Car sida Ragii dagaal u badhedha Majerteen & Ogadeenow Ha is caayine !

  Рет қаралды 24,279

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 194
@abbdll
@abbdll 9 күн бұрын
Aniga oo aanan laban beel ka mid aheyn. Waxaan leeyahay arintaan waxaa ka dambeeya sirdoonka itoobiya oo qorshaheeda yhy biloowgii iska ka horkeenka soomaalida. Culumada iyo wax garadka waa in ay ka hortagaan.
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 9 күн бұрын
Wa khorshee laraabo in ethopia dagalka logu fududeeyo inta laiskumaqanyahaay
@AFDiini1722
@AFDiini1722 9 күн бұрын
Ma aha walaahi. Itoobiya Xildibaanada iyo madaxda ayeey gadataa. Laftagareen, Deni, Musa Bixi, ninka Gedo jooga iyo xildibaana badan Xamar jooga Itoobiya aa iska leh. Waxa waxaan keenay waa daqan xumidi soomalida, qaabyaalada dhuuxa ka gashay, madaxda Deni la mid ah oo siyaasadaha qabiil ka dhigay. Dhalinyarada MJ waxaan mooda in loo qorsheeyay ineey Hawiye iyo ogaden isku diraan si Xamse kursiga loga saaro. isbuucii nasoo dhaafay si cad ayey tijaabinaayeen shaqadaas. Dhalinta OG wa ku carroodeen, waayo ninka doonaayo inu indho la'aan ku adeegsado wu caayaa. xalay oday Abgaal ah oo kaftamaa ayaa gerenuug Xamse ku magacaabay, Dhalinyaradii MJ aa social media in Xamse la bahdilay ku qasaa
@jeamhafura6523
@jeamhafura6523 9 күн бұрын
Dagalkii Ethiopian miya San kubilawdi.. New face
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 9 күн бұрын
Hassan dslxaraashe iyo kooxdiisa mooryaaanta ah baaa kadanbeeya mooryaanland
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 8 күн бұрын
Waan kula qabaa fikradaa
@SahraAli-qf5te
@SahraAli-qf5te 8 күн бұрын
Majeerteenoooow ha ku dayaniina ogaadeen waa ogtihiin ogaadeen waa doqomo laguma daydo ka Laandheere yaa😩from 🆎
@awiladen7814
@awiladen7814 9 күн бұрын
Waa aduunyo gadoon waa ceeb waa gunimo waa diinlawayal waa ma.xishodayal waa wax ma.garato 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sharci252
@sharci252 9 күн бұрын
Dadkan La yidhaah somali waa cawaan!!
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 9 күн бұрын
Waa run dad badan oo cawaan ah baa nagu jira yaahuu
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 9 күн бұрын
Thnk U Mr Jamac Galad Keep Goin 🌿
@abdullahiAden-y1u
@abdullahiAden-y1u 9 күн бұрын
Waa Cawaan. Nacaladdu idinkudhadey Xoolaha waa Kahooseeyaan. Bisiq Sarmaan
@Abdirahmanmohamed33
@Abdirahmanmohamed33 8 күн бұрын
Jaamac galad guulayso mudane sxb❤❤
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 9 күн бұрын
Kuwa waxan sameynayaa ma Metelaan labadaa beelood ee waa in sharciga la horkeenaa dugaagam...shaqo la'aanta ah.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 9 күн бұрын
Aakhiradoodii bay ilaaween waa jaahiliin iyo cawaan eber ah ilahay xaqa ha tuso aamiin mana arag labada dhinac wax garadkooda ama culimadooda oo ka hadlaya
@MohaBille-vs4ni
@MohaBille-vs4ni 9 күн бұрын
Waa in wax magaratada labada dhinac gacan adag lagu qabtaa.wax ugaadeen iyo majeerteen ku dagaalamaan majirto.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 9 күн бұрын
Soomaaliyoo Dhan waa Ujeedaa Ogaadeen Ineey Daandaansi Kadeeyn Waayeen Majeerteen. Hadda Kahor Ragga waaweeyn ee iyagu adeegsaddaan ee Kenya Jooga wiil Maddi Ah beey dileen Oo Nafta Kaqaaddeen oo MJ reer Bicidyahan. Haddana wiil kaloo MJ Ciise maxamuud Ah. Annaga iyo Cagdheer Waanu Is Hurranahay Ee Iskukaaya Daaya.
@caqilkasomaliyed1993
@caqilkasomaliyed1993 8 күн бұрын
Jaamac mnsha allah Nabad doon somaliyeed ilaahay kor ha ka yeelo gobanimo
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 9 күн бұрын
odayal kusheegii mee waruntaa walahay 😢
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 8 күн бұрын
Waa dhaqan xumo waxaan waana in laga hortagaa
@user-et8ps5nr2k
@user-et8ps5nr2k 9 күн бұрын
Alloow ceeb astur subhaanallah
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 9 күн бұрын
Nin Isaaqa ahey ee waxaan leeyahay Daaroodow dhaqanka dhowra lafdhabartii dhaqan Somalidaba aheydeene isxakameeya dhaqanku wuu inaga dhaxeeya
@Cici_mimi
@Cici_mimi 9 күн бұрын
Walal Anagu hafdaanu Harti Nahay dhaqan iyo dulqaad Soomaali number one beeynu Nahay. Taas Inaad Idinjuba Inoo Qireeysaan Baan Filayaa Waliba Majeerteen. MJ edabdara Lagala Dhamaan Waaye Iyo daandaansi Maalmahaan.
@User-T-c2v
@User-T-c2v 9 күн бұрын
Jamac Ilaah a been cayay Majerten gobta Somali waye Garowe ada hada u qafay o Duqa Magalada wu ka hadlay wali ma aragtay Ogaaden dad Masul o ka hadlay wa maya Marka Majerten melkasta wa Gob ano ah Dhulbahante
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 9 күн бұрын
Adiga waliga ma aragtay wax garad Majeerteen ah oo raggii Ogaden ee sida ariga Ethiopia looga iibsan jirey?
@User-T-c2v
@User-T-c2v 9 күн бұрын
@@AliAli-uh5bu waxas wax kama jiran Hawiye watay buro bugaadhadaa wa fake Majerten waligis wu ilaalin jiray Ogaaden beenta naga daa
@saeedisa9798
@saeedisa9798 9 күн бұрын
Waa borobagaando Itoobiya ay rabto inay Somalida isku dirto si aysan umidoobin.
@abbdll
@abbdll 9 күн бұрын
Waa kugu raacay
@abshir2010
@abshir2010 8 күн бұрын
HARTI dhaxdiisa magta Ogaden Dhulbahante ayaa leh anagana qisaas mooye wax kale marabno.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 9 күн бұрын
Waa waxlaga xumaado waxa socda war isku xishooda oo ilaheykabaqa😢😢
@saabirhaji6056
@saabirhaji6056 9 күн бұрын
Jamacoow Waa arin nacasnim ah 100%
@MohaNasri-nc3xd
@MohaNasri-nc3xd 9 күн бұрын
Dad muslimiin ah oo walaalo ah baa layahay ee shayaadiintan alle hakaqabto dadka
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 8 күн бұрын
Tiimkaasoow waafadlan lacagkushubo waxaalacag kubixiyey waa niman hg ooyiraahda waxaan isku jabinaynaa Cidaan dhexdeeda taasaan hubaa marka Wiilashaan haladhexgalo
@greny-f9n
@greny-f9n 9 күн бұрын
baraha bulshada wa bataha otezemka iyo dadka dhimirka dhaktar u bahan
@maryanmohammed4149
@maryanmohammed4149 9 күн бұрын
Waa runtaa afka ilaahay kuma qabto
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 9 күн бұрын
Asc jamacow kuwan wey nacebeyeen
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 8 күн бұрын
Majeeratanku waa dadaa aada uu dulaaqada baaden runtii 😢😢😢ogaaden joojiya khalaadka labaad reera midana mahiiya
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 8 күн бұрын
Xagey majeerteyn iyo ogaden walaalo ku noqdeen 😮😮
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 8 күн бұрын
PUNTLAND WAY CAMBAARAYSAY DHIBTAAS. HADA XUKUUMAD HALA GEEYO OO DIL HALAGU XUKUMO QOFKII DULMI GEYSTA. QUSUUSAN ARIMAHAAN SOCDA, FARA KU LEH. NIMANKAAS HALASOO XIRO. WAA KA XUNAHAY OO WAA NASIIBDARO IN DHACDOOYINKAAS OO KALE DHACAAN. FROM 😢 PUNTLAND 😢
@AhmedIbrahim-h8k
@AhmedIbrahim-h8k 9 күн бұрын
Geesi wax garad aah wa jama galad ee somaliyey ninka ilaashada
@MustafeBashiirali
@MustafeBashiirali 8 күн бұрын
Waa run wlhy wariye si sax ah uga hadlay
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 8 күн бұрын
Wa sax walahi abdi galalad ugasas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wa fuleyo magacyo wa weeyn labaduba wa akhas ama dhuunta iska lisa ama indhaha nooga daaya wasakhda
@user-jl2bd9lo6q
@user-jl2bd9lo6q 7 күн бұрын
❤❤❤waxaa ni waashadiin ciyaalasqiin ee halgatashado waxma
@Abdulkadirsamatar-hh1zy
@Abdulkadirsamatar-hh1zy 9 күн бұрын
Asc jamac from wisil galmudug
@HabibaMohamed-tl2rr
@HabibaMohamed-tl2rr 8 күн бұрын
Subxallah wax magarato dadka ha lagaqabto 😢😢😢
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 8 күн бұрын
Subxanalaah waxaan layaabanahay ninkan maalin kasta caydaa isaaq iyo uhiilinta daroodba leh qabyaalada daaya
@MustafeCabdimaxamuud-mo2es
@MustafeCabdimaxamuud-mo2es 8 күн бұрын
Asc wllo aadbaanugaxumahey waxaysameynayaan labada beelood eewllha ah waxaan ugu baaqayaa ineykawaantoobaan waxyalan gunimadaah Dabcan aniga labada beelood midna ma,ahi
@asiyacadeey480
@asiyacadeey480 9 күн бұрын
Waa sax
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 9 күн бұрын
Jaamac galadow marka hore waan salaamayaa 🤝 marka xigta waxad joogtaa magaalada Nairobi oo waxani ka socdaane adiga wax garadka daarood inaad waxka qabataan dhibaatada ka dhex socota tolka ehelka iyo xigtada maxaa idiin diidaya???!!! Mahadsanid 🙏 💪 🙏
@BashirAli-s3l
@BashirAli-s3l 8 күн бұрын
Jaamac Galadow cidaad rabto naqdi lakin Culimmadda inoo dhaaf way ka daaleen say wacdi iyo waano ugu wadeen.
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 күн бұрын
Waa umadan odayaashii iyo culimo iyo dadkii kale
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 күн бұрын
Og hal guuto oo Mr ah baa Ku filan, intaan mj lagaarin
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 8 күн бұрын
JAAMACOW KULA FIKIR BAANU NAHAY ANAGOO REER PUNTLAND AH. DAWLADA PUNTLAND WAA IN AY WAX KA QABATO DHACDOOYINKAAN FOOSHA XUN SI DEG DEG AH.
@user-ep8qb1el5i
@user-ep8qb1el5i 8 күн бұрын
Somali réer réer d’Hana maleh😢😢
@aidarousabdullahisuleyman5816
@aidarousabdullahisuleyman5816 9 күн бұрын
Asc jamacow gob gob dhalay baatahay alow adookale sml ubadi nolow wll
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 8 күн бұрын
JAAMACAW CUQAASHA OGAADEEN NA WAA IN AY HADLAAN. PUNTLAND WAY HADASHAY. HADANA WAA IN AY XIDHAA NINKII DIL AMA DHIB GEYSTA.
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 9 күн бұрын
Dhalinyaradu dantooda hagartaan mustaqbalkiina haku ciyaarina oo wiilasha walaalaha ah yaan laisku dirin waa foolxumo iyo doqonimo waxay samaynayaan
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 9 күн бұрын
Subxaanallaah walciyaadu billaah
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 8 күн бұрын
WALAAHAY DAGAALADAAN NIMAN LACAG LASIIYEY BAA DABADA KA WADA😢. SI DEG DEG AH WAA IN LAJOOJIYO DHACDOOYINKAAN
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 9 күн бұрын
Waa deqomo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 8 күн бұрын
Ha la joojiyo waxaan
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 8 күн бұрын
Mj iyo ogaadeen waa doqmo daahir calasow baa iskudiray nin habargidir ah baa kadhex shaqeeynaayah iyagoo walaalo ah uf duli weeye ciilkooda ahayah 2 reer
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 күн бұрын
waa ruun weey naceebeyen 2 dhina tolka caqliiga saxiibka uu ah they are so stupid they don't see we have a lot of enemy subhanallah thank you very much Brother for the show❤💯✅👍
@fmohamed5930
@fmohamed5930 8 күн бұрын
Waa padma aha waagunguni dhaahay nacalatullaa caleeg nimanka iyo naagaha baraha bulshada ka caraatamayow gunguni dhashay
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 8 күн бұрын
Soomaali dhan ayaa ubaahan dhakhtarka dhimirka
@User-T-c2v
@User-T-c2v 9 күн бұрын
Jamac Question Ogaaden Sayidka 2024 me barten so tu dhul Dhulbahante Majerten Isaaq u so cararay. O amxaar iyo Ogaaden ka so cararay iga jawab xuman ma aha wa sual.
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 9 күн бұрын
Ogaden ayado laguxumeynaayo sokaan maaha lacayayo sayidka maxaa Ogaden kuheysata
@shacbaanahmed-v7y
@shacbaanahmed-v7y 9 күн бұрын
Waar isagaa SAYID isu bixyey sixir iyo bilaayo ayuu dadka ku haystey sawtii Boqor Cismaan karbaashay ee uu eryaday maaha markuu cismaan maxamuud afkiisa xun la doontey (Bal car didi kalluun lama dabtee waa la diriraaye)
@User-T-c2v
@User-T-c2v 9 күн бұрын
@shacbaanahmed-v7y wax akhriska dib ugu noqo waxa e isku qabten se Ogaaden amxaaro raaca ka yeelna dhulka u xorena Sayidka waxa u jiri CIIDAMADA igu so wareegi Boqor kana wu diiday arinta tas ba lesku dagaalay Majerten waligis u siyasadad hogamin laha Boqor ka arinta we le cuslatay o wagi dambe wa Reer Boqor gabyen hada ma rabo inta in a ka sheego dad ba xun u qadan dona
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 күн бұрын
Adiga iyo ayuub waad hadasheen
@AbdullahiAliMaalim-z6l
@AbdullahiAliMaalim-z6l 9 күн бұрын
Waxa nrbi kasocdaa Wax badanbay soomaali kahalaynayaan runtii Dhibna kama hoteyn markii hayadaha amaanka Kenya madax loogadhigay dad wax magarato ah oo soomaalida inay iskudiraan maahane aan marnaba amaanka iyo sumcada dalka kashaqaynayn Wixii kikuyadu sheegaysay wax badan baa kajira runtii Wadankii afrika ugu amaanka badnaa baynu sumcadiisi sarifanaymaa waana isla qumanahay
@calishaakir1
@calishaakir1 9 күн бұрын
ARINKA NAYROOBI IYO TAN GAROOWE MOOYEE INTA KALE WAA CIDA KALE EE MAAHA OGAADEEN IYO MAJEERTEEN.!!!!
@abdisharif8315
@abdisharif8315 8 күн бұрын
KUWA OGAADEEN SHEEGANAYA AYAA BILAABAY EE SOO AFJARA MAJEERTEEN CIDNA MA NEBCA EE HORUMARKIISA IYO DAWLADNIMADIISA AYUU KA SHAQEYNAYAA EE SOO QABTA KUWII WAXAN BILAABAY.
@user-tx4nt1ql5l
@user-tx4nt1ql5l 8 күн бұрын
Waa baranbaro waa inta wasaqeysan ee fadarada ah waa eeyaha naarta uuuuuf
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 күн бұрын
Subxaanallaah
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 9 күн бұрын
الفتنة اكبر من القتل Waxaa socdaa maha arin qabiil ee waxay ka mid tahay mashruuc cusub oo somalia ka socda....... qabiil maaha ee waa ciyaal weero 2 qabiilla waxna kama dhaxeeyaan kamana dhaxeyn karan qof afkooda ku hadli karaa ma jiro
@bardehanad4919
@bardehanad4919 8 күн бұрын
Sheekedan tiktok ayaa lagu shidanayaa, ayaa la leeyahay.
@user-bz6jc8cb5l
@user-bz6jc8cb5l 9 күн бұрын
Asc jaamacow soomaali waxba isma dhaanto waa wada duli xitaa kuwa dhahayo culumaan nahay
@aydarusali5488
@aydarusali5488 9 күн бұрын
Waxaa waayadan loo malay nayay in daaroodku is wato lkn Moor yaan taan dadkii waa ceebeeyeen Internet kay wax kasta soo dhigayaan Dad soo xirxira oo edbiya ayay ku fiicnaan lahaayeen Og. Iyo Mj waa walaalo dhibaato ma dhextaalo.
@CabdirashiidMuxumad-mg7lm
@CabdirashiidMuxumad-mg7lm 8 күн бұрын
Lascanod simalilan hadad iyakana hadad sidaas iskukukenilahayd qabyadu wasida basasha rifan lisan jafan milan dhifan ledahay qabyalad kadaga dhamandenba
@YasiidXaashi
@YasiidXaashi 8 күн бұрын
Majeerteen ku weey ku wasaan
@NurGacan
@NurGacan 9 күн бұрын
Dulmiga ogadeen wadaan waxay isku arkeen in ay sddex dawladood madax ka yihiin
@Userq2
@Userq2 9 күн бұрын
Asc galan dadka is ku diraay beelah walaaha ogdeen iyo majeerataan walaalo wada dhashay aniga hala dhaxamgalo ninmakaa walaaha ah joojiya waxaada wadaan dakaan waa la isku diray dad ayaa k denbeeya waxaan dad ayaa dhaxa shaqeeyaabaya
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 8 күн бұрын
Waxan ogahay xog badan oo soomaalida qof og ay san jirin wlhi is kama dharan nayo waxan haya cadeeymo wa weyn arintan Ogaden iyo MJ ma ahan mid qabiilo quseysa wa jab bal mel kale laga so tuuray waxana arintan ka dam beeye sirdonka Ethopia Team kaasow rag ka tir san aya dhiil la la galay lacag la siiyay si ay u bilaban fidnada kow halka ay ka bila batay wa halka raga sirdonka Ethopia Ee arintan u xil saarna in ay dhalin yarada la Abaa bulo waxay kala jogan Nirobi siyeelow mooyale kenya garisa mambasa wa Teeam is ku wada xiran Team ka sirdonka Ethopia si labada qabiil dhibato lo dhex dhiga arinta Ethopia waxay kaga gol le dahay weerarka soomaalia ku so qaadi rabto si soomaalida lo kala fogeeyo si marka weerarka ay qado u so galin soomaalia dhalin yarada OGaden Ee Ethopia ku nol si cadawad logu Abuuro Ama lo u gaar sada Ethopia ka casan neyso dhalin yarada dowlad deganka in ay dagaalka soomaalia lagu qadayo ay san oga bax san oo is dhahan hadad soomaalia gashan Ama Aadan idinko dagaalka in la idin galiyo ka bax san naya soomaalia gudaheda la idin ku dilaya qaab qabiil wa sida arinta soomaali mar yooleey huru doy ka dig tonada deg deg na arintan halo af jaro thanks 🙏 my people nabad nabad aya naacas la nuugo leh
@sser4622
@sser4622 8 күн бұрын
Waxa is haystaah xeegeeh. joogan inta mooruantah baa is haysat
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 9 күн бұрын
Kkkk. Wax xumman wada haysay ayaa is raasanaaya. Reeruhu hakala haraan, dagaal shaanshiyeedka ka iska daayaan.
@IAM-x5s
@IAM-x5s 8 күн бұрын
Maxay uga hadli waayeen sheekhyadii
@user-xm3ui7nt5y
@user-xm3ui7nt5y 9 күн бұрын
Waa nasiib daro in qofka ugu caqliga xun uu yahay kan la dhagaysto soomaali oo dhan wax garadkana aan laba dhagaysan hadana dad kale la eedeeyo
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 9 күн бұрын
Qabyaaladii qurunka aheed ee lagu yaqaanay reerahaas ay umada kale ku hayeen ayeey iskula soo jeestiin waa dadka uqu qabyaalada badan soomaslida waxaa soo raaca isaaqa
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 8 күн бұрын
War majeerteen ka har wey bareeraane garoowana wax kama dhicin sharaf dad leh baa dagan ee cagdherr la hadal
@FOsman-zv4bk
@FOsman-zv4bk 9 күн бұрын
Duqa magalada garoowe ba hadlay se ogaden meye ayagu reraha ha isku darin rerkaga lahadal
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 9 күн бұрын
Doqoni qufacday meel lagagaaray ma.oga shalay abgaal iyo habargidir ayaa lashiday maantana ogaadeen iyo MJ magarankartaa wax iskadhacay maaha
@user-nh2mt7ff9v
@user-nh2mt7ff9v 9 күн бұрын
Jaamac geesi odey daarood waa dhalad
@isiri.2835
@isiri.2835 5 күн бұрын
SOO AKHA UMA LAHA MADAXTINIMO OGAADEEN
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 8 күн бұрын
Waa dabkaad shidaysey
@suziy154
@suziy154 9 күн бұрын
Asc adba lamid baad tahay maxaad sheegi
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 9 күн бұрын
Waxan kuwa caqli liita oo siyaasiyiin fashilmay ah ayaa kadambeeya, maxaa culimada lagu eedayn iyo odayaasha...
@somalilandnew
@somalilandnew 8 күн бұрын
Cagheeeerey u next
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 9 күн бұрын
Arinkaan culumada iyo waxgaradka labada dhinacba wayka gaabiyeen waxaan illaahay la hortaagnahay inaan dad badan garowe jooga tellka kula hadlay wacyi galin badan ka gaystay markay arinku ka dhacay nairobi maadaama aan wiilka bilawgii budhcadu heshay aangaranahayo ehelna nahay si aan midlamida garowe uga dhicin aadbaan uga dadaalay inkastoo aan qaaradkale joogay
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 9 күн бұрын
Aakhirow xagee baad naga xigtaa (juhulaa ma garayaan) aakhiraa war yaal ogow
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 9 күн бұрын
Qolyaha reer gawowe wey kahadleen gudoomiyaha garoowe wuu kahadley Amarna wuu kasosaarey wasiirka Amniga puntland maanta ayu hadlayey amarna wuu bixiyey in cidii waxaas lagu arko talaabo sharci ah laga qaado e qolyihiin fidnada bilaaley e Nairobi qaxootiga ku ah maxay uhadli waayeen jaamacow
@shadiaali2750
@shadiaali2750 7 күн бұрын
Adiguba jamac jaahilow ma qabyaalad waxaan ahayen baad Somaliland u caydaa goormay qabyaaladi kula xumaatay
@khalifjama3925
@khalifjama3925 8 күн бұрын
Waa ciyaal wacalo ah
@StarMohamed-g7c
@StarMohamed-g7c 8 күн бұрын
Ogaden waa gon itobiyaan
@asheekh15
@asheekh15 9 күн бұрын
Tolow meesha mashaydankii Fadaro calaseybaa gashay? aaway daaroodkii kale dhinacoday kagaleen miyaa?
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 8 күн бұрын
.soomaali.oo.dhan.ayaa.wax.magarad.isku.badashay.alle.hanaga.soo.gaaro
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 9 күн бұрын
Baroortu orgiga kawayn dad dhaqaala lasiiyay ayaa waxaan kashaqaynaya waadad soomaali kusooduulay jaamac sidaas ufahan ama qaybkaqaado cadawgu wuxuu fahmay boog soomaali leedahay markuurabo ayuu qorikumudi
@zahrasalad4616
@zahrasalad4616 8 күн бұрын
Adigu maxaad ka hadli, soo qabiil ma ahan?
@zahrasalad4616
@zahrasalad4616 8 күн бұрын
Geery qabiil baad ku hadli??
@chineahmedyoussouf7180
@chineahmedyoussouf7180 9 күн бұрын
Waa nasiibdaro in darood maanta is gumaado
@abbdll
@abbdll 9 күн бұрын
Xataa waa nasiib darro in soomaalida dhexdeeda cadow isku aragto
@mohamedmohamud9211
@mohamedmohamud9211 8 күн бұрын
Kursiga xamse Bari baa laysku haysa
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 8 күн бұрын
Adigu sawdigii dadka caayayey maad aakhiradaada u tudhatid alla maxaa war kuu yaala
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 8 күн бұрын
Waa ceeb in ay 2 reer oo somali majlas u ahaa ay saas u kala fogaadeen . Ugaadeen vs majeertenia . Way kala fogaadeen . Dadbaa kharash galiyey oo ay mudo dheer ku hawlanaa dee waxayna soo adeeg sadeen teakuzoo waxa loo yaqaan
@TmmmChcc
@TmmmChcc 8 күн бұрын
War daaroodow labada reer ee walaalihiina kala dhex gala umadii oo dhan baa inala yaabane oo yaan layar yaraysan xiligan oo kale munaafiqiintaa inaga dhex faa,iidaysanaya war ceeb baad udhimateene naga qabta cabtooyda reerka ceebeeyay
The Slave Trade You've Never Heard Of | Arab Slave Trade
11:33
Al Muqaddimah
Рет қаралды 1 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 46 М.
Dhalashadii Nabi Muxamed (SCW) Adunka dhanbay badashay! Aniga Abiy
14:21
KALAMAAN 14 SEPTEMBER 2024
11:24
KALAMAAN
Рет қаралды 32 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН