Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran

  Рет қаралды 9,871,902

SomaliLyricsSong.

SomaliLyricsSong.

14 жыл бұрын

Thunder never gives up on rain
The lion never gives up roaring
And I won’t forget that
Love doesn’t fence itself in
Lighting doesn’t quench the thirst
Camels never stop getting stolen
The owner never quiets down
Councilors never reject the brave
2nd verse
Allah’s decree won’t be derailed
You cannot prevent your fate
For fall doesn’t prevent flowers from blossoming
For you don’t give support in the grave
3rd verse
You show compassion in life (on earth)
not in your final resting place
Where you cannot prevent termites
Don’t ask for my execrate
the promise between us
don’t forget that we know each other
special thanks to Hma

Пікірлер: 3 000
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Who is listening 🎶 👀 🤔 2024?
@user-vd4gk7mk5t
@user-vd4gk7mk5t 7 ай бұрын
Me
@user-xz8nb3pq9d
@user-xz8nb3pq9d 7 ай бұрын
Me❤😢
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 7 ай бұрын
Yes, me 2024 and 4ever😍
@Ibrahimhozny
@Ibrahimhozny 7 ай бұрын
Aniga❤😂
@user-ei7xk4pf7v
@user-ei7xk4pf7v 7 ай бұрын
Markaan qaylayo dhageyztaaa 😂
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@faisoabshir2736
@faisoabshir2736 2 жыл бұрын
ok😂
@liiban1816
@liiban1816 2 жыл бұрын
Aad iyo aad xaq waye
@mohamedabdiazizdhoodi1426
@mohamedabdiazizdhoodi1426 2 жыл бұрын
🤚🏾🎶
@rahmaabdi4685
@rahmaabdi4685 Жыл бұрын
Haaa🥺
@amiinabdi5094
@amiinabdi5094 Жыл бұрын
Aad io Aad the legend ✌️
@YurubJabril-qf3sw
@YurubJabril-qf3sw 3 ай бұрын
Who is listening 2024?😢❤
@AtiqaLove
@AtiqaLove 3 ай бұрын
Nice song
@user-me8kj3jo5b
@user-me8kj3jo5b 2 ай бұрын
Onkod Roobku Madaayo Anne Taaha Madaayo😂
@abdirahmanahmed9727
@abdirahmanahmed9727 18 күн бұрын
Af somaali, heestu waa somaali.
@abdirisack6768
@abdirisack6768 2 жыл бұрын
Koley wad arki doonta qoraalkeyga hadi niyada laga jabiyay a meeshan u soo gashay allaha boogtada dhayo wll i.a waa kaso kabsan doonta ha isniyad jabinin Taarikh 11/04/2022 hbn axad ay kasii baxeyso ddka iga danbeeyo like zaara hadaad aragtaan qoralkaan 🙏
@rayaancadey3218
@rayaancadey3218 Жыл бұрын
💔🥹
@nasteexomuhidin773
@nasteexomuhidin773 Жыл бұрын
Srry bro
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
Allh haku barkeyo wlll mcn runta jecl xnuunkiisa ayn heesahaan uso radiyaaysidad idreentay qof ima dareemin tnxs
@sawdaahmed3720
@sawdaahmed3720 Жыл бұрын
🥲
@ruweida--
@ruweida-- Жыл бұрын
Aamiin wll🥺💔
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
ilaah tiisu ma oosho.. Calaf la iskama oodo. Ubax dayr ma qarsoomo. Godka lay iskuma aayo.. walee somali luqadeedu waa Luqada ugu murti badan aduunka Mashaa Allaah👏👏
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Waa ruunta wll qali 🥰🥰🥰🥰
@momahrez9216
@momahrez9216 4 жыл бұрын
Koley waad arki doonta qoraalkeyga hadi niyada laga jabiyay aa meeshan u soo gashay allaha boogtada dhayo wll ❤️
@amiraalimohamed1401
@amiraalimohamed1401 3 жыл бұрын
Amin abowe qali
@cuties_1-m3e
@cuties_1-m3e 3 жыл бұрын
Aamen huno thanks🥺❤
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 3 жыл бұрын
Amantaba usoo galay 💔💔🥺🥺😭
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 3 жыл бұрын
Amiiin amiin Wll Allah haku sharfo
@ridwaniise1710
@ridwaniise1710 3 жыл бұрын
Aamin apwe
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 3 жыл бұрын
I am still listening 2021 if you like me show up 👍😀
@MahmoudMohammed-ml4be
@MahmoudMohammed-ml4be 3 жыл бұрын
Now🤣🥰
@minacubeyd8010
@minacubeyd8010 3 жыл бұрын
Now
@blackenieblack6763
@blackenieblack6763 3 жыл бұрын
Still listening it 😂♥️
@issamohamed9757
@issamohamed9757 2 жыл бұрын
Sep 18th 2021
@nimaorayann251
@nimaorayann251 2 жыл бұрын
20/Dec/2021 monday🤣❤
@Mohamett_gurxan
@Mohamett_gurxan Жыл бұрын
Inshallah Bari waa 1 Ramadan Tanna wa heesti U dambeysay aan dhagaysanayo Inti Iga dambeysa like Ha ila dhaafina Maalinka Ciida isku Soo laaban doonaa 😢❤
@makkadagan876
@makkadagan876 9 ай бұрын
Walaal ma Noshahy soonki kale aya so dhow waku salaamay 🥰
@Dhool412
@Dhool412 4 ай бұрын
Inne noshaha rajjena sonki kalaa beri bis naa naga xigga mbd allah nogu dhameyo❤
@ugaasbulshale9625
@ugaasbulshale9625 Жыл бұрын
Wiil baan isjaclayn kadib ani madanayn jirin waxkasta cayaar uhaystay waana xumeyay in badan wakhti badan kadib dib kaso jecladay ❤balse isuga si wanagasan ila dhaqmay ❤ilaa hada lamaane saaid isku jecel nhy ❤allow isku kaya daa❤hadi aad qorakan arki doonto aad kusalamayaa ❤m+m
@abdinuriman859
@abdinuriman859 Жыл бұрын
Wan akhriyey wana kufarxay huno❤ hormar wacan👑
@zackariasabdo7685
@zackariasabdo7685 10 ай бұрын
😊
@zackariasabdo7685
@zackariasabdo7685 10 ай бұрын
❤❤🎉
@user-xz8nb3pq9d
@user-xz8nb3pq9d 9 ай бұрын
Waaw ma is guursateen nolol wacan inaad ku jirtaan baan rajaynayaaa
@maryamamohamed-jl6ej
