( DALAQ DAM ) MA GABADHAA QALDAN ! AMA KAN SOO WAREESTAY ??

  Рет қаралды 14,803

Sheikh Bacadle

Sheikh Bacadle

Күн бұрын

ASC Dhamaan Aqiyaarta ku Xiran Channelka Habeen & Maalin Waad ku mahadsan Tihiin Daawashadiina meel walbo aad aduunka ka joogtaan . wixii talo iyo tusaale ahna waad noosoo gudbin kartaan Comment -ka
___________________________________________________________________________________
Asc All my viewers that watch our channel daily I really appreciate how you are connected to my channel and incase you want to share any advices, ideas and comments you can leave on the comment box thank you

Пікірлер: 48
@Aragsan192
@Aragsan192 4 ай бұрын
Wallhi shaikh bacadle nin fiican ayad tahay ma isla xiriiri karna hadalkaaga wan jeclahay
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 4 ай бұрын
Allaah hana saamaxo Walladii yuxibuuna antashiixa lahumul faaxishatu filladiina aamanuu weeyaan. Alle ha soo hanuuniyo Aayadaasna mahubo in ay saxtahay sidas an u sheegay ee xufaaddu hay soo saxdo.
@niciimaomer-ei3sg
@niciimaomer-ei3sg 4 ай бұрын
Gabdhu iyadaa lugeheeda ugu timid ma cidbaa soo qasabtay ama kahadlisy iyadaa ukastay wX wLbay dhahdybeee wa mukalafe
@Saharaaftin
@Saharaaftin 4 ай бұрын
You have say true the who ask Questions is to blame but the lady she must think before say how comes she tel her private in public
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 4 ай бұрын
Odayaashu waa wada DALAQ DAM😂😂😂muxuu ufuulay qof aysan isku cabiranayn aniga odaygaga somaliyuu tagay 24 jir buu Dalaq damtaasuu soo ritay isagoo dhabarka kasocon laa buu soo noqday wuuna quf qufacayaa 😂😂😂anigu hada Dalaq damtiisa waa isaga qarin jirey laakiin kharis dambe majiro
@Aminasacdia
@Aminasacdia 4 ай бұрын
Waxan mareyna heer an gogosheena kashekayno ilhay Hana asturo
@جميلةجبريل
@جميلةجبريل 4 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 4 ай бұрын
Maseer baa ku haayo ridwaan waa gaari weydey gadaashaa uu imaadey oo meel fog gaarey ❤
@NewsFusion24
@NewsFusion24 4 ай бұрын
dadka noocaagoo kale ah, waa in maskaxdooda inta laqalo, la eego siday u shaqaynayso inta waynaso lasaaro.
@abshirosheikhmohamud3538
@abshirosheikhmohamud3538 4 ай бұрын
Tggccxx😊😊 😊😊
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 4 ай бұрын
Asc walaalkey somali inyar moye inta badan xumaantay ijecelyihin anigu waxan is iri somalidii Amar ba ku dhacay sidu wadankoodii u baa ba ay ayey igana u baa been sababto dumarkii xishoodkii way ka tagen inyar moye ragii kadaalika waxa tas kaga sii daran nin raga wareesanayo wax walba oo xun way buubuuniyan kheyrka alle iyo nimcooyinka Allah ma raban wallahi aniga walashay ayaa iso dirtay maba dawan wayo wa wax anshax xumo marka ilahow somali so hade oo xaqa tuso wanse ayaan daro runtii in manta social media wax walba laga maqlo meesha umadaha kale horumar iyo wax dadka wa u faaidya ay ka so gudbiyan subxaanullah ilahow naga najee iyagana so hadee sheekh jazakumullah kheyr ajar iyo xasanad ilahay subxaanu watacala haka siyo kheyrka ino so gudbiso kuwii qaata Allah inaga yelo allahuma amiin
@hassanmohamud3003
@hassanmohamud3003 4 ай бұрын
Aaamin
@Aamina-g8h
@Aamina-g8h 4 ай бұрын
Wall waan kugu raacsanahay
@sahranur9396
@sahranur9396 4 ай бұрын
Yarkan gabdhaha lacag yar buu siya waxaas dheh buu dhaha waayo wuxuu rabaa inuu ku helo. Like Sher iyo kala kicin hala xiro ciyal suuqa Dhaqnja aan aqoon Culimadu hanaga qabato. Dacwo baan kanahay hadaan Nahay hooyoyinka Qurbaha jooga
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 4 ай бұрын
Aamiin yaa rabacaalamiin
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ Amin amiin amiin yaa raabi umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab
@FardosaJurati
@FardosaJurati 4 ай бұрын
Sheq horta aniga yawey allow nahanuni naag qawan ladhageysanayo iyo waxyala badan allow nabadbadi
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 4 ай бұрын
Kawaran duqowshaha gabdhaha yayyar guursanaa ee waxba ugu oolin
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 4 ай бұрын
Aamiin
@nurhawa646
@nurhawa646 4 ай бұрын
Qof waa xor wuu ka hadli karaa dhibaatada heysato ee ha caayin wariyaha. Ha daboolin xaqa dumarka
@Amina-m3h
@Amina-m3h 4 ай бұрын
Xaqu maxishood la aanbaa.mise xaqu wuxuu ku maqanyahay baraha bulshda.
@munacabdi3746
@munacabdi3746 4 ай бұрын
Wall hadu xoryahay ridwaan muxu uqaban karaa aan fadeexad ahayn
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 ай бұрын
Amin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 4 ай бұрын
Subaxnalah 😂
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 4 ай бұрын
Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 4 ай бұрын
Ameen Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
@fmg63772
@fmg63772 4 ай бұрын
Waa sax waa nin lasoo adegsaday
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 4 ай бұрын
Aamiin caafimaad ma jiro
@hawafarah2410
@hawafarah2410 4 ай бұрын
Amen amen amen
@farahhassan1299
@farahhassan1299 4 ай бұрын
SHEEQOOW ADIGABA WAXAAD KA MID TAHAY FAAFIYA YAASHEE CEEBTA ALLE HA ASTURO
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@zainababdi781
@zainababdi781 4 ай бұрын
Gabadhu maxay samaysay waxay tiri ninku wax meesha kuma hayo rasuulkii (csw) baaba intaa loo sheegtay saw maaha gabadhii rasuulka (csw) u timi saw saas may dhihin oo xadiith caam ah maaha anigu qalad ma maqal waxaa qalad ah in soomaali social media maxkamad u yahay aaway maxkamadii qoyska
@Cabdulaahi875
@Cabdulaahi875 4 ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 4 ай бұрын
Shekh ruqyada dadka masaartaa xagge lagaa la kaa la so xiriiraa
@AyoshAnood-ux6oc
@AyoshAnood-ux6oc 4 ай бұрын
Isaga io iyada labadaba wa laba saqajaan o kala daran
@maryanfarahtimir5791
@maryanfarahtimir5791 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 4 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 4 ай бұрын
Absolutely 💯, Ridwaan Isaaq waa dayuus umada in laga qabto ee tahay Waa AQASUNAAS 🤮🥺👎😡
@hawa8224
@hawa8224 4 ай бұрын
Amiinamiin😂
@AyoshAnood-ux6oc
@AyoshAnood-ux6oc 4 ай бұрын
Dambi we ledahy weliba danbi ween wuxu ilahey rebay in laga hadlo be ka hadashy gogoshedi sebe uga shekenee tkle ani maba dawan nacsta
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 4 ай бұрын
Sheikh kabax wiilashu odayaasha gabdhihii dhaqmayey wada garoobiyey bay ka dhiganayeen ,dagaal baa socda 😂😂😂😂
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Mas nin igasbo aynka sheeken kara subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@orlandonunez3924
@orlandonunez3924 4 ай бұрын
😂😂😂
@ikraanxaji5422
@ikraanxaji5422 4 ай бұрын
ridwan wa nin sharafle ilaahayna yaqana wadgadhiwayday masayrba😊 idinhayo
@SalmaSiyad-q4c
@SalmaSiyad-q4c 4 ай бұрын
Ismadhantin
@SaalahAbdalla
@SaalahAbdalla 4 ай бұрын
Soomali da waxa xun bey xiiseyan Waayab
@Cabdulaahi875
@Cabdulaahi875 4 ай бұрын
Aamiin yaa alaah
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,3 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН
DALAQ DAM IYO DOOD CULUS
23:02
FAM TV
Рет қаралды 37 М.
QOFKA KU SIXRAY QOFKA UU YAHAY MAANTA OGOW ?
14:23
Sheikh Bacadle
Рет қаралды 19 М.
Faaadumo ibrahim oo dhaliil  u soo jeedisay gabadhi dalaq Dam
3:02
Africani tv
Рет қаралды 45 М.
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18