Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.
15:43
Sidee Loo Sameeyaa Heesaha
1:48
10 ай бұрын
Пікірлер
@BilaalAbdilahi
@BilaalAbdilahi Сағат бұрын
Bulshaawi on the beatz❤
@Kalawareejiye
@Kalawareejiye Сағат бұрын
Furinle. Maftuuf cadceed soo qabo
@ahmedsalaammedia2692
@ahmedsalaammedia2692 2 сағат бұрын
Barnaamijkan cawaalow waan kuugu hanbalyeynayaa inaad noqotay ninkii ugu horeeyay ee ku dhiiraday inuu soo fadhiisiyo raggaas oo lasoo fadhiisin kariwaayay akhbaartoodana lahayn waxan kuleeyahay haka hadhin ilaa aad xabad xabad usoo qabato❤
@HilinShow
@HilinShow 2 сағат бұрын
@@ahmedsalaammedia2692 mahadsanid in badan
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 12 сағат бұрын
Ahmed wali furunle noo soo qabo Ustaad cawaale deeqsi salamullah🙋‍♂️
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 18 сағат бұрын
Masha alllah noooolaada oo guulaysta❤
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 20 сағат бұрын
Furunle soo qabo
@Biigle-abdi
@Biigle-abdi 22 сағат бұрын
Ustaad mohamed abdilahi diiriye bulshaaawi waa xirfadle aqoon xeel-dheer uleh dhinac kasta oo fanka soomaalida ah, dabci wacan dabeecad wanaagsan iyo dad la dhaqan haboonna leh
@hindisongs7101
@hindisongs7101 22 сағат бұрын
Bulshaawi one beat fankaa yaa macaneyay
@abdikarimabdi1589
@abdikarimabdi1589 22 сағат бұрын
Cawaale iyo Hillin Show waad ku mahadsantin
@MaxamedFaarax-e9c
@MaxamedFaarax-e9c 23 сағат бұрын
Bulshawe heesaha uu tumay an jeclahy waxa kamida heesta kiin jamac e kusiiyay nafyeyda saka
@MaxamedFaarax-e9c
@MaxamedFaarax-e9c 23 сағат бұрын
Musicna somalida ugu wacan wa reer hargeysa 1 furinle 2 bulshawe cadceed Dj adim
@MaxamedFaarax-e9c
@MaxamedFaarax-e9c Күн бұрын
Bulshawe wa musican wacan best beat
@saidabdi73
@saidabdi73 Күн бұрын
Abwan xildhiban labsalax sooqabo
@JamalAli-k4l
@JamalAli-k4l Күн бұрын
Legend musik Bulshaawi🤘🏿
@einashbob3124
@einashbob3124 Күн бұрын
Macalinka musiga mustafa karama so Qaboo ❤
@fadxicali6702
@fadxicali6702 Күн бұрын
Muxuu kabaqanayah abtiii
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 Күн бұрын
Barnaamij cajiibad nookeenteen hilin show. Thanks
@gahayrofficial6847
@gahayrofficial6847 Күн бұрын
Shbb maftuux sooqabo😅
@MohamethSaleban
@MohamethSaleban Күн бұрын
33:44
@MustafeHussein-fj8mo
@MustafeHussein-fj8mo Күн бұрын
Henok ninka layidhaa ee Jigjiga joogaa isaguna waa Top. Furinle iyo Ninka Canada Joogee Arido
@samawade282
@samawade282 Күн бұрын
Cawaal iyo Bahda Astaan waan ku bogadinayaa in ay nin wayn so farisiin runtii inta badan marka ay fanka noqoto Musiishinada lama waraysto. waxan jeclahay Axmed Weli Furinle macalinka Muusiga Casriga ah iyo fanka cusub in aad ku so xisjiso ayaan aad u jeclan lahaa
@KaLiiL-c8l
@KaLiiL-c8l Күн бұрын
Musicion nada kale soo qabo furinle Dj adam Henok
@adangeydh7387
@adangeydh7387 Күн бұрын
Dj bulshawi ale Haku xafido
@cabdifataaxjaamac6527
@cabdifataaxjaamac6527 Күн бұрын
Barnaamij xiiso badan💯💯 lkn wxan la yaabay channelskii ay ahayd in millions ay haystaan ayaa halkan maraya halka kuwii zeroga ahaana ay millions marayan 🤒
@elbashiiri6866
@elbashiiri6866 Күн бұрын
Wxan sugnaaba wa Maftuux cadceed hadaba hilin show ❤
@MukaramAxmed
@MukaramAxmed Күн бұрын
Dj Adam keen awale
@FoxMeredith-b4y
@FoxMeredith-b4y 2 күн бұрын
Martin Brian Lopez Dorothy Lewis Robert
@Boodhariofficial
@Boodhariofficial 2 күн бұрын
Nin wayno macquula bulshaawi noolow zxp❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 күн бұрын
Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay.
@guledofficial8138
@guledofficial8138 2 күн бұрын
Dj Adam so qabo
@shukriyawyawproduction1431
@shukriyawyawproduction1431 2 күн бұрын
Team furinle ❤❤❤❤
@SamiirBoss-j5i
@SamiirBoss-j5i 2 күн бұрын
Dj adam🎉
@Mubarik-z7t
@Mubarik-z7t 2 күн бұрын
Pro Dj adaM zo cazuM
@aragtimedia8044
@aragtimedia8044 2 күн бұрын
Dj Adam soo qabo.
@AbwaandiiC
@AbwaandiiC 2 күн бұрын
Ayuun haruuun soo qabo wiilka sanadka🎉❤
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 2 күн бұрын
DJ Aadam.
@clrabiismaaciilclrabiismaa7327
@clrabiismaaciilclrabiismaa7327 2 күн бұрын
Nin wayn Bulshaawi
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 күн бұрын
Lgend bulshaawi on the beat 💓 🪘
@hudaahmedbulaale7258
@hudaahmedbulaale7258 2 күн бұрын
Dj adam soo qabo
@Y3a1
@Y3a1 2 күн бұрын
42:34 MAFTUUX CADCEED SOQABO
@AbdulahiMubarak
@AbdulahiMubarak 2 күн бұрын
Dj Adam next pease
@sahaltyga9933
@sahaltyga9933 2 күн бұрын
𝗻𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗳𝘂𝗿𝗶𝗻𝗹𝗲 𝗮𝘆𝗮 𝗮𝗵 𝗴𝗼𝗮𝘁𝗸𝗮 𝘀.𝗹𝗮𝗻𝗱 𝘀𝗼 𝗾𝗮𝗯𝗼 𝗾𝗮𝘀𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗮𝘆𝘂 𝗵𝗮𝘆𝗮𝘆𝗲
@mishki2810
@mishki2810 2 күн бұрын
Ninkani wa ninki musicada casriga la yimi sonalida dhexdeeda isago furinle qalamtisi ku xiijiyay dadka Bulshawi on the beat wa number one musician aad bu ufahma sanqadhaha isu dheeli tiran
@yaxyedayuur2751
@yaxyedayuur2751 2 күн бұрын
Furinle Soo qabo Cawaalow wllo dee
@anwaraniis6865
@anwaraniis6865 2 күн бұрын
Furinle so qabo
@muzreenmuzreen-qn1gv
@muzreenmuzreen-qn1gv 2 күн бұрын
Zhp dj adam zoo qabo
@caytolyrics7467
@caytolyrics7467 2 күн бұрын
HILIN TALK SHOW horta wll magacaaga ma aqaan se magaca channel kaagaan kugu wacay Uj : wll waxaad wadaa hawl wanaagsan waanan kugu dhiiri galiyaa, sidoo kale waxaad aad u hagaajisay studio-ga iyo colorka muuqaalka mahadsanid wll🎉