Deg deg M Xasan oo maantana kadagay Xaafada Horle digadana kadhigy

  Рет қаралды 13,684

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 119
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Күн бұрын
Iimaanka ilaahay kaa qaad ilaahoow kan dadkaa masaakiinta ah ka qabo
@OptimisticBirds-sc1jt
@OptimisticBirds-sc1jt Күн бұрын
reer muqdisho Ayagaa badbado qaran uyertay xasanow burburi
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x Күн бұрын
Reer muqdisho midhihii ay beerteen ayay guranayaan
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Tasaa run eh wale wanabsii
@khadraali9602
@khadraali9602 Күн бұрын
@@FatumaOsmn subxanalaah alla mowjuud
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz Күн бұрын
Xassan dhigo wa manahee
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Күн бұрын
وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ (سورة إبراهيم:42)
@adenali6107
@adenali6107 Күн бұрын
Xasan dhiqo wa lafo qote illahay umada haa ka qabto.
@AbiyeAhmeddoofarweeye
@AbiyeAhmeddoofarweeye Күн бұрын
Dal xaraashe waji maleh
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Күн бұрын
Waa tuug
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Күн бұрын
XASAN DHIIQO IS NOT EASY😂 WALEE FAGASHO MA DAAYO‼️ SHIBIRAHA DUULAYA XATAA KAMA BAXSAN DOONAAN😂
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze Күн бұрын
ALOOW XASAN SH KA QABO DALKA IYO QARANIMADA SOMALIA😢
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Күн бұрын
Xasan gurguurte dalka dhamaantii ha iibsado
@FaadumoCabdi-v5q
@FaadumoCabdi-v5q Күн бұрын
Xasan Musuq..noloshii dadkoo dhan bui burburiyee..Alle noloshiisa ha burburiyo...dhaqaaluhuu ka samaynaayo burburinta guryaha danyartu lahayd Alle caafimaad ..cimri aad ku calfato kuuma siiyo...oo lagaamo dhaxlo...
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Күн бұрын
Xasan sh waa in la soo xiraa, waana in ay tusaale u noqotaa kuwa dulmiga ka galay Dalkan Soomaaliya meel kasta oo ay joogaan, kuwa aad sheegeysid waa dambiilayaal hore, qof kastana wuu ogyahay wixii uu geystay.
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Gurgurte meyd usujude moryaan boob dhac qaburo faqte maxishodee imanka allah kaqaad
@issaali6048
@issaali6048 Күн бұрын
In 2 mar madaxwayne la doorto ayaa dhibka keentay mar 3aad inaan la doranayn wuu og yahay, wuxu maran karo wuu maranayaa!! Imanka alle kaa qaad.
@awiladen7814
@awiladen7814 Күн бұрын
Alle Haw.Sahlo Umada Somaliyed Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirashiidcawaale6024
@abdirashiidcawaale6024 Күн бұрын
Wadan kana dhamaan ha iibsadooo❤❤❤
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 Күн бұрын
Allahuma Najinaa Subhanalaah
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 Күн бұрын
Subxan ilaahay ha ku rido masiibo xasan dhiiqo waa xaaraami xaaraami dhalay tuug baaxane imaan laawe
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Күн бұрын
Walaal, SUBXAANALLAAH…..Sidaas uqor….waxba kamaqan : Subxan….
@Safiyo-p3h
@Safiyo-p3h Күн бұрын
Maseera kuhay weyna kaa muqata xasan sheekh waxuu ka shaqeynayaa in lahelo nidaam dowlanimo magalada muqdisho dhaxdeeda
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Күн бұрын
Haddii dhulkaas danta guud lagu wareejiyo ganacsatada xaaraan ku naaxa ah in laga soo celin doono waqti ay noqotaba... Dhul dan guud lama iibin karo oo haddii laga kiciyo shacabka barakacayaasha waa in ay la wareegaan hay'adihii hore u lahaa...