@maryamamohamed-jl6ej 6 ай бұрын
Waan ka qaadnay huuno m.a ilaahay hana isku keen barakeeyo ❤❤
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
28 December 2019 Anaa udanbeyo 2020 Illahey nabad iyo naxaris hana siiyo 😭inta iga dambesa lik
@hamzeizhkaal8125
@hamzeizhkaal8125 3 жыл бұрын
Mss Hafsa Adde 2020
@Aaminohasan-s5i
@Aaminohasan-s5i 6 ай бұрын
Hada waa 2024 ... Tame is Run
@hamtazyussuf4049
@hamtazyussuf4049 4 ай бұрын
Tuko 2024😂 2years back
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 29 күн бұрын
2024😢
@naasirgaming4694
@naasirgaming4694 Жыл бұрын
Old but gold🙌 inta dhageysaneysaa waxii ka dambeeya 2023 one love💖😊
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Ana cawa dhegesanaya/10/8/2023
@Dhool412
@Dhool412 4 ай бұрын
3/9/2024 baan arkaya qorlkan😊
@hasanabdulahi5834
@hasanabdulahi5834 3 жыл бұрын
Xasuus 2005 waxan aad ujecla gabar mana awoodin inaa usheegto habenkasta waxan hor farisan jiray gurigoda si an u arko hadane markan arko malahan jirin awood aan ugu shegto Ila marki danbe heestan warqad aan ugu qoray 😭😭😭
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Ma is hesheen😭
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
Ma usheegatay🥺😢😢
@cabdiraxmaanpoi9514
@cabdiraxmaanpoi9514 2 жыл бұрын
Hassan shekda wa nagu kala gosaY ee ma is heshen
@MousabHoussein-zz2cz
@MousabHoussein-zz2cz 3 ай бұрын
Dee muxu noqdey reaction keedi pro
@AbdulRahmaan-rd9yk
@AbdulRahmaan-rd9yk 19 күн бұрын
Heestaan 2009 soo baxday been weeynidaa nio
@shakurismacil6967
@shakurismacil6967 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya liketa igu qabo jaalle.
@muslimahondeen
@muslimahondeen 4 жыл бұрын
walasha ayaa daawaneysa
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 жыл бұрын
😜
@maxamedcali8871
@maxamedcali8871 3 жыл бұрын
@@muhammedmuhammed8033 vvhmpnnnnokksddbb
@ibraahinxasan6163
@ibraahinxasan6163 3 жыл бұрын
Ezh cala heez 😘😘😍🤩😍
@cfitaaxcfitaax8623
@cfitaaxcfitaax8623 3 жыл бұрын
@@maxamedcali8871 .
@ethiopianlife4711
@ethiopianlife4711 3 жыл бұрын
I love this great song from oromia .long live somalia
@aishaahmed7021
@aishaahmed7021 2 жыл бұрын
Thank you❤ long live oromia
@kayddaahr815
@kayddaahr815 2 жыл бұрын
You too bro
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Respect to you too.we are cushitic brothers and sisters
@user-rl4se7wy2r
@user-rl4se7wy2r 6 ай бұрын
❤❤ me to bro
@natasha__9147
@natasha__9147 2 жыл бұрын
Gaalada xiligaan cml waxey dhahan old is gold I love you somalia songs💚🇸🇴😓
@laaskat6103
@laaskat6103 3 ай бұрын
2024 baan Dhagaysanaya 😊 like i saar Hadaad Dhagaysanayso 2024
@captainmario728
@captainmario728 6 ай бұрын
Hadaad 2024 heestan dhagesaneso legend ayaa tahay like tana ha igala tagin are you there 2024
@AA-ek5kz
@AA-ek5kz 5 жыл бұрын
Afka Somaaliyeed waa qani, walaahi luuqadda aduunka ugu wanaagsan baanu haysanaa. Those Somali Diasporas need to know the Somali language is poetry in motion, one of the riches languages known to man. It is a shame that our youth abroad do not appreciate this beautiful language. My husband sang this song for me in our first date and 10 years later we are married with children and as happy as the day we fell in love.
@tolmonabdiqadir8351
@tolmonabdiqadir8351 4 жыл бұрын
Heestan waan iska dhago tiraa goor walba aan maqlo hadan bas ku maqlo waan ka dagaa hadan wado marayana waan ka weecda xadigii ilahay manta anigu hees kale eegaya gacantu igag dhacdey oohin baan ceshan wayey Heesta xasuus gaarey igu leedey xaqiiqdi marnaba ilaabi Karin Waxa heesta i qadi jirey ruuxi igu horeyey ee jacayl inoqda walal inoqda hooyo iyo aabo iyo saxiib inoq dey anigu yar sadex iyo toban jirkeygu baan heestan aad u dhageysan jirey isagaa idhageysin jirey isku iskuul banu ahayn marku isagu iskuulka shanad ahaa anigu sadexad baan ahaa ilaayo collègue kii isla soo garney hooyadi kalihii bey wax u bada dhashey walalna ma lahayn balse anigaa wax walba u ahaa Hada adunka uu igu cidleyey ajashiisi ayey noqotey gacan qof kale ayu ku baxay walhi daqiiqda kaste oon xasuusto yacni khalad anan ka bixi Karin ban galaa ilahayawo u naxariiso janadii fardawosa ugu bisharee hadii oohin wax tarto wax bey oohinteydu u tari lahayd (Aabdo ❤💕kuma ilaabin Wallo wali )
@xusnishine1095
@xusnishine1095 4 жыл бұрын
😭😭😭 Sorry
@amaalahmed9010
@amaalahmed9010 3 жыл бұрын
Ax ax ax uuducee wll markastaa ducadad waxa kasta mantaa uga qalisan
@najmajama5017
@najmajama5017 3 жыл бұрын
Ilaahy haw naxaristo
@cgf383
@cgf383 3 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@najmajama5017
@najmajama5017 3 жыл бұрын
@@cgf383 😥😥
@craxmaanxasan1271
@craxmaanxasan1271 4 жыл бұрын
