A madobe waxan Aaminaya marka uu is Qarxiyo Fahad Yasin, Sanbaloshe & Dige oo

  Рет қаралды 26,136

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 125
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 5 сағат бұрын
Jamac Galad salaan sare meel sax bad dhigatya good point bad sheegay thanks 🙏 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 сағат бұрын
Jaamac dhaanto adi xitaa waxaad meesha u fadhidaa qabyaalad, caadifad iyo laab lakac. Intaa shaqsi baad qabiil ku difaaciysaa mid kalana qabiil baad ku weerareysaa. 😮
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 4 сағат бұрын
Axmed waa geesi guul insha Allah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 сағат бұрын
Walee labadan nin waxa ey ku dhaqmayaan wa wax lalayabo shalay mar ki xasan u werarayey siciid deni afklebey kuhad layen waxay la hayen butland ba qaldan ilaahayow ha iyo Maya almar hanagyersin👇👇👇👇👇👇
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 4 сағат бұрын
Bismillahi raxmani raxiim kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanidiin guuleysta wllyaal ❤
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 9 сағат бұрын
Madaxweyne Xasan Sheekh wuu cashar ka bartay maamulkii baqtiyey ee Abdi Iley. Fahad isaga wuxuu rabaa in magaciisa la sheegsheego oo uu ahaado relevant.
@hajiinacaddow9619
@hajiinacaddow9619 7 сағат бұрын
Asc! Wn idin salamay wariye ilka case iyo jamac galad
@anab9951
@anab9951 6 сағат бұрын
Ilkacase ma ah ee waa jaamac iyo guuleed alifle
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 7 сағат бұрын
Wcs wr wbt Aqyarta sharafta leh Og Power wxba lagama qabankaro ❤Og❤
@mulkiabtidoon929
@mulkiabtidoon929 3 сағат бұрын
Viva adeer axmed madobe waxa tahay ilahay ka sokow ninki somali ka badbadiyeey ajnabiga iyo kuwa uu adeegaba guuleyso adeer axmed anaga ku og wanagad noo sameysay jazakallah khayr adeer jir oo joog waliga waxan kalon ku leeyahay marka dasho oo xilka aad nacdo xilka uu dhib wiil yar oo aqoon yahan ah xilkane uu kheybi sida ilahay kugu og yahay waxa tahay ninki dalkena iyo dadkisa iyo diintenaba ilahay ka sokow ada leh abkaas waxan jeclan laha inaad dalkena ka noqoto madaxweyne dadkan wexey ka sheekeynayaan governor waxan ku rajeyna guul shugran adeer sharaf
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 45 минут бұрын
😂😂😂😂
@rageosman1726
@rageosman1726 4 сағат бұрын
Fahad wa Al Shabaab wuna is Qarxin Doona ugu Dambeyn
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Сағат бұрын
WAXAA XAQIIQ AH IN WIXII SOOMAALI LAHEYD LAGU CUNO MUQDISHO
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 4 сағат бұрын
Soomaaliyeey jaamac waxaan tusikaraa inaan soomaalinahay si uu dib ugu difaacin oromo follow kadaata dhamaantii isagaa inabaridoonee soona dhagaysta juula taliyaha ciidanka itoobiya waxa uukasheegay axmed madoobe
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 4 сағат бұрын
Cake yaa cagdheer RW kadhigi jiray wllhi MJ waa runtood
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 сағат бұрын
Axmed madoobe waa ku saxanyahay
@barlinaden8850
@barlinaden8850 2 сағат бұрын
Mar hadaad aragto Jamac oo waraaqda hortaal faraha ku riix riixaya war culus baa jira.
@calishaakir1
@calishaakir1 8 сағат бұрын
FAHAD WUXUU KU BIIRAY KOOXDA XASAN MUNAAFAQ..!!
