Dahabshiil Group oo Deeq lacageed gudoonsiisay Hooyo Faadumo Aadan oo Muuqaalkeedu uu...............

  Рет қаралды 7,398

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Dahabshiil Group oo Deeq lacageed gudoonsiisay Hooyo Faadumo Aadan oo Muuqaalkeedu uu baraha bulshadda haystay.
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 55
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Ilaahoow maalka iyo awlaadaba ubbarakee dahabshiil ❤❤❤
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Ilaahow Adaa mahadle Dahab shiil ilaahay haku barakeeyo Cadowga alle Hakaa qabto miisaanka xasanaadka alle hakuu galiyo Caafimaad alle hakusiiyo reer dahab shiil dhamaantood❤❤❤
@fadma638
@fadma638 Ай бұрын
Dulmigii loo geystay ilahey naxariis iyo nimco ayuu uga bedelay alxmdllah ilahey ha idinka ajarsiiyo Aamiin ❤🤲
@idiriisyuusuf4083
@idiriisyuusuf4083 Ай бұрын
Maa shaa Allah allow madaxda DAHABSHIIL WAXAD SIISAA GAAR AHAAN Maamulaha CRASHIID MAXAMED SICIID DUCAALE GAAR AHAAN INUU SIIYO (راحة البال) WAX DHIBANA ADUUN IYO AAKHIRO TUSIN ...AAMIIN AAMIIN AAMIIN.....
@deeqyare2897
@deeqyare2897 Ай бұрын
Ilaahay lacagtaas ay kudeeqeen 100 laabkeed hasiiyo
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Aamiin wll ❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Ай бұрын
WIILKII WARIYA ILLAHEY WAXAAN UGA BARYEY JIISADISA JANNO🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Aamin aamin aamin
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Ай бұрын
Aamiin yaarabi
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Inankaa Yar ee Soo Gudbiyey caafimaad hakuwaaro iyo Nolol Fiican waalidkaa Janada alle ha geeyo❤❤❤
@hodanmuse3632
@hodanmuse3632 Ай бұрын
Maasha Allah ilaahay ha ubarakeeyo
@RosiAswan-vv1zf
@RosiAswan-vv1zf Ай бұрын
Mashll guul nollow hoyo macaan 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 Ай бұрын
Walahi shalay qalbiga I xanuunay thank you ❤
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Ай бұрын
Illahow kheyr ugu bedel dahabshiil sadaqada eysiiyeen hooyadan masakiinta❤😂😂😂😂😊
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Ай бұрын
Mashaa Allah waa rayi fiican walal
@batraanclothing6416
@batraanclothing6416 Ай бұрын
Illahayow maalka awlada ubarakey dahabshil aqirana janatul fardowso
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Ай бұрын
ILLAHEY IRZAAQADA HA NI BARAAKEYO YAA ALLAH🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Ай бұрын
Masha Allah
@abujole3992
@abujole3992 Ай бұрын
Maasha.allah
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 Ай бұрын
Mashaa Allah Guuleysta
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah Ай бұрын
😢 allah barakeyo dahabshiil Abaar wee bexee lakiin ceebe dhaafta 😢 Ilahay mamadan masakinta wax qeyr wata ha uga dhigo deeqda ay heshay Ninkasna allaha ka jaro 😢 sa ugalay mamada danta iyo durufta baday 😢
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Ilaahay dahab shiil iyo Isaaq iyo Somaliland ba bara kee
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 Ай бұрын
MAASHA ALLAH JZK QEYR INTII UGURMATAY KAN MASAAKINTAN WAYEELKA UGACAN QAADAYNA INDOWLADA WALKAQABTA
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️👊👊👊👊🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🎉🎉🎉🎉
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc Ай бұрын
M.A
@siradm
@siradm Ай бұрын
Ninkan wax ma laga qabtay laakiin? Waa in laga jaraa, way mahadsan yihiin Dahabshiil
@Rizeek12
@Rizeek12 Ай бұрын
Boqolal dadkan cml ah yaa dhooban soomaliya shirkadaha qofka marka scial media ku arkan ayay dadka iska gadan iska dhigan in wax cawinayan lkn umada badan ayaa dhiban in la cawiyo ubahan manacawinayay wax ay dadka iskugu gadan ayay raban
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
waa oday bilaa naxaris ah
@user-cq5wf9dz7t
@user-cq5wf9dz7t Ай бұрын
maashallaah tabaarkallaah
@salahmoalim2664
@salahmoalim2664 Ай бұрын
si laidiinfahmo somali kuhadla ileen somaliween baad wax usheegeey saan
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e Ай бұрын
Way gariiraysaa ilaahay how barakeeyo
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Maashaa allaah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
(ALHAMDULILAH )🤲🤲🤲
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Isaaq nimo goob goob dhashe viiva somaliland viiva somalilnd viiva
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Hooyo mcn ❤
@farhiaiman5824
@farhiaiman5824 Ай бұрын
Iscaawa. Alaaha. Idincaaciwo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂
@someonein90s
@someonein90s Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-qj2yu4ht8t
@user-qj2yu4ht8t Ай бұрын
Al hoos u siiyaa somali qaar xun ayaa ku jiro oo tuugo ah waa raad sanayaan in ee dilaan aan ka cabsanaa
@Whohah-s2p
@Whohah-s2p Ай бұрын
Manshallah
@user-ni9nl9wt2z
@user-ni9nl9wt2z Ай бұрын
Miskiina illaahow astur hooyadaa soomaali waa is jeceshahay illaahow islaax dhex dhig oo heshiisii.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Cidina col maahee Somaliland baa cadaw badan leh
@abujole3992
@abujole3992 Ай бұрын
Fikradeeda sidaas Ayaan qawaa
@abujole3992
@abujole3992 Ай бұрын
Runti Somalida way is garab istaaga weli aniga waxaan qawaa qofka kasto somali hadii shirkada dahab shiil account lasameeyo qofkasta .0.5 lagu shubo 1milion dad hadii usbuuc kasto laiska dhigo kadib dadka Dan yar bilkasto wax ayaa lagu qaban karaa
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Ай бұрын
Mashaa Allah walal wa fikrad fiican
@farhiaiman5824
@farhiaiman5824 Ай бұрын
1:19 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Ай бұрын
Runti idoor waa goob kheer ilahaye haa idinsiyo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
noo duceeya hadii ilaahay Ictiraafka nasiiyay waanu ka sii gobsanaan doonaaye
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
​@@user-sz7sn2rv9r😂waa idin jecelnahy nagama go'daane noo jooga
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@WarsanOsmaan Anaba idinma necbin ee waxa nu nahay wallal kaa oo dalkale kuu leh gonay mar hore ictiraaf kuun baanu sugaynaa , Ariiroow Ictiraaf fadase reer baydaba ayaan ahaa beri hore anoo yar
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@WarsanOsmaan war samaan moodee sow waa warsan kkkkkkkkk ariireey May badaase Allow walki Amee
@fatuh4811
@fatuh4811 Ай бұрын
Baydhabo miyaanaf Somali ga laga aqoon, waxay waxan ay ku hadlayaan.
@miskiAhmed-q2h
@miskiAhmed-q2h Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Maandeeqmaanka-n3b
@Maandeeqmaanka-n3b Ай бұрын
Masha.allah
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4 МЛН
WARKA HABEEN EE KNN 09 09 2024
20:56
KNN
Рет қаралды 3,4 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН