaan hareri
16:16
F-P Show
Рет қаралды 1 М.
Wareysi Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 1aad
31:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 115 М.
Hiba Nuura shalay iyo maanta
3:08
Mohamed Horseed
Рет қаралды 93 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 09.07.2024
20:04
VTV Somali
Рет қаралды 1,5 М.
Wareysi xiiso leh Fanaanada Khadra Daahir Cige
9:05
Goobsan Media Inc
Рет қаралды 1 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 52 МЛН