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Күн бұрын
oo maba xishonayo wuu dhex socda meel kasta la bur-buriyay iyo meel wax laga dhisayo shacabkii wuxuu u eg yahay ari uu dhurwa galay yaa salaam ilahey dalka iyo dadka haka qabto xasan najaaso xabbad wiifto ah haku dhacdo ilahey idinkiis amiin amiin ya alah
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 Күн бұрын
Walal ha ku danbabin Mw dalka, ya ku dirsaday inad dhax gasho, maqalada qurxinteda iyo wax qbadba asaga u tagan, kuwa ad sheegayso ayga wadanka dhbi u gaystay wax og tahay ma jirto
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 22 сағат бұрын
Xassan dhiiqo waa madaxweyne funny ah,,,,,xishood iyo jixinjix malaha xitaa..
@ahmedomer3275
@ahmedomer3275 Күн бұрын
Wlhi gabadhaa wejigeeda waxaakamuuqda rajabeel kii udambeeyey aadbaan ugaqiirooday xaqdarada dadkaa masaakiinta ah loogutumanayo xuquuqdoodii ilaahay waxaan idiinkabaryayaa inuuwax khayrleh idiinkubedelo xasan shiikh maaha qof naxariisleh qofdamiirleh qof udanqada dakajilicsan ilaahoow xasan shiikh aduun iyo aakhiraba hawnaxariisan
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Күн бұрын
😂😂😂HAWIYE WAAYE😂😂😂
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Күн бұрын
Anaga maxa naga galey soo hawiye ma,aha waxa barakacaya ha xaaqo hana xaraasho xamar iyo beesha urur samaale/hawiye Alxamdu LILLAAHI hadaan daarood nahay dhulkayagii iyo magalooyinkayagii waa noo xor iyo nabad Allaana mahad leh
@aminahussein1
@aminahussein1 Күн бұрын
Subxaan Allah Subxaan Allah. Xassan Gurguurte ma Caafimaad qabo. Sidaan caadi maaha?
@YusufDagane
@YusufDagane Күн бұрын
Aamiin yaarabi
@CrashiidCabdirashid
@CrashiidCabdirashid Күн бұрын
Baga baga
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 20 сағат бұрын
Wll waxaan dhaho ma aqaane ee adigu wad mahadsanthy
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Күн бұрын
Illaahay aw nasri usoorogay dhulka waxuu siinayaa ashbaab ganacsatada illaahayow ha ucalfin xasana ha ucalfin insha allaah muqdisho sida dhulka canfarta hada u ololaayo ayay u ololaysaa illaahay xamse iyo xasan waa xaaraan
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Күн бұрын
Shacabka may banaanbaxaan maxaa aamusiyey .allow ugargaar
@bby6
@bby6 Күн бұрын
Hassan munaafaq Hassan bililiqo wa maxishoode lakin reerkisa ba sida ku raba o rali uga ah runti
@MoSoma-lz8ts
@MoSoma-lz8ts Күн бұрын
Hhh daarod xilwaye Uma xumid. Dadku xero dowlad ey deganyihiin 😅
@bby6
@bby6 Күн бұрын
@MoSoma-lz8ts darood sow kuwi dowlad ka horeyseyna aysan jirin dowlad kadambeysana aysan jirin gayiga somali runti adi waxad ku mashqulsan tahay qabuure faagid iyo dalxaraash iyo mooryanimo iyo khiyaali iyo been bad wali ku nooshihin mooryan caqliga yare
@bby6
@bby6 Күн бұрын
@MoSoma-lz8ts warya mangab dowladnimo sida lo hogaamiyo wa lo dhasha wa hibo eebe bixiyo we born to lead stupid
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f Күн бұрын
Waa sunna Rabbaani ah in qoomkii xun Madax xun lagu sallido!
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
​@Madaxey-r2fwale warunta waxaan dhan wawax aay hore ugeysteen oo laga jaraayo
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze Күн бұрын
ALLAH UMA CALFO MAALKA UU GURANAYO
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j Күн бұрын
Kkkkkk yaa subxaanalah
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 Күн бұрын
Mel khaldan qofki lugu xabala wa la bixin meshi dawladu ledahayna shacabka wa laga rari sharciga shaqayn khayali danbe ma jiro
@mrjamac
@mrjamac Күн бұрын
war ninkan dhul boob buu ku washee yaa ummada masakiinta ah ee somaliyeed ka qabta yaa allah adaa weyne cawaankan ummadada ka qabo wuu uwood sheganayaa shacabkii masakiint ahaa
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Күн бұрын
Formajo ka soo bax villa da! Maxaa idinka raacay!
