Dowladii degaanka Somaalida oo si foolxun ugu Fashilantay dagaalka Dacawleey!

  Рет қаралды 15,422

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 144
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 5 сағат бұрын
Waxaan ilaahay ka baqayn baa meesha ka hadlaya waar runta sheega aakhira ayaa danbaysee
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 6 сағат бұрын
Jaamacaw. Doqon Kan ku ag fadhiyaa. Yaanu ku waraysan. Waa qab yaaladiiste. Aan huurada iska cadayin. Waabanad ka sumcad way tahay. Malintii dhawayd. Ee wax dhaceen. Casdho ayaa wajigiisa ka muuqatay
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 6 сағат бұрын
Hadlay neyuu Gu xoog lee yihiin. May dhul kooda xabashida gumaysata ka xoraystaan soomalida uun bay u xoog wayn yihiin miyaa?????
@global-travel5391
@global-travel5391 6 сағат бұрын
War heedhe waxa aad ka haddleysaa Soo hawaarin maaha Amhaaro shaati Soomaali loo galiyry waye
@CaliGeelle-g3d
@CaliGeelle-g3d 7 сағат бұрын
Allayaa xabashi orom naga celindon allaase jira
@abdiqadirisse1569
@abdiqadirisse1569 5 сағат бұрын
Walaahi dadka soomaalidu way waasheen dad dhiigooda iska daadinayaan oo ay ku faraxsan yihiin.
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 5 сағат бұрын
Ina cagjar ogaadeen ma ah waa nin midigaan ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedmursal-e5p
@maxamedmursal-e5p 7 сағат бұрын
Waar alle baqa wax tikiniko ah may wadan beesha arab anagaa joognaye oo oge hadaad diidaana soo cadeeya oo keena xaqiiq
@cabdilaahiaxmed9480
@cabdilaahiaxmed9480 7 сағат бұрын
Maamulka Ugaadeen ee ka Jira Ethiopia waa in laga hoos baxaa, oo maamul cusub Irirsamaale ku dhawaaqaa,
@june6206
@june6206 5 сағат бұрын
😂😂😂 wayo urur samaluhu dhulkiisa maguure cidii rabto ha guurto isaq dhe urur Ma jiree
@AhmedSharmarke-k8j
@AhmedSharmarke-k8j 5 сағат бұрын
Waa sida mamulka ìrir samale Isaaq Samaroon Jaarso Ciise Iyo reeraha dir o dhan wa in sida lagu sò af Jara ogadenia
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 сағат бұрын
5malin iyo iddoor wali aan lagarin Hargeysa miyaa reer DDS. ilkadofaar sahansan batihiin aa fadhiga ka kaca siyasiyan iyo militeriyan ba waa la idinkaga adkadey mamulkiina ayaa na idinkugu wacan
@seed3966
@seed3966 6 сағат бұрын
Hhhhhhhh caadi maaha isaaqu waa hasha geela cunta ee misana cabaada 🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️
@TiaMoh-t3i
@TiaMoh-t3i 5 сағат бұрын
Wa siyaasada isaaq doqonkii ugaadeen ma fahmo in timir laydiin kar karinaayo
@seed3966
@seed3966 6 сағат бұрын
Asc kkkkk war xaaalku waa ilko doofaaar daleeleysan maadama shuftadii argagixisada aheyd ey kililka dhexdiisa ey new police kii ey ku edbiyeyn o dhirbaaxo ku dhufteyn 👉firiya 👮🏽‍♀️👮🏽‍♀️
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 5 сағат бұрын
Sax wiilasha somaliyed yan laysku dilin hadaba haduu mustafe waxmaamu layo waxba may xumaadeen askar tiisana maxukumo wixiisu waa waali
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 5 сағат бұрын
Taasi waa run
@AhmedSharmarke-k8j
@AhmedSharmarke-k8j 5 сағат бұрын
Maamulka irir samale waa dhawan inshalah Ciise Isaaq Jaarso Samroon Dhaman beelaha dir o dhan waa Inay ku dhawaqan maamulka dir Ogaden danbe meesha xukumi maayo Jaarso waa geesiyada dir Anago isaaqa wa in anu ku dhawaqna dir
@Sirad47
@Sirad47 7 сағат бұрын
Jaamacow shacabka Ogaadeen 🎉 iyagaa dulman waxan liyùboliskà lagu sheego, shacabka masaakiinta ah oo dumarka ito caruurta sacaboolayda ah ayey cadabaabaan oo ay sida wuxuushta u cunaan. Lakin maanta waxaa ku qaraxday cuqubadii ay mudada dheer guranayeen.