Heestan Waxan ku xasustaa jacelkeyki ugu horeyay canab Farax waxan is la so conay muda ka badan 6 sano Waxan isla so qadanay dugsiga sare imamu shafici canab Waxey ka dhalatay rer is ka hodan ah ana markas nolosha family kena waxay Iska aheyd mid is ka medium ah canab Waxan malinki koo bad isku aragnay xaflad will saxibo nahay qalin jabin tisa iyadana waxey so racday gabadha iyada saxibo yihin canab meshi ayan isku baranay Waxan wada soconay mudo 4 sano ah Waxan dhameysanay schoolkii xilikas alxamdulilah lkn waxa dhacday in canab family keda ey ku qasban wil eder ked o dhalay canab wey iso wacday Waxey igu dhahday abowe wan ku barya isoo dono ana abo ima noleyn 😭 ederna wadanka ma ow san Jogin bas intas kabadan ma so qori karo😭😭😭😭😭😭😭
@nimcoahmednimcoahmed6815
@nimcoahmednimcoahmed6815 4 жыл бұрын
😭😭😭
@mahdialow6687
@mahdialow6687 Жыл бұрын
😢😢
@anisaabdirizak5843
@anisaabdirizak5843 Жыл бұрын
Sorry bro😰
@ifraxindhaade7767
@ifraxindhaade7767 Жыл бұрын
😭😭😭
@ruweida--
@ruweida-- Жыл бұрын
😭😭😭mid dawo kuunoqoto Allah kukeeno
@ismaelkeydal4317
@ismaelkeydal4317 5 жыл бұрын
2019 adigo sarirtada jiifo hadii aa ila dawanosid like isaar
@abdikadirlove07
@abdikadirlove07 4 жыл бұрын
Ismael keydal Thanks
@farxiyaxassan6060
@farxiyaxassan6060 4 жыл бұрын
cadimaaha
@iDANAbdillahi
@iDANAbdillahi 4 жыл бұрын
futadaada la saari
@kaafiyoomar6443
@kaafiyoomar6443 4 жыл бұрын
2020
@anasabubakar6181
@anasabubakar6181 3 жыл бұрын
2021
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 3 жыл бұрын
Gabar rowdo la dhaho aan jeclahay wili gacanta kuma dhigin wish me luck in aan helo waxe iiga dhigantahay farxada aduunka wa gabadha gabdhaha ugu sharafta badan uguna qurux badan wa side aniga iigula muuqato iiso duceeyo in aan ku guuleeysto nolasheeyda gabdhaas wa nolasheeyda aad ujeclahay ugana fikira mar kasto 🥺
@zzz12e60
@zzz12e60 Жыл бұрын
Wll guri barkeesan aduunka iyo aaqiro alle ha idin ku siiyo aamiin yaarbi marka xigto oo aad qoraalkaan soo aqrineesid waxaan rajeynaa aydoo kula joogta inaad soo aqrisid wll insha allaah
@hodan8655
@hodan8655 Жыл бұрын
Maku guuulesatey sanadkadib
@zamzamcumar2177
@zamzamcumar2177 10 ай бұрын
Wll ma ku gulesatay illahey haisku kiin barakeyo
@haniaxmed1242
@haniaxmed1242 Ай бұрын
Ma heshay hada gabdha 😢
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 2 ай бұрын
Boqol Fanan BuXa WeYan Heska Bartedii Buu DhigaY Heskani Midhaha Mcn WooF Caleek. Origanlka Heskani Wa Abdi Tahlil Warsame.✅🤴❤️🇸🇴🖤
@abdisalammohmed8254
@abdisalammohmed8254 Жыл бұрын
This song just makes me wonder how beautiful adolescent dating was back then at school LOVE kinda meant something precious back then
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 6 жыл бұрын
Idinka maa jcyl arkay wali qof aad dugsiga sare isla dhameyseen oo aad hal jmcd isla bilaawdeen oo aad isla dhameyseen hadda intaas waa is jclnahay markaan shaqo bilaaway oo damcay inaan nulosha laqeybsado laygu yiri inan aan adeer u ahay oo maqan ayaa ka balan qaaday garan waayey halkaa marayo waxaan is arkay anigoo sariir jiifo dadkuna idul buuxaan lagu murmayo odayga wiilka masun buu siiyay maxaa siya markaa soo tay maaahee wadnahuu igooyay aniga xaalkeyga wuu soo fcnaaday lkn tii aan jeclaaa ayaaa iyana looshegay in wiil aderkyd dhalay lasiiyay hospital ayey gashay depression ayey noqotay hadal majiro cuntana hasheegin markaas cml waa markii aan tabay aabahey mcn allah ha unaxariisteee aderky wuxuuu mar walba igu leeyhy gebdho ka qurux bdn ayaa magaalada buuxo tan maxaa ku daba dhigay ciyaar ayuu hayaa anne deeqo mooye cid kle iima cunanto markee arin halkaas mareyso deeqone hospitaal ku jirto anne cafimaad iyo waali midna laygu sheegi karin ayuu xaalka isbedelay adeerky gebedhi hospital ku booqday lasoo dhaweeyay odayaashi wala hadleen inta aniga iyo sxbty xlka caadi maaahan kadib waxaa lago,aansaday in laysku keen guuriyo alx hadda waaa isla joognaa waxaana noodhalatay gebedh ibtisaama layiraahdo allah hanoo daayeee
@muunaahmed9872
@muunaahmed9872 6 жыл бұрын
Ali Abdi Hassan 😢😢😢😢 alla mnsha allah wll isku waara ubad khyr qabna kala hela aaaamiiiiiiiiiiin
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 6 жыл бұрын
Ali Abdi Hassan Iam very happy for you isku waara aboowe adiga iyo Deeqa Daahirnah Daadahaysta Intsaam nah ha inii Daayo🍓🍎
@ahmedqays2429
@ahmedqays2429 6 жыл бұрын
Ali abdi hassan qisadaada aad ayay ii taabatay intaaan aqrinaaayay intaanan dhamaadka gaarin ilinaaa igusoo istaagtay axyaaa jacayl wakaas guushiisa alla isku kiin barakeeyo adiga iyo gacalisadaada deeqa iyo gabadha idiin dhalatay ibtisaam
@ayaanmohamed8715
@ayaanmohamed8715 6 жыл бұрын
Ali Abdi Hassan i
@zeytuunhersi7470
@zeytuunhersi7470 6 жыл бұрын
Ali abdi Hassan masha allh farxdada allha ku siyadiyo adiga iyo deqaba nolal qurx bdn 😍😍
@Karisma187
@Karisma187 7 жыл бұрын
I love this song it reminds me of Hoyo macaan who put the love of Somali songs and poetry in me 😍😍😍
@mohamednazir3018
@mohamednazir3018 5 жыл бұрын
👩‍👧‍👧
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
Blessed abayo!
