JAMAAL ONKOD NIN DAN LIHI MA DAALO HEES CUSUB 2022 LYRICS

  Рет қаралды 530,441

DAHSAN LYRICS

DAHSAN LYRICS

Күн бұрын

#PLEASE #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
THANKS FOR WATCHING VIDEO 👀
WELCOME TO DAHSAN LYRICS HD

Пікірлер: 200
@mohamedaden8427
@mohamedaden8427 10 ай бұрын
Nin danleh madaalo aloow noorumee wxkastoo kharleh Maalin ay iiwacnaato waan kusonoqon komntigan insha allh ilaahy wax ficn ban waydiisty wkhtikastaa cimri qaadashuu leyhye 🦋ysr som😢
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 Жыл бұрын
Heestani intaan ka fahmay waa sahay dhiiri galin ah u ah dadka nolosha adag ku jiro allaha garab galee 🙏
@smiiemedin8449
@smiiemedin8449 Жыл бұрын
Wlahi heestan waxad modaa in xaladaayda lagadameyay 😢😢😢😢😢😢
@AmalAigeeele
@AmalAigeeele 9 ай бұрын
Si kastood u dagan tahay Ad adeego waa door Dhexda duubo oo samir Nin dan lahi ma daaleey😢💪🥰
@dalmarmohamed4996
@dalmarmohamed4996 Жыл бұрын
Fanaankan waa rer ssc
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
Waxka baro darufaha 😌😥 Rabiyow qalbiga wuxu donayo igu garab sii😣🤲
@MUXAMEDJANAGALE
@MUXAMEDJANAGALE Жыл бұрын
Amin Allaah Ha kuu Sahlo waxaad jeceshahay hadii uu kheyr kuugu jiro
@calansidemaxamed9140
@calansidemaxamed9140 2 жыл бұрын
Hubaashii caawa heeskaan waaxaad modaa inuu aniga toos iigu socda walee nafteyda ad adeegu waa usahay insha allaah guuli waa samir iyo dulqaad dabadeed caawa oon kusuganhy shalanpod shabelaha hoose somaaliya insha allaah hadey naftu baaqi igu thy qoralkaan waan soo xasuusan doonaa guul dabadeed
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Insha allah nolol wacan ku rajeynaa 🥰
@hothoyousuf9489
@hothoyousuf9489 Жыл бұрын
😊😊
@eerigoocagaare902
@eerigoocagaare902 Жыл бұрын
Damac aadmi yeeshana Damiirka uqaraweyn Inkastu ku dhaco damin Isma dhiibo ruux diran🙏🙏
@mohamudabdimohamed9235
@mohamudabdimohamed9235 2 жыл бұрын
Fanaankan Wuxuu u cod Egyahy Af fanaan Nimcaan HiLaaC mayla Aragteen 👑🙏
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Haa welcome bro
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Fadlan idinkoo Mahadsan labbo erey heestaan ku jirta ii fasira waxey kala yihiin 1: Door 2: Dunjigu From Mogadishu ✊️
@sandhoolsanka7156
@sandhoolsanka7156 Жыл бұрын
Dunji waa qof dadnimo leh Doorna waa halyay ama nin karmeed
@hudahussein7131
@hudahussein7131 2 жыл бұрын
Ad daygu waa door Dhexda duubo oo samir😪 Waan ku soo noqon comment kan markay iskugu kay toosto.
@Ugbaadnuura
@Ugbaadnuura 2 жыл бұрын
Hhhhh
@saskianuur6062
@saskianuur6062 2 жыл бұрын
Meyku tustay wll qali anigey iga kala tadsan tahay mantay 💔🥺
@saskianuur6062
@saskianuur6062 2 жыл бұрын
Wan ku duceyay noloshu kuma xumeyso
@hudahussein7131
@hudahussein7131 2 жыл бұрын
@@saskianuur6062 walashayey may wali, mahadsanid ❤
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 2 жыл бұрын
30/6/2022 waxaan jooga muqdisho. Hees macna badan oo macno badan xanbaarsan. Mahadsanid.
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Thanks welcome bro
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 2 жыл бұрын
Heestaan wax badan oo bulshada dhexdeeda ayaa toos uu tilmaamaysaa iyo marxaladaaha nolosha .
@farhiayusuf8199
@farhiayusuf8199 2 жыл бұрын
Masha allah f
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
@@IbrahimMohamed-by8mi aad u weyn runtii ✅
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 5 ай бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 : Aad iyo Aad wll
@nimcoduraaan4942
@nimcoduraaan4942 2 жыл бұрын
Runtii heestani caadi maaha waa hees dhiirigelin ah noolow walal jamaal onkod
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome sister
@hamzajamalhassan1118
@hamzajamalhassan1118 Ай бұрын
Wakhtiga uunba nin raga qabte nacaska wakhtigU ma qabte lkin wnkU samraya ilahy aya Kenay tan aan manta kU jiro😢 asaxabey iso duceya wan so boqon dona malinta wanag sanado dhinac kasta waxba iga hysta wlhY allla yaa rabi 😢😢😢😢😢
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 18 күн бұрын
Kula mid baan ahay saaxiib aan iska sabarno aana dadaalno Allaahna aan barino mar un waanka baxaynaa inshallah Duruuftu laguma waaro taas baan hubaa wlhi.😭♥️🙏🏽
@qaalimaxamuud1881
@qaalimaxamuud1881 Жыл бұрын
Wawawaaw wayo wayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@afgooyebishe2236
@afgooyebishe2236 2 жыл бұрын
From tiktok waa hees aan la dhacay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Wakhti Loo baahna Ayay iga Soo horbaxdey heestani ❤ 19_7_24. Insha Allah guul Baan u Rajnayaa inta Xaladan ku jira❤❤❤.
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Жыл бұрын
Heestan waxa iso diray xajigayga waxa ku jirya dhiri galin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Heestan waa dhirigalin nolosha sameynteda bay ka hadleysaa wan ka helay 💯✅
@jamaalonkod7638
@jamaalonkod7638 Жыл бұрын
Erayada waxaa sameeyay Abwaan gor gor abdi Laxanka iskalaaji Musica haatuf
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 11 ай бұрын
Qlbiyo badan maxay qushucen sida ooy tahy naftayida ayayba heestani ad Moda inay ka hadlayizo 😢 2023
@deeqmaxameddarajo8563
@deeqmaxameddarajo8563 5 ай бұрын
21 ..56 habeenimo 17 /5 /2024 xiligaa bosaso jogaa duruuftuna way jirtaa lkn waan ka bixi doonaa in shaa alh
@khadarnuur4883
@khadarnuur4883 Ай бұрын
maanshaa allah ❤
@rahmoahmedcilmi5876
@rahmoahmedcilmi5876 2 жыл бұрын
Waxan joga kenya cidan ima jogto lacagn faraha kuma hesto xita lanbar ma qadan man aqan mel adoo luqadan ma aqan guri xabsi ku ahay lkn malin un wey ihagagiya donta wahel bey itahay hestan 17/8/2022isma dhibo ruux diran 😢😢
@calicaska8168
@calicaska8168 2 жыл бұрын
Halke jogta abayo anigabo wankulajogaye wadanka
@rahmoahmedcilmi5876
@rahmoahmedcilmi5876 2 жыл бұрын
@@calicaska8168 norobi abowe
@calicaska8168
@calicaska8168 2 жыл бұрын
@@rahmoahmedcilmi5876 Haa Mel an kalasoxariro sheeg nh
@rahmoahmedcilmi5876
@rahmoahmedcilmi5876 2 жыл бұрын
@@calicaska8168 so mad arkin wll meshan nabar lama ogwlo
@fatumoabdiwahab1143
@fatumoabdiwahab1143 2 жыл бұрын
Aby isku mida nahaye ilahy waxi qeyr hana wafajiyo iska smir😭🙏
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 5 ай бұрын
Dhaxad dubo oo zamir nin Dan lihid ma dale😥ilahyow isii wax walbo khyr iygu jiro😥🤲🏻
@BilqeirAhmed
@BilqeirAhmed 29 күн бұрын
Ameen...dhamanten
@xasankayseaadan7433
@xasankayseaadan7433 2 жыл бұрын
Eeesh calaaa heeeees Horay usoco zxb
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll welcome
@AyaanCllahi-z4z
@AyaanCllahi-z4z 4 ай бұрын
Hooyo mcn❤ ayaa I qada oo igu dhiri galisa
@calicaska8168
@calicaska8168 2 жыл бұрын
3 times ayaan kuceshtay 13:43 24/08/22 waxan joga kenya 🇰🇪 narok County
@cabdiqaniisaaqabdi
@cabdiqaniisaaqabdi 5 ай бұрын
Malain un wan so boqon donaa qoralkan😢😢🙌😭
@triplemproduction1955
@triplemproduction1955 4 ай бұрын
Absolutely 💯 hees way dhaaftay .. cajiib
@hanifarah6370
@hanifarah6370 Жыл бұрын
Waqti iyo waayo waayo rabigeen hadafkeena haynoo rumeeyo alhamdullhi inta heysano sacadu 1:12 habeenimo paris France ❤
@Hanad4802
@Hanad4802 2 жыл бұрын
Dooqon lama gargarasdo dhexda duuubo oo samiir nin dan lihi ma daaaleeee
@kaltunosman8285
@kaltunosman8285 3 ай бұрын
Heestan qalbigay taabath 😢wakhtigan kujiro bay ka halaysa 💔1/7/2024
@abdiganeabdullahi51
@abdiganeabdullahi51 2 жыл бұрын
Mozambique Heesaha ma Dhagaysto lkn Heestaan waan Yara dhagaystaa Si naftaydu Dhiirigelin uga Hesho . Waan ka mahad celinayaa Fanaanka iyo Abwaankaba👋
@MadarJama-qh8ob
@MadarJama-qh8ob Жыл бұрын
Islaan waa hees micno weyn ka hadlaysa
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Жыл бұрын
Wow Mozambique Somali ma joogaan .🤔
@jamaalonkod7638
@jamaalonkod7638 Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 2 жыл бұрын
Hees wax xigmad badan xanbaarsan
@maxamedyuusuf7090
@maxamedyuusuf7090 Жыл бұрын
Waa hees qaaliya waxan ku dhageysanya hargeisa
@IdmanShariif
@IdmanShariif 6 ай бұрын
My favorite song 🎵 now 2024🥺💔
@dekowfainus53
@dekowfainus53 2 жыл бұрын
Tariiqdu waa 04/07/22 wadankuna waa uk 🇬🇧
@axmedcabduule5369
@axmedcabduule5369 2 жыл бұрын
Shalay dib u dhacaagiyo😪 wax ka baro daruufaha✍️ ku dar sahanka aayaha 💃 daruusaha jabkii hore 💔 3 sano kadib alxm🤲
@abdiraxmaanmaxamuud6730
@abdiraxmaanmaxamuud6730 14 күн бұрын
Heestan nin Aan zaaxiib kay Ah Ayaa isoo diray mar wakhtigu meel Adag ila maraaayay xldu hada raga iyo rafaadku waa wllo 😊
@calidaahirkhadar2242
@calidaahirkhadar2242 2 жыл бұрын
Keep goin inaadeer buuhoodle kaalay
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 Жыл бұрын
Waa dhiiri gelin, Abwaan ka heesta sameeyay waa mahadsan yahay, xaalada aan ku jiro ayuu erayo ku cabiray, fanaanka qaadayna waa mahadsan yahay
@dinixhaashim6070
@dinixhaashim6070 11 ай бұрын
Maalin Jimce Ah 24/11/2023❤ Hirdankeeda Dunidana Marka Ay U Daran Tahay Doqon Lama Gargaarsado👌
@Marianaaleeye44-oi9rl
@Marianaaleeye44-oi9rl 4 ай бұрын
24/ 5/ 2024 😢 Ad adeeGu wa door dhexda duubo oo simir😢😢😢17:38 galabnimo😢
@sumayayusuf6420
@sumayayusuf6420 2 жыл бұрын
Woow. Hees. Mcn
@khadrahujalle537