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 5 сағат бұрын
Fashilan kuwaanu Aweba dhibka Ogaadeen iyo Absame ayaa loosamaystay.
@abdiqadirisse1569
@abdiqadirisse1569 5 сағат бұрын
Waxaa meesha ka baxay wixii la odhan ilaahay ka cabsi.
@SalebanFarah-i3d
@SalebanFarah-i3d 6 сағат бұрын
ciidanka suugaga wata ee soomaaliland ka yimid ee aad sheegaysid maad soo bandhigtid
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 5 сағат бұрын
Asc waabeentii
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 8 сағат бұрын
MAASHALLAH GUUUUUL DAADROOD ISMAACIIL ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ 💕 ❤❤❤❤
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah 6 сағат бұрын
Abtiyaashay waa geesi taariikhda Arab lagama Farah nuur ma'ilowday lix halkaad ku joogtaa dagaal laabta ka ogaada luqumaha hadii haydin jaro lugaha meermeesha dhuba
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 6 сағат бұрын
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@SaylacDuurow-xw9ud
@SaylacDuurow-xw9ud 8 сағат бұрын
Guuuuuul DDS
@shadiaibrahim-hx8pb
@shadiaibrahim-hx8pb 7 сағат бұрын
Laba dowladood ma aha ee waa dad shacab iyo liyow boliiska
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 8 сағат бұрын
guuul ❤ guuuul darrod guuuilesty ogaadino guuuuuuuuuuu ssc guuuuuuul daarod wen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SAK-Royal
@SAK-Royal 7 сағат бұрын
Jamacow been baad noo akhriyeysaa cagdheertu iyada gelinkii hore shacab maskiina xasuuqday ana gelinkii dambe ayaan dhalfo daray😂😂😂
@MaxamudKhalif-o4l
@MaxamudKhalif-o4l 5 сағат бұрын
Beenaale ilaahay ka furtaybaad tahay Waxaad tahay hasha geela cunta ee cabaada
@CheifIbrahim
@CheifIbrahim 7 сағат бұрын
Jaamacaw maalinta dawlada deegaanka maalinta ad qaybta iidoorka ad wax laga siiyo ayaa ciidanku ciidan qaran ay noqonaysaa
@cabdinaasir8486
@cabdinaasir8486 5 сағат бұрын
baraa dhulka lalabayaadi waxba lama Lapine maxaa ku helay mad tamarwaden
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 6 сағат бұрын
Cagjar wa nin jilicsan idoor isagay arken
@Beru700
@Beru700 7 сағат бұрын
Somaliland halkan ma joogto . Ciidanka somaliland halkan kama shaqeeyo .layuu police odaden ayaa shacab isaaq ah ku xusuuqay .waana laga aarsandoona
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 6 сағат бұрын
Isaaq wacdaro ayuu dhigay galka ayuu seefta kala baxay mar haday jabiyeen harti iyo ogaden oo laandheerayaashii daarood waar waa rag rag dhaafay
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 6 сағат бұрын
Ogaden wu hurda dhulkina idoor wa dhul radis waliba waxay isku dayayan deganka in lakala qaybiyo ogadenow bdhulkina ilashada waxba idinkama dawladnimo
@ilyaasmohamed718
@ilyaasmohamed718 7 сағат бұрын
Waaar umada ha isku dirina
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 5 сағат бұрын
Kuwan laftooda ayaa xanuunsan wllhi
@SalebanFarah-i3d
@SalebanFarah-i3d 6 сағат бұрын
