Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.

  Рет қаралды 11,799

Hilin Show

Hilin Show

10 ай бұрын

Abaal marino kala duwan oo caalami ah buu ku mutaystay hoggaamintiisii hal-abuurka ku dhisnayd, wuxuu dalal badan ka qabtay shaqooyin badan oo dhaxal gal noqday. Waraysigan kaga bogo xogo badan oo ku saabsan waayo-aragnimada aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Пікірлер: 47
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 10 ай бұрын
insha Allahu madax wayne inaad noqoto ayaan ku rajaynayaa
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 10 ай бұрын
Waa nin uqaalmaa runty madaxweynahaa 5ta somaliyeed.jamal cali hussein waa haldoorka umada somaliyeed.cafimaad kuwaar walaal
@anisaabdi7335
@anisaabdi7335 10 ай бұрын
Mash’s Allah very inspirational man. Allahuma barik
@abdisalaankeise9259
@abdisalaankeise9259 10 ай бұрын
Waa waraysi xiiso leh runtii Cawale aad bad u mahadsan tahay, qaybtii suugaanta iyo madaadaladda in aad ku dartay ahayd wayo Jamaal waa nin suuganta iyo maadaba ku wacan. Markale mabruuk Cawale Deeqsi.
@akeynanmedia
@akeynanmedia 10 ай бұрын
Masha allh barnaamijka waan amaanaya wana fiicanyahay Waxa talo iga ah wariyahu waa in uu waraysigiisa ku saleeyo qofku wuxu ku fiicanyahy tusaale jamaal xaqa dhaqaalaha aad in looga waraysto
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 10 ай бұрын
Mnsha allah aqoonyahan jamal cali hussien
@MowliidIbraahim714
@MowliidIbraahim714 10 ай бұрын
Ninkaasi waa noole qiimo badan ❤
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 9 ай бұрын
ماشاء الله جميل جدا 👏👏
@khalidcarab
@khalidcarab 10 ай бұрын
Waa barnaamij aad u fican. Aad ayan kugu hambalayinaya hawushas. Inoo so baadi insha llah
@maxamedaxmed374
@maxamedaxmed374 10 ай бұрын
Mansha Allah. Waa waraysi aad u xiiso badan.
@im8112
@im8112 10 ай бұрын
Wax badan laga faaideysanayaa Jamaal A Hussein. Hilin keep up the good work
@sammyuploding5981
@sammyuploding5981 10 ай бұрын
Mashaallah sxb cawale shaqo fican bd wadaa hlkaa kga hay baraarujin wayn bd wadaa
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 10 ай бұрын
Absolutely he deserves a president of somaliland.
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast 10 ай бұрын
manshalah walahi waan ku diirsaday waraysigiisa, sheekada gees baan aad ula dhacay
@ahmedomar3213
@ahmedomar3213 10 ай бұрын
Jamaal Oo kale cidi marabto kuwo saqiidan wadanka maamulaha
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast 10 ай бұрын
@@ahmedomar3213 waa xaqiiqo walal. Dibjir aan aqoon maadi iyo mid diin ah la haynbaa meel walba inoo fadhiya, dalkan dadkii tubta toosan ku ridi lahaa maba joogan maraykan iyo yurub bay danahooga ka qabsadaan ilayn damiirkogu ma siinayo inay sii dhax joogan dadka sidan noqday. Bahalo (maxan cunaayey). Imanka Alle ka qaad
@abdifitahAden77
@abdifitahAden77 10 ай бұрын
Hilin talk show youre doing a great keep it up 🎉🎉🎉❤❤
@dawladchannel485
@dawladchannel485 9 ай бұрын
waanu sugaynaa xidigihii reer Sweden
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 10 ай бұрын
Jamaal cali xuseen, ❤
@abdiwaasaahmedesse1156
@abdiwaasaahmedesse1156 10 ай бұрын
Cawaale iyo bahda Hilin show waxanu ka codsanayna barnaamijyada hanoo soo badiyan
@dahirhassan4227
@dahirhassan4227 10 ай бұрын
Great!
@Nomadlivenow
@Nomadlivenow 10 ай бұрын
Waa barnaamij aad u wanaagsan. Dhiirigalin ayuuba ii noqday.
@SOMALIFOREXTRADING
@SOMALIFOREXTRADING 10 ай бұрын
Somali forex trading halkan ka baro forex ❤❤
@web-ym5fb
@web-ym5fb 10 ай бұрын
Jamaal cali xuseen Alle haka abaal mariyo dadaalka ad dalka iyo dadkagaba u hurtay
@abdirasakessa6239
@abdirasakessa6239 10 ай бұрын
Well done Sir Jamal
@moomar4185
@moomar4185 8 ай бұрын
Waa lagabyaba in ay Communication ka uun tahay oo wax wayn meesha kumma jiran laakiin Foosiya Yusuf Waraaqda abaheed cigaal u qoray iyado sida ayey London ka dhooftay Addis baanay Cigaal ku kulmeen buugeedda ayey ku qoran tahay.
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 10 ай бұрын
aqoonyahanku ma ferjiniyu ku nolyahay mise meel kale?
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
INSHALLAH I still have hope he will run for President of SL in the future, even though qabil has ruined our system, and because he is HA some people will have a nervous breakdown 😂
@hamzefiniin7432
@hamzefiniin7432 10 ай бұрын
Jamal Cali Xuseen waa dadka wadanku u baahanyahay
@user-vr3ti3vo8k
@user-vr3ti3vo8k 10 ай бұрын
Jamaaloo isa soo sharax aanu ku dooraney
@abdikarinactar4540
@abdikarinactar4540 9 ай бұрын
Aqooyahan dalku ubaahan yahy
@Abdifatah3
@Abdifatah3 10 ай бұрын
18:48 Schoolkq cali xuseen hadaanan khaldanayy wuxuu ku yaala saylada burco dhanka galbeedka xaafadaha ku yaala waana schoolkii ugu horeeyy aan dhigto si fcn uma sii xasuusto reer burco iga sax bal😂
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 10 ай бұрын
Cawaale weldone
@Feul_your_fire
@Feul_your_fire 10 ай бұрын
Hill show, shaqo wacan baad haysaan, halkaa kawada.
@nimonimco3063
@nimonimco3063 10 ай бұрын
Jamalow maalin un ma cafiyi dontaa dulmigii lagaa galay? Cuqubadii amuskii shacabka ka dhalatay waa taas lagu gubtay. Dulmigu kuma ekaad qofka sameeyey oo qudha ee umadoo dhan baa loo halagaa.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 10 ай бұрын
Raga Dalku ubaahanyahay ee qabyaaladu ka hiilisay
@zadiikgahayr453
@zadiikgahayr453 10 ай бұрын
Jamaal cali waa hogaanka saxda ah ee wadanku u baahanyahy. Aqoonyahan:Jamaal cali xusen Mayor:C.kariin axmed mooge Xil:barkhad jama batun Xil:maxamed Khadar Xil:maxamed abiib. Waa haldoorka mustaqbalka dhaw ee somaliland hadii alle garansiiyo ummada somaliland.
@maxamedqawdhan7978
@maxamedqawdhan7978 10 ай бұрын
Ismail ubax noosoo qabo hanooga waramo guulihiisa warbaahineede
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 10 ай бұрын
Nabsigii jamaaL wuu ina hayaa walaahay
@zakilyrics11
@zakilyrics11 10 ай бұрын
WAKAA CAQLIGA SNM WADANKAAGA HADII DAYMANKA DARTAA LOOGA CAFIN LAHAA BAY AMAAN KUU NOQON LAHYD WADAN KALE WAXAA UQABATY MAXAA NAGA GALAY
@taammustafe147
@taammustafe147 10 ай бұрын
Ka bax nin wax uu cid u qabtaye adigu maxad qabatey ed ku faneysaa
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 10 ай бұрын
Waa aqoonyahan ninkani kudayo walaalo
@Abu_shafici
@Abu_shafici 10 ай бұрын
Ayaan darada dadka qaar ninkaas iyagoo heesto waa kuwii muuse biixi doortay war reer somaliland ninka madaxweynaha somalia inaan ka dhigno no ogolaada waa halyey mudan aqoonta ku duugan in laga faa'iideysto
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 10 ай бұрын
Faysal markuu inaanka uga hiilinay cadalad xumada dadkenu waka maxa inagu so baxay wax aan la garanayn wadankii burburiyay
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 10 ай бұрын
Meeqaam sare
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 10 ай бұрын
Abaal badan ayaad u gashay wadanka
@xamseosman7219
@xamseosman7219 10 ай бұрын
Ninka aqoontaa leh ,ayey Somaliland dayacday in ay madaxweyne ka dhigato. Dal ba'aw yaa kuleh.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 13 М.
DIIWAANKA QOSOLKA....HADII AADAN QOSLIN WAQTIG WAA CELIS .
19:02
BULSHO HAGE
Рет қаралды 170 М.
Caalamka Mirqaanka | Dr. Abdisalam Sulub
51:09
Hilin Show
Рет қаралды 9 М.
Jamal Ali Hussein explains Somaliland economic status 2017!
19:04
jama yasiin
Рет қаралды 3,9 М.
Falanqeynta Dhaqaalah Addunka jamaal ali xuseen
42:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 9 М.