@khadrahujalle537 2 жыл бұрын
Waaw isma doorsho Ruux Gobi saxeex
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome sister
@suahybmaxamed5067
@suahybmaxamed5067 2 жыл бұрын
zaacadu waa 6:59 habeenimo hestan way igu zocota xaqiiq 7/8/2022😰♥️✌️
@abdiaziizxaajiga4101
@abdiaziizxaajiga4101 2 жыл бұрын
10_7_2022- 22:23 Paris France inkastoona heesaha xiisaynin hadana heestan macne badan ayay xambaarsantahay waanay igu socotaa Damac aadmi yeeshana Damiirka u qara weyn Inkastuu ku dhaco dabin Isma diibo dhiibo ruux diran
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Guul insha allah
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Shalay Dib U dhacaayiyo wax ka Baro Durufahaa ku Dar sanka aayahaa duruusaha jabkii horee Damaq admi yeeshana Damirkaa u Qara weyn inkastoo u dhaco
@siyaadi9547
@siyaadi9547 2 жыл бұрын
Heesdan Ilaa 2:00 tahriibka an kusoo galy USA ayaay dhiirigalin udhagaysanayaa
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 6 ай бұрын
Heesta waxan dhagasanaya subax isniina oo aan imtaxanki jamacada galayo oon sugayoo ❤dhirigalin wayee wan ku soo noqodonaa malin inshalh xusuus noqon karti 15/4/2024❤
@noorsalat2504
@noorsalat2504 2 жыл бұрын
Waa hees qiiro leh wlhi
@adandubo7645
@adandubo7645 2 жыл бұрын
Ad adaygu waa door dhaxda duubo oo samir wn soo booqanayaaa markay iskugukay toosto inshaAllah
@marwo2285
@marwo2285 Жыл бұрын
Waligay hees kuma ooyin lkn wallhi maanta waan oyay gobaan ahay nasiibku bahal u geeyay 😥😥duruufuhuna ay lugaha ka xidheen
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics Жыл бұрын
Sister nolosha adkeysi iyo samir rabtaa abyo maalma wacan wey iman ee naruuro qalbiga ku haay samirkana kaasho abyo qali marwo
@fatmajama223
@fatmajama223 Жыл бұрын
Samir abaayo marwo maalmihii wacnaa waa soo socdaan waxaas hore uga soco
@marwo2285
@marwo2285 Жыл бұрын
​@@fatmajama223 ❤❤❤insha alla isma doorsho ruux gobii
@khadarismail5809
@khadarismail5809 Жыл бұрын
@@marwo2285😢
@mohamedklibaro7716
@mohamedklibaro7716 Жыл бұрын
Dhexda duubo oo samir walal
@carfonittapella2851
@carfonittapella2851 Жыл бұрын
Hadan tiktok ka arkay aneyba iga hadleysa jah
@ibrayusufibrahim4565
@ibrayusufibrahim4565 5 ай бұрын
Doqon lama gargaarsado ❤
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 жыл бұрын
Been maha xaqiiq weeye
@shuune1
@shuune1 28 күн бұрын
Legend ❤❤❤
@Xasanisaaqcabdi-x7i
@Xasanisaaqcabdi-x7i Жыл бұрын
Heestaan adiga ayay sigooniya iitaaba naysaa anigooo hadda dareemay dibdhac kaasoo laniyad jabay lkn waan ku laabanaa waxaa kaniyad jabay i.n waxaana kaqorayaa telephone ☎️ oo sxbkey aan isla shaqayno leeyahy . 13/8/2023 saacadana tahy 12:35
@Liibaandaacad12
@Liibaandaacad12 5 ай бұрын
Qoraalkaan waxaa qoray ani 8 bil kahor maanta dhagaysanayaa anigoo hormar ku tilaabsaday meelna iska saari karo 😢
@abdidhaantoofficialchannel3563
@abdidhaantoofficialchannel3563 Жыл бұрын
Dhexda duubo oo samir nin danlihi madaalee 13/2/2023 Taariikh aana ilaawayn hamina aan leehay balse dabinno badan ihoryaalaan 😭 insha allah guul iyo inaan ka gudbi doono.
@ayoubmahmoud4461
@ayoubmahmoud4461 Жыл бұрын
Aamin alla hkugu guuleyo sxb waxd nwilayso
@hamdaabraham44
@hamdaabraham44 2 жыл бұрын
waaw eshcalaa laxan
@xuseencali3505
@xuseencali3505 Ай бұрын
2024 Hadad dhagesanayso like
@Hanad4802
@Hanad4802 2 жыл бұрын
Heesta cadi mahaa
@KhadarMxamed-q9t
@KhadarMxamed-q9t 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShamseMooge
@ShamseMooge Ай бұрын
@khadarismail5809
@khadarismail5809 2 жыл бұрын
Hargeisa saacaada 2:46 habeenimo
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome bro
@khadarismail5809
@khadarismail5809 Жыл бұрын
@@dahsanlyricsw two pro
@khadarismail5809
@khadarismail5809 Жыл бұрын
@@dahsanlyrics qoraal ka iska sax lkn
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics Жыл бұрын
@@khadarismail5809 Hye wll khadar mahadsanid
@abdisalaansugaal1619
@abdisalaansugaal1619 2 жыл бұрын
Saacadu waa 2:53 Bishuna waa 30/6/2022 Wadankuna wa Uganda/kampala Heestan Waa igusocotaa Gobonimo🙏
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome bro
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 Жыл бұрын
Ad adaygu waa door Dhexda duubo oo samir Nin dan lihi ma daalee 💪 On day ❤
@zackilakacase9488
@zackilakacase9488 2 жыл бұрын
Wakhatigu waa 8:1 subah nimo bisha Oct 8 2022 Maalina sabatiya waxaan rajaynayaa inaad sidayad heestani dhiri galin kuu tahay
@Samaan__
@Samaan__ 2 жыл бұрын
Hees.cajiiba.iyo.dhiiragalin..ah
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome sister
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Wlh heestan melo badan ayey tabanaysa
@ruunhaji6214
@ruunhaji6214 Жыл бұрын
31st October maalin dunida la igu ciilan Heestan wy ii leedahy xusuus weyn Wax ka baro duruufa😩
@jamaalcade1645
@jamaalcade1645 2 жыл бұрын
Wasaas
@fartunibrahim9347
@fartunibrahim9347 2 жыл бұрын
Doqon lama gar gaarsado Majecli dhageysiga heesaha lkn tan wan ka helay wexey ii tahy dhiirigalin Sacadu waa 6:4pm 16_8/2022
@Cabdicabdulahi-i1y
@Cabdicabdulahi-i1y 6 ай бұрын
Zhpky nimcaan nin Dan lahi ma Daleeee 💔🤣🤣🤣🤣
@filsanxaaji1161
@filsanxaaji1161 2 жыл бұрын
Heestan waaa iga gadan thy wlh
@xafsofantasicofficiall2893
@xafsofantasicofficiall2893 2 жыл бұрын
Markste wan dhagysta runti😪❤❤❤❤
@suusulove2587
@suusulove2587 2 жыл бұрын
Heestan 1m garsiiya
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Thanks sister
@hasanaliomar9836
@hasanaliomar9836 2 жыл бұрын
dalku waa kenya 🇰🇪 timeku waa 2:00 am heestan waxan ku heshaday ilaa 4 jeer waxana u qatay sahay xaga hadafkayga ah waaba Thnaks Abwaanka iyo fanaanka heestam soo qaday
@rihaancali9636
@rihaancali9636 2 жыл бұрын
Ww waaa hes iyo badh
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome sister
@nijiibuba371
@nijiibuba371 2 жыл бұрын
Aduunyoo aduunyo
@bishaaroahmedmohamed5077
@bishaaroahmedmohamed5077 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@amalmaxamud7461
@amalmaxamud7461 2 жыл бұрын
Ma jecli ina si wad dhex galo heesaha lkn heestan wa dhiri galin ma jecleysto ina hes dhagaysto lkn wax aya iso gadhay 9 15 2022
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 Жыл бұрын
Dunji mxaa la yiraahda?
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 6 ай бұрын
Asalka waxa ah aan guurin
@qalanjadiinaosman6837
@qalanjadiinaosman6837 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@YuusufYuusufdhago
@YuusufYuusufdhago 8 ай бұрын
Wayahatay
@wardahussein7105
@wardahussein7105 2 жыл бұрын
shaaalaliy diiibow dhaaacay 🥹🥹🥹😭🥺
@NasroAlibato
@NasroAlibato 25 күн бұрын
Hees iyo bar
@shankaronmaow4393
@shankaronmaow4393 Жыл бұрын
Waaba hees iyo bar
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
WoW
@fadumaborama8096
@fadumaborama8096 2 жыл бұрын
faduma borama
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome sister
@ibraahimaxmed4343
@ibraahimaxmed4343 2 жыл бұрын
Wa runti wale
@osmanisse7971
@osmanisse7971 Жыл бұрын
Tariiqdu waa 36/16/2079 Saacaduna waa 6:89:90 Qofkii ila mid ah iso raac
@hafsoabshir3770
@hafsoabshir3770 Жыл бұрын
Haa wll waqti horey ahayd hada waa 49/99/2129😭 Meel cidlaanb ku fakaraya😂😭
@rithwangavaneh8530
@rithwangavaneh8530 9 ай бұрын
6 jeer baan ku ceshceshaday heestani waa shidaal caadiya.🌒 Si kastood u dagantahay Ad adeygu waa door Dhexda duubo samir Nin dan lihi ma daale✊ 02:20 15/01/2024
@indhadeeq8461
@indhadeeq8461 8 ай бұрын
2024/1/26
@fardowskobciya9565
@fardowskobciya9565 2 жыл бұрын
Hees iyo cod
@MaxamedCismaan-du5tt
@MaxamedCismaan-du5tt 5 ай бұрын
Sacadu waa 10 habenimo 15_5/ 2024 heesta waa dhiir geiln cadiya 2:55
@somalistars1320
@somalistars1320 2 жыл бұрын
waxan ma nimcaan hilaacpa😹🙈😹
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Mya wey isku cod egyihiin bro Waa jamaal onkod
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
Welcome bro
@somalistars1320
@somalistars1320 2 жыл бұрын
@@dahsanlyrics wan lasocda palse wa sme voice wlhi
@somalistars1320
@somalistars1320 2 жыл бұрын
@@dahsanlyrics pleasure ❤☝️🇸🇴✊
@dahsanlyrics
@dahsanlyrics 2 жыл бұрын
@@somalistars1320 haa bro
@fardoowsaxuseen126
@fardoowsaxuseen126 Жыл бұрын
Kaadheeri
@shukrimaxamed9793
@shukrimaxamed9793 Жыл бұрын
Doqon lama Gargaarsado😢👋
@yaayapoi3917
@yaayapoi3917 2 жыл бұрын
Sikaatood udagamtahy Ad adaygu wa door Dhexda duubo oo samir😭 Waa xasuus aan malin dib usoo eegidoono i.a
JAMAAL ONKOD | LABA WAJIILE | Baari Lyrics
7:42
Baari Lyrics
Рет қаралды 85 М.
Jamaal Onkod|Dadka Muuqa Aragtida|Hees Cusub 2022
4:46
SOMALI NEW MUSIC
Рет қаралды 22 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
JAMAAL ONKOD HEES CUSUB BOHOLYOW-LYRICS |2020
4:11
Cabdiqaadir Moha
Рет қаралды 36 М.
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
QAMAR SUUGAANI 2022 | DARTEED ANIGA U NOOL | HEES CUSUB
5:25
Mattan Pro
Рет қаралды 1,1 МЛН
Jamaal onkod Hees cusub|2020_Naftaan udiriraayey
5:07
baskar production
Рет қаралды 129 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Jamal Onkod Hees Cusub Nin Danlihi Ma Daalo 2022
4:51
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 57 М.
JAMAAL ONKOD | LABA WAJIILE | XIDIGAHA GEESKA 2020
9:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
FAYSAL MUNIIR MAR LA ARAG HEES CUSUB 2022 LYRICS
4:36
DAHSAN LYRICS
Рет қаралды 10 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36