@heesjaclmalabey6298
@heesjaclmalabey6298 4 жыл бұрын
Oe8ekzhtdisjuo2cozhjxkkwjyx4o866uxkduxufixlezj3ir88w1pjceoeidh keo3f0coco h,2uh j2ovjeke h34fjgwodifkcuehdu39r0u0rishejgkgotfjhsiwjwotp508hehflģleofkfkdlrksosķdkwoeoeòdòrh ici3i*"(((£££££££££££££2£#*#,@¥!€+¥+₩+₩+¥×¥+₩×(£×*×¥×¥×÷*£1
@Warsame452
@Warsame452 4 жыл бұрын
Even i love this song i always lein
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
You are
@Malia849
@Malia849 3 жыл бұрын
When even I hear this song I remember my mother may Allah grant her jaanu ameen
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
AMEIN🤲
@animefunnychannel1983
@animefunnychannel1983 Жыл бұрын
Ameen
@calicabdi6386
@calicabdi6386 10 ай бұрын
​@@nasraabdullahi94060😊😊😊😊😊😊
@AhmedMohamed-fs2fk
@AhmedMohamed-fs2fk 9 ай бұрын
Amiin Queen Sister 👸 ✨️ 💖
@user-qs5sc3yp4g
@user-qs5sc3yp4g 9 ай бұрын
amiin
@tuugtuugdhalay7744
@tuugtuugdhalay7744 3 жыл бұрын
Qalbigu jeceyl madaayo Jacylna jikaar madaayo Jirkeygu damqashada madaayo Anna juweeriya ma ilaawo Xasuustedu joojin kari maayo Juweriya weli sidii baan geerar Kugu tiriyaa laga yaabo inadan ii ogeyn sikastaba noloshu kuma Xumeyso exteydiyeey 😭😭😭 Gadashaa gabar gacalo man oran
@ahmedguleed9540
@ahmedguleed9540 7 жыл бұрын
who is still watching at this moment? what a lovely voice from heaven may allah give you quick shifa
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 Жыл бұрын
Wan ogay wad arkaysa fariintydan ee isoo ducee qofti aan aduunka u jeclaa aya iga dhaqaaqday 🥲🙄 waa ilabai kari waayay
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 5 жыл бұрын
Heestan 2007 kii Nairobi Abdi Tahiil deris ayaan ku aheen 3rd street kaban ayuu noogu qaadi jiray xasuus,Caawa oo ay taarikhdu tahay 14/08/2019 Johannesburg South Africa 🇿🇦 ayaan ku dhageysanaya gaarigeyga dhexdiisa 😭😭😭😭
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
qaaci dushii ano qalin iyo bugaag haysta dawanaya ax jacaylku xuma marka qof jeceshay laguuna qabanayn waa aduunyo ninba malin bay haysta xilku waa wareegto😭😢😢
@Dhool412
@Dhool412 4 ай бұрын
Inna noshaha rajjena wll qoraalka. Wxaan arkaya 5sano kadib😊
@King55555-x
@King55555-x 2 ай бұрын
Sanadka dhashy😢
@emoshim6055
@emoshim6055 5 жыл бұрын
والله احب الصومالي واحب اتعلمه وافهم الاغاني بلادي الحبيبه 💙💙💙💙
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
ilaah tiisa ma oosho calaf la iskama oodo ubax dayr ma qarsoomo godka lay iskuma aayo😩 walee somali luqadeedu waa Hodan mashaa Allaah 👏👏
@keysejama5286
@keysejama5286 7 жыл бұрын
Dr_ Sihaam sadly that breed who knew real Somali are dying.
@maxamed8494
@maxamed8494 6 жыл бұрын
keyse jama Sad 😭
@farahmohamed6079
@farahmohamed6079 4 жыл бұрын
Maantana waxaan mareynaa rux bebe
@abdiabdullahimohd1917
@abdiabdullahimohd1917 3 жыл бұрын
Runta walhi 1000percent
@dreamgirl4you869
@dreamgirl4you869 7 жыл бұрын
axdigi ina dhexyelay ha iloobin aqoonte ❤ 2017 Ban ku raxeysanaya sidi hees cusub 💕💕👑
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 7 жыл бұрын
Hoden Awil Mohamed 🙋💗💗💗💗💗💗
@dreamgirl4you869
@dreamgirl4you869 7 жыл бұрын
beyga daalo Ool AbShin Wlhi nin adag bad tahay isku dookhna Wa nahay Kk
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 7 жыл бұрын
Hoden Awil Mohamed meel kaTa koraa kaa ilashaTa wlh love abayo ileen hesaha hada cawala adan mahane inta kale waa dheel dheel
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 7 жыл бұрын
Hoden Awil Mohamed heestan waqti iyo waaayo hore i xasuusisaa
@maryamamursal6792
@maryamamursal6792 6 жыл бұрын
Dream Girl 4 You 2019
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 5 жыл бұрын
20/07/2019 lajogaa Heestan Xasuus wallah adunka waqtigu Qiimaha lahaa like Isaar hada iga dambeeso
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 3 жыл бұрын
2021 28 June Waxaan Rajeynayaa Qof Walba Oo Heestan Dhageysanaya Maalintiisa Mid Qurux Badan iney U noqoto 🥰Nasiib ka iyo Calafka Uu Rabana Alle U Soo dhaweeyo Qalbiyadeena ilahey Ha inoo qaboojiyo Qof walba Qof Nolol Qurux badan tusa Ayaan U rajeynayaa 😔 Mcn Fariinta Hadii Aad aragto ii soo Laabo.🤦‍♂️
@hamdaadh4670
@hamdaadh4670 7 жыл бұрын
miss these kind of songs with meaning😢😢
@user-bg4sx3hx6h
@user-bg4sx3hx6h 7 жыл бұрын
fatima a uh in
@aadanarizaik9135
@aadanarizaik9135 6 жыл бұрын
fatima adh Aboor la iskama baajee Nabsi ha iga amaahan
@Sara-kq8qb
@Sara-kq8qb 9 жыл бұрын
1st verse Thunder never gives up on rain Lion never gives up roaring And I won’t forget that Love doesn’t fence itself in Lighting doesn’t quench thirst Camels never stop getting stolen Owner never quiets down Councilors never reject the brave 2nd verse Allah’s decree won’t be derailed You cannot prevent your fate For fall doesn’t prevent flowers from blossoming For you don’t give support in the grave 3rd verse You show compassion in life (on earth) not in your final resting place Where you cannot prevent termites Don’t ask for my execrate the promise between us don’t forget that we know each other
@Sara-kq8qb
@Sara-kq8qb 9 жыл бұрын
4th verse As you know of the lighting And of the rays of the sun And of the praising of the lion Maybe you don’t know That you’re in my mind and part of me Near my heart Like a verse in the Quran I show it to mankind 5th verse And if for the devil Doesn’t hide you from me Or you won’t aid me I won’t believe it 6th verse I didn’t leave out any reason or issues May the prelude fulfill you Don’t resist me Don’t ask for my execrate The promise between us Don’t forget that we know each other About these ads Rate this: Rate This Share this: TwitterFacebook
@NacimoNacimotoyou
@NacimoNacimotoyou 9 жыл бұрын
xaasus"ayaan'galaa-hestaan"markaan:maqalo
@Bountylicious
@Bountylicious 8 жыл бұрын
+Mar het Wow an incredible translation. I've translate some Somali songs into English. I barely understand this song apart from a few sentences. Well done. thanks.
@Sara-kq8qb
@Sara-kq8qb 8 жыл бұрын
Seventh Heaven thank you for your kind words sister, but I don't wanna take that credit. I have to admit that I haven't translated it I found it by making a Google search. I didn't understand this song either it's rather complicated, that's why I searched for a translation. have a nice day sister:)
@Bountylicious
@Bountylicious 8 жыл бұрын
Mar het Ok You're not as good as I initially thought....but you're honest lolz. thanks Mar het...have a wonderful weekend :)
@housseinhaajitanzaani4788
@housseinhaajitanzaani4788 4 жыл бұрын
Hees runtii aan ugu xasuusto jaceylkaygii mar iso marey wallow ay madax banaantahay ayan aad ugu xasuusta runtii Zuuhuur wali wan ku jeclahay macan mar uun ayan ku sugayaa!
@hodan8655
@hodan8655 Жыл бұрын
Ma guursatey?
@user-xz8nb3pq9d
@user-xz8nb3pq9d 9 ай бұрын
Zxb zuhuur ma is hesheeen
@suhaybyare188
@suhaybyare188 3 жыл бұрын
Qofkii heestan dawaday 2021 like ta ha Ila dhaafin
@abdulaahiabdielmi1846
@abdulaahiabdielmi1846 3 жыл бұрын
Heestaan mar walba aan arko waan ilmeeyaa sababtana waa saaxiibkay ila dageesan jiray aniga iyo dalinyaro kale nabaray heestaan sxb rabi hakuu naxariisto aduunka waanagu cidlaysay aaqiro ku kulmo allaha naga digo saaxiibyaal idinkana iigu soo duceeya 😥
@adamyare9554
@adamyare9554 3 жыл бұрын
😓
@Cabdilahi_Yusuf
@Cabdilahi_Yusuf 2 жыл бұрын
Zhp allaH NaxariisTii Janno Haaka WraapiYo ......😭😭😭
@hiboabdikarin3809
@hiboabdikarin3809 Жыл бұрын
Amin 😔😔😔😔
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto, una duceey salaad walba sxbkaa inuu Alle janadiisa iyo naxariistiisa siiyo
@Bajs999997
@Bajs999997 7 жыл бұрын
Love from 🇪🇷🇪🇷🇪🇷
@melaninqueen5344
@melaninqueen5344 6 жыл бұрын
Isabelle Bajs1 thank u
@yoomeck3943
@yoomeck3943 6 жыл бұрын
Isabelle Bajs1 eriteria love
@hotmess2766
@hotmess2766 6 жыл бұрын
melanin queen You are wrong... I know Eritreans in london & they are wonderful people. Very similar to Somali people and their hospitality, friendliness & kindness.
@abukarmohamed8673
@abukarmohamed8673 5 жыл бұрын
Crissy 11 🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 4 жыл бұрын
Xasuus wayn ayay igu leedahay Waagii dugsiga dhexe iyo jacaylkii aamusnaa 🥺💘
@shoebsyed6001
@shoebsyed6001 4 жыл бұрын
This was my childhood songs miss old days when i was having everything 😢😢😢
@ayanlejamal2855
@ayanlejamal2855 7 жыл бұрын
My Goddddd..... its great to be SOMALI,..,,,,, i LOVE YOU ALL 😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 7 жыл бұрын
We also Love you dude the person who is proud to be Somali We Must to proud him u Deserve it Brother Long Life
@suleqaabdulle4945
@suleqaabdulle4945 7 жыл бұрын
Ayanle jamal we love you man
@ahmedmohamud8557
@ahmedmohamud8557 7 жыл бұрын
and we also love u
@hassanabdiyussuf8706
@hassanabdiyussuf8706 7 жыл бұрын
Ayanle jamal, thanks bro. i feel loved. God bless you
@Mohamed-oz9op
@Mohamed-oz9op 7 жыл бұрын
Ayanle jamal Love you too bro thanks. being a Somali is the best thing ever lucky to be a Somali
@Mangoose_ola
@Mangoose_ola 7 жыл бұрын
United we stand. Enough is enough! I love you all.