@AbdiDirieh
@AbdiDirieh 18 сағат бұрын
Alaha ugargaaro
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 Күн бұрын
Hhhh xaafado cusub ka degey. Inkasto jamac galad mar mar Iga cadheeysiiyo . Hadana wuu Qosliya 😂 ilahay ha u yasiro somali meel kastaba. Ha kala Qaboojiyo dhibtooda. Aamiin
@mos1954
@mos1954 Күн бұрын
Waa 70 Jir Bulaacadaha Kashaqeysan Jiray , Xiligii Dagaalka Kadibna Maanta Isagii Oo 70 Kir ah , Meeshuu Dalka Badbaadin Lahaa Baa Waxaa Laweymaaday Mansabka uu Kufadhiyo iyo Xaaraanta uu Guranayo!
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Күн бұрын
Nobel price Xasan dalxaraashe
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
😂😂😂
@FathaYusuf-t8q
@FathaYusuf-t8q Күн бұрын
Waxaan ugubaaqayaa xasan in uu markuudhulka soodhameeyo in uu anagana na iibiyo uuwaliba maraykanka naga,iibiyo
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u Күн бұрын
Wadawladiii lagarabayy ineyy dadka iyo Shacabka Cawiyaaan oy Dayac Tiran Nasiib Dari iyadiibaba Burburineysa Xasbunallahu Alaw Ugargar Masakiiinta😢
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Күн бұрын
😢 si xun ay ku dambey doonaa Xassan dal duleeye, Xassan dal xaraashe Xassan barakiciye dadki dan yarta ahaa waa dhibey.
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Күн бұрын
XASAN SHARMUUTO WAXBO KA DHAWRSAN HAWIYE WAA AYAAN DARAN YAHAY
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi Күн бұрын
Inaalilaahi.wainaailhi.raajicuun.waa.salad.umada.loosoodiray
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Birmade xasan macalin maxamuud Culusoow. Dal xoreeyo.. isbuucii hore soowtuu dumiyey d. Xamar jajab. Hawado howsha
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r Күн бұрын
Sadex baa dowdaldii hor ku caasiyay waaa dani iyo axmed madoobe iyo hawiye hadana ayaa Ku dhiban dowladaah xasan Wali nafsigu waa soo dagdagaah
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
MAY ISKA CELIYAAN? AMA MAY ISKA AAMUSAAN???
@Aliyare25
@Aliyare25 Күн бұрын
Subxanallah
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Күн бұрын
Bismilah ka halayska qabto
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Күн бұрын
kan madaxweynaha maaha wa Naalgu intaxaamay Allaha ka Hor Leexiyo umada wajigiisa Allaha madooweeye Dantii dalka iyo Tii umada uu ku Dhaartey Waa Baal maray Allaha Dilo
@madinamusse5141
@madinamusse5141 21 сағат бұрын
Yaa Allah. Waar dadkaan maxay ahaayeen? War inay dhiman karaan miyaa maantay? Ilaahay Xasan iyo kuwii keenayba meel xun by ku dambaynayaan aduun iyo aakhiraba.
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي Күн бұрын
عليه من الله ما يستحق
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Күн бұрын
Ilaa ladilo oo vilada loogu galo
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi Күн бұрын
War.hawiyoow.maa.ninkaan.iskaqabataan.subxaana.laah
@kchanad
@kchanad Күн бұрын
Waan fahmi karaa in dhulkan loo baahdo laakiinse waxay ahayd in ay dowladu dadkaan masaakiinta ay meelo kale wax uga dhisaan laakinse sida hadda wax u socdaan aakhiro waa la iswaydiina
@M.Duran71
@M.Duran71 Күн бұрын
Magafe mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan nacalatullah. Hawiye wax sidan u gala ay jecel yihiin.
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Isbuucii hore ayasba la iisoo direy ayadoo dadku qaxayo hada miyaad aragtey huuno?
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Күн бұрын
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay
@abdisamedmohamed-y4q
@abdisamedmohamed-y4q Күн бұрын
Xasan munaafuq rabi kucadaab
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Күн бұрын
Xasan hatida ma laha shacabka ayeey ka dhexeesa halga guuro mooryaan looma bahna
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 Күн бұрын
Ma waxad rabta inay magaca do noqoto cooshad iyo daxal, Muqisha wa ciriri qofki an qurux iyo bilcda magalada ila linayn want dib ubaxa wax cusub ma ha, dunida aya sida shaqayso aniga waxan ku garadsaday aydo dawladi kacanka ay sidas yesho , marka wax akhri sonabaro sida ay megalo madaxda dunida u shaqayso, kuwa ad sheegayso iskenen fagaraha dorashada haday yihin kuwa haysta waxay laymadan adigan iska qaylin eebaro saxafada siday u shaqayso ixtirana madaxda wadanka ayaga ku hadla msgaca umada
@xamarey8143
@xamarey8143 Күн бұрын
xasan gacan ayaan u taagey geesinmadiisa xad dhaafka ah boqr waad istaahishaa natusi soo laguma dhihin sidaan boqor kAga dhigi laheyn waad ka soo baxdey boqolkiiba boqol yey raganimo ku dambeysaa oo ka hadli kara dheh soomaali waa wada meyd
@aluul6875
@aluul6875 Күн бұрын
dadka xageey dagaayaan 😢dhulkii dhan waxaa laga gadaayaa ajaanib 😢
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Күн бұрын
Waa madaxweynihii somaalidu rabtay Waayo kii wax walba uqabtay way eryeen Kii kale ee hagaajinayey Villada ka soo bax bay yidhaahdeen Marka hassan shekh Sow maaha madaxweynihii Ugu fiicnaa… hay hay
@saidma1683
@saidma1683 Күн бұрын
Dalxoreye. Ka Xoree. Hawiye. Dhulkay. Boobeen ..😂😂😂😂😂😂😂
@SaladoMohamed-lg1xt
@SaladoMohamed-lg1xt Күн бұрын
Xasan dhiiqo dantiisi wuu gaaray,aaway kuwii shalay u sacab tumayay.naa shalay adaa caag u tumayay lahaa xasanow jiro joog,muqdisho abaal marin ayuu u siiyay xasan dhiiqo daaya dadow cabaadka
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Asagay kaa jecel yohiin reer irir xamar
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Күн бұрын
Hatida doowlada halago boxo
@mohamudyusuf-y8s
@mohamudyusuf-y8s Күн бұрын
Werya matihid you tuber Aya tahay ya kufasaxay dowlada somaliya caydid mar warba war adakaxun hadad istaqano saxib
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Күн бұрын
Daa waa istaahilaane hadii uu xassan nin aan hawiye ahayn ahaan lahaa uuna sameyn lahaa waxa xassan uu sameynayo muqdisho way gariirilahayd meelwalbana xabad yaa qabsanlahayd beesha hawiyena mashriq iyo maqrib yey iskaga imaanlahaayeen laakiin maadaama uu madaxweynuhu hawiye tahay waa iska caadi xitaa xildhibaanadoodi8 yaa boobka waxkaga jira marka xassan iyo reerkiisa isu daa waa isku fiicanyihiine iyagaa qabyaalad diin kadhigtaye wey ku fiicantahay ilahayow aaney kuwayagu nooga dayan sitaasiyiinta soomaalidu wey isku deydaane kuwada waad istaahishaane hambalyo reer muqdisho marhore yaanu kadagaagney muqdisho dana kama lihin ama is dhaca ana isdaaya mardhow soomaaliya wey kala dhaqaaqi nin walbaa goofkiisa ama hagato ama hahagaagsado
@khadar917
@khadar917 23 сағат бұрын
Gurguurtuhu ma dhargo miyaa masaakiinta yaa ka cesha gaajo kusoo korka
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
BEENTA MAY NAGA DHAAFAAN?? MAY DHAHAAN XASAN WAA CALI GAAF? XASANOW SOO BAX MAXAY U DHIHI WAAYEEN???
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
SHARIIF, KHEYRE IYO C.C HANAGA DAAYEEN BAROORTA AMA WAX HA QABTEEN. WAA SIDEE? MIYAANAY KUWII AHAYN? MISE SIR BUU KA HAYAA OO DHULKA QAAR BAY QAATEEN? MISE XINIINYIHII BUU KA SAARAY???!!!???!!!???
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
KUWANINA MA HABAR GIDIRBAA? MISE WAA JAREER? LABADAAS BUU KA ADAGYAHAY..????
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 23 сағат бұрын
Dhaaf Hw iyo Hg Xaaranta ku Heshiiyay iyo Dhiiga Dadka Somalida iyo Kufsiga ku Sameeyeen GOOFKODI ka soo QAXAY 2 BADI XUMAN KU HESHIISO SIDAAS AYAA U DAMBEYSAY DHULJAN EEY DHISTEEN DAD AYEEY KA QIXIYEEN KAQ KAQ AYAA KA HOREEYAY 🤣🤣🤣 XAMAR UNUKA USKA LEH WAA FARXAD
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 Күн бұрын
Haray miyay u daganayen maya ha ku labten meshay ka yimaden magalada wa muqdisha , dadka ku camiraya ogow inay ka difacayan su asha akhira wax walba ad ku hadsho waxa laga raba cadayn, dadka caytamaya waxad u shaqaynaysan Mw wadanka asgo an ogahay inu wadanka xadin una tagan yahay inu mar un wadanka ka Fuji your cadaw gagudaha iyo midka dibada
@yusufabdullah1262
@yusufabdullah1262 Күн бұрын
Sorry somalia
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Күн бұрын
War iimaankii ba laga qaaday kanu m/Wayne ma,aha ee wa mooryaan sharciyaysan arxan daran
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Qof kasta xadaad ka hor timaadaan maxaa xal ah.? Amuu rabaa inuu qurxiyo buushashka dumiyo. Hada Caasimad maahee Tastuurkii ay ku ahayd Caasimad asagaa tuuraye maadaa ka dhigaya Casimad huuno?
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
DHULKA BULSHADA WAA IN LA BANEEYAA LAGANA SAARAA MOORYAANTA...!!!
@MuuminWali
@MuuminWali Күн бұрын
Doofaarkan yaa ka qabta dadka iyo dalka
@boondheeretvchannel
@boondheeretvchannel Күн бұрын
Nacas cayanka baraha bulshada dhulka dowlada baa leh
@madinamusse5141
@madinamusse5141 21 сағат бұрын
Isagaaba jebinaya. Ninkaan maxay ahaayeen fayooba
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
REER MUUQDISHO MIYAANAY HAYSAN HUB? MAY ISKA CELIYAAN HADDII WARKU SIDAAS YAHAY??? MISE BADHBAA BEEN AH.
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 Күн бұрын
Waxan weykuwada socdaan waa been wexey sheegayan
@axmedcabdilahi3348
@axmedcabdilahi3348 Күн бұрын
Kkkkkkkkk
@M.Duran71
@M.Duran71 Күн бұрын
2025 waa sanadka gacan Mariska dhul uu dhaafaayo ma leh.
@FathaYusuf-t8q
@FathaYusuf-t8q Күн бұрын
DADKANA HAKUDARO MARHADII AAN DHUL LAREEBAYN
@OglaMohmed
@OglaMohmed Күн бұрын
Wadanka dhamaan ha iibsado maxa kaa galay wadanka doowlad ayuu leeyahay dalxureye ayaa ka masuula
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Doqonimada waxaad utahaay rerkiibaad utahaay wadanka wa intee ma moqdisho dalxarashe adiga ayaa madaxweyne utaqaan
@abdu5777
@abdu5777 Күн бұрын
Nacalad illahay kugu dhacdo adiga iyo saxan dhiiqo damiir lawoyahow 😡😡😡😡😡😡
@FathaYusuf-t8q
@FathaYusuf-t8q Күн бұрын
Muxuu xorayni isa giiba ciidamadii dhameeyay dhulna hadalkiidaa Kan Alle sidagdaga wadanka hawgaqabto
SABABTA RW HA CANADA JUSTIN TRUDEAU IS KU CASILAY & SOOMAALIDA
17:27
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Deg deg Dhul Gariirkii oo DDS Gaaray & magaloyin Volcano kaqarxay!
11:06
HAYAAY! ICTIRAAF KU BADALAN MAYNO CADAAB | SOMALILAND-TA CUSUB
13:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН