Xanuun darrood ladhaho ayaa ku dhacay Dawadii xanunka darrood ad ka cuni lahaydeen hadaan soo samaynayaaye suga 😂
@mawlidmuhumed80375 күн бұрын
Dagal darrod u dhanyahay ilaahay kabar yaysane war jooga
@mawlidmuhumed80375 күн бұрын
Dadkanina dawlada ayay hos tagaan Waa dawladoodi hargaysa lagama xukumo deganka somalida laga xukumaa. Mel aytagayaana majirto Wadagankodii wana dawladoodi dhulkodii ayay jogan Cidna lobaryi maayo
@prosl119 күн бұрын
Sowtii laa wasay ogadeen ee ilma amxaarta
@mohamoudahmed66949 күн бұрын
WAAR WAA DAGAAL DHUXULEED. WUXUU KUHADLAYO DAY.
@mawlidmuhumed80375 күн бұрын
Dadku way wada dhashen
@ahmeddahir42049 күн бұрын
Kkkkkkkkkk ala reerkan idoor fatabakh iyo huuha ma dayan wa reer faan iyo huuha noloshodu tahay
@Mko-u7g7 күн бұрын
War hadaad tabar hayso maxaad la ooyi
@aliabdullahihassan33208 күн бұрын
Lbax libax dhalay wakas ninkas sas u hadalaya nin Darod ismaciil Ana sas bn u tarina mana fano wiilashay hadlay nin sida ninkan u hadlay ma jiro marka Ad miidhiyaha Ad imanaysan raga dodayow isaqow marka hore hadalka so bartay sida lo hadlo kbcdi fagaraha imado wa iga talo😊
@sidrasirad94759 күн бұрын
eega mowlid niicle marku inanku darood galay buu ka bedleaya halka ku nooqo garacweye isaaq maha mowlid walahay bilahay dadki ciidgale tiktok baa shaegay inu garaac yahay raarka uu shegtona ahayn
@Bashir-i8q9 күн бұрын
Dadka shacabka ahna arab ama isaaq hargaysow fidnidaad galinaysan ama hadal xumada kadaaya, waxba umataraysaane, dowlada aad sheegaysaan ee somaliland ixtiraama madaxwaynihiina cusub, kililku waa dowlad layiraahhdo ethopia, jabhado ama dad hubaysan lagama ogala ethoipia, saraakiishii nabadgalyada intaad leyseen baad rabtaan hargaysa inaad ucarartaan, away dowlinamadii aad sheeganayseen,
@OmerNur-g2r9 күн бұрын
Waa been cidi kama soo talaabin somaliland,laakiin hadii daarood cagaha digital waayo waanu soo galaynaa