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 7 сағат бұрын
Seyid Axmed caayi ma qabato waana ka xaal siinay
@AhmedMuhumed-d9k
@AhmedMuhumed-d9k 8 сағат бұрын
Fahad yaasin ha cadeeyo mahad salaad iyo sudu ku dilay ikraan tahlil
@abdurahman9170
@abdurahman9170 7 сағат бұрын
Jaamac Ganad. Waa taxliiliye cajiib ah
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 сағат бұрын
Dameer aan sarahay waxba dhuusa diisa mudane madaxweyne Ahmed madoobe waa Geesi banaan dagay marka uruuris samaale meelaha ka ciya
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 8 сағат бұрын
Jamac Gallad Shalay ballayadan HSM munafaqan kitabkii Rabi baal maray waa in aad qabataan olole iyo shirweyne qaran oo lagu bad baadiyo dalka.
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 8 сағат бұрын
Dalka aad sheegeyso xagow ku yaal munafaqad iyo damacba waa waxa aad u duleysan tihiin wey dhamaataye muufeysiga ku jooga dadkana iska caaya Xasan waa ow ku soo saaray magac kuu yeelay waa inaad ku laabataa
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 сағат бұрын
yaahuu yaahuu yaahuu war sayid waxa ah sayid abuubakar cumar cali iyo cismaan binu cafaan kaliya ilaah ka baqa oo qabyaalada aad wax ku amaanaysaan joojiya wariye beeleedyaal yaheey
@jamayusuf8596
@jamayusuf8596 9 сағат бұрын
Brother why you lie so much,, Allah is watching you and you will be charged. I never seen something like you who has so much hate in your hart for somali person.
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 4 сағат бұрын
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda
@shafiabdi215
@shafiabdi215 Сағат бұрын
Axmed Dhuxul is out, Somalia na horay ayey u soconeysa.
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 3 сағат бұрын
Axmed Madoobe Waa Kansar Waa ruuxa kaliya ee ka taliya dhul uunan u dhalinin kuna dhalanin waa cajiib
@mohamedabdullahiomar3554
@mohamedabdullahiomar3554 6 сағат бұрын
Galadow waan kutageraaa marwalbo balse dageysiga af xumada iyo warar aan cadeymo wadananin dameysigooda waxay halis kuyihiin akhiradeyd. Marka tuhunka iskadaa walalkeyow cadeymo natus oo natabsii
@IsmailNoor-bb4wz
@IsmailNoor-bb4wz 7 сағат бұрын
That is true.
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 6 сағат бұрын
Arinka ha qabyaladaynina , Ahmed madoobe iyo kuwa la mid ah uma socdaan in ay soomaaliya ka saraan dhibta , madaxda dawlad goboleedadu waxay rabaan in ay kuraasta fadhiyaan waligood
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 6 сағат бұрын
wallaahi soomaalida dadka horgalay waa siddii dabayl xaggaa waar wuxu siyaasiyiin maaha isteerin fududaa mid walba oo aad u malayso inuu yahay qof macquul ah meel dhaw ayuu ka kala wareegayaa yaab
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 сағат бұрын
XASAN AYAX WAX U SOCONAYA MA JIRTO HADUU CIDUU DOONO U YEERTO😂. WAAYO GAR WEEYE IN LALA XISAABTAMO. TAAS IYAA LAGAGA GUULEYSANAAYAA😊, ISAGANA CEEB KU NOQONAYSA MARKASTA😊
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey Сағат бұрын
Ma waxad moodeen caqli xumadiina in dani col iskala noqday xasan sheekh walaal tastuur iyo federalism iyo khayraat iyo awood qaybsi baa la isku haystaa puntland taariikhdeeda waligood dawlada dhexe may heshiin waayo wax qaybsiga fedelalka daraadeed
@elmidini1390
@elmidini1390 5 сағат бұрын
Waxaan maqli jiray faqi tolkii makanatago meedhaa kawada sxb
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 7 сағат бұрын
