Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha mujaahidiinta falastiin aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin
@cabdiraxmaancalas98502 күн бұрын
Njlllĺ
@jawahirelmi92 күн бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
WAR ISRA,IL IYO MAREYKANKA WAA ARGAGIXISO ,EREYGAASNA IYAGA INTAAN LAGU EEDEYNIN AYEY DOWLADAHA ISLAAMKA EE CAALAMKA KU EEDEYEN , OK OGOW HADANA JAL DOWLADE AANAN ISLAAM AHAYN HOREY EREYGAAS LOGUMA EEDEYNIN AMA SHAKHSI KALE AANAN ISLAAM AHAYN . TAN KALE DHULALKA DOWLADAHA ISLAAMKA KALIYA MAXA MAREYKANKU KAFIIL DAGAALEED UGA DHIGAY . MUXUUSE U QABTAY OO AANAN BOOTO IYO BEEN IYO DHACA DHAQAALAHOODA IYO HANJABAAD AANAN KA AHA6N OGOW ISLAAMKA SHALALKA HADA LAGU WADAQALAY IYO KUWA HADABA LA WALAYE WADADHIIG BAXAYA
@RUJALCaydaruus2 күн бұрын
Ilaahayi kamdudulqaadoszb
@OmarAbdi-mi9dt2 күн бұрын
Asc
@CaliMaxamuud-l3h2 күн бұрын
Israil Maaha Waxjira Taas Waxaa Kuu Cadaynaya Magali Karto Heshiis Iyo Wadahadal Markasta Waxaa Horsocda Maraykan Oo Uhadla Markay Dhiiqo Gasho Aanay Kadabaalan Karin