Dagaalkii Dulayste & Gabdhaha Oo TikTok Meel Adag Maraya😂🤔😳

  Рет қаралды 10,425

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@ElhaanYousef
@ElhaanYousef 7 ай бұрын
I am a single mother and proud of it. I raised 2 lovely boys single-handedly after I divorced dulayste when my sons were 4 and 3 years old, respectively. I was sick and tired of raising my sons and dulayste as well. My eldest son is an aerospace engineer, and the youngest is studying to become a neuroscientist, In shaa Allah, so there you have it. Allahu malakal hamd, hamdan kathira tayiban mubaraka fee.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 7 ай бұрын
Masha Allah! May Allah SWT bless and protect those boys and their incredible mother. I am so proud of you my dear sister. May Allah love you. Hey, maybe you should let me interview you for my podcast (Heedheh) Fathiaabsienetwork@gmail.com Email me if you decide gacalo! Peace and blessings to you and yours ❤️😍
@ElhaanYousef
@ElhaanYousef 7 ай бұрын
Thank you so much for your duas. May Allah love you too. That would be incredible. I will contact you after Ramadan, In shaa Allah.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
Duleyste never surrenders or dies he multiplies
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Like bacteria
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Every 20 mins 1 bacteria divided into two
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
@@Naagnool124 war isku xishooda you can’t crack duleyste we need to shed off few generations still! Mandem are set in their ways like smooth criminals
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
@@Naagnool124 I think you guys fail to see the big picture! Duleyste’s delutions are unique it’s what makes nigga win everywhere he goes Islaweninka of the hook and that’s what keeps him going winning everywhere he steps in with his delusions why burst his bubble
@She_knows
@She_knows 7 ай бұрын
Nimanka noocani waligood beey jireen oo waa kuwii maah maahyada qalafsan ee dumarka lagu bahdilo soo saareey mida kale nimanka noocani ah lalamadoodho energygaaga un beey kaa dhameeynayaan
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 7 ай бұрын
Abayaasha Oo Joogo Oo guriga kula nool ayee wax ka ogeen . Hoyo is super human , May Allah bless them .
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Sidaa khimaarka usoo xidho markasta habaryar mansha Allah qurux❤❤❤❤
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de 7 ай бұрын
Hooyo ayaa nawada kowrisay ilahay hooyinkeen ha unaxariisto
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 7 ай бұрын
Every mother out into world should look after they daughter's 😅😅😅😅😅😅😅
@umuabdirahmaan5352
@umuabdirahmaan5352 7 ай бұрын
Ninkaan wlhi dumar buu kuwaashaay. Naagtaa iska soosartaay kaan nafteedaay ugaa baqdaay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 7 ай бұрын
Somali men compete with their women while other group of men compete with each other. He doesn’t realize it but he is telling on himself and how his fellow somali men have failed their society and country. Nagiihina iyo caruurtiina waxa qaxooti ka dhigay waa idinka. Shameless ma xishoodayaal
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 7 ай бұрын
It’s Somali women competing with their men and that don’t have no appreciate but lot entitlement!!!
@Xalimo421
@Xalimo421 7 ай бұрын
Duleyste ha ku daalin,Hadaan u fiirsadey intaaso sano,Duleyste Wa caqli ahaan caruur yar oo u baahan in la xanaaneyo,Muxuu noqdaa mid murqo weyn shaqeysta Caruurtiisa Xaaskiisa xananeyo Asagiiyaba rabo in Cunto loo kariyo, dharka loo dhaqo, Caruurtisa qeyladoda laga qariyo,Mida ugu daran wa Jisaar,Naag cusub uun daneeyo Caruurtisa war u hayn, Wali isla saxsan,Yaabkan ka yaabay.Diinta uu heysto xaqa ay saartey kaliya hadeey ku dhaqmi lahaayen barwaaqa lagu wada noolan lahaa.Caafimad maskaxeed Alle ha siiyo Duleyste.
@SomGrl88
@SomGrl88 7 ай бұрын
Ninkaas “control” ka kaga dhegtey wa narcissist 💯.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 7 ай бұрын
Raga somalidu weligood sidaan ayeey ahaayeen ee waqtiga ayaa uhiilin jirey wax walba oo eeysameeyaan waxaa ladhihi jirey nin raga denbiba maleh .
