Jamac gallad runta weeyi wa mayd xasan munafaq from jabuti 🇩🇯
@zeinabs67820 сағат бұрын
Galad run baad ka hadashay Nin abeeso koriyoow adigaa u aayi ee axdi ma laha xabashido lagu aaminaay
@khadradhoore588119 сағат бұрын
Allaha nagaqabto wax qof sharafleh dhowrankaro xasan xishood waa kataga
@mohabdul119 сағат бұрын
Idinka dadkii burbur Somalia ka qayb gaatay aya tihiin. Farmajio oo nin wadani oo tuug ahayn ayaa cambareen hu haysen maalin waliba. Eeyo Ogadeen oo aan la amiin karim aya tihiin.
@affssefstgg424818 сағат бұрын
@@mohabdul1 Farmaajo waa ninka saxeexay afar dekedood oo Saylac ku jirto. Muxuu u siiyey Ethiopia? Isagaa sheegay: 'halkii daadku ka soo socday waan soo xidhay' Farmaajo ayaa sidaa yidhi. Ethiopia ma Somaliland ama dawlad goboleed kale ayey albaabka ka xidhatay?
@seed39669 сағат бұрын
Asc ??? war jaamacow saxiibka xasan maxaa hada kugu direy waagii hore saxib baad la aheyde fadlan iiga jawaab taas ?????
@jawahirweyrah815320 сағат бұрын
Noor maanta jamac waa ugaas siyaad ah haka dhex galin
galadow ma aragtid miya mamul gobaled walba inu u sii cararayo ethiopia kuwa uma jeedid, waa laga soo xirayaa in mamul danbe ethiopia u cararo amarna ka soo qaato iyo hub!!!
@farhanhassan728 сағат бұрын
Nin somaliya u itobiya waxku darsaday oo ka faiiday tariikhda lama arag.
@IstaahilAli-uy1tv18 сағат бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk 😂😂😂
@yaqubofficel21219 сағат бұрын
Labadaan qabilestayal isku badalen orod axmed madobe lahadla 😊
@MohamedAlamirew19 сағат бұрын
Waa run sheeg galad intiisa badan
@bashirwarsame41213 сағат бұрын
Waa dhab jaamac xaqiiqda ayuu taabtay
@mohamedyusuf177010 сағат бұрын
Dameerka abgaal shartiisa Somalia Allah kaqabto 😂😂😂😂😂
galadow ma aragtid miyaa Maamul gobaled waliba oo carodo inu u sii cararayo itobiya, marka waa in laga soo xiraa jidkas qaldan
@Mirhan77718 сағат бұрын
Mamulada aad sheegysid so itoobiya ma mamusho 😂 yaad u qabtey awal
@aliomar-cj4ev19 сағат бұрын
Jaamacow anigaa Kula Micah walaale
@IsmailNoor-bb4wz19 сағат бұрын
Jaamac viva
@SarahWarsama-o8u18 сағат бұрын
HAWIYAHOW DAMIIR YEESHA OOSOO XULA NIN CIDIINA AH OO DALKA BADBAADIYA😢. CID IDIN NECEB MA JIRTEE DIFAACA DALKA INAGA WADA DHEXEEYA OO XASAN HA TAAGERINA. AQLIGU HA SHAQEEYO😢
@yusufabdimohamed310117 сағат бұрын
Kkkkkkk kuwan waa Ethiopian
@Mashroomer5419 сағат бұрын
kkkkk maamulada ha orane iney Daaroodka la qabtaan dheh 😂😂😂
@AhmedAbdi-w6i20 сағат бұрын
xasan sh ceebu usoo hoyay umada
@maxamedmaxamuud263320 сағат бұрын
Ogadeen majeerteen ayaa yaqaan soomsaali maaha
@dahirnurjama429320 сағат бұрын
I believe Hassan Sheikh is failure 100%. Every single side he is Zero. Nin Abwaan ah baa wuxuu yiri Dabadhilif wuxuu ahaa qof Hunguri qaado, laakiin wuxuu yiri hadda waxaan haynaa Dabadhilif asagu wata lacagtiisa!