Xaasid nimada nooca ugu xun Somalida ayuu galaa! Muwadan jecel dalkiisu inuu bur buro oo ka naxaya inuu dhismo Somalia ayaa laga helaa.. Cudrkaas yaa noo sifeeya oo cilmiga xaasidka waxka yaqaan.. Qof naftiisa xasdaya
@abobasement346
@abobasement346 5 сағат бұрын
Kuwah wax caynayah waa unukah leh xamar iyo moryantah villa family saqajanimadah bay kenen
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 сағат бұрын
War weerarku macnamalehee kursiga Reysan wasaaraha inoo xejiya aan butland inagaqadan waayo kursigu waa mihim😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@anab9951
@anab9951 6 сағат бұрын
Putland iyo juba laan waa isku mid hadday qaataan wax dhib ah malaha waa walaalkood munaafaqada meesha kala tag
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Afkaaaaga suuuubso hana ijaafeynin madaxweeynaha soomaaliyeed jaamacow xatkaaga wa dhaaftay Axmad madoobe saaarso hadow kula fiiiicanyahay
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 сағат бұрын
Wax nagagaley dagaalka ogaadeen iyo xasan shiikh fahad Yasin iyo farmajona waxba nagamagelin oo maxa noog kadhiishis ah macsokor😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cma5179
@cma5179 8 сағат бұрын
Qabyaalad baa heerkaa idingaarsiiyey adinka iyo group ka xasan shiikh. Ahmad madoobe waa mujrim a saga iyo xasan dhiikh na ismadhaamaan ; fahadna waa jaajuus alshabaab ah intay waxaas somali leaders yihiin hog ban kujiraynaa.
@snw9257
@snw9257 7 сағат бұрын
Sanbaloshe Axmed Maxmed Islaam mawaxu uu dhibaya burhaanu juula?
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 8 сағат бұрын
Gen jaamacow yaan leys caayine marka hore xaalka reerkina ka hadal oo yaan maatadina xabashida
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 8 сағат бұрын
Dicaayadada Ma ah waan Runu Maxaa Yeelaye Axamada modoome iyo Dane muuse biixi Waa Tuugo Somalia weyn Usku Direeda ah Halaga Qabto Tuuga Dada waxaa Wataha Emiraada iyo itoopiya USA iyo Uk?? Ushaqeeyabyaye??????? Misane Ah miya ???????
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 сағат бұрын
War saxan shiikh maqaldana siciid deni iyo majeerten war khilaf kamadhexeyo war kursiga beyranban war xejiya kursiga Reysl wasaaraha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AFDiini1722
@AFDiini1722 8 сағат бұрын
naa cagdheereey naga aamu. cadeeyn ma haysataa in Xasan caay qarash ku bixiyay? Axmed Madoobe waa jaajuus cadow umada somaliyeed cudur ku ah, in la caayo mooye in la toogto aa muhiim ah. Kuli kooxda Imaraadka iyo Itoobiya kireeysato waa in la toogto, Fahad kooxdaas wuu ka tirsanaa laakiin hada wuu ka waatoobay
@snw9257
@snw9257 6 сағат бұрын
Fahad waxa uu Axmed uu ku haysta waa kayaab kuwa imaandoona ee fahad ceelayada ka yahay miya?
@abdiomar6406
@abdiomar6406 8 сағат бұрын
Kkkkk jamac waa runte guleed
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh 5 сағат бұрын
Somaliyaa iintaay qaabyaladuu kasaraysoo dantaa guud iyo dowlaad niimadaa somaliyaa ay qaabyaladuu kasaraaysoo ragasii ogaadeen diifaacbaay dowladaa somaliyaa u aflagadaaynayaan Maarkaa dowladaa somaliyaa ilahow ugaar gaar dowlaad niimadaa somaliyaa Ahmed madobee wuu qaaldaan yahay wadaankaa dowladaa somaliyaa kamasula Lkn hogamiyagoboleedkuu ma ahaa inaay Gaaraabyacaan dowlada dheexee
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 4 сағат бұрын
Been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@calishaakir1
@calishaakir1 8 сағат бұрын
FAHAD SOW KAMUU BIXIN NABAD IYO NOLOL???
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Waa Run Canshuurteyne waxa cuno putlan jubolaan
@CabdiXalimsh
@CabdiXalimsh 3 сағат бұрын
Nimankaan waa qaraabteen dhanka qabiilkey ubateen axmed ayeey difacaayaan xamze waa na ceen
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 8 сағат бұрын
War intaan kulaaban laheen teendhada waxaa kafudud xasan shiiq inuu wadanka kusoo roga xukun milatiri wayo hogaamiya koo xeedyaa wadanka joogo marka waa inaan jileec iyo qusul latusin xaaraanta
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 4 сағат бұрын
Waar reerka ogaadeen macagiisa hadilina soodhagaysta birhaanu juula iyo waxa uu sheegay
@daahirabshir3943
@daahirabshir3943 4 сағат бұрын
Waa bassaas
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 8 сағат бұрын
Warkuwaan waa hogaamiya kooxeedyo mana ladhihi karo waa hogaamiyal maamul gobaleed wayo aduunka kamajirto maayar kasoo horjeedsan karo dowlada dhexe
@somalilandnew
@somalilandnew 7 сағат бұрын
cagdheeertan waa in dalaka laga qabta waa basasin xabashi iyo gafuuurculusta keynya waa kufar
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Ha ijaaafeeynin Dowlada dalxureeeye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 сағат бұрын
FAHAD YAASIIN WUXUU HADA NATUSAY RUNTII DHALANKIISII RUNTA AHAA OO UU AWAL DADKA KA QARINAYEY❗️ QOFKA BINI AADANKA AHI SI KASTA OO UU ISU QARIYO, MAALINBUU WEJIGIISA RUNTA AH BANAANKA KEENAA😂. KWII AAMINSANAA IN UU YAHAY NIN DALKA U NAXAYO, DULMIGANA UU NECEBYAHAY, MAANTA HAKU QUUS QAATO😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 сағат бұрын
HAWIYE WAA PRIMITIF ‼️. WAA DAD AAN LAHAYN HAYKALKA DAWLADNIMO. WAA QABIILO MOODAYA IN DAGAL IYO XOOG DAWLAD LUGU NOQDO😂
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 6 сағат бұрын
waxaan la yaabnay cayda soomaalida waxaa intii burburka qaadatay oo lambarkow noqday woqooyi xamarna ma hadey bilaabeysaa kkk wax walba taariikhdaa qoreysa waana la doogi isha allaah suaashu waxay tahay ma qabiil qabiil baa loogu tartamayaa mase guruub guruub?kkk
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Daaaroood gusi waa kahoooog weligiiiis arkimaaa
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 6 сағат бұрын
yaa rabahee kursiga xamar yaal la meeraysta xaguu idin geynaa xamar idinma dhaafsiin karo muxuu faa"iido leeyahay hadaaadan cidna ku xukumi karin ee aan reerkaaga ka ahayn
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 9 сағат бұрын
fahad waa nacas
@MXuurahe
@MXuurahe 7 сағат бұрын
ninki dadmasuliyeyina caya wa qofan abureyin midkale ma wara fahada sidi nin ugu jawabeysan fahad iyo faramajo niniman soomaali sixireyi aheyen on aqoon hogamined habayerete leheyin kawan hada jogan nacifi raadisi iyo ninjeceleysiya dhibku ah lakin somalinimada kufican hada runta ka shegta mamuladan wixi somali inyi xamara yeelana aminsanyihin kawi xamarana waxayigu wa gooni tana kulalihi aminsanyihin haba udereden 2 marka meela hala isugukeno o laba landherow dalki iyo dadki dastur dhameysitaran maxakamadi dalko dhisan lacagti dalka somaligelbedo xore lanka raba ama shiriku kala caroda ama dorashu ku murma dadki iyo dalkiyo dhisana la idinkaga fadhiya
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 7 сағат бұрын
Axmed dalka khilaafka hakadaayo
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Canshuurteeyna waxa cuno putlan iyo jupalaan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 сағат бұрын
Fahad yaasiin isagaaba argagaxiso ah oo shaarkii dawlada ku gumaadayey shacabka somaaliyeed xiligii farmaajo, tuug calool wayn wuu soo kululaaday
@AbdurahmanHassan-q9h
@AbdurahmanHassan-q9h 8 сағат бұрын
Waryaa madaxwaynaha kadaa us cayda gunbaatihiin Ogaadeen ninkii wax uqabta waa nin cidla kudhintay idinka dartiin baa loodilayaa xassan sheekh idinkuna asagii ayaad cay iyo ceebayn isugu darteen sidee laidiinla shaqayn karaa
@AhmedOsman-hq8iv
@AhmedOsman-hq8iv 4 сағат бұрын
Adinka nacalaa Adkins jajabsan ku yaala qabyaalada kadhaafa meesha
@A3v-w7q
@A3v-w7q 7 сағат бұрын
Kuwan wa doqomo shalay Deni marki dawlad isku shega ceynesay wa ku farxeysen wana bun bunisen manta ma Ogaden ahan a u difaceysan Ahmed Dhuxuleyste😂
@jamasaid6787
@jamasaid6787 6 сағат бұрын
Salaan qaaliya jama Galad Geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin kahabay kulis hooskasii hhhhhhh hhhhhhh hhhhhhh hhhhhhh
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi 7 сағат бұрын
War.meesha.dawladi.kama.jirto
@HasantimaHuseentima
@HasantimaHuseentima 5 сағат бұрын
Saciid dani waa adiga hasan shiiq muhamuud xisabta kudarso
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Axmad madoobe halasooqabto
@LugooyoOmar
@LugooyoOmar 51 минут бұрын
Jamacow kan yar ee kamasta leh ee buka isaaq waa kuwii awoowgaa timir tii hore dab loowaa isaaq maad ku dhuusi
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Jaamacow fahad yaasiin wa Runtiiiis ee waxbo haqaraaarin
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Adigaa kawar akhiradaada sey tahay mafiirisaaay
@snw9257
@snw9257 6 сағат бұрын
Dhurwa ba laga sheegay ulna la iga qaadiwa cayna wax igama dhibeyso
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 сағат бұрын
Waxaa ayaan daro ah labada nin ee isku bedelay NISA labaduba aqoon sirdoon ma lahayn,fahad xirow kabiir dugsi buu ahaa isagaaba sheegay,sanbalooshana waa jaahil aad u jeedid,waa ninkii lahaa naagaha hawiye digsi dabadii bay u egyihiin,naagaha somaliland na way dhalaalayaan,waa hadalkiisii waana duubanyahay
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 4 сағат бұрын
Mawaxa juula sheegaayo ayaad beeninaysaa yaab makuwanuu sayid kii kadhashay
@AFDiini1722
@AFDiini1722 8 сағат бұрын
waxaani waa conspiracy theory. waa wax aan raad iyo sal laheen. NISA ayaan ka helay kulahaa 🤣😂😂. beenta dadkaa
@haliimamahmuud4510
@haliimamahmuud4510 8 сағат бұрын
Alyoom baa la dhahaa
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
8:35 8:41
@SPharaoh
@SPharaoh 7 сағат бұрын
Shiikhaal iyo Xawaadle waa yam yam iyo qadaad weynta urur samaale oo aan Hawiye iyo dir midna aheyn. Axmed Madoobe waa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@calishaakir1
@calishaakir1 8 сағат бұрын
GODANE MIYUU SHAHIIDAY???
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 8 сағат бұрын
LABADUBA WAY JIRAAN
@ugaasmaxamed1063
@ugaasmaxamed1063 8 сағат бұрын
Ha
@abdikafiabdi4362
@abdikafiabdi4362 6 сағат бұрын
Wiilal makail gala dagaalka
@ElmiGutale-p1e
@ElmiGutale-p1e 5 сағат бұрын
Sparahoas,Shame on You(Isku Xishood,hana ugefin Malaayiin QowmiyadoSomaliyed oo Sharaf iyo Karaamo leh;Dhalasho & Aqoonsina Adiga kaa Doonimaayaan kaamana rabaan ee wax iskufal sxb.Midda kaleAdiga yaa ku yaqaanna iscaddee bal aan ku barannee!!!!!!!!!!!(F.GAARA.Nin Nasab ah kuma xadgudbo Nasabiyadda Dadka Sharafka iyo karamada leh).Laakiin Qofka marwalba Shekada Qabiilka ku dhegan oo Dadka u caayo si Qabiili ah,Ummaddoo dhani waa isku waafaqsan tahay Isagaa bilaa Lambar ah,Cuqdad ayaana Waxaas ugeyneyso,Allaha ka Caafiyo.ThanksAll&Alone.
@fatmag4592
@fatmag4592 6 сағат бұрын
Daxoreeye guuuuuuuuul hamse waageesi towaayey abtiyaale sooreebta oosidii ragwaaweyn uhala
@1Alifarhan
@1Alifarhan 5 сағат бұрын
Xagee buu xoreeyey???meeshuu kayimid waxaa lagu gumestaa adoon ah reerkiisa😂😂😂😂😂beenta meelaha lamarmar😁😁😁
@sedson02
@sedson02 5 сағат бұрын
Ogaaden Cagdheeree Siyaasada Somalia ha inoo danbeesay bal nooga warama Xaalada Itoobiya oromoda .
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 8 сағат бұрын
Midakale xagee aduunyada kajirtaa maayar dhahaayo saan rabo halasameeyo waxaadba moodaa dowladi dhexe camal inee amar ubixinaayaan moor yaan moor yaan lakala arag waaye kuwaan insha aĺah xasan shiiq wuu guuleesan
@AbdikaafiAli
@AbdikaafiAli 6 сағат бұрын
Hadiba aad sidaan uhadleeysaan sxb saciid dani ayaan raisuwasaraha keeneynaa
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Axmad madoobe asgaa caaayan xaalaga caaaayaaa yaaaaaahuuuuuuuuu
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
AXMED MADOOBE WA ALSHABAAB EE HALASOOQABTO
@shukriahmed352
@shukriahmed352 9 сағат бұрын
Adinka iyo habargidir madaxtinimo wey idinkaga dhamaatay Abgaal iyo majeerteen waligood ay saaxiib siyaasadeed ahaayeen ogow way isu soo noqon
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 4 сағат бұрын
Dadka aad wax usheegaysaan mawaxaad moodaysaan doqomo fadlan soomaalida waxaan kulatalinayaa in following lagala laabto waayo waxay difaacayaan cadawga ay itoobiya sheegayso inay itoobiya ushaqeeyaan
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 6 сағат бұрын
Doqomo, Fahad yaasiin haku dhareerina cawaanyahay. Ahmed madoobe Waa jaahil. Fahad yaasiin Waa nin aqoon leh Oo siyaasadda somaliya jaheeya.
@sedson02
@sedson02 5 сағат бұрын
Axmed madoobe iinu argagixiso shabaab yahay cidna caad kama saarna .
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 сағат бұрын
Wa sax wa alshabaaab ee hala sooqabto
@AbdikaafiAli
@AbdikaafiAli 6 сағат бұрын
Sax waba sida labadiinaan camal dee
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 58 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan
47:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Car Hal Gantaal Hasoo rido Israil Kun Gantaal Hadayna mar kudhicin
12:41
The myth of Israel's 'democracy' w/Ilan Pappé | The Chris Hedges Report
47:51
The Real News Network
Рет қаралды 1,2 МЛН
Deg deg Habar Jeclo oo Muse Biixi dhabarka kajabisay & dabaaldga
13:19
XOGTA XASAASIGA AH MR JAMES SWAN (4762)
52:44
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,9 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 58 МЛН