@cabdifitaxsuudisuudi3887
@cabdifitaxsuudisuudi3887 4 жыл бұрын
Dhimashada cabdi Tahliil kadib inta dhageesanesa heestan farta ha so taagto😥
@harunfarasle1755
@harunfarasle1755 7 жыл бұрын
My Goddddd..... its great to be SOMALI,..,,,,, i LOVE YOU ALL 😘😘😘😘😘😘😘😘😘 somaliweyn lovee u all
@bilaal20
@bilaal20 6 жыл бұрын
My luv to all Somali Bro, sis, ader, Edo n all ppl who speak Somali or luv Somalia. 😘😘😘
@hotmess2766
@hotmess2766 6 жыл бұрын
Mashallah brother. GOD bless all Somalis & our beautiful country inshallah ❤❤❤
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 5 жыл бұрын
We love u too bro ...love from hargeysa😘
@manur2023
@manur2023 5 жыл бұрын
Love you too.. Somali from kenya
@Yuusuf1
@Yuusuf1 4 жыл бұрын
Fanaan Cabdi tahliil xalay ayuu dhintay 04-06-2020 alle ha u raxmado, ninka sidaa u codka macaan wuxuu u dhintay daryeel la’aan iyo xanuun ku raagay.
@jallam
@jallam 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto janadii fardowsa alle howgiisa haka yeelo abditahliil codkaaanse isaga maahee waa abdilahi boqol
@kaafiyoomar6443
@kaafiyoomar6443 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dawanayo heestan 😍like
@ahmedceyni9344
@ahmedceyni9344 8 жыл бұрын
this is the best song I have ever heard.... Abdi Tahliil noolow waaliga.... hees san hau macanaato... Heeestan wa hees jiirto oo qiiro leh sida aan u arko blse micnaheeda mafansani...... Somalia hanoolato
@RaselAhmed-en1hl
@RaselAhmed-en1hl 7 жыл бұрын
allh ya rraxma
@wiilbari5128
@wiilbari5128 5 жыл бұрын
2019 like sar ya ila socda 😢🙌
@wiilhoog3204
@wiilhoog3204 4 жыл бұрын
Who still watching, 15-10-2019 inta IGA danbeyso like bacbac
@abdirahmanahmed9727
@abdirahmanahmed9727 18 күн бұрын
Af somaali
@mariaabdallamariaabdalla2265
@mariaabdallamariaabdalla2265 5 жыл бұрын
2019 hadaa dhagaysanayso walaaalo yaaal walaashiinaan a hee like isaaaara😢
@dahirqajar143
@dahirqajar143 4 жыл бұрын
Maria Abdalla Maria Abdalla kuuu saarneyba hhhh❤❤💕💕💕❤❤💕💕💕💕 Ku darso
@cabdisalaancabduqaadirciis6679
@cabdisalaancabduqaadirciis6679 7 жыл бұрын
Wllhi waa xasuus waayo waayo ayee iso xasuusisay allow Cabdi Tahliil Caafimaad deg deg ah Sii Raboow adaa weyno waaxid ah
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 4 жыл бұрын
Amiin
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 7 жыл бұрын
hesstan marka Aan dhagysto waxan soo xasuustaa maalmo isoo maray IYO DAD qaali igu ahaa Oo manta meel aan Ku ogahay ayna jirin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedabdikheir369
@mohamedabdikheir369 7 жыл бұрын
Kali kumatihid ugas xasustu way nawada qabataye eebe hasoo aruursho dadkaas
@amalabdixarago2026
@amalabdixarago2026 7 жыл бұрын
sorry wlo xasusta anaguba wn kulqaaban
@kipronoben7341
@kipronoben7341 7 жыл бұрын
new life walahi waa hees aad u macan aad iyo aad ayaan u jiclahay waxaan kalaa xasus Dir mar gan maqlo
@amalabdixarago2026
@amalabdixarago2026 7 жыл бұрын
new life bro xasuustu waa qeeb nolosha kamida
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 7 жыл бұрын
mohamed abdikheir qiiro com bro😭😭😭
@anisoabdi1076
@anisoabdi1076 5 жыл бұрын
3 /3/2019 waa malin aan waye midkii aan duniida ka eeganaye oo balan igaa qaday in uu waligiis garabkeega ciidalenin 😢😢😢😢 waxaye ii taahay malin madoow jaceel masiibo aad ogaa taahaay oo hadan aad gacaantaa laa galeeso waye Ilaahay ah ii fuududeyo murugataa aan mantaa ku jiiro😢😢😢😢😢😢
@anisoabdi1076
@anisoabdi1076 5 жыл бұрын
Waan idin baraaya ii so duceey walalo yaal in uu alle igaa duul qaado murugataa aan ku jiro isla sacataan ayaa ilamenaya 😢😢😢😢 hestaa intaa aan dhagesanayo barkintii aan ku jiifaya ilinteed ayaa buxisay😢😢😢😢😢
@fromgalkayco3808
@fromgalkayco3808 5 жыл бұрын
@@anisoabdi1076 sabarka badi apaYo allah ka dulqaado dhibaaTada ax ax😢😢
@anisoabdi1076
@anisoabdi1076 5 жыл бұрын
FROM Galkayco inshalle walala Samaria waxa dhaamo aan awood ma laahan mahadsaniid 😢😢😢😢😢😢😢😢
@rhmhsnn348
@rhmhsnn348 5 жыл бұрын
Abayo ani will udhawaan 3 years isla socone sidhab usku jecleen ani iyo walashiis isku dhacne cabaar kadanbe labadeena kala tagne asna waashe darteey wali u ijecelyhy Ana an jeclahay ee illahow noo fududey runtii jacaylka wuu xanuun badan yahay
@anisoabdi1076
@anisoabdi1076 5 жыл бұрын
Rhm Hsnn Abayo mcnto alle ah no fuududeyo Anigaa walashisn ma isku dhiciin lakin asagaa aya ii qayamaya naga kale ayu igaa racaya😢😢😢 siidaas aya taahay sacaadan laa jogo marbo number cusub ayu igaa so waca anigan mabo qabto wayo Hadi aan codkiis maqalo waan onaya waan uu sii jilcaaya mana raabo in an jilacoo wlhi cuuno hataa maa igaa dageeso alle ayan taalo saranenan intaa jacelkod heshaya alle ah uu barakeeyo😢😢😢😢😢
@luqaafo1
@luqaafo1 Жыл бұрын
Heestan Waxan Dhageysana 12 Sano Ka dhib Markey So Baxeysay Waxan Joogay Xamar Xaafada Towfiiq Hadane uk 🇬🇧 Miss Old Friend And Good Memries 😢💔
@NabilaNahil
@NabilaNahil 8 жыл бұрын
This song remains me lots of memories I use to listen With my sisters missed you my lovely sisters
@sameraalsomali107
@sameraalsomali107 6 жыл бұрын
Ax ya qarami
@user-ug9hn9nb7s
@user-ug9hn9nb7s 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaysedamta
@kaysedamta 10 ай бұрын
​@@user-ug9hn9nb7sgood
@abdoww861
@abdoww861 7 ай бұрын
2024 aya dhageysanay runti commentiyada oodhyada lagu qoraya wa kuwo emotional ah oo c qalbi jab ah 😢❤
@user-dc7sl4yr5d
@user-dc7sl4yr5d 5 ай бұрын
Ana kula mida midba mida kale kadaran❤😅
@abdoww861
@abdoww861 5 ай бұрын
@@user-dc7sl4yr5d jacayl miya ku hayan abad iga darnatid ani sida uu i galay anona waligay waxbad curin oo gabya bad noqon an is odhan ban gabya noqday kwrn🥺💔
@Eza-boss
@Eza-boss 3 ай бұрын
😢💔
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanaya 2020 Ifka la isu turaayee iilka la isma gar gaaro, Alle ha u naxriisto Cabdi tahliil warsame oo isbuuc ka hor ku geeriyodey magaalada Mogdisho alle Ha u Nuuriyo Xabaashisa iilka neecaaw udgoon iyo Ha ku siiyo naruuro.
@filsancadey9745
@filsancadey9745 3 жыл бұрын
Heestaan waxay igu leedahay xasuus maalinkii uhoreeyay waxaa iisoodiray wiil uu xiriir naga dhexeeyo ilaa hadana aanu wada socono jacayl wangzana nadhexyaal inbadana nolasha isoo garab is taagay aay ugu wayntahay guur hore oon ku xumaaday inuu iga garab istaagay caqabadihiisi Alx wiilbaa hada iijooga aan ninkii hore udhalay isagana waxaan rajaynaynaa inan nolal samaysano kaliya qoraal kuma koobi karo hiilka iyo wannaaga uu iigalay wiilkani familyna wanna nahay oo ehelnimaa naga dhaxaysa inshaallh guulbaan rajaynaynaa noosoo duceeya ilahay inuu khayr noogu dhameeyo wax kasta aniyo jacaylkayga 😍
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Amiin ilahay haiskukindayo
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Amiin allh isku kiin daayo qaali
@MousabHoussein-zz2cz
@MousabHoussein-zz2cz 3 ай бұрын
Aamin my sister ilahaay awlaad khayr qabta hani siiyo❤❤
@cabdallemohamed2099
@cabdallemohamed2099 8 күн бұрын
Ma is aroosten wll
@kaderismail4151
@kaderismail4151 7 жыл бұрын
walee asxbtydii oona ogyn mel aykusuganyihin ayaan isladhagysan jiray waliba halmar ayaa wadaqadijirnay ilaahtiisu maoshoo calaf laiskamaodo 😥ax yaa wakhti
@SaddamHussein-nn1oy
@SaddamHussein-nn1oy 8 жыл бұрын
they cal mi somali sijui,,but i know my roots n culture,,falling for thz one big tym,,lovely song,,
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 5 жыл бұрын
Cayaal gsa miyaa tahay ugaas😎
@randomchannel7359
@randomchannel7359 4 жыл бұрын
Salute my brother
@xasancabaas823
@xasancabaas823 9 ай бұрын
walashey iga ween naciimo cabaas ayaa marwalbo dhagesan jirtay heestan oo an agteeda ku bartay , i miss you abaayao waaku xiisay , marwalba heestaan maqlo adigaa kugu so xasuusta , Nooli kulanteee ❤❤❤
@muzamilibrahim2440
@muzamilibrahim2440 4 жыл бұрын
2020 like bac bac kusii😍📸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yaaskadisheeye8832
@yaaskadisheeye8832 4 жыл бұрын
Aroso
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Me😏😁
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 4 жыл бұрын
Masha allah cawo iyo ayaan wacan
@mkabdi9398
@mkabdi9398 4 жыл бұрын
Like ma cuntaa wara 😂
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 жыл бұрын
Wlhi heeestan kama daalo 2019👆👆👆❤️❤️😥😥😥
@suleqoabdu3402
@suleqoabdu3402 8 жыл бұрын
Onkod roobku madaayo, arna taaha maadayo, anna taa mailaaawo....... Waa heees micna hoos leh.. Abditahliiil aduunka barwaaqo kunoolow, akhirana janatul firdaws
@IbrahimAhmed-db5uu
@IbrahimAhmed-db5uu 8 ай бұрын
Memories never fed ❤... hello 2024😢
@maxamedyare4309
@maxamedyare4309 3 ай бұрын
Waan usoo noqday 2024 waxeyna igu danbeysay 2018 😢😢😢like isaar
@dmgproduction5
@dmgproduction5 7 жыл бұрын
Proud Somali the best of people
@ljastified
@ljastified 11 жыл бұрын
Forth verse: As you know of the lighting And of the rays of the sun And of the praising of the lion Maybe you don’t know That you’re in my mind and part of me Near my heart Like a verse in the Quran I show it to mankind
@neymocaptain5876
@neymocaptain5876 4 жыл бұрын
❤️
@SalimAli-dh6im
@SalimAli-dh6im 2 жыл бұрын
I feel the translation. It got the effect though you can't judge a translation without the original. Poetry defirs translation but you tried your best.
@user-ly8uy3hr1i
@user-ly8uy3hr1i 2 жыл бұрын
When you write this comment i was 10 years old i think you still alive😍
@roodoyar9153
@roodoyar9153 Жыл бұрын
@ChillcometYT1491
@ChillcometYT1491 8 ай бұрын
Mashaallah ❤❤
@ruwaydoruun4995
@ruwaydoruun4995 2 жыл бұрын
Hees yaraanteydi maqli jire 😢hada fahmaya erayada Allow ku naxariiso
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2020 Alle ha caafiyo Adeyr Cabdi Tahliil Warsame...🙏🙏🙏😭😭😭✅
@alifarah7405
@alifarah7405 6 жыл бұрын
Fantastic words and quotes ought to be written with a golden pen plus insight beautiful meanings.The epicenter of wisdom.
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
Jaceyl Walbo ku haayo waxaa ka ween naftada ixtiraam keeda ee noqo qof adag💔😕🥺🚶‍♀️
@osman_hajji27
@osman_hajji27 Жыл бұрын
Yaa usoo xiisay Heestan 2023🥺💔
@SL-te5gj
@SL-te5gj 3 жыл бұрын
My favourite Somali song 👑 Memories of 2007 & 2009 in Hargeisa 👌🏽
@cabdifataxkhadarcabdi5902
@cabdifataxkhadarcabdi5902 2 жыл бұрын
ˢⁱ ᵃᵃᵈ ᵘ ˣᵃˢᵘᵘˢᵃᵗᵒ ᵠᵒʳᵃᵃˡᵏᵃᵍᵃⁿ ᵃʸᵃᵃⁿ ʳᵉᵖˡᵃʸ ᵏᵘᵍᵘ ˢᵒᵒ ᵍᵃˡᵃʸ 2021 😂✌️❣️
@kazthedestroyer1730
@kazthedestroyer1730 10 жыл бұрын
Long live somalia!!!
@shaafijeesto
@shaafijeesto 9 жыл бұрын
thanks Dear Long life Somalia
@selemanimossigeezy8102
@selemanimossigeezy8102 7 жыл бұрын
Zoleikha Makina
@flaria4011
@flaria4011 7 жыл бұрын
Zoleikha Makina long live all Somalis wherever they may be
@siyadabdi8396
@siyadabdi8396 6 жыл бұрын
Kazthedestroyer thnks
@honestliar7065
@honestliar7065 6 жыл бұрын
Always.. Amiin!!
@sshabele2479
@sshabele2479 6 жыл бұрын
when i listen this song i feel love but i don't know who am love 😓😭
@mariza101_
@mariza101_ 6 жыл бұрын
s Shabele 😂 just feel the love 💖 cos love haas nice feeling 😉
@sshabele2479
@sshabele2479 6 жыл бұрын
hmmm love is bad feel it can kill u
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 Жыл бұрын
Wllhi xeestan xooyo ayan kamaqlay ila markas wan iska dagestaa add ban u jeclaxy. Hooyo wankuxisay wllhi 😢 cimri deer iyo caafimaad hooyo ❤️❤️❤️❤️❤️😩 13 marso 2023
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
onkod roobku maadayo hees io Bar inta igadanbeese waa salaama 2023😂❤👍
@adnanaden39
@adnanaden39 4 жыл бұрын
Heesaha an ugu jecla cabdi tahliil midka mid ah mantra ayu geeiyoday ILAHY H KU NAXARISTO 💔😢 family gi u ka baxayna samir io iman ilahy HAKA siyo
@iqlaazmohamed5700
@iqlaazmohamed5700 4 жыл бұрын
😥Amiin🤲 wlal miyuu xanunsanaa
@iizabellaibraahima5024
@iizabellaibraahima5024 6 жыл бұрын
Ax yaaaaqey heestan xasuus gaar ah ayee i leydahye
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 3 жыл бұрын
aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:42 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭
@Hamze_TV
@Hamze_TV 5 жыл бұрын
This song ! is the one of great song .of all time mashallah 🇩🇯😇🙏🏿 legend Abdi tahill warsama
@abdifatahabdullahi729
@abdifatahabdullahi729 8 жыл бұрын
One of the best somali song i've ever listened to.
@drnajaxkassim8350
@drnajaxkassim8350 6 жыл бұрын
This is the first time I see this song but I hear 👂 same word from my special person in my life.totally I love 💕 it
@inacarab2353
@inacarab2353 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso maanta wu Inaga hooseya marxuum abditahliil warsame allow janada ku arsaaq 10 / 3 / 2023 1:16pm
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 3 жыл бұрын
One ☝️ of the best songs of all time
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Abwaan Cabdi tahliil xaluu dhintay😭😭😭😭😭 Aan u duceyno insha Allah
@dick882
@dick882 2 жыл бұрын
Love from nepal this makes me cry
@SILVERONIN
@SILVERONIN 2 жыл бұрын
Love back to you in Nepal
@muusecilmi4596
@muusecilmi4596 Жыл бұрын
Heestaan waxaa dhageysanayaa subax sabti oo 2023 dii aniga oo jamacad ii furmeyso inta ila dhageysaneyso like dhac ku siya awowayaal 🥰
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
ilaah tiisu ma oosho.. Calaf la iskama oodo. Ubax dayr ma qarsoomo.. godka lay iskuma aayo😊 Luuqadeenu hodan sanaa oo murti badanaa mashaa Allah👏
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 7 жыл бұрын
xasuus wlhi lkn waagaa sxbkay wada dhagaysan jirnay hada aduunka korkiis majoogo allh danbigaga dhaafo wll aamiin🙏😢 allllh unaxariisto all muslim am so sorry wlhi
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
ÃWĎÃL BORAMA amiiin yaa rabbe
@blueskytv5678
@blueskytv5678 6 жыл бұрын
ÃWĎÃL BORAMA So you have best example. For Stop listing music , Right
@oifbestman6075
@oifbestman6075 6 жыл бұрын
+Mohamed Abdirohman sax sxb that is good example
@DawoSida
@DawoSida 6 жыл бұрын
sxb channelkayga ii subscribe garee isku reer borama ayen nahy
@aminagedi4314
@aminagedi4314 6 жыл бұрын
ÃWĎÃL BORAMA 8
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Who's watching in the stiil. 2017😍😢 Heestaan barigay so baxday wn yara😢👈
@user-uz4lo7rd3y
@user-uz4lo7rd3y 5 ай бұрын
Allah yarxam boqol iyo dhamaan musliminta kale😊❤
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 3 ай бұрын
Wuu noolyahay Boqol
@Shazam-t7m
@Shazam-t7m Жыл бұрын
Yaa weli inta jooga 2023
@nimoqueenabdimohamed1867
@nimoqueenabdimohamed1867 5 жыл бұрын
I always like to watch this song is walahi even 2019 I am still watching because I love 💕 listening 👂 that is why 😭💕💕😩😩
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Me to 2021
Somali Lyrics Song - Heestii : Dhab Ufiirso - Codadkii : Birimo Iyo Kooshin
7:02
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,8 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 6 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
hamd yare
Рет қаралды 3,5 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Somali Lyrics Presents - Dharaaraa - By - Miiraale - 2010
6:19
King Production
Рет қаралды 2 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,6 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 405 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 287 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,3 МЛН