meesha laba qabiil oo dhul isku haya ayaa markii hore ku dagaalamay ka dibna waxaa meesha yid booliskii ciidanka dawlad deegaanka oo garab siinaya beesha ogaadeen ruta sheeg malaa ig baa garbaha kaa saarane afkudhiigle yohow adigaa ka xun kuwa maatada xasuuqayee
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 8 сағат бұрын
Isaaq sidii hore loogu geli jiray miyaa la ilaaway sowtii cagta lamarin jiray ee xitaa duulooyinkooda la gubi jiray maxaa loogu naxayaa
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 сағат бұрын
Ethiopia iyo somaliland ayaa dagaalay
@sahraismail2230
@sahraismail2230 7 сағат бұрын
Waaxaan ogu baaqaayaa reer ogadenya ineey dhuulkioda diifaacdan o eyyna isku haaleyniin huubkaa haalaa qaato
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h 5 сағат бұрын
Nin Yohow Cidankan Mustafe Cagjar Ayaa Bah Dilay Abdi Ileey Waxan O Kale Inuu Qadan Lahaa Ma U Maley Neysaan
@MakoFarax
@MakoFarax 7 сағат бұрын
Kilinka 6aad guuuul
@Jimcaale143Bile
@Jimcaale143Bile 7 сағат бұрын
War dumrak iyo carurta laxsuuqay ayaa dawlad kushegsaan
@MaxamuudSandheere-xj6uv
@MaxamuudSandheere-xj6uv 7 сағат бұрын
Jaamac galad waxaad sheegayso Waxaa lagu waydiindoonaa Maalin udhiganta konton kun oo sana Umaduna kuma cafiyayso
@omerali8332
@omerali8332 6 сағат бұрын
hhhhhhh jamac galad awowgii sagaalaad dab naara huh huh
@kayseduale1771
@kayseduale1771 7 сағат бұрын
Cagdheer markay arab oo reer yar ah iska celin kariwaayeen bay leeyihiin dawlad baa nala dagaalamaysa
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 8 сағат бұрын
Ader jamacow wa lays fahmi la, yahay mesha anu wan tagaye is dhex yac iyo nadam xumo xad dhaf ah ayumba ii muqtay iyo ma taqanayey ma taqanayey...
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 7 сағат бұрын
labadaan xoolaha waxba dhaamin yay war u sheegaan
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 6 сағат бұрын
Cagjar wa nin jilicsan
@sharmakemukhtar7769
@sharmakemukhtar7769 5 сағат бұрын
War jaamac kii cuqdada qaba ku waraysanaye ma mid laabta ka caafimad qabad wayday
@NasirAhmed-nh3en
@NasirAhmed-nh3en 7 сағат бұрын
Muxuu yidhi dadkii reer miya ahaa ayaa zuug iyo jiibab iyo madaafic watay beentu sow xaaran may ahayn awal 😂😂😂😂😂😂😂
@_Khaalid
@_Khaalid 8 сағат бұрын
Arab inuu ogaadeen jabsaday Jaamac soo wariye. 😂😂😂😂😂😂
@AB333East
@AB333East 8 сағат бұрын
Waa Arab iyo laf kamid ah reer isaaq ayee is heesto ogaadeen Xakee ku argtay 😂😂😂
@_Khaalid
@_Khaalid 7 сағат бұрын
@AB333East 🤣🤣🤣🤣
@_Khaalid
@_Khaalid 7 сағат бұрын
@AB333East war hayga qoslinin cabdile. reer isaaq. Tolomoge. Miikaaiil. Macaa jareertiinii qalaafe. Nimaan meesha ku dhimanin 🤣🤣🤣🤣 Cabdiliyo zubeer maxamadoow gacalku ceebowye. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ARAB WORLD 🌎
@_Khaalid
@_Khaalid 7 сағат бұрын
@AB333East saakoo dhan fanaanadii Najmo nashaad baanu baryayney naa ogaadeen waa ehelkeene sidani sax maaha.