@@aidarousabdullahisuleyman5816 lkn darood ma wada aheyn sida ahmed gurey xawo takana waa la xantaa iney gumeysigii la safneyd oo saar u aheyd
@hassandaher356319 сағат бұрын
Xasan dhiiqo .in wadanka laka badbaadiyo waye. Waa in dhalinyarada somaliyed mastaqbalkodi laxarashayo waa in fadhika ka gacan oo mudaharad kaga hor yimaadan .wadankoda ka badbaadiyan cadawka somaliya ee Ethiopia.
@MataanRaage1969-t2s17 сағат бұрын
Iska cabaada ileen naf kale mahaysaan ilmo gumeysi hoos jooge
@halimayusuf489917 сағат бұрын
MUSTAFA CAGJAR AYAAD RUUFIYAAN KU WADA NOQOTEEN OGAADEEN WUUNA IDIN FAHMAY SOO ADIGII ITOOBIYANKA AHAA MAXAA KAA QUSEEYO ARIMAHA SOOMAALIYEED.
@BoondheereLibaax-f8e15 сағат бұрын
Imisa lacag ayaa ku qaadada dacaayada madaxweyne xasan sheekh alaha xafidee Haku daalina kuwa idinka badan ayaa ku daaley naceyb qabiil aya kugu jira somali ha noolaato
@HakiimHakiim-t8p14 сағат бұрын
Adeer xasan waa naag dhilaysata ah wax uu kala ogyahay ma jiro
@IstaahilAli-uy1tv18 сағат бұрын
Kaasi waa fashilmay
@labatanjirowibrahim836715 сағат бұрын
Gurguurte waa marxuum kkkkkkkkk
@dhdhhhhhh301916 сағат бұрын
🤣🤣🤣
@SarahWarsama-o8u18 сағат бұрын
DALKA SOOMAALIYEED LOOMA ADEEGSAN KARO QABYAALAD😢. WAA WAX INAGA WADA DHAXEEYA ‼️ CID BIXIN KARTAA MA JIRTEE AYNU DHAMAANTEEN XASAN TUUG GACANTA KA QABANO.
@ayeshaali-ke8iu20 сағат бұрын
Soomaalida Ethiopia wadaneyso makuwa cafarta &oromadu boobayaabbaa mise kuwa kale.
@MustafeMaxamed-t1n16 сағат бұрын
Intaa Anigaa u sheegay sxbkay jaamac (in Badhasaabka muqdisho mr Xasan qoslaaye,maamul goboleedo ninkii garanayaa garanayo,nin kaan Aqoona Aan loo timaamayn uu xal u rabo?laakiin jaamac wixii oodhan isagaa sheeganaya,
Axmed madoobe iyo dani oo caaamiliin u ah oo wiliba madaxweeyne ku jubaland inaay ethopia ciidankeedii soo wataay oo cidankii qaranka ee joogay doowlaaw ku soo weraay waad tageerteen jubaland soo dhaweeynta xassan iyo calanka soomali
@mohamedgutaale913912 сағат бұрын
War alle ka baqa markii bada somalia ay somaliland iyo Ethiopia kala saxiixteen,galmudug waa laga mudahataaday,iyo muqdisho,baladweyne,puntland iyo jubaland General burhana Jula ayaa ka dagay darood farxad ,xasan ku xumeyn...
@labatanjirowibrahim836715 сағат бұрын
Waxba uma harin oo laga qaato Gurguurte kkkkkkkkkkkk
@abdullahisaman958220 сағат бұрын
Axmed madoobe wuxuu taageerada jubaland iyo guusha ku helay waa in uu qorshihii xasan sheekh iyo damaciisi waalida ahaa is ka diiday axmadow hadaad xasan ak fariisato ood ka yeesho waxaad horay ooga diiday adeerow ogow in aad isku raq fariisan doontaan
@labatanjirowibrahim836715 сағат бұрын
Gurguurte waa zero
@aliyabeh172217 сағат бұрын
Sokad amanijrtay efarmajo ukahilnasay ja ga hanawalin
@warsamewaberi379219 сағат бұрын
Jaamac Gallad wuu ku saxan yahay inuu madaxweyne Hassan Sheekh ku tufo waayo Abiy Ahmed buu is hoodhay. Jaamac Gallad intii hore wuu wanaagsanaa balse markii hornimaga somalia uu awooyyadii u hibeeyay😂
Ka hadal Abdilahi Yusuf markuu Itoopiya Muqdishu soo gashay. Lacag intee dhan ka qaatey ? Dagaalkii lala galey Imisa wiil oo Soomaali ah ayaa bilaa sabab ku dhintey. Yaa sabab u ahaa? Ka hadal markii Gabre wadanka aad gacanta u galiseen. ilaa Cabdilaahina la dhirbaaxey. Munaafaq baad tahay laba wajiile ah. Waxaa fiican in Xasan idinka iyo geeliinaba iibiyo.
@bby613 сағат бұрын
Hassan munaafaq wa nef an aqoon dowladnimo aqoon runti
@halimayusuf489917 сағат бұрын
Jaamac waa beenlow maxaa keenay Lafta Gareen waa ku badsi Lafta Gareen waa muwaadin Soomaaliyeed oo jecel dalkiisa ma adinka oo kale oo is ruufiyaano dhex diina Itoobiyanka jaajuus u ah. Mida labaad Jubaland Qa iilo badan oo Soomaali ah ayaa wada dego Ogaadeen is kama laha ogow.
@halimayusuf489917 сағат бұрын
Beenlow ayaad tahay waxaad ka hadlaysaa waa un Axmed Madoobe kursiga ha fadhiyo oo ku tuntay dastuurka.
@CaliKhadardayib20 сағат бұрын
Waxba uqabanmayso wuuwashay gurguurte
@sulamanbakool874719 сағат бұрын
Walee waa aaqro Zaman hadiiba Nin Ogaadeen Sheegta uu leeyahay etoobiyo waa xuub Caaro. Bil kahore waxaa uu lahaa Amxaaradii ayaa Jigjiga ku dabaal dageysa...waa yaab aduun, Nin asaguba laheysto oo dhashay qaxooti ah oo adoonsi ku jira ayaa sidaasi u hadlaya, waa yaab..
@halimayusuf489917 сағат бұрын
Comments kayga Ogaadeen qabiil sartiis ayaad u af lagaa deynaysan sababtoo ah Axmed Madoobe dartiis ayaad u af lagaa deynaysan. Aduunka waa soyaasad is ged gediso waxba kana taqaanaan ficil qabiil kaliyah ayaad u furateen Mediyaha.
@dheemanlulahajji907220 сағат бұрын
Adigo Ethiopia sheegto miyaa sal udamqanayo war hana daalinina Daaroodow dalka adinkaa Jaajuusiin Ah oo Ethiopia dalka iyo dadkaba ku halaagaye Hhhhhh Hasan sheikh waa nin Aqli badan Waa inuu Ethiopia laheshiiyo Badda ayaaba sheegaysaane Moqdisho xitaa Hasiiyo waan ku raacsanahay meeqa Sanadood ayaad Gumaysi naga,daba,wadeen Somalilimaba,waxaanu nacnay,hadaan Hawiye nahay Markaad Adinka,Somalinimo shweganaysaan adinkoo Ethiopia iyo,Kenyan Dabada udhaqayo oo uniikinayo marwalbo
@abdikamil762720 сағат бұрын
Abdilahi Yusuf asaguba Ethiopia waxa uu u keenay inay xamar u qabtaan. Maxaa u diiday xasan sheekh? Waa la soo qabanayaa lafta gareen iyo madoobe. Afar cisho ayaa war la sheegay, galad waxa uu iska dhaadhiciyay inuu khabiir yahay
@husseinaden756020 сағат бұрын
Doqon baad tahay waxa la qabsanayo ee bakhtigii mililiq u sujuudayo weliba ciidankii bada salamay waa Hassan munaafuq
@abdikamil762720 сағат бұрын
@ nacasow Sabaaxal Khayr- iminkaad toostay, sodon sano iyo ka badan baa mililigaad sheegayso amar laga qaadanayay, ta xasan sheekh waxa gaar kuu tusay waa doqonimada iyo munaafaqada aad sheegayso. Hadaad dhamaan wada dhaliisho, sax baad ahaan lahayd, lakin sxb halaqyo ayaad jeebadaha ku wadataa. Is daahiri nacasow