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
It’s called soft landings hadii jinoole wax matare noqono xataa they fix us up with a fine looking abaayo! We spoiled rotten we even get our faro dhaq sitting tight before we munch on some bariis dhalac! Top G style
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 7 ай бұрын
⁠@@bongasasa3895 Any real man would be embarrassed to utter such thing.
@maryambrahim82
@maryambrahim82 7 ай бұрын
Allah ha cadaabo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
@@wondroussoul5414 who told you I am not a real man? Stop dissing man like so sxb! Just telling how shit goes mise shall we not tell it how it is!?
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 7 ай бұрын
duleste😢 waligis sidaa ayey ahayen tii siyaad ragii ahaa ee duleste wawayn ayey ahayeen maraan aqristay yaaab
@Independent-girl1
@Independent-girl1 7 ай бұрын
Indhaha noo furtay ilaahy kheyr haku siiye ❤❤❤
@Redsand12
@Redsand12 7 ай бұрын
So, did he get married to simply control another human being? How lowly is thinking. Smh
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 7 ай бұрын
No, he just told you when she didn’t want listen to him he left her alone!!!
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
@@kingsiddiq4153 why horta ninka somaliga ah u jecelyahay qof ka hooseeyo acuudu billaah isn’t this sickness??
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 7 ай бұрын
@@ftshmh4761 What sickness if two people don’t agree or have different views they go their separate ways!
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
@@kingsiddiq4153 you know how guurgu uu wax isku darsi u yahay why need someone that you can control in the first place??? I just don’t get it
@GuledAar
@GuledAar 6 ай бұрын
​@@ftshmh4761 You must submissive wife because somali men are the prize and alphas in the home you gotta submit to them or get lost.
@umuabdirahmaan5352
@umuabdirahmaan5352 7 ай бұрын
Farxiyay anagoo naqabaan baanahaay single mother oo ilmihii larafadaynaa
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 7 ай бұрын
Iyagoo magaalada la degen ayaa wax xiriir ah caruurtooda la laheyn😢😢 Duleyste is Duleyste😂
@hassanismanable
@hassanismanable 6 ай бұрын
I like how she laughs 😂😅 farxiya iyo duuleyste maxa kala heystee.
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 7 ай бұрын
Wan ku salamay xbbtii fatixyaa ❤❤ Ragan wa wada bukaan jeef adunkana tarikh xuumo bay la jogaan adunkaa wyo marka tarikhada ninka somaligaa ah diib luu raco wa tarikh madow oo ka awow ka awow wa zero oo xitaa waxa la sheegaa qar curutahy dhalin an aqoon wyo wuuba iska maqanan jiray 20 sano ama waxa ka badanbaa seda tarikhooda lagu hayo marka wa raag buukaa ee bal an hablaha iyu inamadaba ka ilashano
@amalismail7772
@amalismail7772 7 ай бұрын
Ramadan mubarak qaali fathia ❤Dulayste ramadan ta xataa kama xishoodan ilaahay baa so qaban
@nimosuleiman
@nimosuleiman 7 ай бұрын
Viva ardayda fatxiya i.m very proud of u sister
@ryanahmed-je2hz
@ryanahmed-je2hz 7 ай бұрын
Habo Shrafey allah dartis ankujacelahay fanis kaaga ❤ ❤❤❤
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 7 ай бұрын
Fathxiya Caruurta uu ka sheekaynayo waa caruurta Aabayaashood siyaasada u yaaceen
@Independent-girl1
@Independent-girl1 7 ай бұрын
La,aanta abaar macneey ❤❤❤❤
@naniozy9591
@naniozy9591 7 ай бұрын
Afkaga caano lugu qaabay and Allah bless your words walaal Fatxiya
@Xirsishow
@Xirsishow 7 ай бұрын
Nin kuba haduu is faaniyo ka quuso
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 7 ай бұрын
Walaahay Runtaad ka sheektay farxiyaay Nin ma jiro waligoifna sidaas ayey ahaayeen ee Hooyooyinkeen ayaa amusnaa, why hiil may haysan
@allahbawayn
@allahbawayn 7 ай бұрын
Furniinka ala baneeyay lakin why carurta looga tagaya
@Neo-ug4so
@Neo-ug4so 7 ай бұрын
Keep going sister we proud of you 👏
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 7 ай бұрын
Walhi waan yaabni hapo reer kufsi ku nool kulaha 9 jiir 😮 hada waa ninman 40 jiro iyo 90 jiiro aha
@nasraahmd6505
@nasraahmd6505 7 ай бұрын
Anigu xataa wn kasoo horjeedaa ina discussion lala yeesho waayo inay point ka hadlayaan ayy ismoodayan o ay title leeyihiin Dad crazy ah cidina lama discuss garyso yaynan level kooda hoos ugu dagin. Discussion will give them motivation to continue this
@hibofarah3746
@hibofarah3746 7 ай бұрын
Walahi you are naturally funny and everything's you said is true.
@zamzammohamed6286
@zamzammohamed6286 7 ай бұрын
How are they blaming the parent that stayed? Subhanallah wlhi this man is not well. Tiktok aan ku arki jiray a whole year isma badalin, he is saying the same thing
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 4 ай бұрын
Heestan tafafulka ah iskadaa waad baramoostee iminka eh kkkk Mid jacayl ah qaad,
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 7 ай бұрын
Most of this men abuse boy's this days too
@kiinyu6160
@kiinyu6160 7 ай бұрын
Allahu Akbar
@dalqabad6832
@dalqabad6832 7 ай бұрын
Kkkkk kuwaasay iga aragtay raran😂 wlhi waa runteed
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 7 ай бұрын
Adigu inder bisha barakeysana ma tiktok baad gashaa duleyste waad ka dartayba e😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 7 ай бұрын
Xaqiiq afkaygaad kala baxday xitaa Ramadan-tii dulaystaa laga hadlayaa topic kale ma jiro aan Dulayste ahayn 4 sanadood
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 6 ай бұрын
@@jamaadnuura10 Walal duleyste hadey ka tagtay mey saancadaalaheeda uun sha'raxdo,Koley caruurtaa quruxda badanba wey ka dhaleene,. Fadhiya badal dhe sheekada.
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 7 ай бұрын
Let’s remember it’s still Ramadan. No matter how horrible they are habo, don’t let them take your ajar❤Trust me this dude make all of us Angry
@RaziaDollar
@RaziaDollar 7 ай бұрын
Love u hbo❤
@Xirsishow
@Xirsishow 7 ай бұрын
Kulu fariid fariiid Hadana far ma dhaqo intii ugu nacasaynayd baa dhooftay rag isku sheega
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 7 ай бұрын
Waa la yaabey Wlhy sis 😢😢😢😅
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
Alla Fathiyaay kan illeen maadan aqoonin? Walaalo kani kii qolka 114 ka ka qaylin jiray muunan ahayne bilaa camalka ahaa ten year ago baa iigu dambaysay asagoo saan u hadlayaa the guy is an attention seeker and has nooooooo life whatsoever!
@norajabril7955
@norajabril7955 7 ай бұрын
Waano abuur baa ka horeeyay kkkkkk
@nimosuleiman
@nimosuleiman 7 ай бұрын
Qoysku shaw waa mid an waxan ku shego garanwayey waa ramadaane lkn cawale qaadiid iyo abdihafid baa mel kaga soo hadhay la kala bax walee
@darlingdoll5271
@darlingdoll5271 7 ай бұрын
Allah yaa arko, he was resided by a single mother too, and he literally admitted his children is raised by single mother, he is a joke
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 7 ай бұрын
When did he say that?
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 7 ай бұрын
Salamu alaykum habo i think they cruelly lack of émotionnal intelligence thats why they dont understand that much. Wa qalbi iyo maskax qalalsaan o qalafsaan waliba. Hasbi Allah wa nimal wakil
@hothansaalah-wt5yv
@hothansaalah-wt5yv 7 ай бұрын
Akhas necebiya raga nooca U hadla akh
@axmedcabdi1680
@axmedcabdi1680 7 ай бұрын
16 iyo wixii kaweenyn. Uunbaa macquuula
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 7 ай бұрын
Noocasi. Masoomaan
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 7 ай бұрын
Your so funny sweetie 😊😊😊😊😊😊😊😊
@fertunali1007
@fertunali1007 7 ай бұрын
Farxiyo waa soon ha iska halayn sonkaada nimankan masuuliyadii ilaahey saaray wey kacararen ineey sas meelaha uga shekeysan un bey rabaan oo dumarka afxumeyan
@ImanHassan-w6z
@ImanHassan-w6z 6 ай бұрын
Farxiya kani waa madhan yahay
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@nasraahmd6505
@nasraahmd6505 7 ай бұрын
Hhhh wlhy wn ku qoslaa kan qoyska lagu sheego, dumarkan uu ku waashy hadii khalado dhan leeyihiin, kabasoo qaado wa runtii, rag ma jiraan miyaa mise aduunkuba dumar buu ku taaganyahy markii ay xumaadeena aduunki wu xumaady, raga jiri taankisuna it doesn't matter hady joogan iyo hadi kle miya Walee anigu yaabay
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 7 ай бұрын
They have no respect shameless that's what they are
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Duleyste waligii ma daahirssmo. ILLAAHEEY umada idiinka qabay.
@hawosaid139
@hawosaid139 7 ай бұрын
Waano abuuris baa ka horaysay
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 7 ай бұрын
Abaayo maahmaahdaan waa qalad hadeey macnaheeda tahay sidaas waaye awuurkiisa ALLAAH SUBXAANALLAAH WATACAALAA MA UUSAN ABUURIN QOF XUN ee sheeydaan aa dhax dagay dadka noocaan eh weeyna xanuun San yihiin mana is oga
@ryanahmed-je2hz
@ryanahmed-je2hz 7 ай бұрын
Asc
@KhalidElmi-nb5ph
@KhalidElmi-nb5ph 7 ай бұрын
haabo wan ku salamaya geesiyad bad tahay duulayste ku sooco
@latifayusuf6818
@latifayusuf6818 7 ай бұрын
Kkkkkk yet ku cumin waa dad dhintay
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed 7 ай бұрын
Sax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@muudahir7081
@muudahir7081 7 ай бұрын
Masuliyadii ilahay saray ayuu gudan waye markasu raba dadka inu eeda saaro duleeste weyn
@Hogol_
@Hogol_ 7 ай бұрын
Walee looser oo dhan gabadh hasoo qaato cadiin nin wayey baa caayah hoyadi hadey tirah iigooy asna ilmihi gooyna umadaha ilahay ee islamka aheen iyago isfurey buuna ilmuhu daremin oo labadi walid haystan kani waa caan raadis qanax ah
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed 7 ай бұрын
9
@RunshegCabdi
@RunshegCabdi 7 ай бұрын
Runta Farhiya ayan la yabay , waxad moda nabarka siday u ogtahay oo u riixdo
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 7 ай бұрын
Sidaa uumbay ahaanjireen caqliga dhoobo lagasaarooyinka
@Independent-girl1
@Independent-girl1 7 ай бұрын
Qofkan farxiya daawan noloshu ku khasaary
@hayatsaid6064
@hayatsaid6064 7 ай бұрын
He is really psychopath
@samsambarud4376
@samsambarud4376 7 ай бұрын
Its like taking to an atheist who has no open minded, blind folded or a christian who is not willing to learn the true facts about the faith of kheyr of Islamic due of having heart of no mercy or blinded at all Subhannah Allah 😢😢😢
@hayatsaid6064
@hayatsaid6064 7 ай бұрын
Phycopat
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
Ka Falcelintii Dilkii Halyeey Yaxye Sinwar Iyo Shacabka Caalamka (Social Media)
37:25
JIGJIGA - ITOOBIYA KAMA SII MID NOQONAYNO INTAAS KA BADAN.
12:21
اجمل 30 قصة ممتعة رواها الشيخ عمر عبد الكافي
2:36:01
قناة الشيخ كشك
Рет қаралды 2,3 МЛН
Dulayste Ceebaynta & Been Abuurka Hablaha Soomaaliyeed Buu Xariif Ku Yahay 🤔
1:05:30
Hassan & Hodan, Maqaadiirta Ku Dhacday Waa Mid Ugub Ah Oo Murugo Badan Leh😭
26:15
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН