Wllo casha ninkaaga umhd celiya oo tusa inaa ku faraxdeen markuu wax idiin keeno😢hug nd kiss
@magoolomar14248 ай бұрын
Aisha you're very smart girl, keep your husband as much as possible and may allah SWT bless and protect your family, and sis please don't forget salliga Nabiga Scw
@Hodenmohamed-vh1ky8 ай бұрын
w😢
@Sacdia_siman8 ай бұрын
Abaayo dadka hadalkooda ha dhageysan adiga wax walbo naga og ninkaagana sasabo dantada fiirso furiin waxbo Kuma sheegayo ilmahaga korso gabar qalbi wanaagsan aad tahay adiga iyo ninkaaga sadaxeya idiin ku dhax jiro allaha idiin ka qabto keep going sister inta komanti ku dhiiglayaalka ah ha ujoojin inta ku jecel a ka badan saxiibkana sidad ku so ceshan laheyd falkeda gal Wan ku salama quruxe
@SUHAYBJOKEF2021pk8 ай бұрын
Anigu xitaa waan ku taagersnhy. gurigaaga hadumin wll caruurtana hada yicina ilhy uga cabso swt wax ka xun ma jirto in walidki caruurta dhaly kala tagan caruurtaas hadhow wxa laga yaba iny dad xun noqdaan Wayo may helin daryeel dhamaystiran oo walidnimo ee wll Gurigaaga ilasho
@mandekmohamud39778 ай бұрын
Gabadhan cay ha u qorina iyo wax dhibayo sida walaleh oo guriga la joogo ayee wax walba nogu shegata ilahey sidaa jeceshahy haku yeelo abayo ❤❤
@NaimaMohamedAli8 ай бұрын
Dhalasho wanaagsan habo feysal ilmahaaga muhiimada saar ayagaa bari wax ku tari donee insha allaaah❤❤❤❤
@moudanmoud51568 ай бұрын
absolument une mère doit soude
@Ms.Taleeh8 ай бұрын
Abaayo guulayso lkn hal arin ayaan kuu sheegaya you’re strong woman Abaayo hadad jeceshahay ninkaga isku day in aad ilaashato dhaqan wacana kula dhaqanto tuus macaanka iyo sharafta mislimnimada iyo gbadh muslimada waayo diinta ina fartay in aan siino respect our husband abaayo please ninkaga ilaasho nolosha haday ku bilabato soo dhixitan meel wacan kuma danbaynayso marka hada ka hortag masha Allah
@IbraahimMahamedgodir-sr1ur8 ай бұрын
Nin somaliyed ma caruur asi dhalin hadiyad u kenayo haka yabin mnsha Allah usku barakow wada nolada inti nolol jirto
Anigu talada ugu wayn ee aan kusiinayaa waa in utubekan aad u isticmaashid barnaamijkale lkn noloshaada private ka ah aad kadayso
@mahdiyamaxamuud47898 ай бұрын
ma iyadaa arin aan shay ahaynba haysa maxay sheegiye kale
@NimoMohamed-tr4co8 ай бұрын
He is a keeper, don’t let go of this man. Don’t give time to outside negativity. You are a lucky girl mashallah, be grateful to Allah. Also I would advise you both to watch Islamic videos on marriage so you both know your obligations towards each other.
@fadmaahmed23158 ай бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh congratulation habaryar Faisal ❤❤❤ Aisha sister you’re smart, keep going . Dantada raac xajigaga soo cesho asaxab tada wanaga kula jecel figradoda raac , qof adag noqo , peace and love ❤️ 🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍 , Allah ha ku xifdiyo amiin amiin , isago kula joogaa in sha Allah. Soon as possible keep going ❤❤❤❤sister 🇩🇯 🇺🇸
@damacibrahimducali29428 ай бұрын
masha allaah waxaatihiin famiiliyo quruxbadan ee allaha idin xafido aamiin adigana waxan kugula talinayaa in aadan iska burburinin qoys kaaga quruxdabadan oo aadan caruurtaada yaryarkaa aabo la aan kadhigin sida kuwa wawaynkaa nin kaagana sasabo oo cesho oo ninkaga iyo caruurtaadaba isku hayso cadowgana allaha kaa qabto aamiin ninkaagana allaha kucabiidiyo aamiin naag iskadhig oo is adkee guushu waa inyar oo aad cagaha dhulkakuhayso guulayso maamii quruxeey Isha xaasidkuna kaaxijaaban insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
abaayo mcn reer kada iyo farxada allah ku barakeyo cadowga allah kahayo mcney❤
@nasrohasan49438 ай бұрын
Habo furutan ha imaqashin reerkaga dhaqo ama walaahi waan ku cayna reerkaga dhaqo vito❤❤❤❤
@FosiaIssa8 ай бұрын
Maansha Allah Allah bless your family and protect from any harm ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fardowsaabdi18368 ай бұрын
Asc mashaa alaah abaayo ninkaaga soo dhaweyso oo farxad ku noolaada walaashey adiga iyo faamaligaagaba❤❤❤❤❤❤
@mumtazqurux88148 ай бұрын
Qof hadalkiis iska daay qaali waxii danta ku jirta samee qeyr ku rajeyna insha Allah ❤
@filsanmahad14248 ай бұрын
Masha allh wan ku farxay wallahi huno alle haku cabidiyo ninka
@safiyadirsche37828 ай бұрын
Allaah ku dhowro wiilkaga wax yar aad siisato ilmahaag hooyo macaan tahay waa ku koreen qofna uma baahno 🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️
@ifrahyusuf40528 ай бұрын
Caasho abaayo waan ku salaamay dagdaga iska dhaaf nimanka badanaa ma rabaan dagdaga hada waxaan kaa Rabay in aa sugto asaga inta uu dhahaayo adaa leh waana happy birthday. Ee faysal noo fur adaa ba leh is bar abaayo in aan is dajiso waa caruurtaada aabahood dad iska dhaaf waa samirka badi asaa kuu soo laabanaa insha alaah waan kuu soo duceeynaa ana abaayo
@SofiaRooble8 ай бұрын
Eedo waa runtaa Horay u soco ilaahey ha kuuaqbalo rajadaada
@hakimshirwa90238 ай бұрын
Waxay sheegayso waxba kama jiraan FIYUUS RAADIS Ilaahay irsaaqadeena meeshaas nagama galiyo inaan caruurtayda mediyaha keeno. Good for you
Masha allah sasabo abaayo farax luku baasto saan uma sameeynayo caruurta nagaha wargooda iska daa nin horuurtada saan ukeer kareena keepit muslimba haduu yahay
@MustafeCabdi-sx3ly8 ай бұрын
Qof taan waa KZbin way wxaan oo dhan waa brank keep going my sister
@NafisaAbdirahman-u8n8 ай бұрын
Abayo aisha ninkan wuu idiin fiicanyahy ilaashada caruurtana bar inay shukran dhahaan ama thanks
@Bahi_b00i8 ай бұрын
كل عام ونتي بخير 🎉🎉saswaye gurigaga usamir Nika wuficanyaha🎉🎉❤❤
@FarxiyoAbuukar-nu2od8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ horey u soco xabiiti
@ASMR478 ай бұрын
Faysal ❤ quruxow dhalasho wacan hapo mcn ❤❤❤
@RodaAbdilahi-j6p8 ай бұрын
Walashay wlhi sida Adiga kuuwanagsan samaa wllo wana kuguracsa nahay wllo qali guulayso🤝🥰💋
@riyaaduljanna65218 ай бұрын
Adeer fcn waaye haduuu gifts 🎁 ukeenay marka adna waa jeceshahay ninkeee bal hoos udhameeya qalaafka, allaha reerka kùuu barakeeyo ❤❤❤
Asha wiilka yar wexey eheet inu thank you ku dhoho aderki ama abihi labad waa nin fican heyso qofkan ilmahada jecel wuxuu ku xun yahay ku iloow ilmahada madaxooda
@Bishwhotfff8 ай бұрын
Asc abayo wad saxntahy horo usoco wan kudariimayaaa melan Kala soo xiriiro ma isiinkartaa nikaaga soojiiido Waa ninfican
@anabh57718 ай бұрын
❤❤❤mashaa allah caisha qurux reeerkaga quruxda badan heyso ilahey ha isku keen barakeyo
@muna64318 ай бұрын
Abyo marka hore taladaada ilahay u dhiibo oo isku xir marka xigta ilahay reerkaga haku xifdiyo ninkaga nin xun maaha isku day ina fadhisatan wada hadashan wxi xal ah waa gaaraysan guulayso ayan ku leyahay❤ qali
The way he made faysal very happy❤he is agood man mansha allah Aisha calm down dear rerkaga hayso oo ninka udaji
@yasminahmed61958 ай бұрын
Asc habaaryar waxan sugayey inaad wilkayar dhahdo hagsii say thank you markas oo kale aadbay qiimo ugu leedahay hangtag iyo thanks in ladhaho fariidbad tahay qiime niinkada somali masameyo siidaas
@NasroNasro-c9j8 ай бұрын
😂😂😂 abaayoy anigaba saan usugayay ninki dhana ee hadyada keny cunigi maba habsin see wax ujira gabadhu gabar aqli badana way u egtehe walle yaabay
@suubansaxan48658 ай бұрын
Ilmaha in u u mahad celiyo walidka ma adan barin in u habsiyo baa la rabay dad thank you u dhaho bay ahayd
@naimafarah45388 ай бұрын
Aniguba arints ban ka fakry
@MunaAbdi-i6y8 ай бұрын
Mashaaa alllah wll allah reerkaaga ha kuu ilaaliyo Cidna ha raalingalin Ee waxkasta oo aan diin khilaafsanay oo aad is leedahay reerkaagu wuu kuugubadbaadayaa samee Midekale wll Ikum sameyso Sacad ma labasaacadood shaqayso Qof bila aadan laykuma Haleeyo Waxkasta kafiyo Ilmahaqga waa in aad Waxay ubaah Daan waa in aad usamaynkartaaa Walaahay Waan ilmayey markaad tiri ani cake uun baan u awooda QaaLi xumaan ha u qaadan hooray usoco ❤️❤️🙏
@sacdowcilmi7908 ай бұрын
Masha alaah habo feysal dhalasho wacan sanado badan oo caafimaad leh ayaan alle kaga baryayaa casho abaayo qalbigaga alle ha ku yeelo labo salaad suno ah soo tuko allane gacmaha u taago qeyrka wuu danbeyaayee🥳
@sahraahmed48108 ай бұрын
Bogiina burcad alaha isku mariyo Aamin sinabad iyo jaceyl ha kuugu soo noqdo in shaa allaah ka guuleyso naagta qalbigiisa alaha kuu soo jeediyo Aamin farxad la soo laabo in shaa allaah
@zahrahussein26138 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah, walal familygaaga social mediaha haku badin.
@FaisaDhahir8 ай бұрын
Happy birthday 🎂🎉 baby boy 🎈🎊
@ginigacalginigacal588 ай бұрын
Mansha allah marki hore wan walbaharw marki dambana wan farxay❤❤❤❤abayo guleso insha allah ninkada u dulqado❤
@Fatimah-v2o4d8 ай бұрын
M.a habby birthday habo sanado badan o faraxad leh jir o jog habo mcn so barbar dhalaasho farxad leh 🎉🎉🎉❤🎉🎉🎂walshey mcn keep going ❤❤❤❤❤❤❤
@bayaanjama6298 ай бұрын
Masha allah Aisho aqligaga kasho qofna ha ujoojin dantada iyodanta carurtada fiirso somali maryoley hadan nahay wan ku dawana lkn wax dana kuma hayno ninkan intaa uu usameyey wiilkaga kidhalay xita uma samayn farax sidas miyu hadyad ugu keni laha wallahi ilmahayga aabahod waligiis inusan hadyad mid dhalsho iyo mid qalin jabin inusan usamayn marka xbbt ninkaga socesho More pressure kana kayaree Waxana illahey ku waydinaya inuu kula koriyo anigaa ku daremi kara oo ah. Hooyo single mother ah 😭😭wallahi noloshu in laysla kashado ay ku ficantahay hooyo garabkeda lajogo ayaa owlad fiican so sarta anyway keep you are family
@laylomohamutt67358 ай бұрын
Caisha qrx bdn hooyo adag baa thy lkin shaqayso hbt nin laiskuma haleeyo any minute buu tagikara❤❤
@nadiifaladan58038 ай бұрын
Masha allah waa nin fiican heyso ❤❤❤❤❤❤❤
@saadiahappy71738 ай бұрын
I suggest faisal to give a big hug to his dad ❤
@elhamahmed80188 ай бұрын
Waan ku farxay ma daremi kartid sidan ugu farxay waan idin soo duceyn insha Allh ❤
@nastexoabdi56748 ай бұрын
ASC abayo aisha adunka dulqaad iyo samir baa lagu jogaa ninkada sasabo noloshu waa safar dheer ka ligaa wey kugu adkaani garab wad ubaahan tahey dadka war kooda ha dhageysan waligaa wana ku jeclhey abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤ malin walba wanku firsadaa hada markad ciloo tey wanku dareeme lkin dib badka faraxde ilahey haku garab galo insha Allah ❤❤❤❤
Msha allh hamplyo asha ninkan ilmahada wu jecelyhy hadana inaa la hishiisi allah kugu duwo because cunugada sidow uga farxiyy msha allh iska cafi xaajiga oo surprise usameey
@suhadheman66448 ай бұрын
Ashia aniga mahi gabadh guursatay oo waxa ka fahan San nin iyo xaas noloshooda lkn hadana waxan ahay qof weyn oo fahamaysa waxa kasta oo nafteeda Dan ugu jirto qofkastana isaga og naftiisa iyo noloshisa sida u roon aniga oo gabadh soomaliyeed aha oo hadana ku waa ugu kibirka badan ku jira ayaa ku leh naftada waxay jcyshahy alle haku fududeeyo hadii kheyr ku leyahay alle haku sakhiro wlshay qaali❤❤❤❤😊😊
@Cherry_Sooyaa08 ай бұрын
Maasha allah happy birthday faysal hooyo adag oo ilmaheeda aabo la aan dareensiinin
@anisahasanahmed21088 ай бұрын
Mansh allaha boqorada ayaa thy hooyo karti badan hore usoco
@Nasraa-2408 ай бұрын
Abayo hakaso hadilin waxa samen rabtid e markaa samesid o aad gul kagardid le noo sheg pills haga so hadin waxa ku qorshesan ilaa aa guulga gartd😢😢❤❤
@ismahandeksan74928 ай бұрын
I am very happy your decision congratulations sister ❤❤
@hazbevibing30668 ай бұрын
Masha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏🎂
@HindaipntuKhadar8 ай бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo xbbti ilahay reerkaga haku barakeyo ee ilaasho
@Abdallason218 ай бұрын
abyo ninka raliga ralli gali dadka is dhaag warkoda afar cml ey haweenka janada ku galayn waxa ka mid ah ninkaga ad maqasho warkiisa sidagan wax oga dhac dhacsii illahey bari Inu wanagiisa ku labo jibaaro waa non wanagsan Masha Allah❤❤❤
@SamiiraFayaxmire8 ай бұрын
Hore usoco quruxeey gurigaaga dhaqo ❤❤❤
@MaryanOmari-tb4kb8 ай бұрын
Welcome back your home happy family. I love you so much my queen and my sisters.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going
@ciiltirto94848 ай бұрын
Abaayo Saad jeceshahay qeeer aha allaah haku sahlo
@abukarmaxamed53768 ай бұрын
Somaligii dhalay ninkan cadanka ah ayaa uga naxariis badan sida muuqata wax uu ka ogyahay majirto maxuma ninkan hooyadana wallahi waa hooyo somaliyed waa masakiin
@magoolomar14248 ай бұрын
Masha allah sis illahay farxad aadan filaneyn haku siiyo
@fatumamoha21448 ай бұрын
Waxba ha iska furin abyo furiin xal maaha lkn isku dey inaad awlaadiisa isku badin mxa yeelay nin aad ogtahy inu san kuu rooneen awlaadiisa waxba haku falin ❤digniin abyo cadaanka dulqaad maleh naftaada oga baq iyo mida wiilkaaga
@xamdedayib18608 ай бұрын
Masha allha casho xabiibiti alle ha isukiinbarkeeyo
@FarxiyoNuur-db6fl8 ай бұрын
Dhalasho wacan habo faysal yare ilmahada ku korso xajigana sasabo dad warkoda dhaf
@Starcabduu96Starcabduu968 ай бұрын
Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo gawar qalbi wanagsan aya ta hay dadka hadaladoda hadha geysanin tantada iyo ilmahaaga farxadooda kafakir ninkaga iyo adiga sida kuhashen laheeden kuda dal sidi guriga ugu so celin laheet kuda dal ❤❤❤ allaah haidin xafido adiga iyo ciyalkaga iyo ninkaaga hor mar wacan aya ku rajeynaa inshaa allaah ❤❤❤
@Nasrasiciid30908 ай бұрын
Abayo sido kale daawada videos ka oo Islamic marriage i hope you both have beautiful and happy life❤
@Manalhaji5848 ай бұрын
Dhalashada wiilkaa waa xaaraan qaala tacaalaa iyo qala rasulalaah mid maahan galada samaysaa itaqilaah
@Faadumougaasisxaaq8 ай бұрын
Abaayo m.a ayaa thy Lkn crrta ku dulqaado eena korso war dadeed iska daaaaaaaa huuno ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wiiilkeyga feysal allah noo xafido io dhamaan ciyaalka aan habaryarta u ahy allow il cadow hanaga tusin mida kaleh somalia maryloyey yee ku waalin wlshey ani wan ku tageraa from ciyaal xamar ❤