@ShukriMaxam
@ShukriMaxam 8 сағат бұрын
Ina cagjar waa jilicsan xageebuu jileeca kakeenay wuxu malaa waa oron noosoodhunty😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AB333East
@AB333East 8 сағат бұрын
Islaanta qabo waa isaaq 😂😂😂
@MaxamadGurdeeye
@MaxamadGurdeeye 7 сағат бұрын
Madaxwaynahan wa istus waji somalinimo khayali ah oan waxba kajirin ayu dadka kale ean ogadenka ahayn bu iskaga gadaya dhiga wilasha somaliyed liyu boliska ah ayu waji kugadanaya
@sadikaden9085
@sadikaden9085 6 сағат бұрын
Waxa dagalamay wa Cithiithanki somaliland iyo dad shacab oo isdifaacay
@FaraxKhalfo
@FaraxKhalfo 8 сағат бұрын
War cagjar wuu fashilmay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 сағат бұрын
Dagaalka qof akhrinkaro majiro miyaa waxaan iswey diyaa dagaal lo isku xiran miyaa kajirta geska Africa mise anigaa modey
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 7 сағат бұрын
Idoor waa canfar beenaley
@SalebanFarah-i3d
@SalebanFarah-i3d 6 сағат бұрын
waar yaa jaamac afku dhiigle ilaahay miyaanu kaa hadlinayn oo aanad ka baqayn inuu ku aamusiiyo waar beenta aad faafinaysid iyo dadka muslimiinta ah ee aad isku guubaabinaysid jooji oo ilaahay ka cabso god baa keligaa lagugu rididoonaaye daarood iyo ogaadeen toona ilaahay kaa celin maayaane
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 7 сағат бұрын
Shacab aanay difaacayn Askartiisu oo kala Celin karin ma Dawladbaa
@Tamad-v9d
@Tamad-v9d 7 сағат бұрын
GUUL DDS GOBONIMO
@SalebanFarah-i3d
@SalebanFarah-i3d 6 сағат бұрын
jaamacow waxan aad u waramaysaa waa dad kaa aqoon badan ee maa caruur waar isku qajil oo isla yaab
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 5 сағат бұрын
deegaanka somaliland miyaanu ugaadeen soo weerarin weliba dhanka laascaanood yaa ku yidhi ugaadeenow xadka soomaaliland u gudba kana dhex dagaalama
@FaraxKhalfo
@FaraxKhalfo 8 сағат бұрын
War wa ciidan babies is
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 7 сағат бұрын
Waar allah wayn ee idin abuuray ka baqa oo runta hubsada oo waxa runta ka sheega oo wixii run ah een dadka is dhalay aan isku sii dirayn macaaac macaada ha hayninee
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 8 сағат бұрын
Waxaa waxdawa layuupolis
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 6 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk waa kaga hormareen
@maxamedcilmi2338
@maxamedcilmi2338 7 сағат бұрын
Dawlad maahee waa Dabaqoodhi
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 8 сағат бұрын
Ximaar beenalee
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 6 сағат бұрын
WAA IN CAGJAR XASUUQAA ARAB, ILLEYN WAA NIN DAAROOD AHEE,
@ahmednouh7670
@ahmednouh7670 5 сағат бұрын
Muxu wax xasuuqii ciidankisiiba inta la xasuuqay maydkodii cashur laga qate😂😂😊
@AbokorShide
@AbokorShide 7 сағат бұрын
Ragii. Fadhi. Xun. Iyo. Been. Faafiye
@haydar378
@haydar378 7 сағат бұрын
Shacabka Beesha sheikh Isaaq way is difaacayaaan hadaan midhi ka hadhayn
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 6 сағат бұрын
OGADEN ciyay 😂lamid ah danyeer dhusay😂. Beenaale, jifo yar oo kamida Arab ayaa cashar udhigtay ogaadeenka oo dhan ah oo adeegsanaya shaadhkii dawladda
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 8 сағат бұрын
Waalalaynayaa cagdheer
@shukrisalah6790
@shukrisalah6790 7 сағат бұрын
Hooyadaiin ee habraha wecelada ah ee hadba cid sheegata aya la leeyni
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 5 сағат бұрын
Kkkk jaamac waa qosol miidhan CAGDHEER miyaad isku taqaanaan
@user-zl9vg6ku4b
@user-zl9vg6ku4b 7 сағат бұрын
Kkkkk waa sidaa waa laysku wada qarxaya
@MakoFarax
@MakoFarax 7 сағат бұрын
Karto muuse biixi miyad ujeeda
@LegendJimleothman-p8l
@LegendJimleothman-p8l 7 сағат бұрын
Cagdheer kolay caqli kufilan maleh anigoo habaryoonis ah oo xirsi cismaan reer hawda qiraaya oo waan guumaysanjiray waligay cagdheerta
@AbdibarreAadan
@AbdibarreAadan 5 сағат бұрын
Cid lagumaysan Jiray Ma Jirto Anoo Habar Yoonis ah Adeer Xishood ilaahay Ka Baq
@cabdinaasir8486
@cabdinaasir8486 5 сағат бұрын
war cudur Iraq nacaybaa idin hayee Jamaican aduu kan case nacaska wad ka yara rermagalsantee Kani habenkii dagalku dhacay isagoo maydkisii lay sasabayo ayuu laha bari ta dhacda dawo waxba may dhicine aduu dhusada nugliyer ahan ugu soo rid halkii uunban kugu sugayaye
@DeeqaAhmed-q9p
@DeeqaAhmed-q9p 6 сағат бұрын
Ciidan dadka usiman mahaa shadh qabli bay xiidhan yahin
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 7 сағат бұрын
Been badanaa waar isla yaab
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 7 сағат бұрын
idoor daba cayun karbashka sara
@khadijac9841
@khadijac9841 7 сағат бұрын
Dee waa laydinka reer magaalsanyay ma siyaasad ayaad waxkataqaanaan inaad amxaar inaad is ereryataan mooyee
@LegendJimleothman-p8l
@LegendJimleothman-p8l 7 сағат бұрын
Cagdheer caqli maleh oo waa adoomahayagii from habaryoonis guumaystayaashii
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 7 сағат бұрын
Kuwa adiga ku ilaliya iyaganad ku noshahay🇩🇯
@shadiaibrahim-hx8pb
@shadiaibrahim-hx8pb 7 сағат бұрын
War sheeko xumada kala taga meesha. In aad Ogaadeen beenta uga difaacdid ayaad halkan u soo fadhiisanteen. Waa la iska Celine cidii dhul balaadhsi wada.
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq 6 сағат бұрын
Been bad masaariifsataan jaamacaw kanyarna aabihii waad ka bi isay
@MohamuudNour-lm8qe
@MohamuudNour-lm8qe 7 сағат бұрын
Waaryaaogaadeen maxaakugaadhey
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 6 сағат бұрын
Deeee beeentiiii horaaaad sheeegteeeen baaaa imnka idinku cadaaaatey kkkkkkkhhhhhh fashilbaaa war kiiini kasooo laabmey
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 7 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk Djama Daamehr
@ahmedabdi281
@ahmedabdi281 7 сағат бұрын
OGAADEENKA WAALAGA NASATAA MARKA LA LAAYO IN LAGUMEYSTO UUNBAY KUFIICANYIHIIN
@sadikaden9085
@sadikaden9085 6 сағат бұрын
Gormay damanaiin he somali kalabarkeetha waye 😅 abow hadii wax lalaynikaro shabaab ba somali oo dan kahorjeedo mel liskasaari laha
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 5 сағат бұрын
Ciise irisamaale mayaqaan mana idinracayno qudhun yaa idin yaqaan dir cafart may noosoo gurmato
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 8 сағат бұрын
Wlhy hadii si dhab ah loogu amro liyuu bolic hal saac ayey ku tirtiri karaan isaaq oo dhan iska daa arab iyo dadkan yaryare😂😂😂
@AbiibColaad
@AbiibColaad 8 сағат бұрын
Wle been Ayaad isku sheegtee duli new Police Arab ayaba hada 72 kadilay hadii sadex cisho lagu daayana ilaa jijjiga way qabsankaran wlahi
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 5 сағат бұрын
Asc subxaanalaah waar tikniko ma jirto waa GUULANE ARAB iyo ogaadeen sidaanu maqalnay
@XasanCabdi-d8n
@XasanCabdi-d8n 6 сағат бұрын
Kkkk
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 8 сағат бұрын
Nur Adiga Jamac Anwaca warka maxaad ooga jeeydaan.
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 8 сағат бұрын
Layuupoliska halakadiro
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 8 сағат бұрын
Wallo adeegsan maayo isaaq wixiiloogaystay ogaadeen
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 8 сағат бұрын
Ina aliflow ogaadeen bey Ka adag yihiin eydu
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 8 сағат бұрын
Adeer ilka doofaarvsahansan
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 8 сағат бұрын
Adeero waxaasi waxawada layuupoliska
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 8 сағат бұрын
Adeero layuupolisbaa waxanwada
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 7 сағат бұрын
Jaaamac qabri iyo qaduuun jaamac badow doqonkiii ogaaadeeen ahaa dooolo lagaqaaad kkkkkkkhhhhĥ
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY iPHONE
13:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Арестович: Двойная игра Путина. @holovanov
1:21:58
Alexey Arestovych
Рет қаралды 383 М.
Gedo waxaa lagu soo Xawilay dagaalkii Ras-Kamboni re Garbaharey
9:45